Nolasha Dalka Holland iyo waxa ay ku fiican tahay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2020
  • Wadamada kale ee aan ka hadlay waa kuwani haddii aadan daawan;
    Mareykanka halkani ka daawo; • Video
    Ruushkana halkani ka daawo; • Dadka ruushka 150$ aye...
    Wadamada ugu nolasha fiican aduunka;
    • Wadamo dadka lacag sii...
    Norwey halkani ka daawo;
    • Nolasha dalka Norwey i...
    Bangaladesh halkani ka daawo;
    • Dadka bangaladesh maal...
    Kanada halkani ka daawo;
    • Nolasha dalka kanada m...

ความคิดเห็น • 194

  • @amed_ak7187
    @amed_ak7187 2 ปีที่แล้ว +48

    Alxm snd kahor mrki an muqalkn firsanaye wxn joge muqdisho hdane ne wxn joga holand wlibo amsterdam ✊✊

    • @Cabdisamas
      @Cabdisamas 2 ปีที่แล้ว

      Wll meeqa sugeysay dacwada

    • @xafsoabdiabdulle2546
      @xafsoabdiabdulle2546 2 ปีที่แล้ว

      wll meqa sugesay

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว

      Aad oo wayn aniga xata Greece🇬🇷 joogey hadane france 🇲🇫✌️

    • @fatma3-11
      @fatma3-11 2 ปีที่แล้ว

      Wllo holland qaabkee lagu tagaa?

    • @cabdihakiimjaamac3244
      @cabdihakiimjaamac3244 2 ปีที่แล้ว

      Lpxow zhaqooyin keeda kwrn

  • @maxaamedcali841
    @maxaamedcali841 2 ปีที่แล้ว +16

    M.a germny ayan joga waxba ima jirto wan booqanaya NATHERLAND insha alalh 💝

    • @MacalinZain10-kp6kd
      @MacalinZain10-kp6kd 29 วันที่ผ่านมา

      @@maxaamedcali841 zhp Germany rapaa inaan imaado sida lagu imaan karo maiga caawin kartaa warbixintaas

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah macalin qali mahadsanid

  • @CharanKhan-ub9qq
    @CharanKhan-ub9qq ปีที่แล้ว +3

    Maanta waxaa joogaa muqdisho inshaa allaah hadii aan noolahay sanad kadib waxaan rajeenaa wadanka riydeeda inaa tago

  • @mascudgacal6227
    @mascudgacal6227 3 ปีที่แล้ว +13

    Cidwalbo hami leh illahy ha urumeeyo🤲🤲

  • @amiirsugulle8979
    @amiirsugulle8979 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro mashalaah

  • @aarkaTech
    @aarkaTech 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah wll cabdirashid youtuber wanagsan tahay

  • @qaasimmacalin3169
    @qaasimmacalin3169 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah macalinoow

  • @musegalaal1023
    @musegalaal1023 3 ปีที่แล้ว +7

    Wixii Rotterdam ku Nool Like igu Sharaf

  • @AliHasan66225
    @AliHasan66225 2 หลายเดือนก่อน

    MAALIN waa tagi doona Insh.allah

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @abdifatahnovemba8275
    @abdifatahnovemba8275 3 ปีที่แล้ว +1

    aad io aad bro keep it up

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlshy Saynab ayaa ku nool 9 sano ismaanu arag, alle hykaa tuso qli yeey wll kuu xiisay wlhi ❤❤❤

  • @anabmohamed6025
    @anabmohamed6025 3 ปีที่แล้ว +14

    Qof walba oo ku nool Netherland waa in oow barta dabasha biyahas dartood

  • @asmapretty7651
    @asmapretty7651 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @cryptoinformation4978
    @cryptoinformation4978 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkaan noosoo badi
    Adigoo yurub markaa ka dhamaato America iyo Asia ku xijinaya 🙏🙏🙏👌👍
    Thnks

  • @suhanaswetu5124
    @suhanaswetu5124 3 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan kasoo hadal 🇪🇸 dalka spain

  • @musabmoha1394
    @musabmoha1394 3 ปีที่แล้ว +14

    Sxb hal fikrad ayan kugu darsan laha. Marka aad wadan Ka hadkeysid plz kaso hadal xaga Immigrationka iyo qaxotiga sida ey isku yihin sooraci

