Fanaankii dareenada Khaalid Kaamil Heestii GobolkaH oo diamond ka aan Gobolada kale dheernahayna aad ku Soo dartay Clibka Habla buuga Qaatiyo my Queens❤️👑 wan ka hayna goat 🐐 🔥💯
Burconimo waa sharaf iyo haybada dadka kale la dheeryahay ❤,khaalid kaamil Fanaan kaliya ma ah ee waa fanaani. Codka❤ Laxanka❤ Musica ❤ Cajiiba 6/6/2024. 1hours heesta la soo dhigay. Time 4:14galabnimo❤
06/7/1984 waxaan ku dhashay magaalada Burco gaar ahaan galbeedka Burco xaafada Tuurta ama garmalka loo yaqaan from Canada 🇨🇦
Anna xiligaas kubad baan ku ciyaari jiray xaafadahas
@@mohamedaliahmed3419 waa 40 sano ayaa ka soo wareegtay hada 60 kii baad ku jirtaa awoowe ayaad tahay waqtigu wuu cararayaa
@@mohammedpalle5934 haa awoow 40 jir cimri uma hadhin cibaadada mooyee
From Djibouti 🇩🇯 I love ❤️ burco gobalka raga 🎉🎉
Burcaawiyiinta Uunbaan LeeYeY Ismuuja ❤
Burco meel aan ka jecalahay majirto Xaramka alle mooyaane burco waa meesha ugu taariikhda weyn guud ahaan dhulka soomaliyeed halyay dhala burcooooooooooooooooy 😊❤
GOATKA fanka khalid Kaamil in the bleeding and burco gobalka raga one love
In the building haw qabanina xamaasada qaade
Erayada heesta oo qoran
Burcadaan ku ababiyo
Baladkii togdheereey
Bilicdii samaantaay
Bu'da aragtidaydaay
Baadka iyo xoolaha
Bartii lagu manaystaay
Baalahaaga dooga leh
Ban-joogtiyo ugaadhaa
Ku bardoodamaysoo
Barqo dharag ku jiiftee
Burcooy gaajo kaa dheer
Isagoon ku soo baran
Ninka yidhi bacaad iyo
Waxaa tahay dhul boodh wayn
Hadalkiisu waa been
Marka barantan loo kaco
Tartamada la beegsado
Dhankastooy burcooy tahay
Barbaartaadu guusha lihi
Burhaantii dalkaygiiyo
Balad aan kuu faanaay
Cilmi basharadiisii
Halka laga bilaabee
Hablo buuga qaatiyo
Dhalin bilicda kaga simay
Dhalin
May home magaladii Burco waan halkan dhashay gobalakii raga waa halayeel dhala iyo habalo gob ilko cascas oo hibo ku leeyahay hadalka cad oo run sheeg ah ilahay balayalada dhan ka hay oo Barawaqo sii
Jah jah burco hooyadi qaranka Somaliland gesi queen daala❤❤❤❤
Burco waa jeclahy uma dhalan lkn from casimada 💚🤍❤️ 🩸
Fanaankii dareenada Khaalid Kaamil Heestii GobolkaH oo diamond ka aan Gobolada kale dheernahayna aad ku Soo dartay Clibka Habla buuga Qaatiyo my Queens❤️👑 wan ka hayna goat 🐐 🔥💯
Mansha allah nolow wallo gobolka raga wa halkanku dhashay💚💚💚❤️❤️💚😇🤍🤍🤍🤍🤍🤍😇😇😇😇😇😇😇😇💓💓💓💓💓💓💓
Goatka fanka iyo magaladiisa🐐
Burcoy burcooy gaajo kaa dheer❤😊
Burco halyey dhala.❤
hada burco halyayna ma dhasho waa berigii hore uma bogin burco anoo reer burco ah
@@TogdheerBurco-x3p inagaa halyeyo noqnayna .
