YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO 24.05.2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 123

  • @mohamudhassan8121
    @mohamudhassan8121 3 หลายเดือนก่อน +17

    Tuunis ayaan jooga iiso duceya allh ii fudadeyo asxaabey ❤

    • @LOBO___669
      @LOBO___669 2 หลายเดือนก่อน

      ALLAH HAKUU FUDUDEEYO WLL

    • @sucaadsucaad-c6x
      @sucaadsucaad-c6x หลายเดือนก่อน

      Alle hakuu fudaydiyo wllo

    • @abshirsoft4952
      @abshirsoft4952 หลายเดือนก่อน

      Xog ayaan ka rabaa isoo qabo masuul contact i reeb

  • @efraaxmaxamed7936
    @efraaxmaxamed7936 4 หลายเดือนก่อน +12

    Wa riyadeyda ina Germany tago illahey ha irumeeyo 😢

  • @SihaamHussein-k2e
    @SihaamHussein-k2e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid zxp Qaali🎉🎉🎉🎉

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 หลายเดือนก่อน +1

    thank you wll qaali

  • @AmranHussein-qx2gt
    @AmranHussein-qx2gt 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks for your giving information always, my allah bless you 👍

  • @YuusufCali-l8y
    @YuusufCali-l8y 5 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you

  • @sayidsaddam687
    @sayidsaddam687 หลายเดือนก่อน +2

    Germany 🇩🇪 kawaran

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro

  • @HapiAbdikhadar
    @HapiAbdikhadar 3 หลายเดือนก่อน +5

    Anigu waxaan raba inan 🇸🇪 meqa ay i gaynaysa wll ado rali plz

    • @ClfataaxKhaalid
      @ClfataaxKhaalid 3 หลายเดือนก่อน +2

      Iska dhaaf wadankaa

  • @MosabAbdulqadi8
    @MosabAbdulqadi8 5 หลายเดือนก่อน +3

    Pro spain ama portugal qaxotiga ama magangalyo doonka kaso hadal plz next video i.a

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walal adigo mahadsan invermetion full ah kaso samay Germany sida lasgu dhiibo inta bilood lasugaayo jwbta iyo sida logu dacwoon karo ilamaha mahadsanid❤❤❤

  • @ClaahiAden
    @ClaahiAden 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horyaal waad mahadsantahay wll runtii wax badan baad nabartay madaxaa haraago

  • @MohammedRoblhe
    @MohammedRoblhe 4 หลายเดือนก่อน +1

    Merci beaucoup frère

  • @XusenMiire
    @XusenMiire 2 หลายเดือนก่อน +2

    Saxp ad bad u mahadsantahay fiiru visaha rurkiga qabka dl xiska lcagta ila meqa kubaxda

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 หลายเดือนก่อน +1

    Filand kaso hadal plz wll

  • @sadaamxuska7846
    @sadaamxuska7846 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maclinka austria 🇦🇹 kaso hadal🇦🇹

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 5 หลายเดือนก่อน

      waa wadanka ugu caydha badan yurub lkn shaqo waa ku yar tahay

  • @Beru700
    @Beru700 3 หลายเดือนก่อน +1

    Croatia ayaan waxabarasho u jooga wll balse waxa aan rabaa in aan dalka Holland iska dhiibo qaxooti ahaan .Holland dal fiican ma tahay ?

  • @MunaSiicid
    @MunaSiicid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll in dalxiis lagu imaan kara Germany ka soo hadal please

  • @ClS4M4D
    @ClS4M4D หลายเดือนก่อน +1

    Germany 🇩🇪 I.a igu s00 duceya

  • @mohacaska3587
    @mohacaska3587 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp kaso hadal dacwada dalka Netherlands 🇳🇱 plz 😊

  • @caalamka992
    @caalamka992 2 วันที่ผ่านมา

    Niyahow beenlow ayaa thy waayo Maanta waxaa ugu dhaqaalo fcn Switzerland 🇨🇭

  • @AbdibasetIsmail
    @AbdibasetIsmail 4 หลายเดือนก่อน

    Czech republic ka so hadal wll

  • @Caashacuud-tr3ow
    @Caashacuud-tr3ow 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs waad mahadsantagay wll lkn visaha itobayaanka hadaan haysto vesaha sidee ku helikara hadii an jarmalka.cidina iijoogin