  • @oszma19
    @oszma19 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin halke ayad jogta

  • @sakariyeabdirahman6297
    @sakariyeabdirahman6297 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsnid ustaad cabdirashid hormara Wacan🙏

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED please codsi 🙏

    • @sakariyeabdirahman6297
      @sakariyeabdirahman6297 3 ปีที่แล้ว

      @@DALKAIFIYECHANNEL haye walaasheeyad wanku saare

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankan Nederland qofka ku noolaada kama tagi karo haduu ka tagana waaka kusoo laabta xaga shaqada hada waa top 2600 euro ayaa ugu yar lacagta lagu shaqeeyo

  • @abdirahman9299
    @abdirahman9299 3 ปีที่แล้ว +8

    Pro somalia iyo heerka ay aduunka ka joogto
    Video ka soo samee🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @maxameddeeq9667
    @maxameddeeq9667 3 ปีที่แล้ว +2

    mhd snid wllke wxaad wax badan inoogu faa ideysay brashada wadamada aduunka anagoon ku sugneen halkaasi ama wadamadasi noosoo badi mhdsnd

  • @beautifullwomen2292
    @beautifullwomen2292 3 ปีที่แล้ว +2

    Next finland plssssss finland

  • @hanimaxamednuur7894
    @hanimaxamednuur7894 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal beljim kasohadal

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my bro waankugu fanaa

  • @mohamedabdisalan3998
    @mohamedabdisalan3998 3 ปีที่แล้ว

    Next België please

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 3 ปีที่แล้ว +15

    Wie woont ook in Nederland?

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 3 ปีที่แล้ว +1

      Ik denk dat deze man eens niet NL taal spreekt!. Hij weet niet veel over hoe en wat!.

    • @muhanadmohabdi3370
      @muhanadmohabdi3370 3 ปีที่แล้ว +1

      Ja wel hoor 😂😂

    • @PubgDoctor1
      @PubgDoctor1 3 ปีที่แล้ว

      @@qalbihodon721 welke man bedoel je?

    • @PubgDoctor1
      @PubgDoctor1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muhanadmohabdi3370 aii lekker man😅

    • @muhanadmohabdi3370
      @muhanadmohabdi3370 3 ปีที่แล้ว

      Broeder waar woon je ? 😂

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaanta ku soo gal wall wcz

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

  • @maanchennel8494
    @maanchennel8494 3 ปีที่แล้ว +1

    next somalia

  • @mohametabukar3519
    @mohametabukar3519 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp next uk kasoo dhig

  • @xamsejaamac9169
    @xamsejaamac9169 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxaad soo badisa waxyabaha qarzon😢

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxa jeclahay Malin uun inan wadankan aan kaso barto Cilmiga Beeraha/ Agricultural Sciences. Ee asxapey uugu so duceyo inuu ilahay ii kaso iney riyadeyda ii rumowdo.

  • @maanka_yare
    @maanka_yare 3 ปีที่แล้ว

    Sweden

  • @hoodoomer6096
    @hoodoomer6096 2 ปีที่แล้ว

    Walala maclumadka technology ugu sareya so same pleas

  • @zakariyecabdi4186
    @zakariyecabdi4186 3 ปีที่แล้ว +1

    Ireland

  • @aligureey6149
    @aligureey6149 3 ปีที่แล้ว

    Nolosha Oymyakon next plz

  • @sumeasaid3072
    @sumeasaid3072 3 ปีที่แล้ว +2

    Dalka France kaso hadal wll mahadsanid

  • @hanadabdi5024
    @hanadabdi5024 ปีที่แล้ว

    Sxb hadaa kusugantahay dalka holland fadlan muuqal inooga soo sameey qaabka tareenada holland ushaqeeyaan iyo isticmaalka Ov chipkart waxan kamid ahay dhalinyarada kucusub dalakaas

  • @maxamedabuukarofficial1557
    @maxamedabuukarofficial1557 3 ปีที่แล้ว +4

    Nolosheyda inaba caadi ma aha 3 week aan jogay xitaa Yurubta wey ka Dhul qurxan yihiin