Ehlu gobolka ragga aad baan idin salaamaya❤
from koonfur galbeed we love burco❤
Burcoooy gajo kaa dheer miss you my home 😢
Burco❤❤❤❤❤ love
Dhamaan burcaawiyinTa ixtiraamannaa iyokhaalid kaamil❤
From muqdisho love you burco ❤️🇸🇴🫶
Thanks wll sidokale
Burco wax kasta wan ka jeclhy waayo waa baydkii iyo bogie an ku dhashay kusoo koray waxbarashadayda qayb ka mid ah kusoo qaatay.😮😢 I miss my region 😊
From borma ilove you burco
Thank yuo wll qali lovo yuo Boraam cadi❤❤❤
@@HodoAyan-is4fw
Woow jeliyaa burco from boorma
Khaalid cod dahab legend 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Burconimo waa sharaf iyo haybada dadka kale la dheeryahay ❤,khaalid kaamil Fanaan kaliya ma ah ee waa fanaani.
Codka❤
Laxanka❤
Musica ❤
Cajiiba 6/6/2024. 1hours heesta la soo dhigay.
Time 4:14galabnimo❤
My king 🤴 ❤️ ♥️
Maasha Allah Allah maxan u xiisay Burco Caday Fanaan Khaalid mahadsanid
Burco yyy guuuul ❤❤❤
My home 𝗕𝗨𝗥𝗖𝗢, Hal sano ka hor ayaa iigu dambaysay, umasoo socda hada laakin waan u xiisay❤
Waxani hees magalo lgu amaano way dhaafty . Legend khaalid kaamil.
isagoo ku so baran ninka yidhi bacaad iyo waxa thy dhul Boodh wayn Hadlkiisu waa been Burcadyda 🥹♥️
Reer burco Asc walin ciyal actobar
Amazing song 👌no more Dust Burco
Burco bilaan ❤
16:34 heestan Burco Ayaan Ku Dhex Dhagaysanayaa
wow inderkay khalid kamil daya is kala bixiyaay noolow sidi nebi nuux codka cidnakumagadheee
Burco my home maxan kuu xiisay❤😊
Burco cadey I lov you❤️🥰
Goatka oo magaaladiisi u heesay❤
Goat 🐐 Khaalid kaamil
khaalida kamil zxp waayo badan ❤
Khalid fanaankii fanaanada eryaday ❤️🩸
Kaligis faana khalid kaamil ❤love saar bas 🎉
Halkaa waxan ka arkaa dugsigii sheekh bashiir io macalin xuseeN yaa ila arka
Wixiii ex burcadoi horaa subscarab ha isaaraan waa lagen wayn oo ex burcaawi ahe
My home burcooooo❤❤❤❤❤
Kaamilka kaamilada waanu ka haynaaa
My beautiful burco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Burcooooyyyyy❤❤❤❤❤
Burco🌎❤️
Wixiii ex burcaavee
Wooow❤
Burco my home
Wankaa haynaa khalidow 🦁
My home 🏠 Burco❤️🙏
Khaalidka 🔥
❤️🔥
axya hees abwaan abdikani xaji axmed maxamud .aktoobar
Best fanaaan khaliid kamiil
Burco jano❤
TEAM KHaaLitH kAM¡L 200L¡kE😅 👍
Nin reer yoonis ah
Ninku cod mcnaan😮
Home❤️
Ruxaanti fanka🙌
Kaamilka😮😊🎉
Burco ❤
Tns indr gulayso ❤❤❤
KE,KE khalid kaamil
Best singer
Burco❤️🥹🫶🏻
Best song
First
Abti show gii mee?😢
❤❤❤
HadaLkiisu waabeen
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ℕ𝕚𝕟 𝕨𝕖𝕪𝕟 𝕓𝕒𝕣𝕒𝕗 𝕨𝕒𝕪𝕖 😂
Mht wlalo
Burco halyay dhala wale
gobolka raga raga kiisa adag
Khaalidka
𝑾𝒂𝒂 𝒉𝒆𝒆𝒔 𝒂𝒂𝒅 𝒖 𝒎𝒂𝒄𝒂𝒂𝒏 𝒃𝒖𝒓𝒄𝒐 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒉𝒂𝒘 𝒃𝒆𝒆𝒓𝒊𝒉𝒊𝒊 𝒊𝒇𝒌𝒂 𝒅𝒉𝒆𝒈 ,𝒏𝒂𝒃𝒂𝒅 𝒌𝒖 𝒘𝒂𝒂𝒂𝒓
Burco ❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