7 SANO AYAAAN JECLAAA KADIBNA MUXUU IGUSAMEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @AhmedAli-np4my
    @AhmedAli-np4my 6 หลายเดือนก่อน +7

    Khadar shariifoow sxb inantan miskiinta ah ee qalbiga wanaagsan inamay xujayne ila taliya ayey tidhi markaa waan u ducaynayaa talo fiicana waan siinaynaa oo ah inay nolosheeda wadato hore usocoto aanay ku noqon ninkaas 7 sano ku ciyaarayey neerfiska ay ka qaaday Qalbigana ka jabiyey Maadaamaa ay bishii khayrka badnayd inagu soo dhawdahay waxaan ilaahay uga baryayaa mid khayr qaba Inuu usahlo qiimaheeda garanaya siiyo nolol ta ugu qurux badan ku nooleeyaa wllsheenaaa miskiinta ah ee doqonku ku ciyaaray

  • @aminamohamed8227
    @aminamohamed8227 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asc walaal macaan ninkaa iskadaa ee haguursan waayo Nika sidaae kuugalay wanaag kama helaysid

  • @ifraaxcabdilahi6628
    @ifraaxcabdilahi6628 6 หลายเดือนก่อน +4

    Haku laaban wllshay hore usoco si aanu marlabaad qalbigaaga udhaawicin ninkaas fursad labaad uu kugu dhaawaco ha siinin😢

  • @Mariaruun992
    @Mariaruun992 5 หลายเดือนก่อน +4

    Abyo Qofka sidan kuu galay manta tomorrow Maxad ka filaneysaa Is kadaa Abyo hana ku noqon ❤🥺

  • @user-yh1gs4kh7d
    @user-yh1gs4kh7d 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cafi lakin iska xir Abayo

  • @munoomar5501
    @munoomar5501 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ha ku noqonin abaayo mcn keep going ❤❤❤

  • @user-xl2eu3xo4e
    @user-xl2eu3xo4e 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gadàl ha u laaban abyo hore ha usoco

  • @MuniiraJaamac-ws3ji
    @MuniiraJaamac-ws3ji 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhy horta 7sano xasuus by igelisy inaadeer gabdhaa anigu waxaan oran lahaaa ninkaa halkiisa ku amaansii hana sooceshan

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kas ilahay ba kudhafiyay alx dheh😢Dibna haugu laban qli

  • @AbdihaSamad
    @AbdihaSamad 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hada gawar karti leh ad thy hakunoqonin qofkas wa cadowgaga koowad🎉❤😭

  • @CabdiaxmedAxmednuur
    @CabdiaxmedAxmednuur 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo haku noqon ❤❤

  • @HassanAhmed-hg9vd
    @HassanAhmed-hg9vd 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkas nin xun waye iska daf abyo wayo kas raag Dan ayo sharfta igu ciyarey😢

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walashey qali qof adiga shalay aan waxxad tahyba an garnini manta adigu haaw caalolo jilecin walhi halka kaka dhaqaq wllo 😊

  • @MohamedDeq-wc7eh
    @MohamedDeq-wc7eh 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo hakunoqonin

  • @user-cy8ly8hq6i
    @user-cy8ly8hq6i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadhan mubarak walashey markii hora lkn waxan kuoran laha waliga qof markii horaba wahas oo dibatoo ah kidomari 7 sano waliga hakayeni harir damboo

  • @Asmiishafarxaan-xz1qv
    @Asmiishafarxaan-xz1qv 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wllshay ha ku noqon ka dheh wllkaybaad tahay 😢

  • @ixsaanmuusa6682
    @ixsaanmuusa6682 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sis hakunoqon kaasi bari ciidlukaga teegaye haysku haleen

  • @user-yh1gs4kh7d
    @user-yh1gs4kh7d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin❤❤❤

  • @asmadjafar9706
    @asmadjafar9706 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mayaa

  • @MuniiraAli-qg8zf
    @MuniiraAli-qg8zf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Queen haku noqon cafi lakin isaka 😢