    • @Yaya-bi5xj
      @Yaya-bi5xj ปีที่แล้ว

      Insha allah coming soon wadankayga labaad❤❤

  • @anabmohamed6025
    @anabmohamed6025 3 ปีที่แล้ว +6

    Mooi Netherlands 🇳🇱 ♥

    • @ummaahir.1432
      @ummaahir.1432 ปีที่แล้ว +1

      🇳🇱

    • @buzzerbeaterbuzzerbeater94
      @buzzerbeaterbuzzerbeater94 ปีที่แล้ว

      I am in netherland limburg region , magalada almere ayaa ugu qurux badan in my view and second utrecht and third is amsterdam
      Adiga fikirkaaga magaladee ayaa ugu qurux badan

  • @user-pe5nj8wo2g
    @user-pe5nj8wo2g ปีที่แล้ว

    i.a mln un waan tagaa ilahow riyadayda ii rumeey 🤲🥺

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 3 ปีที่แล้ว

    Walal dalka France ka soo hadl.mhdsnid

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa kugu faanaa like isaar saaxiib

  • @haldoorfamilychannel6518
    @haldoorfamilychannel6518 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 3 ปีที่แล้ว

    Next Germany

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator 3 ปีที่แล้ว +5

    Aadbaad u mahadsantahay wlal lkn inooma sheegin kaalinta dhaqaalaha caalamka uu kaga jiro. Heerka waxbarashada Furfurnaanta Shacabka. Heerka daqliga qofkiiba. Warshadaha wadanku uu leeyahay. Iyo sido kale Siyaasad ahaan mesha uu caalamka kaga jiro.any way mahadsanid waa Wadankeyga 2aad Netherlands 🇳🇱 😋 Somalia 🇸🇴 ♥ 😋 Hor mar wanagsan Sxb

  • @nadanaruuro1164
    @nadanaruuro1164 3 ปีที่แล้ว +3

    Noo soo badi wllo Mhdsnid 🙏

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya iisaar SUBSCRIED please codsi 🙏

  • @sagalelmi1287
    @sagalelmi1287 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll sweden kasoo hadal

  • @communityku.dhigle8223
    @communityku.dhigle8223 3 ปีที่แล้ว +3

    Plz Garmany 🇩🇪👏👏👏

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 3 ปีที่แล้ว +3

    ANNAGA PRODUCTION guuleyso

  • @habicismaan6713
    @habicismaan6713 3 ปีที่แล้ว

    Wll ka soo hadal somalia

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +4

    Holland dhulkii baaskiiLka iyo biyaha
    Qof walba oo dhaj ah wuxu leeyahay 3 baskiL...
    Dhajka ilahay aya abuuray dhajkina waxay abuuren Holland waa hal hayskooda....
    Mahadsanid walaaL ....

  • @xanafiyare597
    @xanafiyare597 3 ปีที่แล้ว

    Maxad noha shagysa qaniisnimda jaclida nio wxs na fiirso hanshgin adeer

  • @ibraahimibraahim9717
    @ibraahimibraahim9717 3 ปีที่แล้ว

    Xoolahay kaliitaan

  • @yoonkaxaajiofficial2656
    @yoonkaxaajiofficial2656 3 ปีที่แล้ว +1

    qofka hadlayo waxan umaleyna sheekha yar Abubakar

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 3 ปีที่แล้ว

    Caano holaandis ayaan jabuuti ku cabi jiray runtiii laakin ayaan garty inay Holland samysay

  • @daahirmahamud4726
    @daahirmahamud4726 3 ปีที่แล้ว +6

    ASC waxaan ku noolahay dalkaan Holland 🇳🇱 mana jirto magaalo la dhaho La Haye Leiden ayaan filayaa inaad ku qaladay sxb, waxaan kaa codsanayaa inaa barnaamish nooga soo sameeyso Dalkeeyna Hooyo iyo halyeeyadii soomaaliyeed. Mahadsanid

