SURQO IYO SACIID DAA'UUD HEESTA WAA IGU BANAAN TAHAY OFFICIAL SONNG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 118

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 8 หลายเดือนก่อน +5

    yaa uso xiisay heestaan 2024 bisha 5aad farta so taag ciyaal Ex fiyoore ma ila socotaan ❤❤👌👌❤❤

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 11 ปีที่แล้ว +3

    wooow surqa yareey miyaa qoftaan its been long time wlhi an dhagaysto heesahaada aad baan uku faraxsanahay heestaan cusub keep it up we need to hear more new one's cadeey by the way i like the dance plus wiilka ku dhinac taagan good job guys lol

  • @bilqeeraxmed7763
    @bilqeeraxmed7763 8 ปีที่แล้ว +25

    waxaan yurub jooga waxaa ka fiican fanaaniinta moqdisho jooga

  • @عبدالفتاح-د4ز
    @عبدالفتاح-د4ز 8 ปีที่แล้ว +9

    saciid daud Cali masxaf & fanaanaada qaliga ah surqo yarey
    Hobolada waaberi guul noolaada dabcan astaanta kaliya ee inoo hartay weeye

  • @hiddomusiccenter7741
    @hiddomusiccenter7741 7 ปีที่แล้ว +1

    saca bii saca waa labadi fanaan ee muqdisho ugu shidna barigi hore

  • @umasabirhassan868
    @umasabirhassan868 11 ปีที่แล้ว

    fankumahan iska hees ee waxa lo heesa aqon iyo wayo arakniimo surqa yarey siida at music ula ciiyareyso waxey cadeyneysa ina tahay fananad horee mansha alah sacoid daa uud nice hees ayey ku banan tahay

  • @maxamudmadey149
    @maxamudmadey149 11 ปีที่แล้ว +2

    waaw rugcadaagii soo rogal celi surqo best action surqa wali waan ku sugeynaa soosoco

  • @dragonjames6161
    @dragonjames6161 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haidin barakeyo fananid burburki soo dhameystay dowlad caadil alaha na siyo

  • @abubakerelhadje9424
    @abubakerelhadje9424 11 ปีที่แล้ว +2

    siciid daaud waan ku salaamey caadi ma ahan heesta laakiin musica qofka sameeyey heeskasta ha u sameeyo nin caadi ah ma ahan sidaa ku soco

  • @abdiikow7624
    @abdiikow7624 ปีที่แล้ว

    Legendary suleyqo. You fire ✍❤

  • @abdimogueh4815
    @abdimogueh4815 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 yaa dhagaysanaya xzstaan mashallah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaani waa heesayaashii somalia markay burburaysay waana kuwii oogu d,da yaraa surqo yareeeya waa XUL maaha wajiyo xun🤣🤣🤣✌✌✌

  • @yahyeartan2132
    @yahyeartan2132 7 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah suqra isma badalin wali way yartahay.. waxan xasuustaa heestii ay la qaday jango

  • @qalbiholcayboondheere7460
    @qalbiholcayboondheere7460 11 ปีที่แล้ว

    wwwwwww axsan hees xidigaha xamar cadeey surqa yarey iyo saciid daa,uud cali musxaf

  • @cabdijamaalkaafi375
    @cabdijamaalkaafi375 11 ปีที่แล้ว +5

    waaaw surqo ubaxa degmada aan ka wada tirsaneen cod gabadhaan i like her surqo soo badi heesaha

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว

    waxaan jeclaahay in aan macaalin noqdo dadka wax baaro aqoonta noocaay taahay waliibo ariimaah bulshaada ama aqoonta bilaawga oo caruurta lagu abaabiiyo faankaan waan jeclaahay inaan dhageesto laakiin waaan iska waaniyaa inaan joojiiyo markaan isku daayo shaaan baari shiiq laguma noqdo waxaan arkaaya aniigoo dhageesto heesaah