  • @haawajaamac458
    @haawajaamac458 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll mcn ha ku noqon hore usoco waxa layidi Mar idage alha dago Mar labad idage Adiga ayaa is dagan

  • @aasiyamohamed1565
    @aasiyamohamed1565 6 หลายเดือนก่อน +2

    😢Haku Laabane
    Nolozhaada horay u wadO WllZHay

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry abayo mcn oma qalantid dhibka lkn ninka shalay ku fahmi wayay oo ad 7 Sano daba socotay marlabad Fursad ha siin wayo Bari sidas iyo sii ka daran ayu ku gali ee ku wanagsan in uu ilahay kusiyo ayaan kugu so ducayn waa bil ramadaan😢

  • @AhmedAli-np4my
    @AhmedAli-np4my 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry wllshay ilaahay qalbiga hakaaga reebo ilaahay mid qiimahaaga garanaya alle hakuu sahlo
    Maadaamaa aad hore jaanis usiiyey oo uu kasoo bixi waayey kuna xumeeyey soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waano dhalan baa ka adag markaa haka yeelin hana ku noqon ayaa ku odhan lahaa

  • @saadiaali6454
    @saadiaali6454 6 หลายเดือนก่อน +2

    Runti wa wah sahlan marki ladahayo hori usoco oo kafogow qofka ad jeceshahy lkn reality wahawayo qofka hadu si dab ujeclato wah walbo os yahay maawodikartit in as kafogato hata hadu kafogadana maawodid in as ilawdo runti marwalbo on vedio jcl ama qisa jcl dawadawa anigo ilmeya ayan Damesta hada maawodo qofka an dartis uimeyo in an helo wahan moganahay 7sano iyo biloyin lkn manin hadan ilmeynin maninta kala wan ilmeya qalbiga alaha iqawojiya😢😭😭

  • @MariamMohamed-sx3bg
    @MariamMohamed-sx3bg 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hn ilahy ha ku siyo mid ka Khair badan hana u laban

  • @sucdimahamed6637
    @sucdimahamed6637 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo ha ulàban horay usoco qof dhib kula qayb sann wayey hadana kulama qayb san maayo is ka dhaaaf abyo

  • @hindacabdilahi-dr3fv
    @hindacabdilahi-dr3fv 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo ha aqbalin please dibuu ku celin raba 😢😢😢

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haunogonin wlll alle hakasaro qalbiga wihi hanuun oo uu kugeste

  • @AbdihaSamad
    @AbdihaSamad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo qof marhadu katago oo ad ubahned asaga oo arkayo ina jcshy haku noqonin abyo ❤ cadogaga unolaw abyo

  • @dahaboahmed5052
    @dahaboahmed5052 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo ilahy qalbi haku qabojiyo lakin haku noqon😊

  • @sucdimahamed6637
    @sucdimahamed6637 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo qalbiga ALLAHA ku qaboojiyo qof qalbi wngsn ayaa tahay Alle bari oo labo ragco salada tuso Allena bari in qof ka Wngsn kugu badalo wana kuso duceenayaa abyo 😥😥😥😥😥

  • @user-gx1ts3zm1u
    @user-gx1ts3zm1u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ax sorr abyo qalbiga ilhey hakuu qaboojiyo😢😢

  • @user-mu1db7hd7u
    @user-mu1db7hd7u 5 หลายเดือนก่อน +1

    WalAl haku kadsomin mardabe 39:59 39:59 39:59

  • @faadumoclxakiiim36
    @faadumoclxakiiim36 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haa kulaban wll

  • @user-yh1gs4kh7d
    @user-yh1gs4kh7d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry Abayo😢😢😢

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo hore u soco gadaal ha u laabin