  • @kingsalmansalmaan8026
    @kingsalmansalmaan8026 ปีที่แล้ว +1

    Waw 🎉🎉🎉🎉🎉 huwal miya hee matan somaliya maxa udiday matta bro😅😅😮🎉🎉😢

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 3 ปีที่แล้ว +1

    Please country puntland

  • @siciidabdirahiim5140
    @siciidabdirahiim5140 3 ปีที่แล้ว

    Next France

  • @abdihaliimawil2489
    @abdihaliimawil2489 3 ปีที่แล้ว +1

    Belgium ka Soo samee muqaal

  • @haajirhero5676
    @haajirhero5676 3 ปีที่แล้ว

    Next uganda

  • @ibnukheyre3154
    @ibnukheyre3154 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc waxan halkan kabafinayaa sxb aad ufican oo kunol dalkan Holland waxan ku kulanay garoonka diyaradaha ee Istanpul haben aya garoonka wada sexanay aniga asaga iyo hoyadii walashii waxa logu dalay istanpul wil lkn aroorti hore ee subixi ayey diyarada kuqornayeen anigane wan kadambeyay saacado marka ninkas hadu qoralkayga arko abal ayu igu leyahy wana sxb wanagsan nasiib xumo wax ciwan ah manan kala qoranin Waxa kalo oo an hil mamay habenki inu airpotka nala jogay will abihi xanunsan oo u kenay istanpul cafimad wa waqtigi uu carona bilawanayay bisha sadaxaad taariq 3/15 /2020

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 ปีที่แล้ว

    🖤🖤👍

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidee aniga miyay iga dheeryim 1.87 ayaan ahy

  • @rizak898
    @rizak898 3 ปีที่แล้ว

    Please Danmark kasoo hdal

  • @abdirisaqali2184
    @abdirisaqali2184 3 ปีที่แล้ว +2

    Arinta furaha weey kaduwan tahay sida noogu sheektay, laga yaabaa inaad xogtaas meel kale kaheshay. Aniga ayaa furaha iga lumay kadib qolada waxaan wacay uqaabilsan sameenta furayaasha kadib waxay igu dhaheen inaan bixiyo boqol iyo lawaatan euro -120, wax sidaas udhib badan ma ahan bro thanks .

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 3 ปีที่แล้ว

    Wllo UK ku xeji

  • @ilyaasisgoow8243
    @ilyaasisgoow8243 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan sugnaa dalka jarmalka

  • @nashabdulkadir5537
    @nashabdulkadir5537 3 ปีที่แล้ว

    Sidee ku heli karah jamacadaha holland

  • @marwanabdirahman7132
    @marwanabdirahman7132 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa wadanka ugu isticmalka padan leh
    Xashiishada

  • @jiciiraadan3681
    @jiciiraadan3681 3 ปีที่แล้ว +1

    Catolonia ka Soo hadal

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 3 ปีที่แล้ว +1

    *Public question layaab leh oo aan.. weydiinay dadweynaha muqdisho iyo jawaabaha ay ka bixiyeen halkan ka daawo👉**th-cam.com/video/8ybgCI9tTGk/w-d-xo.html*

  • @abdisadakabukar6149
    @abdisadakabukar6149 3 ปีที่แล้ว +2

    Codsi ARJENTINA

  • @hassanahmed8542
    @hassanahmed8542 3 ปีที่แล้ว

    Belgiumka soo diyaari ugaas

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 3 ปีที่แล้ว +4

    Holland Eindhoven ayaan ku noola 15 sano

    • @fatushqurux6429
      @fatushqurux6429 ปีที่แล้ว

      Hada wa xagee

    • @Need2getrich
      @Need2getrich ปีที่แล้ว

      ​@@fatushqurux6429ani 10 sako kamaqanahyy

  • @hamdihami6598
    @hamdihami6598 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxp Wanku tagera Runti lkn Wxan Wata Hall suaal. Qofku sido iskaga yarayn kara Cadhada ?

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll magaceygu waa cabdullahi waxaam codsanaa mar labaad muqaal dalka Sweden 🇸🇪 ah mahadsanid

  • @pikiepariedamradwanabdilla8048
    @pikiepariedamradwanabdilla8048 3 ปีที่แล้ว

