@@queenqali470 ♥️♥️♥️²²w²²²22222² is 2²2²²²22²2²2 a 2lot 2nd ²2²² and ²²22²²♥️♥️²²222²²22²²22²2²2 a 2222²♥️♥️♥️♥️2⅙2 and ²²¹²²2²2² a 22 year ²2222 old and
Kala fogaan shaha iyo jacykuu iskuma wangsan ee inti kala maqana alla haysku soo dhaweyo lamanayasha quruxdaban allaha hsyku daayo oday iyo xaskisa ban aad uga helay jcaylkoda 🥀🙏🏾❤️😭😭
Waxa daremii karayo qof u qofu jecla kaa dhoofay ala xanun badna hurdo way kaa gurii walwalna u kaga goyni Allaha nabad ku so ceeliyo wilkan dunida ugu jeclahay
Reer hargeysa qurux gobti soomaalida dad qalbi wanaagsan waan idin jeclahay 💗💗💗💗💞💞💞👏👏
Ifraax Hargeysa Big respect wll
Xishood Allaah kugu galadey 💯❤️❤️😍
T c
@@queenqali470 ♥️♥️♥️²²w²²²22222² is 2²2²²²22²2²2 a 2lot 2nd ²2²² and ²²22²²♥️♥️²²222²²22²²22²2²2 a 2222²♥️♥️♥️♥️2⅙2 and ²²¹²²2²2² a 22 year ²2222 old and
Dharaaray xasuustoodu
Dhibayaan ka shaydiiye
Haa saa wihii dhaaxo
Saq dhaxan ku toosaaye
Wuu iga dhamaadaaba
Dhimashada horteed
Manka kaligaa ku dhawraaya
Adigoon dhaqaaq joogsan
Dhakhso uun usoo noqo🥰💖💖❤
Sidad dhoofka ugu aaday🛫
Dhul shisheeye man seexan
Thanks Ifarah Hargaisa Hadun ban hayaa hestaydi❤❤❤
Ifraax edebta xishoodka Alaah ayaa siiyey. 👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻Mashaa Allah
Hore umaan maqal in Ifrah hargeysa iyo Hodan C/rahmaa habaryar isu yihiin. Masha Alla! Runtii somalidu waa isu wada qaraabo.💞🥰🥰
Dhimashada horteed😢
Maanka kaligaa ku dhowraaya🥰
Adigoon dhaqaaq joogsan💞
Dhakhso oo uso noqo😭🌎😍
Dharaarey xusuustoodu❤️
Dhibayaan kashaydiiye😢
Haasaawihii dhaaxo😘
Saqdhexaan ku toosaaye😭
Miyu iga dhammaadaaba🥰😍
❤
Ivraax hargeysa waa qof dagan walipa in kbdn intey dadku ka aaminzanyihiin 🥰 codkeedana cid leh XIDIGAHA kuma jirto💎💎
Ifraah Hargeisa marwo dhammayz ah ,♥️♥️
Hodan abdirixman Dhal fanan
Safar salama Queen❤✋🏻
Kala fogaan shaha iyo jacykuu iskuma wangsan ee inti kala maqana alla haysku soo dhaweyo lamanayasha quruxdaban allaha hsyku daayo oday iyo xaskisa ban aad uga helay jcaylkoda 🥀🙏🏾❤️😭😭
Maxaad dareentay mohamedow, from hargeisa, xero awr, hhhhhh
@@ismailnasri9936 hhh madax sare
aaamiin wllhi wa dhibe
wariyadeena sagal abaayo mabruug uurka.
