KIBIR: WIIL WALALKISA QASHAY OO MAXKAMADA KU JES JEESAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan wilka mel ayuu ku ogaday ee baritan dheer oo cir iyo dhul ah halagu qado🫠

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alaah waxan ka baryaa inuu wiilkaas nolol iyo geeri soo birbiriyo hooyadana Alle murugta ha ka dul qaado

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @axmedmaxamed6597
      @axmedmaxamed6597 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤

  • @ismahaanxuseen892
    @ismahaanxuseen892 2 หลายเดือนก่อน

    Kibir alle ayuuw Usugnaade wiilkan wuu kibir Badan yahay Allah Usahalo mamad wiilkeed 😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaan waa kiis iska waal. Ee faraa ku godan.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan Wiilka Isaguu ku maqan Yahay ee Soomaalida Mozambique Haddaba gasho hooyadan miskiintana ha caawiyaan.

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninakan wiilka asagu kumaqan yahay wuxuu laxanaqay waxaba kujiro xanaqan waxabu isaku ogayahay

  • @jacobizak2868
    @jacobizak2868 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan isaga ayaa wiilka Ku maqanyahay waana ey ey dhalay oo been badan EE somalida Mozambique surka hakuso dhegan 🤬

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaas waa la cunay. Ee hooyo Rabbi ku daa.

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 2 หลายเดือนก่อน +1

    THESE GUY KNOWS WHERE THE BOY IS ...AT THE SAME TIME WHEN U REPORT TO POLICE DISPEARING OF HUMAN BEING U WILL BE GIVEN OB NUMBER..IF HE IS SAYING THE TRUTH...WHY CAN'T HE PRODUCE THE OB NUMBER...SOMETHING IS FISH...MUM MAY ALLAH GIVE UR SON BACK ...AMIIN THUMA AMIIN 🤲🤲🤲🤲

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 หลายเดือนก่อน

    Hoya mcn wilkaga xaqisa ilehy dagdag ha u so ifiyo 😢😢

  • @maxamuudmaxamedcabdi7938
    @maxamuudmaxamedcabdi7938 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Hala baaro

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 2 หลายเดือนก่อน

    Cajiib wiil dhan ayaa Maqan markaasuu jesjeesaya

  • @HasanCabdi-vz8cn
    @HasanCabdi-vz8cn 2 หลายเดือนก่อน

    Amuu tahriibay wiilku

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan sawirkiisa hala keeno ninkan hadlaayo

  • @Knqlid
    @Knqlid 2 หลายเดือนก่อน

    dahirow walalow wilkan maqan radii awodada isticmal

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIYEEY HOOYADA HALOO HIILIYO

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 2 หลายเดือนก่อน

    His too defensive. Dahirow kan haka harin

  • @sahrobuux9846
    @sahrobuux9846 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan hala baaro wllhi waxba ku godan 😢

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 2 หลายเดือนก่อน

    HE NEEDS TO BE INVESTIGATED THESE GUY....HE KNOWS MORE

  • @ahmedsharif9454
    @ahmedsharif9454 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan yarka wax buu ka ogyahay

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 หลายเดือนก่อน

    Hadi la wayo wax walbo wa dhacan hadalkas Mel ku qorto

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    WUXU ISKU OGYAHEY XANAQA LABO SANO AYU WAX QARINAYEY

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน +1

    ninka denbiile wax qarinaya uu eeg yahay hooyaddii ilamaha dhashuu saas ula hadalaya hooyadi abtigiis qabi jiray waaba casi qofku

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan faraa kugodan don't trust murursade

  • @GtttFg
    @GtttFg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan wiilka kaliyaha o kakataa umalehaa warkisa ima cajabin hadalkiisa

  • @Maalgashade
    @Maalgashade 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan kahadlo inta aqoontaydu gaadhsiisan tahay waa laba mid uun
    1. Inuu ninkan wiilka dilay ama uu si kale uun udhibaateeyey
    2.Ama inuu yahay qof aan maskax ahaan u fayoobayn oo wuxu ku hadlaayo aan garanaynin
    tusaale waxaa lawaydiiyay magaaladee musanbiig ka degan tahay wuu qariyay inuu sheego sidoo kale waxaa lawaydiiyay reference numberkii ama waraaqihii lasoo siiyay markuu dawlada u sheegay maqnaanshaha wiilka taasna wuu inkiray sidoo kale wuxuu si ku keesjees ah uga hadlayaa maqnaanshaha aan nolol iyo geeri toona aan lagu haynin qof dhan oo ushaqaynaayay welibana ay ehel ahaayeen wadan shisheeyana ay wada joogeen
    Talo guuud:-
    Ninkan meeshuu joogo dad ehelkiisa ah haloo diro waxaan rumaysnahay in warbixin badan lasoo heli doono

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    AWEY WARQADI BOLISKA QOREY

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 หลายเดือนก่อน

    Doofaarkan hadalka dhan magaratay ayu ku dhameeyay wiilka gacantiisa ayu kumaqan yahy hadaladiisa iyo xanaaqa kujuro aya lagadareema waxa lagayaaba inuu buur dheer katuuray warqadaha poliska muu keeno hadu run sheegayo hadalkisa dhan wuxu ku dhameeyay magaratay Mozambique 🇲🇿 halooga tago doofaarka waxbu qarinoya haduurabo wiilka wuu cunay 😷😷😷

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WA CUNEY HARAGIINA MUSQUSHA GURIGIISA AYU KU RIDEY AMA WUXU KU ASEY DURKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WA QASAB INU QASHEY O CUNEY HILIBKIISA LAFAHANA DURKA KU TUREY

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 2 หลายเดือนก่อน

    xaqiiqadaa Alla og lakin ninku si fiican uma hadlin

  • @MankaaDeeqa
    @MankaaDeeqa 2 หลายเดือนก่อน

    Bisinka ninka dar bathana

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot 2 หลายเดือนก่อน

    Maxkamada musabique da dhalo diro

  • @Knqlid
    @Knqlid 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan wax ayu qarinaya i

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 2 หลายเดือนก่อน

    ❤INAFOOLDUUR ❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    NINKAN WA DAD CUN CUNUGA WA CUNEY HALEYSKA JIRO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    NINKAN WA DAD CUN WIILKA WA CUNEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    NINKAN WUXU QARINA

  • @kismayo612
    @kismayo612 2 หลายเดือนก่อน

    Yes ninkan waax kasto u shegayo waa been

  • @kismayo612
    @kismayo612 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan isgaa ayaadile ee mamada ninkan qaabso kudeh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    HOYADA MUSANBIIKO HALO DIRO HALA RACO YOOW DILIN AYADANA WA IN ASKARTA LAGU DACWEYO O LA XIRO