    MAROC NO SO DAAYA

  • @yusufsalat1636
    @yusufsalat1636 3 ปีที่แล้ว +5

    Netherland qowmu luud nimada ay ku xuntahay ley 🇳🇱🇳🇱

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 3 ปีที่แล้ว

      Qowm Luud Imika europe Oo dhan Waa kaaiman tahey

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 ปีที่แล้ว +2

    Lkn furaha maxkadam looma tago

  • @awaalehofficial4789
    @awaalehofficial4789 3 ปีที่แล้ว +2

    Holland ❤❤❤ natherland

  • @adensomali2053
    @adensomali2053 3 ปีที่แล้ว

    AUSTRIA VIENNA NO SOO DAÄAYA

  • @maxamedabuukarofficial1557
    @maxamedabuukarofficial1557 3 ปีที่แล้ว

    Waxa kalo meesha qashinka dhalo kuma ridi kartid waa ganaax

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 3 ปีที่แล้ว +3

    Please next dalka somaliland 🇮🇷

    • @120muqdisho9
      @120muqdisho9 3 ปีที่แล้ว

      Kakakak Somaliland Dal Miya Kakaka

    • @abdirahmanmahamud2833
      @abdirahmanmahamud2833 3 ปีที่แล้ว

      120 Muqdisho maxaa waaye marka wallo haduu dal eheen

  • @yassermohamud3976
    @yassermohamud3976 3 ปีที่แล้ว +4

    sxp waxaan noo soo jedisaa warbixin ku saabsan uk or ireland

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

  • @yaawaaye2568
    @yaawaaye2568 3 ปีที่แล้ว +3

    Next Finland

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 ปีที่แล้ว +10

    Sax waye wllkey ana kunool Nederland Malin kasta fiets 🚲 aan ku Ada school ka 🤣meshaan hadane 🧀 ka saaid aa u isticmalna malin walba 🤙🏽

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 3 ปีที่แล้ว

      Naga ilaliya hano kenin he Dariska 😂😂😂

    • @nafisanaftaa2963
      @nafisanaftaa2963 3 ปีที่แล้ว

      Xasan Mahamuud 🤣🤙🏽🚲❣️

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 3 ปีที่แล้ว

      @@nafisanaftaa2963 baskil adigo wado Antwerpan igu keen😁😆😏

    • @Cabdisamas
      @Cabdisamas 3 ปีที่แล้ว

      Nafisa naftaa igu soo dhaweey hee waa soo socdaa

  • @zakariyehuseen753
    @zakariyehuseen753 3 ปีที่แล้ว +11

    Next Belgium

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadbaad u mahadsantahay wlal lkn inooma sheegin kaalinta dhaqaalaha caalamka uu kaga jiro. Heerka waxbarashada Furfurnaanta Shacabka. Heerka daqliga qofkiiba. Warshadaha wadanku uu leeyahay. Any way mahadsanid waa Wadankeyga 2aad Netherlands 🇳🇱 😋 Somalia 🇸🇴 ♥ 😋 Hor mar wanagsan Sxb

  • @deeqacismaan2018
    @deeqacismaan2018 3 ปีที่แล้ว +1

    DALKA TAIWAN PLZ KASO HADAL BRO🙏🙏🙏🙋

  • @wiilkanasiibkavangoal
    @wiilkanasiibkavangoal 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigo yar ayan ku riyon jiray inaan tago holand in bdn ayan sugayay mowducan

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 3 ปีที่แล้ว

      Hada ma imaday he🤔🤔

    • @wiilkanasiibkavangoal
      @wiilkanasiibkavangoal 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanmohamuud1605 😥😥 maya lkn mel doro hdii ley dhaho meshaz mel an ehen ma doran lahen really

  • @nawaalabdikadir2752
    @nawaalabdikadir2752 3 ปีที่แล้ว

    🔥🔥

  • @salemaanadeerka1514
    @salemaanadeerka1514 3 ปีที่แล้ว

    Bh2

  • @abdinasirsuleiman4550
    @abdinasirsuleiman4550 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Abdirashid Ahmed wll waxa kaa codsanaya inadd faafaahin ka bixiso wadanka Sweden 🇮🇸 🙏🙏🙏🙏

    • @yasinqasim
      @yasinqasim 3 ปีที่แล้ว

      Sweden calankeeda kaas maaha, ee waa kan🇸🇪 sweden

  • @maanchennel8494
    @maanchennel8494 3 ปีที่แล้ว +2

    iyo dhajka ayaa layidhaahda holand, natheland, dajka

  • @nimoyusufismaelismaeil7717
    @nimoyusufismaelismaeil7717 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA MESHA AAN KU SOO KORAY DHALSHADEEDAN HAYESTO AAD BAAN U JECLHAY SOMALINA AAD BAY USOO DHAWEYEEN ABAL BAY Nagu leyhin like iisaar

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว

    Canada kasoo hadal wllo

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 3 ปีที่แล้ว +9

    2019 ayaan 7 bari joogey Netherlands 🇳🇱 sida caasimada Amsterdam iyo gobale kale runti dalxiiska waa ku fiican tahay
    Gaar ahaan caasimada Amsterdam