maansha allh u dhaha walaasheena sagal uurka waa ku qurxoontahay
Wllo sowti dhashay ma uur kalay leedahay
ifraax hargaysa xidigaa hargysa iyadaa ugu xishood badan.mashalah❤
Hayaay xidigaha geesku way is uruursadeen waayo habayar iyo abti ayay ka dhamaan waayeen👌👌👌👌👌
Haa ye la hayso waa inan iyo abtigi waxa meesha joogaba
Wan arkaa
Two by two ga iga gadan🙏💯❤ illah ha isku daayo inta sida dhabta isu jecel
Walaahi ifrah Hargaysa waa fanaanada Somali ugu codka iyo heesaha mcn ilaahay haku xafido dumaashi ❤
Keep going waqal 700k😍🇩🇯🖇From Djibouti like i saraa
Hodan cabdi rahman Queen 🥰❤
Gobtu isma qariso dadki loga hary kixmda iyo ilbaxnimda ❤💚🤍
WaQaL studio iNta jeceL Like
Intaa aragtay inn ifrax Hargeisa aad ushidnayd like saar 👌🏾💯
Qurux walhi manshalh
Hodaan iyo mursal c/oday xaskisa dadka idla jooga ilaliya sagal iyo wiilka kal♥️♥️✌️
Heeskani wa kan ugu macaan wxay dhamaantod qaadeen
Sagootinta hodan like ta inaguna aanku sagotinee like ta isku muujiya🤟🤙🤙
ALLA JCLIYAA IFRAAX HOOYO IYO NINKEDA OO ISKU NURAYA MNCH ALH WLHI WAN IDIN JCLHY SI XAD DHAAVA WLIPA WLIGIIN TOP AHAADA😘😘😍😍😘
H5l
U
Heestan wan isku dhaya wayo waxn ahay qof jacalkedi ka maqan yahay Alle hi nabad keeno🤲🤲🤲😢❤
Sidoo kale mcnto
Alle ha ku nabd keeno🤲
😢😢😢
Axyaa dareeen heestaan😘😘😭😭
Fananad & nus hees & badh
Ifrax Hargeysa jiro joog in Badn💐💯
Adigoon dhaqaaq joogsan
Dhakhso oo soo noqo ✔️
Esh qiyaazak #Saddiiq burmad
Hello 2024😂😂
😂😂
Hhhhhh dareemada hala balaariyo way badan yihiin sagal caadi mahan 🥰🥰🥰
Ifarax gargaysa marwo dhamaystiran dhanwalba😍😍😍😍
Heestan still Waan dhagaysanayaa 💔❤️🩹
cong......700k waqal in the buliding🤩
Ifrax hargayzaa waad soo kaliften
Ifraax legend bay ahayd
sxb waxaan kaa codsanaa inaad iisaar to subscribe adoo mahadsan igu caawi
Weriye Iyo Abwaan labadaba wa uu u qalma Mr Sidiq birmad The Legend
First person ahay liketa haygala bakhaylina inta casariyeynaysa😹
Congratulation IFRAH HARGEISA
Sagal. Mustafa. Mansha allah illahey hakuu fududeyo. Foosha. Baby cafimad qawo. Insha allah
Hargaysa 👸❤🌍
heesta kaliya anaa dhagaysto iyadoo ana cidna iga maqnayn❤😂
First qofkii iga dampeyow like😉
Waxba ka dhacay ❤❤❤
Guul
Are wllhi Sagal io A/fataax waad ku disheeeN meesha
Sagal sharaf nolow dumashi
He will coming soon in shaa allaah
Xagay Mursal & Hoday iyo Oday & islatisa hore iyo dib isku Riixriixen 😂😂😂😂
Manooli. Lamaanayaashu wakhtigooda hakaa qaateen bro
Waqal hadaanu joogin madan shidanateen 😜😜noleyaha fanka hargaysa 😍🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
Sidaad dhoofka ugu Aaday dhul shisheeye Maan zeexan dhabna weli umaan Jiifsan hurdo dhinaca maan zaarin oo dhuuni maan quudan Omg Ilahow Riyadayada ii rumee My Whole life inagoo nabada Incha allh🤴🏾❤👫🏼😩11/2/2022 xld kle😥
Ma is heshen adinko nabadqaba abyo
Sidan uma adkaysan karno hadi nalaga maqan yahay wll noso duceeya in dhakhso laynu inado inti ilamida farta taag an boror diiqne
Kkkk
😢😢😢
Waqal always the best .
Mashallah .
