- 345
- 3 663 181
Maxkamada Calasow
Sweden
เข้าร่วมเมื่อ 29 ม.ค. 2020
Kusodhawada Maxkamada Dahir Calasow
CADEYMO CUSUB: AJ FAMILY XAASKIISI HORE OO MAXKAMADA TIMID
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok Cadaalad
●tik tok Challenge
●tik tok Sadaqo
●Tik tok Qaraaxo
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

มุมมอง: 3 887
วีดีโอ
CADEYMO CUSUB: HOYADI AJ DHASHAY OO BANANKA KEENTAY CADEYMO DHAMEYSTIRAN
มุมมอง 2.8K8 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
AJ OO AFKA FURTAY DAFIRAYNA KIISKA HOOYADIIS
มุมมอง 7K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
SUBXABALAH: NAAGTI IYO NINKI OGU TUUGSANA DHANKA BUUFISKA OO LASO QABTAY
มุมมอง 6K5 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
CADEYMO CUSUB: AJ FAMILY TIKTOKLIHI CAANKA AHA EE HOOYADI INKIRAY
มุมมอง 17K5 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
KIIS CULUS: AJ FAMILY OO FAMILKISA SOO SHEGTAY IYO HOYADIIS OO LA HELAY
มุมมอง 20K8 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
KIIS CULUS: HABARGIDIR IYO ABGAL OO U KALA SAFTAY KIISKA GENYADA MADOW IYO LOWKAN
มุมมอง 4.4K8 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
CADEYMO CUSUB: NINKI NAAGTA ISKA DHIGAY OO MUQALO IYO CODAD CUSUB LAGA KEENAY
มุมมอง 15K10 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
DAGAAL CULUS: QUEEN SOY SOY IYO MAXAMED DAUD OO MAXKMADA ISKU DHAX DAGAALAY
มุมมอง 16K10 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
SUBXANALH: NINKI NAAGTA ISKA DHIGAY OO LASO QARXIYAY
มุมมอง 10K10 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
PART 2: LIXDAN 60 JIR WAALIDKIS INKIREN OO RAFAAD WAYIHISA ADUUN KU DHAMEYSTAY
มุมมอง 9K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
MURUGO: LIXDAN 60 JIR TACADI IYO DHIBAATO NOOC WALBO LA KULMAY MARKEY FAMILKISA DAYRIYEEN
มุมมอง 25K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
MURUGO: HOOYO ILMIHU XOOG LOOGA QAATAY OO QALBIGA NA HURISAY
มุมมอง 5K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
MASKIIN:OGU DAMBEYN AABA DAHIR OO LA XIRAY IYO MARWA KHADIJO XORIYAD HESHAY
มุมมอง 2.9K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
SUBXANALAH: HOOYO SEEDIGED XABAD LA DHACAY KADIB MARKU OGA SHAKIYAY INEY SIXIRTAY
มุมมอง 10K15 ชั่วโมงที่ผ่านมา
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow. Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:- ●tik tok Cadaalad ●tik tok Challenge ●tik tok Sadaqo ●Tik tok Qaraaxo ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaa...