  • @maxameddeeqow1346
    @maxameddeeqow1346 5 หลายเดือนก่อน

    Qadarow Wan kusalaamay nio gabadhan qisadeeda Wan daa Wan waayey wllhi waa gabar boqorad ah oo qalbi wanaagsan waxa aniga kula talinayaa iney marna xanuun hadda ay kacaafimaaday ayna kulaaban markale sabab to ah qofka waa qofkii oo abuuritan hor leh looma cilin marka qofka jawaab ay kasugey waa adiga qadarow pleas hakula talin inay kulaabato xanuukii Hore waxan urajeyneynaa mid sideeda oo kale daacad u,ah qalbi wanaagsan I,a waana kaa sugayaa muuqaalka labaad

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 6 หลายเดือนก่อน

    Apaayo tanoomle anay igu dhacde ninka yuu kugu soo laapan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdimaalikdaahir6575
    @abdimaalikdaahir6575 5 หลายเดือนก่อน +1

    walaalo waxaa tahay qof aad uwnsan noloshaada horey usii wado mar klna nloshaada dib ha ugu soocelin inankaas mahmahdii waxy oran jirtay mar idage alle hadago labo jeer idagana anaa is dagay

  • @mohamedabdimahamuud4960
    @mohamedabdimahamuud4960 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ha ulaaban

  • @hodanmohamed9268
    @hodanmohamed9268 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kulaaban ninkaas waqti yuusan kaalamin

  • @user-qj1yg6os3o
    @user-qj1yg6os3o 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo. Ha. Aqbalin♤♤♤♤♤♧♧♧♧◇◆◇◇

  • @UgasAdan-fh4ij
    @UgasAdan-fh4ij 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anugu waxandixi laxa walasha xa iskailowtha kaa ilaxey mitkale o wanagsan xa usaxlo

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida dhaqankoda waxay noqden dhaqankii galada naag nin 3sano ama 5sano saxiib ah oo isku kaliyeysanya way iska baaben iyago muslima ayay sida usocday

  • @isra686
    @isra686 5 หลายเดือนก่อน +1

    huno dhipato Inti hora kugu filan Cafi lkn kalsoni dambe ha siin😪

  • @Marwan_Qoslaaye
    @Marwan_Qoslaaye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mya mya haka aqbalbalin ninkii sidaas kuu xumeyo haka aqbalin wax xariira

  • @SabanSaban-rq5lm
    @SabanSaban-rq5lm 5 หลายเดือนก่อน

    J'aurai dit aimé te voir huno moi aussi je suis à Djibouti mais pas à arta. Sinon bon chance huno car cet mecs n'es pas normal wlhi hn 😮😮😮😮😮

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan leyahy gbadha ininka adoo banan saas ku galy oo kula dhqamay abyo haso dhasan horay u soco ilhy isku kuma dayacyo shaqadaea wado guur wangsn ban ku rajyn iyo qof ku jel oo qof nimadada kugu abama

  • @KhadroAxmed-nn6ek
    @KhadroAxmed-nn6ek 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naa haka aqbalin maka aqbala maxay tahy😢😢

  • @israatosh8053
    @israatosh8053 5 หลายเดือนก่อน

    Wlshayeey qof 7sano qimahaaga ku garan waayay hal isbuuc kuma baranayo waano waye midaaz wlshayeey

  • @SabanSaban-rq5lm
    @SabanSaban-rq5lm 5 หลายเดือนก่อน

    N'es plus faire de confiance huno comme il est chauffeur de bagage fait ton mieux hn avance .

  • @cqaadirsheekhcali5670
    @cqaadirsheekhcali5670 6 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @HoodoBaashe
    @HoodoBaashe 4 หลายเดือนก่อน

    M.n sh alllh samiir badana❤❤

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 6 หลายเดือนก่อน +1

    Horta waqti badan bu ka lumiyay tankale. Qof xijabkada fara gashtay nin maahan xiijabka diintena suuban aya ka fartay maahan dhel dhel ku imaday waxan kugula talina ilmahaga halmar ayey hiil kaga bahan yihin wa marka Abe wanagsan udoreyso so gabarey ninkas haku noqon

  • @Updyrashiid-dl2by
    @Updyrashiid-dl2by 5 หลายเดือนก่อน +1

    Oh sorry😢

  • @SamiiraAhmed-fc7uh
    @SamiiraAhmed-fc7uh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haku laaaban abyo😢😢