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 5 ปีที่แล้ว

    Surqo cabdullaahi barow laacibad weyn.
    Saciid daauud dhal faneed.
    Surqo.
    Saciid daud.
    Caasho kiin.
    Muraayo.
    Jeylaani abuukar jey.
    Reer muqdisho aadbee u yaqaaniin .
    Forza fanka soomaaliyeed

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanka iyo quruxda ha isku khaldina fanku waa hibo cod oo ilaahay ayaa bixiya quruxduna waa muuqaal qofka dushiisa ka muuqda oo isaguna waa hibo eebe hadaba fanaanka cod baa lagu qiimeeyaa la soco

  • @tway5195
    @tway5195 10 ปีที่แล้ว

    surqo iyo saciid daa uud caadi mahan heestan wad ka baxsateen maalin dhan ayada ayan dhegeystaa si ann caadi aheyn ayaan ugu heysaa surqo fanan sare ayad tahay keep doing sis fanan asal #waad ugu banan tahay

  • @nannasaid9832
    @nannasaid9832 8 ปีที่แล้ว +5

    marnaba caadi ma ahan yaa salaam surqo 😙😙😙

  • @kaahanuura512
    @kaahanuura512 5 ปีที่แล้ว +4

    Heestan ya dhagesanaya 2019 waaa hees anku hesto ila hda

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 11 หลายเดือนก่อน

      22/2/2024 malin khamisa subaxnimo ayan sariirtayda ku kordhagaysan

  • @maryanqaran
    @maryanqaran 11 ปีที่แล้ว

    surqoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo i xiis uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu waan ku salaamay maashaa allah

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 11 ปีที่แล้ว

    wwwwww eeesha cala hees waaye sarqo yare waa fananad aan caadi aheen aad beey u cood macaantaheey

  • @fayruusshakiib2431
    @fayruusshakiib2431 7 ปีที่แล้ว +5

    cidkasta fanaan ma noqon karo suqro sist cod iyo agshan waa kuu dhan tahey waxaan ku leeyahey YAASALAAM

  • @ruunpubal2940
    @ruunpubal2940 8 ปีที่แล้ว

    Ww wht asong 💖💖💖 adpa ula dhace thnxz fananin qarañ lve ❤❤❤❤

  • @TheRealest1000
    @TheRealest1000 11 ปีที่แล้ว

    waaw waaw maasha alaah waxaan moodayey in gacadhani dhimatey ilaahay ha ku daayo walaahi fankeeda waan xiiseeyaa

  • @aishamoh4137
    @aishamoh4137 9 ปีที่แล้ว

    woow nice song wlhi inabo cadi mahan ❤💑

  • @amalcabdi2828
    @amalcabdi2828 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan dhageysanayaa dhamaadka 2022 habeen talaada ah qofkeyga waan kala fognahy 😭

  • @momanmedia9819
    @momanmedia9819 11 ปีที่แล้ว +1

    saciid daa'uud ali masxaf saaxiib sare wan idiin slm adiga iyo surqa yareey, fanaan fanan dhalay

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 4 ปีที่แล้ว +2

    Walle fanaanad la mida ineeysan jirin surqa hadey noqon lahayd cod, qobka cayaarka heybad, haaneed iyo dhoola cadeeynta dhan kastaba waa ka 100% hadaad illa aragtey channelkeeyga soo booqo

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 7 ปีที่แล้ว

    NICE LAKIN Gabadha yaa inyar oo caad ama xilib oo Guu yar dhara bythe way Nice Song ninkaan kubaa heestaaaaaaaaa sifiican buu uciyaray yarkkku

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 ปีที่แล้ว

    Siciid Daud Talent lumay waaye fadlan dib usoo laabo

  • @fartaagan5615
    @fartaagan5615 11 ปีที่แล้ว

    iska hees looma heesa ee eebaa ayaa dadka qaarkuu ugu deeqay cod iyo waliba xarago action qaab sameedwaliba ee hadii kale iska seexada fankaa sidii yurub oo kalle ayaa loogu soo wada aruuray balaayo wada reer miyig oo dhan fankii bay ku soo wada daateen viva labadaan siciid iyo surqa viva