QOSALKA ADUUNKA: DAAWO MUUQALKA OGADENYALKA IYO XUSEEN OG OO ISKU JAHAWARERAY
มุมมอง 7K15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

SUBXANALAH: WAA LASO QARXIYAY NINKI NAAGTA ISKA DHIGAYAY

YAABKI ADUUNKA: GABAR SEEDIGED XABAD LA DHACAY KADIB MARKU OGA SHAKIYAY INEY SIXIRTAY
มุมมอง 11K17 ชั่วโมงที่ผ่านมา
YAABKI ADUUNKA: GABAR SEEDIGED XABAD LA DHACAY KADIB MARKU OGA SHAKIYAY INEY SIXIRTAY
SUBXANALAH: KIISKI AXMED DOWLO HALKU KU DAMBEYAY XAASKISA OO KA HADASHA
มุมมอง 17K17 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SUBXANALAH: KIISKI AXMED DOWLO HALKU KU DAMBEYAY XAASKISA OO KA HADASHA
MASKIIN: GABAR HOOYADED RADINEYSO 30 SANO IYO DHERAAD
มุมมอง 3.1K17 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MASKIIN: GABAR HOOYADED RADINEYSO 30 SANO IYO DHERAAD
SUBXANALAH: AABA DAHIR OO LASO QARXIYAY ASAGO QAMRI CABAAYO
มุมมอง 15K20 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SUBXANALAH: AABA DAHIR OO LASO QARXIYAY ASAGO QAMRI CABAAYO
QARXIS: MAARISH BEAUTY OO LASO QARXIYAY
มุมมอง 4K20 ชั่วโมงที่ผ่านมา
QARXIS: MAARISH BEAUTY OO LASO QARXIYAY
HABEENKI FARXADA IYO FANAANINTA BEESHA MADHIBAAN OO CAWA MAXKMADA KADHACDAY
มุมมอง 8K20 ชั่วโมงที่ผ่านมา
HABEENKI FARXADA IYO FANAANINTA BEESHA MADHIBAAN OO CAWA MAXKMADA KADHACDAY
FADEEXO: NIMAN BADAN OO NAAGO ISKA DHIGAY OO LASOO QARXIYAY
มุมมอง 9K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FADEEXO: NIMAN BADAN OO NAAGO ISKA DHIGAY OO LASOO QARXIYAY
SUBXANALAH: WAXAN DHAC WA DHAAFAY NIN SOMALIYED OO ODAY CARAB AH 20 KUN KADHACAY
มุมมอง 7K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SUBXANALAH: WAXAN DHAC WA DHAAFAY NIN SOMALIYED OO ODAY CARAB AH 20 KUN KADHACAY
DHAC: NIN IYO NAAG ISWATO OO DAD BADAN BUUFIS KUDHACAY
มุมมอง 5K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DHAC: NIN IYO NAAG ISWATO OO DAD BADAN BUUFIS KUDHACAY
DHAMAAD: OGU DAMBEYN AABA DAHIR OO LA XIRAY IYO MARWA KHADIJO XORIYAD HESHAY
มุมมอง 14Kวันที่ผ่านมา
DHAMAAD: OGU DAMBEYN AABA DAHIR OO LA XIRAY IYO MARWA KHADIJO XORIYAD HESHAY
WUU SILCIYAY: XILDHIBAAN XAADOLE OO HOOYO WAYEEL AH GABLAN KA DHIGAY 2 WIILNA KA DILAY
มุมมอง 5Kวันที่ผ่านมา
WUU SILCIYAY: XILDHIBAAN XAADOLE OO HOOYO WAYEEL AH GABLAN KA DHIGAY 2 WIILNA KA DILAY
MAXKMADI WAY WAALATA: AABA DAHIR IYO MARWA KHADIJO OO JACYL DARTI ISKUGU OOYAY
มุมมอง 10Kวันที่ผ่านมา
MAXKMADI WAY WAALATA: AABA DAHIR IYO MARWA KHADIJO OO JACYL DARTI ISKUGU OOYAY
FARXAD: WIL SOS KU KORAY OO WAALIDKIISA MARKAMADA USOO HESHAY
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
FARXAD: WIL SOS KU KORAY OO WAALIDKIISA MARKAMADA USOO HESHAY
Tallo gabadha uu dhalay iyo hooyadiis ,walaashiis ha laga qaado dna-ga isaga ma u baahnidiin wa sida ay ila tahay
Hooyadaan alaha u qaboojiyo qalbiga ma sabreyso ilaa eyka hesho hooyo deris aan aheen wiil mar ka dhumay oo bada qaaday la dhahay ma quusan wiilkeyga Waa nool yahay ayey laheed 20 sano ma Rajo dhigin ilaa ey dhimatay alaaya raxma
irsaaqadii baa majeerteen kaagashay hadaadan iga kahadlin waxba helimaysi
Dad Xasard ka abuuran baan ku bartey kiiskaan.Yaab iyo Cajiib ah. Wax Saacad lagu dhameen karo baa dood laga wadaa.. Xasaradii oo dad ah?????????????