  • @user-yh1gs4kh7d
    @user-yh1gs4kh7d 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allaah😢😢😢😢

  • @user-sl2xk2to8i
    @user-sl2xk2to8i 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ax pyo waxanun Ax sorry 😢

  • @abdullahibashi-uk1sd
    @abdullahibashi-uk1sd 6 หลายเดือนก่อน

    Wall nolshaada horay iney uso coto moyee dib ha ucelin fikir keyga inta igu raacsan

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 6 หลายเดือนก่อน

    asc qadaro wn kusalmay wxn kcod saneyna in hda kdib gabduhu branijka yimadan hdy bqyan afk soxirtan hdy san imankrin live sogaln wad mhd anthy sxb.

  • @HassanAhmed-hg9vd
    @HassanAhmed-hg9vd 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry abyo. Mar walbo aniga garbkaGA Ah😢

  • @user-yl6uf1om6p
    @user-yl6uf1om6p 6 หลายเดือนก่อน

    Haku noqon wll 😢💯

  • @user-bs9ko1ib2j
    @user-bs9ko1ib2j 6 หลายเดือนก่อน

    Maya WIIhi 💔🥹

  • @user-mo1mv4oz5o
    @user-mo1mv4oz5o 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 6 หลายเดือนก่อน

    Cajib ax dunidu waa iska xalkas

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h หลายเดือนก่อน

    Haku noqo hadii kale waad ka shalnaydoontaa

  • @user-cm5we1lq9e
    @user-cm5we1lq9e 5 หลายเดือนก่อน

    isku Qiiso aya nahay abayo😢7 sano ayan wada soconay dhawacu igestay ilahada waan kaban lahay plz dib hagu noqon nolal kale isku day inad samesto 😭😭😭😭

  • @user-bs9ko1ib2j
    @user-bs9ko1ib2j 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢💔🥹😭😭😭😭

  • @mohamedabdullahiqorsheeye5100
    @mohamedabdullahiqorsheeye5100 6 หลายเดือนก่อน

    Dumarku ma jecla Kan u naxariista, jaceyl u muujiya, garab istaaga, dumarka uga soo go'a darteed lkn Kan aan rabin, dumar kle ka doorta, ka ilmeysiiya, daryeel u muujin bee jaceyl u qaadaan daba cararaan. Badan kooda dantooda ma yaqaanaan sababtaa ma fahmin anigu se qalbiga allha kuu qaboojiyo e kuwa idin jecel u nuglahaada

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 6 หลายเดือนก่อน

      Wll qli sida maha Qofna ma jeclado Qof an unaxarisan an Rabin ka ilmaysiya Nin iyo gabadh tona ma jecla Lkn Qlpigagu Qofku jeclanayo war uma haysit sido kale Qof ku marka here inu kutusa laga yaba jacayl iyo Naxaris an Qlpiga jirin adna u qlpigagi saa ku jeclado😮marka Dumarko dhan sida mahe Naga dhac😂😂😂

    • @hodanmohamed9268
      @hodanmohamed9268 6 หลายเดือนก่อน

      Dumarku iskumid maha kuwaajecel raga unaxariisto

    • @mohamedabdullahiqorsheeye5100
      @mohamedabdullahiqorsheeye5100 6 หลายเดือนก่อน

      @@Siciid-z7f badanaa ayaa dhahay dumarka dhan ma ahan kkk waa idin ka dhacay lkn ragga daacadda idin ah IL gaar ah ku eega😀lol

    • @mohamedabdullahiqorsheeye5100
      @mohamedabdullahiqorsheeye5100 6 หลายเดือนก่อน

      @@hodanmohamed9268 aadu wayn way jiraa lkn ma badna e allha dadka daacadda ah mid fahma sii

    • @mohamedabdullahiqorsheeye5100
      @mohamedabdullahiqorsheeye5100 6 หลายเดือนก่อน

      @@hodanmohamed9268 aad iyo aad lkn ma badno