  • @mohamedlibanmohamed3393
    @mohamedlibanmohamed3393 5 ปีที่แล้ว

    Waa kuwaan dad kii xalasha ahaa intey xabada nagu socotay banadir star. Nagu madadalin jiray 94 melahas

  • @malmo4235
    @malmo4235 11 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi ma han jiida iyo jaanta sideey isugu dhacdeey baan ba ka helay.. ilahaw waxaan waa munkuree naga madoobeey dhamaanteeyn.. shaydaan baa noo macaaneeeynaayo alla karimmmmmmm

  • @abdikariin7937
    @abdikariin7937 6 ปีที่แล้ว

    Surqa yarey waa fananiintii hore lakiin xiligaas ayaa cutkiida asal ahaa

  • @osv962
    @osv962 10 ปีที่แล้ว +6

    Abo Banaadir Star an so xasuustay Shaneemo Towfiq (Cali Kamiin )
    Shaneemo geela (Xamar Jadiid)
    Shaneemo africa (Xamar Weyne)
    Hotel Shamo , Saxafi Hotel Ayuuto
    Allow no danbi dhaaf

  • @mohamednuur145
    @mohamednuur145 6 ปีที่แล้ว

    Fanaan fanaan dhalay saciid daauud

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +1

    Gabahani cid ciyaar ku gaadheysa ma laha gabdhaha heesa oo dhan meel ayay uuga tagtey. Wa qalanjo qaabka ay u ciyaarto

  • @damaceey
    @damaceey 11 ปีที่แล้ว

    SURQA ABDULAAHI SURQA YAREEEY AHAAA ARREEEEY

  • @damaceey
    @damaceey 11 ปีที่แล้ว

    surqa abdulaahi surqa yareey I remember markeey sankuus heesaha laqadi jirtey in kooxda horsed waaaw she,s st5il on sankuus aaawey laakiin maashaalaah surqa yareeey

    • @Abduljeylani
      @Abduljeylani 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaayoo alla maxay habeenkaan casho u tago Guuleed Hotel (Guurguurte) ay cashada intaan cuneyno noo raaxeyn jireen,,waxaan kaloon xusuustaa muusikiistahoodii Axmed Saalax Qaasim oo markii dambe Macalin aan loo geli karin noqdey walow uu iminka ka tawbad keeney fanka.

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 ปีที่แล้ว

    waaaw caadi maha heestu surqo love your voice

  • @calishishiile1020
    @calishishiile1020 2 ปีที่แล้ว

    ❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️👍❤️✅️✅️✅️✅️ wa ku heystaa keep going 💯💯💯💯💯💘💘💘💘💘💘💘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✅️✅️✅️✅️✅️✅️

  • @mahameddeeq4175
    @mahameddeeq4175 11 ปีที่แล้ว

    Waaaaah waaaaaah hees ayaa ka dhacday

  • @Mr50power
    @Mr50power 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaw nice song fananita dalka aad banu u tageraynaa

  • @hoododdsi8013
    @hoododdsi8013 11 ปีที่แล้ว

    best fanaanad surqa i like heesaheeda

  • @abdulazizmahmoud3636
    @abdulazizmahmoud3636 4 ปีที่แล้ว

    surqo yaarey❤️

  • @fartaagan5615
    @fartaagan5615 11 ปีที่แล้ว +1

    Surqa alaah ya cizak ninka cayaar meel kusaartay iyo waliba action Viva surqa yarey

  • @libanali5388
    @libanali5388 11 ปีที่แล้ว

    Waaw!! Caadi mahan!!! Halkas kawada!!!!