Aawey Hooyadiisii Mareyenka joogta.
Maxaad u naxasntahey Eedo.. 80 jiro baa laga qaadaa DNA. Dhibaato hadii loo baahado.
WAR ISLAANTA HAWAALI HABAAR QABAAD TAHAYE.
WAXAA LAYAAB QOF DHAN OO QASAB LA RABO IN LAGU QAATO.
Waxba ha iska dhaadhicin dadka cid ku rabta malaha ee lahadal hooyadaa alla indha adagaa oo been badanaa
Dahir dadka dhan jecel inooloow dahir isha allh
Candho calasaye qofka waa xor adigan kagama bahan sharaf iyo cisi toona ee afkada dumarka lagu caaye raga kala lexo AJ iyo private family lifekisa asshole yahow uraya.
Waxaagu waxey sii dheereynaan sooma dhaweynaayaan
Aj way cadahay in u dhumay warku wa cadyahay
Su al A J hadi u dacad yahay dhiga in lo kala qado maxu ku didaya
Ani awoow ga ayaa lumay wuxu ahaa 5 jir dhegaystaqisafaan Waxa uu seexdey meel xagaaf ah xabadhi ayaa qaadatey weliba askar waa laga quustey waxay hadiyad u siiyeen safiirkii adis abab joogey wuxu u la aadey london wax buu ku bartey waa korey 25 jir maalinki uu gaadhey buu awoowe allaah ha u naxareesto ka soo tegey london to ber bera muxu raadinayaa hooyadiis in uu helo Wuxu ku haley English waxan rabaa biiyidhi valiga buuhoodle layidhaahdo cid garaneysa waa meeshuu ku lumey Waxa loo keenay turjumaan wuxu dheegay ma ga ciisa hashii loo li si jirey iyo hooyadiis maga ciisa nin inader kiis ahaa oo baabuur laha Markii loo helay reer koodii su aashii u horeysey wuxu dhahay hooyadey ma noosha hay waa 5 jir markaa 9 jir baa igu leedihiin wuu lumay maya
Wa cad yahay kisku ninkasi wa dhumay e hoyadi ohinta ha ka tiro
Kisku wa cadyahay A j mamada aya dhashay warku wa cad yahay hadi u run shegayo hadi ay run tahay dhiga ha ogolado in lo kala qado
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
War Aj Wlhy waad isku dardarsantey Hooyadaan waxey ku tiri 1993 wixii ka danbeeyey ee ma dhihin hooyadu inaad hada jirto 9 sano maahan hada. Marka Aj aboowe anigu waxaan ku leeyahay iska ilaali hooyada Wlhy inkaartu ama Aduun bey imaan kartaa ama Aaqirey imaan kartaa ee itaqulaah walaalkey 😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳gabadha yar ee uu Abtiga u yahay baa aragtey Aj weyna weydiiyey oo ku tiri waxaan ahay gabar aad abti u tahay ee hooyadaa baa ku raadineysey markuu maqley buu block saarey. So sorry 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Isagoo 14jira badlands ma dhisnen wa run pudlan wuxu kawada macnaha qabiillada dega ayaa layiraahdaa
Dahir calasow aa iqabatay mana isku dhex yaacin Aj mamada yaa dhashay waa ku dharan karaa dad waynow
Beenta joijiya 9 jir somali ku korey oon hooyadiis raadin maha wax jire 9 jir waamarkuu qofku ugu caqliga fiican yahay
hooyadiis kalmada khaldan weeye
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Macluumaadkisa iyo magacuu amerika ku tegey maxaa laga rabaa
Xaasidnimo iyo xumaan ayaa laga rabaa walaahu mustacaan
@@ammat-t5mwa investigation kusabsan case ka mamada rdineysa oo marhore arkay ine radinesay lakin uu inkiray
@@Wholecarpetmeeshii ay ka raadinaysay wiilka ay sheegayso waa ilin tir maantuuna cadeeyay inaysan qof tilmaaman sawirna keenin oo ay ahayd baafin qof aan la aqoon laakiin calaa kuli xaal labada beelood ee sharafta leh yaan lagu afdheerayn oo kaliya
Wiilkaasi haddii haw Hooyadiis Tahay oo haw diidan yahay Ilaahay ayaa Masiibo hawna filay ku ridi oo maalin ayaa imandoonta baahi haw Ducadeed u qabi doono. Waxaan maalin la kulmay Hooyo 86 jir ah jidka Iyada oo socota ayay kuftay waan ka naxay oo waan caawiyay waxaan waydiiyay inay Caruur dhashay waxay tidhi waan dhalay laakiin wixii waalidkay han ku sameeyay ayuu Cunugaygiina igu sameeyay. Ducada iyo Habaarka waa waxa Ilaahay kala fadilay.