I couldn't sleep since you have traveled !!!! One line for all don't understand their language 😆 🤣 😂
Hayaay dooliga
O yaad u reebteen single kii
Wa nagu xumayseen wacadala😂
Queen Ifraax Hargeysa i inaadeertay Qaali ah iyo wiilka abtiga uu ahay bakaal ciro odaygeeda ah salaaan qaaliya Noolaada inta Nolol jirto iyo farxad
Waqal studio keep going
hodan iyo habo dee inta jecel love dhac
sxb waxaan kaa codsanaa adoo mahadsan subscribe igu caawi
@King_dacaad,waan ka xumahay ku ma saari Kari Like,Waayo waxaan ku jiira in ta ka helin ama jecleyn Hodan
@@cusleyeciltire1008 Hhhh yaab intaa jecleyn hodan kulahaa ar wuxu caqli xumaa midkaan baa rag nala sheeganaaya war goormee cuqdada kaa baxeysaa eepoow
@@suldaanhonestofficial7380 anaa kuu saaraaya sxb 🙏
@@mohamedgacal7809 sxb qaali waad mahadsan tahay
Walaal soomalilyey dar allah ugu baxe allah idinku dhaariye 1k igaadhsiiya
Oof of waxaasa jacayla noolada fananiin qaaliya
Ifraax hargysa way cod macaan tahy walhi mnshaAlh
War xagaY labo labo isgu jesten sagal iyo abdi fatax kamydan xishon😅😅😅
walal waxaan kaa codsanaa inaad iisaar to subscribe adoo mahadsan
😂😂😂😂 Haa wlhi
Ma' aragtaa😅😅😅
Ifraax hargeysa fanaanad cod tolmoon astaamaha gaarka ah ee hargeysa
inta arktay in ay sagal maseertay markay labo labo iskula jeesteen 👍🤣🤣❤😢
Meezhii labo labo noqoty Manzha allh ♥️😂
Maan.sha.allah.inadertay.ifrah.hargeisa.👏👏👏❤💋💋💋😍
Waxa daremii karayo qof u qofu jecla kaa dhoofay ala xanun badna hurdo way kaa gurii walwalna u kaga goyni Allaha nabad ku so ceeliyo wilkan dunida ugu jeclahay
Kamay xishon sagal iyo cabdifatax waside iskama jidhaysan laba ha laysku raaco
Waqalka duula full respect 🙏🙏🙏
Ju
Masha allaaah eesh calaa cod
6 /6 /2024 Habeen Jimca ❤
Waxbaa ka dhacay
Ifraac hargaysa marwo qaaliya
Wnku tagera noolow Habo
ki layqorow soo dhakhzooo hadaad dhoofzantahy😂😂😂
Tolow maa nigaa😂😂😂
Jaamac Abdi 🤣🤣🤣🤣
ifrax hargeyso walalkey macan oo dhinteey beey caruur uu haysaa alle ha kusoo hadeeyo walal walalkeeygana alle ha uu naxariisto Gulane axmed
Haa illahey ha u naxariisto walal meqa carur
Afar wiil beey u haysaa alle ha u xifdiiyo allahumaa aamiiin 🤲
Iman Sharif Mansha allah walal allah ha u xifdiyo carurta.
Ciro na soow kuwa kale oo ilaa 5 Uma heyso walal
Haa walal ciro ayey hada u haysa ilaa 3 carur
Iman Sharif Mansha allah. Lakiin ifrax waa qof dagan. Oo afgawan
Ifrax Hargeisa fanand cajiiba
Wey bay way ukala baxen laba labo Mnshalllh
Ifarax gadan mnsh allh
The road is not good, do not despise your brother and aim for a higher place
Cawa sagal dacarta lagu kiciyay
Waqal studio wxkle wye
Meesha romantic baa la jilayaa maad na tidhahdaan kkkk
Yaa ilaa arka Abdiraxmaan inuu uu soo hadady 👱♀️
Wow
Sagal maxaa kusoo celiyay fankii maanuu ninkii Ka fadhiisiin talow
waa dagsaday
heestaan
Heesta WaxaY Ahayd Ina Hodan Abdiraxmaan Loo Dhiibo
Ifraax Hargaiza Fanaanad Codkeedu Dareen Wato
Woow
𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐞𝐭 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐫𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐬𝐡𝐪𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐢𝐤 𝐢𝐟𝐫𝐚𝐚𝐱 𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 🔥💯♥️
Woow❤❤hodan
Dhaqso o uso noqo😥😁❤
Xalay waxan kaga seexday 699k subscribe
Saakana waxan kuso 700subscribe
Hambalyo @Waqal Team keep going
Qofka heestan dhab u taabanayso waa dumaashideen Sagal illeen Mursal Muuse weli lagama tegine
Man moodeyn isku habar yar
Heetaan weeya iga yaabeya
Hayeeey Eshcalaaa vwaqal
Alla CiraY WaaLeen😁
Mnsha allah
Asc dadka dhabta kahadala was jecalahay balse kudarso waxa jira heeso maqan onsobixin
wacanoo wanaagsan
Ifraah hargeysa
Odygi waa ciyaalki hore sida lo ciyaaaryo😂😂😂😂
Hodon abdirahman gopey safarsalama dhalfanan