  • @abdow4104
    @abdow4104 10 ปีที่แล้ว

    Wow😀NICE SONG😃😂👌👍✌

  • @saadawaaw7368
    @saadawaaw7368 9 ปีที่แล้ว

    waaaaaaw waaaaaaw waxasaa kaa hees ah

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 6 ปีที่แล้ว

    Suqra axsan fanaanad cod macaan huuno hargaysa kaalay aanu heeso waawayn kuu dhiibnee

  • @jamaduale6809
    @jamaduale6809 5 ปีที่แล้ว

    Eskor 2019 heska sanadka 2019 surqa yarey iyo dhal fanan

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 3 ปีที่แล้ว

    Qatar Surqo yarey wey ku baashaashay Saciid

  • @butterflySom
    @butterflySom 11 ปีที่แล้ว

    Gabar ree koofur ah baatahay loool nice song

  • @makalaango
    @makalaango 11 ปีที่แล้ว

    waaw waxaas hees lagaa yiraahdaa mise dhagayste wacan aa la noqdaa sideenna oo kale

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV 11 ปีที่แล้ว

    Good song

  • @fiskamohamed4437
    @fiskamohamed4437 11 ปีที่แล้ว

    wooooow cadi mahan hesta wilkaba kahelay codkisa hadi ow jogi lahay yurub dad badan jero galin lahay codkisa wooow

  • @farridknowledge2988
    @farridknowledge2988 2 ปีที่แล้ว

    Legendary

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 หลายเดือนก่อน

    Hallaa Hallaa my team welcome brothers

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 หลายเดือนก่อน

    Surqo caadi masha hee hee

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว

    jacaylka waa nolosha aduunka waa maskaax oo miirkaada ah waa wadnaahaada waa raaxaadaada ilaahaan idiinku dhaarshaay qof nolaan karo ma jiirta markii miira la qaabo oo waali laga reebo[nolaada saarqo iyo daauuda waan idiin jeclaahay marka horo waxaad jeceshaahay [hoyo iyo aabo] wax ka dhaxeeyo ma ogiida markaad yaartaahay waxaad arkeeysa oo naanac soo gaado ilfuura ha noqooniin sooo cayaar markaad barbaartaan waxaad la raabaa qof hoowshii aabo iyo hooyo sii waado

  • @butterflySom
    @butterflySom 11 ปีที่แล้ว +1

    Surqo goormaad af kii qoowdhankana baratay dh dh dh du waamaxay qaligaa hakatagin lahjadaada sis gabar loo

  • @siciidosman5951
    @siciidosman5951 7 ปีที่แล้ว

    heestan waan kuheystaa

  • @sakiincadde9805
    @sakiincadde9805 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw caaaaadi maha weeey shidantahy hees tani

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว +4

    said dauud ma waxaa dhashey leyla cumar dhuule

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 8 ปีที่แล้ว +2

      Maya ee Waxaa dhalay Da,uud Cali Masxaf Musikiiste ahna Fanaan wayn

    • @waririhaji8983
      @waririhaji8983 6 ปีที่แล้ว

      lucky h waxaa dhashay shoobto ali Leyla waa dada yar

  • @ayuunaifka5365
    @ayuunaifka5365 9 ปีที่แล้ว

    qatarooz fananin jiro👌

  • @abubaker6180
    @abubaker6180 2 ปีที่แล้ว

    Very nice voice

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 6 ปีที่แล้ว

    Wan jeclahay. Suleqo. Cod Abaayo heeso badan soqaad Maxaa kuku dhaca taakero badan Yaa heestaa.

  • @madoobenuux4400
    @madoobenuux4400 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @nasronuur3925
    @nasronuur3925 4 ปีที่แล้ว

    2020 yaa dhagesanayo

  • @ibrahimhajiomar3939
    @ibrahimhajiomar3939 11 ปีที่แล้ว +1

    Axsan hees caleeyk

  • @selenajama4927
    @selenajama4927 8 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw inaba caadi maaha

  • @damaceey
    @damaceey 11 ปีที่แล้ว +3

    ABUUKAR SANKUUS IYO SHIIRKOLEE AAKAMAQAN

  • @fosiaali7888
    @fosiaali7888 10 ปีที่แล้ว

    Damn nice tune

  • @NunkishDeeqow
    @NunkishDeeqow 11 ปีที่แล้ว

    waxaasa lagaadhaha hees iyo ceyaarba

  • @MySarah1983
    @MySarah1983 11 ปีที่แล้ว

    WOOW good songs

  • @qalinlecadde.5543
    @qalinlecadde.5543 11 ปีที่แล้ว

    Eshcalaa hees waa mahadsantahiin saciid daa,uud iyo waliba surqa yareey

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 หลายเดือนก่อน

    Hee Hee isii’ isii ‘

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 2 ปีที่แล้ว

    Lissening 2022

  • @samiiraali2122
    @samiiraali2122 9 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaw mansha allah