walashiis baa joogto daahir adba qolkagey ka hadashey mar dhowna qol kale garaadka bey ka hadleysay indhaha iyo afka madow bey iskaga eg yihiin idil
Maamada halaqanciyo Muhiimada waa intaas
Daahirow dawlada la shaqee ha ku mucurarudin
waxu rabaa in qolkiisa logu tago
Mansha Allah guul iyo gobanimo daahir mum da Allah u soo ifiyo qalbiga Allah u qaboojiyo
Maasha Allah guuleso Daahir calasoow
istaqfurulaah
😅😅😅😅
❤❤Pp
Daahir iyo soy soy please iisha meel aan idinkala soo xidhiidho ama luuqa aan idinkala soo xidhhidho
Daahir calasow caadi maaha rooxan maa u waranta wax kasta waa og thy bismilaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
❤❤❤❤❤❤😅😅😅
Daahir denbiga iska daa arinku saas ma oran waxu yiri baska maraykanka waaye meesha boorsada yar sharciyo iyo kar bank ugu jirey gabar reer putlaand ba ii heshay bu yiri hadalka ha badalin adise maxa ku haayo daahirow reerkan majeerteen xarash weyn baad u heysaa wa iska caadi kolba qof baad ku shidataa ninyahow ale ka baq oo xishood
Ku jecliya walalkey dahir libx❤❤❤❤❤❤
Ana waxaan ka shakiyey hooyo iyo aabo meeshay joogan ma sheegayo lkn wan leeyahay kelmedaas ban ka shakiyey
Soysoy ama daahir please lanbarkiina isiiya ama luuqa aan idinkala soo xidhiidho isoo sheega
Daahir dalab ban wataa ibow lmbrka ga isoqor please ❤❤
Dhir dheyman🦁❤
Walahi hooyadan iyo aj shaqo iskuma laha
Sow in laqanciyo ma fiicna waa hooyo somaliyed ilmaba ka dhumeene
Ninkaan xitaa hadey dhaleen oo la ogaado waa caasi reerkaasna ma uu rabo sabatoo ah haduu qof wanaagsan yahay DNA ayuu iskaga qaadilahaa ee wuxuu uga mereysanayo wuxu isleyahay hadii la ogaado ineydhalen waa lagugu kacaa.
Daahir Calasoow waxa uu Ninkaan u daba socdo waa Majeerteen neceeb balaayadii ku qaadatay kuma dhigto
Laba mid ayuun baad kaga bixi kartaa arintan inaad hooyada iyo aabahaa majeerten soo fadhiistaan meesha iyo inaad DNA laga qaado 😂
Fadlan,dadkiinaan iskadaaya,qabiilka,majerten,waa,dadbadan,waaqoyswaxaad,ishaysan,taa,ogaada
Markii hooyadii la waydiiyo ma keenay buu leeyahay
Waa joogaan walaalihiis oo ueg