  • @xasankediye7618
    @xasankediye7618 5 หลายเดือนก่อน

    Walaa c/qaadir kawaran dalka iceland

  • @MOHAMETAHMET-t5u
    @MOHAMETAHMET-t5u 3 หลายเดือนก่อน

    Horyalka shacabka sxp Jarmal hadaa lagatago wadan kle aa isku dhiibo oo adi kula fiican isheg

  • @nacimahasan
    @nacimahasan 5 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ila soo hadal information kaaga baahanahee plz

  • @WAAYAARAGMEDIA431
    @WAAYAARAGMEDIA431 4 หลายเดือนก่อน

    Asc bro waxaan ubaahanahay inaan wax Ka okaado xeeraraka European ee daganasha fadlan number kada maan heli karaah sxb

  • @ARKA605
    @ARKA605 5 หลายเดือนก่อน +1

    Pro australia kwrn

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 5 หลายเดือนก่อน

      Waa wadanka ugu caydha badan yurub lkn shaqo ma taalo ✋

  • @SahroCali-h6h
    @SahroCali-h6h 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 หลายเดือนก่อน

    God

  • @Almalmine
    @Almalmine 3 หลายเดือนก่อน

    Switzerland kawrn wll

  • @AbdishakuraliAarkahero
    @AbdishakuraliAarkahero 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sxp aad baad u mahadsantahay talooyinka aad marwalbo siiso dhalinyarada sxp waxa rabay inaa ku weydiyo visaha dalxis e talyaniga faro hadi la igaga qaado wadankale iskama dhiibi karo miya iso jwb sxp thanks

  • @FaaraxGaraad-l6s
    @FaaraxGaraad-l6s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ana ugu hore sxb whatsapka itobiyan ah aan kalo so xidhidhay ee iga qabo

    • @Salim_films1
      @Salim_films1 5 หลายเดือนก่อน

      War uso qabo sxpow

  • @Maxamed-mp8hj
    @Maxamed-mp8hj 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo mcn saan ku tagaana iisoo duce ilaatago 😢😢😢😊

  • @أمشدادالشداد
    @أمشدادالشداد 25 วันที่ผ่านมา

    Seuheli kara

  • @kaynanibnuxasan
    @kaynanibnuxasan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Techar side ugu fudud ee aan ku iman karo yurub

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 5 หลายเดือนก่อน +1

      Line france ah oo lacagtana lagaa qaadayo markaad france dhex istaagto ayaa ku hayaa hadaad danaynaso ✋

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 4 หลายเดือนก่อน

      Lambarka isoqor ​@@zuhaybrealgoat6689

    • @AdnaAbdullahi-do8kr
      @AdnaAbdullahi-do8kr 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@zuhaybrealgoat6689 anaa ubahan bro

    • @warzameapdinazir6101
      @warzameapdinazir6101 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@zuhaybrealgoat6689waa imisa lcgtu

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@zuhaybrealgoat6689Aniga ila soo xariir aniga oo jooga hada walipa wadanka 🇩🇯 anaaa france u baahan

  • @raxmocabdulaahi8018
    @raxmocabdulaahi8018 5 หลายเดือนก่อน +4

    Luxembourg 🇱🇺 ka soo hadla

    • @AishaAbdullahi-wk7jg
      @AishaAbdullahi-wk7jg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll Luxembourg waa rabaa see Ku tagaa

    • @InshaarSiyat
      @InshaarSiyat 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@AishaAbdullahi-wk7jgSchengen visa ama tahrib

    • @InshaarSiyat
      @InshaarSiyat 4 หลายเดือนก่อน

      Geedi sahan kasodawo

  • @cabdiqaadirdaahir
    @cabdiqaadirdaahir 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walal wan ku salaamay
    Jarmalka hooyo joogya marka
    3bil ka hor shariciga qaadatay
    Muda inte la eg bay qaadanaysa
    In ay luqada barato shaqeysato anigana iso bixiso