  • @khadroahmed8374
    @khadroahmed8374 11 ปีที่แล้ว +1

    surqa cabdulaahi iyo saciid daa,uud fankiina cadimahan wan idin xisay halkas kasii wada muqdisho kuraxaysta dalkina hooyo

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว

    Momadan cid ciyaar ku gaadha ma lahan ileyn waa fanaaniintii hore.

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 5 ปีที่แล้ว

    It's so honey

  • @abuukaralto7389
    @abuukaralto7389 11 ปีที่แล้ว

    nagahaan heesitii sharaftooda ku tunto hada hawada soo galay fiska iyon ikraan iyo kuwo kale ha arkaan fanaaninta codka orginal ka ah

  • @haajirtv9607
    @haajirtv9607 11 ปีที่แล้ว +1

    war wuxu mxy ahayen kkk

  • @abuukaralto7389
    @abuukaralto7389 11 ปีที่แล้ว +1

    surqo cabdullahi iyo saciid daaud waa dad ka dhihi karo wa fanaaninta saxka u heesta cdkoodada aanan la qur qurxinin waa orginal dadkaan

  • @MohamedGurhan
    @MohamedGurhan 11 ปีที่แล้ว +1

    ciyaalka heesa baradka ah hada haku heenina naagtaan yaawaaye iyo maxay ahayd ma nuureeso kkkkkkk waa fanaanad ween ciyaalka hada soo baxay ma aha hadaad reference rabto gal .th-cam.com/video/Qy7MXULw48k/w-d-xo.html

  • @asiyoasiyo4617
    @asiyoasiyo4617 2 ปีที่แล้ว

    Wwwww

  • @khowla100
    @khowla100 11 ปีที่แล้ว

    Ciyaarta ayaaba Idisha heestana ka sii daran waaaw

  • @idirisali572
    @idirisali572 4 ปีที่แล้ว

    Aan badheedhahaygiyo ku ban dhigo xogtaydee hadaan baajin karo mawd fartuun ka banyn karo baashadan marinlahaa

  • @nahjsnsjd3962
    @nahjsnsjd3962 8 ปีที่แล้ว +1

    siciid hooyadiis waxeey aheyd leyla cumar dhuule alaha u raxmadee

    • @ayanelmi6593
      @ayanelmi6593 8 ปีที่แล้ว

      walal leylo cumar dhuule ma waxaa qabay daud Ali masxab

    • @luckyh4131
      @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว

      oo Leylo waxba ma dhalin sootey soomaalidu lahaayeen

    • @imancabdi7479
      @imancabdi7479 7 ปีที่แล้ว

      Nahjs Nsjd maya saciid hoyadiis waxa ladhihi jiray shoobto cabdikriim walal

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว

    faanaaan baad ku baanaan taahay labaadooda

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 2 ปีที่แล้ว

    Heskan wan jeclahay wana soo badi donay 9 sano ka dib

  • @ayanelmi6593
    @ayanelmi6593 8 ปีที่แล้ว

    wakahelay fananiintan cadi maha

  • @d3wahyou780
    @d3wahyou780 8 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwwwwwwwwwwww caadi maha

  • @saciidcaano1460
    @saciidcaano1460 11 ปีที่แล้ว

    waa barax kani
    lkn waa qatar heestaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjhy

  • @butterflySom
    @butterflySom 11 ปีที่แล้ว

    Heestab waa jirtaaaaa plz ayadoo qoraal ah soo gasha lol

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว

    adiiga faaro dheera

  • @fiqibad
    @fiqibad 10 ปีที่แล้ว

    naa iga tag muryan mursal ba kaa daba heesaysee