UURKA ANIGA MALIHI AYUU IDHAHAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 42

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka qaar xisaab waldan ayaa ku jirto waliba nimanka arooska mhan inuu ka bilaabo xisaabta uurka xisabta uurka wuxuu kabilabanesaa xiligii ugu horeye ee nin iyo naag ee isku noqdeeen taasna uu oghy

  • @ApdikadirAhmed
    @ApdikadirAhmed 4 หลายเดือนก่อน +9

    Gabadha Allaha U Saqiro xaalka haysta Jacaylka Iska daaya Gabdhow

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ooh My God Miskiinah , Abaayo macaan Allaha kula garab galo ...Allahumaa Aameen ❤

  • @AhmedShukrow-bw7jx
    @AhmedShukrow-bw7jx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Social media kumabahno wlhi. Because we are waiting qiso but you have a lot of questions. Barnamishka kadaf shekada please

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ragu hadii uu ilmaha ka shakiyo waay adagtahay ilayo dna laga qaado mooyane

  • @HodanCraxmaan-pu5fx
    @HodanCraxmaan-pu5fx 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waa qiso macane part two maney lahayn

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi5261 4 หลายเดือนก่อน +5

    Labada wiil aad dhashay bari markay arkaan video gaan waxay dhahayaan hooyaday uur xaarana qaaday. Wax yaabaha qaar in aan public laga dhigin baa fiican oo private kuu ahadaan. Hada qisadan maxay faaido ledahay oo ahayn gabdha inay iyada is ceebaysay 😮

    • @hoobalkiicaankaahaa8636
      @hoobalkiicaankaahaa8636 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa runtada dadka qaar ma fakiraan iyadoo markii horeyba qalad ahayd weli waa ay kusii socota

    • @mumtazabdi5261
      @mumtazabdi5261 4 หลายเดือนก่อน

      @@hoobalkiicaankaahaa8636
      Sax khalad uu dhici karaa oo biniaadam baa loo yahay lakiin inlashaaciyo khaladki dhacay waa wax aad loola yaabo.

  • @Taaakeeye13
    @Taaakeeye13 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba jiro marba hdda ninki uu kaaaga shaki Sana gursty😢😊

  • @HoodoBaashe
    @HoodoBaashe 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay

  • @user-ee9yl7xc9p
    @user-ee9yl7xc9p 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qaladkeda iyo ceebteeda ayado dadka an usheegin ayaa laqaatay

    • @asmafaahiye9064
      @asmafaahiye9064 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa ceebtaada ooy kow taqan kun lama gaadhsiiyo

  • @saharamohamud7705
    @saharamohamud7705 4 หลายเดือนก่อน

    Wlh warun qofka ad jeceshahy unba dawen karaa jecelkaa😢

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud หลายเดือนก่อน

    Shakigii ayadaa rumeysay oo ninkii looga shakiyay gursatay waa adigu god isku rid oo toos ah😂

  • @HoodoBaashe
    @HoodoBaashe 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-st2rr6xk7d
    @user-st2rr6xk7d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb su,alaha at tatka kubilabeysa wan kucajisne ee tatka sidirectily hathalka ugubilaw

  • @user-om8xv2lk4n
    @user-om8xv2lk4n 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadaan yaa Fahmay ani waxba kama fahmin 😂meshaa ku yaabaa fadhiyaaa😂

  • @HoodoBaashe
    @HoodoBaashe 3 หลายเดือนก่อน

    Hakugargaro❤

  • @anisoabdiqadir-qb1em
    @anisoabdiqadir-qb1em 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @user-od8mm2pp3i
    @user-od8mm2pp3i 4 หลายเดือนก่อน +1

    waxn layaway dadka 4 years Isla Isla soscdan waqti dher banaka kusoqbaty hadaneh markas guriga dhismo waqti yar suburban mx sbbo wan isweydiyaa 😢😢

  • @iqrocismaan6356
    @iqrocismaan6356 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jecelku Wuu jiraa jilbohowna jajabiyaaa

    • @drhusseinkhaliif4648
      @drhusseinkhaliif4648 4 หลายเดือนก่อน

      may jilbaha ma ahan caloosha ayuu dhaxjiiftaaa😂😂😂😂😊

    • @asmafaahiye9064
      @asmafaahiye9064 4 หลายเดือนก่อน

      Been jacayl guur kahoree yaa majiro

  • @BURAKHAN-fe4jk
    @BURAKHAN-fe4jk 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka sualaha kadaaf wayoo qisathii ooo hisaa leeeh Athiga ayaa macna daroo kadigaa 😂 let them share their stories

    • @BURAKHAN-fe4jk
      @BURAKHAN-fe4jk 4 หลายเดือนก่อน

      Do like ridhwaan issack you just listen and quit question ⁉️❓

  • @user-uy2we4cw6w
    @user-uy2we4cw6w 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @user-uy2we4cw6w
    @user-uy2we4cw6w 4 หลายเดือนก่อน

    Qoftan shaxdu wayka xumate😢

  • @user-ne6sq3uo6r
    @user-ne6sq3uo6r 4 หลายเดือนก่อน

    Welcmeabwe

  • @MiskiAbdalla
    @MiskiAbdalla 4 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorada style ka ma u ekoo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน

    Qof Kaad Qofkuu Kaaga Maseeray Lama Guursado Sababtoo Ah Wixii Lagaaga Shakiye Aa Wax Ka Jiro Wee Iska Cadahay Famil Kaadana Yaala Dhihin Waad Aragtaan Wiilkii Looga Shakiye Ee Madax Madax U Gashay

  • @iqrocismaan6356
    @iqrocismaan6356 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry sis

  • @aalusharif2170
    @aalusharif2170 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry xapipiti wlhi raga qaar mawanaagsano lkn iskacafi please 🎉

    • @saciidabdi3653
      @saciidabdi3653 4 หลายเดือนก่อน

      Waxan kuweydiin hadii qofka lagaaga shakiyo aad guursato ma shakikii aan qaban ma meesha ka baxaayo ana wuu rumoowaa

  • @hassansaid5472
    @hassansaid5472 4 หลายเดือนก่อน

    Dna iska qaad

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 หลายเดือนก่อน

    Flim Kaan Waa Flim Atooraha La Dilaayo Bilowga Flimka 10-0 Qoftaan Ayadaa Meeshii Looga Shakisnaa Madax Madax U Gashay,

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry

  • @fardusaqurux757
    @fardusaqurux757 4 หลายเดือนก่อน

    Ax sorya abyo

  • @user-sk4uh4vl9c
    @user-sk4uh4vl9c 4 หลายเดือนก่อน

    Sory 😢😢

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 4 หลายเดือนก่อน +3

    Afka maxay u xiratay inantu 😂 soomaaliyeey xooga aqli ku dara . Codkan waa garanayna qofka lee . Xoolo miya u haysatin dadka idin fiirsanaya. Unsubscribe iga qabo

    • @fadumonor868
      @fadumonor868 4 หลายเดือนก่อน

      Maybe is Covid 19 lol