Omar Barbar iyo Gabadhi jaceylka bisha uu oyneysay maxa kala qabsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 เม.ย. 2024
  • #Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok videos
    ●tik tok shactiro
    ●tik tok funny
    ●tik tok challenge
    ●tiktok live walbo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe gareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok videos
    ●tik tok shactiro
    ●tik tok funny
    ●Tik tok challenge
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok videos
    ●tik tok shactiro
    ●tik tok funny
    ●Tik tok challenge
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE
  • ตลก

ความคิดเห็น • 48

  • @Axmed-gs8vr
    @Axmed-gs8vr 5 วันที่ผ่านมา +1

    Omaar waa shaxaari 3 xiniyooda😅😅😅😊

  • @jannagele6549
    @jannagele6549 หลายเดือนก่อน +4

    Walaale si fiican u ooy oo hadana barooro

  • @Kaartomo
    @Kaartomo หลายเดือนก่อน

    Igu nafis Good point for stress relief

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +1

    jacayl wa jira waana xaqiiiq lakiin qofka aamini wayaa qadarka ilahay qoray ee qof aan loo qorin u noolada waxa weye mid ilaayway Allah oo u nool qof aan rabin marka kowd waxan ku helo aamin in wax waalaba qadar Ale yaahay samirka kashataa ducaysta ka socotaa hadii kale walahay denbi baad ku jirta qadarkii eebe beenisay

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 หลายเดือนก่อน +2

    Qoftaan filin waaye sheenadaan somaalideey fahantey, dadkaan liibiya soomarey caadi ma ahan waa Jaamacad!! U kala kiciya kaniini iyo irbad ma qaadato jini waaka caafimaad qabtaa ee waa jaamacad cusub😂

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah Allaah hacaafiyo wll Allaah Jacloow waxaad rabtaad heliye

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน

    Xaashaaa kalaah walee ma foolxumid habo, guurso mid kujel inshaà si tartiib tarbiiba ayaad u ilaawi kii hore.

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 หลายเดือนก่อน +3

    Cajaab kheeqoow saan maa
    Udabeysay Somalida

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    Barbar wll jiro wu madadaliyey gabadhii frxd buu ugu bedalay jir ojog wiilasha barbar o kale aya nool❤❤❤

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 หลายเดือนก่อน +3

    gabadha hala baro inay dar alle u ooydo

  • @anab9951
    @anab9951 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gabadhii daahir calasow ka hadalsiiyey ee tiri nin murursade ah ayaan jeclaa oo aan lacagna siiyey wuuna ikhiyaamay oo wuu ikhiyaamay

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 หลายเดือนก่อน +1

    Mooryaanimadu noocbadanaa,filinhidigana waalamatelikaraa,iimaanku waa qaali

  • @user-jj8py1cc5n
    @user-jj8py1cc5n หลายเดือนก่อน

    She is so funny 😂😂😂😂😂😂

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha ninku sawir buu ka qaaday lacagtii a wuu ka dhamaystay Waan aaminay bay ku waalatay sawir buu ka hayaa

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 19 วันที่ผ่านมา

    Lacagta fadlan iska daa gabadheey indr

  • @Ayaancabdinaasir-ur7oy
    @Ayaancabdinaasir-ur7oy หลายเดือนก่อน

    Alehakuufidaydiyo hamigaaga

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 หลายเดือนก่อน

    Hablihii boqolka laga biyo

  • @Cr7FanTeam133YT
    @Cr7FanTeam133YT หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @nimcoahmed536
    @nimcoahmed536 หลายเดือนก่อน

    Wallabies love is true . Will pray for you mamo

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 19 วันที่ผ่านมา

    Lagatu makeento happiness sorry, gabadhani waxay ubaahan tahay counselling, kaftanka iyo lahadalku waa caafinkaraa gabadha, balse waa mudo kooban. waxay ubaahan tahay alle idankiis therapy

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka hala soo qabto Jacquline ma shan waxaan ama wuu six ray ama sawir buu ka qaaday oo ku gumaysanayaa oo lacagtii laga dhamaystay

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 หลายเดือนก่อน

    Oomaar ma waxuu isku badaleyi habraaha faaliyo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anab9951
    @anab9951 หลายเดือนก่อน +1

    Ma qumana inantan mental health weeyaan baan umalaynaya she need help

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 หลายเดือนก่อน

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน

    Omaaroow ha dhihin jacayl kumahayo gabadha,miyaanu marnaba kusoo marin jaceeyl

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 หลายเดือนก่อน

    *Gabadhan waa jilaayad weyn ee fahma*

  • @saciid_iid
    @saciid_iid หลายเดือนก่อน

    Waa doqon wixii dhalay miyaanee arkeyn

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Heesata. Haadhageesaan. If. Haxasuusaan. Nafataada. Ka. Mahiinasan

  • @jannagele6549
    @jannagele6549 หลายเดือนก่อน +1

    Iska daa hasoo cabaadee

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 หลายเดือนก่อน

    Ariki aay raaci jirtay ha laku celiyo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Macaan. Nafataada. Hooy. In. Aada. Cassava. Kabaxadata. N

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah หลายเดือนก่อน

    Inker gable waye

  • @saidaali412
    @saidaali412 หลายเดือนก่อน

    Gabareey indhaha yey kaa qalalin ooyin badan kuuma fiicno ee ilaahey u noqo caadi iska dhig baniaadam kaisku jabin

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 หลายเดือนก่อน

    Ciirka ooyaa dalilmaalaha

  • @user-hb2en1pk5e
    @user-hb2en1pk5e หลายเดือนก่อน

    Qooq baa haya Austria maam rag jgn

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 หลายเดือนก่อน

    Oohinta waalida aa la dhahaa

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 4 วันที่ผ่านมา

    Omaar wa landhere runtii ninka ay u ooysay o qiimayn wayay wa duli

  • @user-vf6em6rf8f
    @user-vf6em6rf8f หลายเดือนก่อน

    Naya Allahaga usonoqo

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 หลายเดือนก่อน

    Nin adigoo gabar ah kaa ohiyay markaad udhaxdo Maxaad moodaa Kaas illaahy baa ku dhaafiyay ka duceeyso quruxeey. ……Heesaha iska dhaaf. Labo rakco istikhaaro ah tuko tijaabi walahi waad illaabetsaa haduu shar kuu yahay haduu khayr ku yahayna waad ku guuleysan jecelkaga

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 หลายเดือนก่อน

    War gabadha hawalin adiga ayay kujeceshahay wax uqabo

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 หลายเดือนก่อน

    Sharmuuto qiyaanooleey

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 หลายเดือนก่อน

    Waar Naagta kacsibaa haya Naa can understand majiraa

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 หลายเดือนก่อน

    Sorry Sorry mamo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Allh. Haka. Koor. Qaado. Culaasaka. Waxaada. Raabaato. Allh. Haku. Siiyo. Ee. Isaka. Sami. Ilahaay. Baari

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 หลายเดือนก่อน

    Sxb watsapkaqa isii I need to contact you

    • @somalitiktok32
      @somalitiktok32  หลายเดือนก่อน

      Yaan kusiiya whatsapkiisa