  • @farxaan647
    @farxaan647 4 หลายเดือนก่อน

    Switzerland 🇨🇭 sidee waaye

  • @HamdanAden
    @HamdanAden 5 หลายเดือนก่อน

    GUULAYSO❤🎉

  • @ShugriCsanad
    @ShugriCsanad 3 หลายเดือนก่อน

    Wll imsa lacga ayaa igayn

  • @SalmanDj-nw2wm
    @SalmanDj-nw2wm 2 หลายเดือนก่อน

    CANADA 🇨🇦 🇨🇦 🇨🇦 🇨🇦 🇨🇦 Sxb iyo ila dharib

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 5 หลายเดือนก่อน

    Wll Duuliye sual an qawa oo ah hadi ad germalka iska dhiptid o ay ku aqbalan lacagta cayrta ad qadanesid guriga neh ayaka miya ka bixinayo mise lacagta cayrta ad heysatid ad iskoiga bixine

  • @sharmarkecilmidiriye4839
    @sharmarkecilmidiriye4839 3 หลายเดือนก่อน

    Wllka talyani ina imadan rawaa marka wadanke isku dhiba wll

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 5 หลายเดือนก่อน

    Shaqooyinka ugu lacagta badan oo bilaa jaamacada ama xirfad 3sano ah aan aheyn kaso hadal

  • @yunisalihashi9470
    @yunisalihashi9470 5 หลายเดือนก่อน

    💯👊

  • @DuceysanAbuukerMaxamed
    @DuceysanAbuukerMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Abtiwoow mxaan rabaaa nh in aaad iga caawiso ok 😢😢😢

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 4 หลายเดือนก่อน

    walal wadanka slovenia 🇸🇮 kaso hadl

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 หลายเดือนก่อน

    France 🇫🇷 ka wrn ustaad

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz 4 หลายเดือนก่อน

    Wax barasho school oo dadga waawayn malayahy course ah walal kaso hadal 🙏 🙏 walal

  • @sharmarkecilmidiriye4839
    @sharmarkecilmidiriye4839 หลายเดือนก่อน

    Zxb codsi waye mid ikaka jawab xilikan yurub kewan isku dhibaa 2024 laku jiro ila familka so kaxesan karo

  • @anisohussein6378
    @anisohussein6378 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mhdsnthy wllo qaababka lagu imaado kasoo hadal

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 หลายเดือนก่อน

    Abawe mcn side Germany 🇩🇪 kutag ishega man aqaano

  • @XamseXamsexidig
    @XamseXamsexidig 4 หลายเดือนก่อน

    Qaxoonti ahaan ma ku imin karaa brother

  • @CaashaMuno
    @CaashaMuno 5 หลายเดือนก่อน

    Wll inaan ku hadalo baan rabaa

  • @asadkhyr
    @asadkhyr 3 หลายเดือนก่อน

    Arline

  • @AhmedIbrahim-me7vy
    @AhmedIbrahim-me7vy 5 หลายเดือนก่อน

    Belgium 🇧🇪 is the best

  • @allalone4177
    @allalone4177 5 หลายเดือนก่อน

    🇳🇱 Holland kaso Hadal wllka

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 5 หลายเดือนก่อน

      Hollan ma bixiso sharci waa wadan aaan bixin sharciga marka hadaad sidaa ku rabto keep going ✋

    • @allalone4177
      @allalone4177 4 หลายเดือนก่อน

      @@zuhaybrealgoat6689 bro Xge ku sugantahy adi

  • @mohacaska3587
    @mohacaska3587 5 หลายเดือนก่อน

    Netherlands 🇳🇱 kaso hadal

  • @XuseenCabdixuseen-g2g
    @XuseenCabdixuseen-g2g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb mardhaw inaansobaxo ayaanrabaa intee kabilaawa

  • @IdilXusen-h8w
    @IdilXusen-h8w 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga ibtee jogta

    • @moments4519
      @moments4519 2 หลายเดือนก่อน

      SomaliLand

  • @abdifitaaxcadde2701
    @abdifitaaxcadde2701 5 หลายเดือนก่อน

    Macalimuu filand sidee kutagaaa plise

  • @Mahamedjacelow1990
    @Mahamedjacelow1990 5 หลายเดือนก่อน

    Abduqadirow belgium iga waran bal ado raali ah

  • @beatuy____girl4804
    @beatuy____girl4804 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabaa inaa jamacada ka dhigto dibada wadamada ugu fiican iisheeg sharcina leh hablahana lagu dileyn plz iisoo sheeg

    • @horyaalkashacabka
      @horyaalkashacabka  5 หลายเดือนก่อน

      Jarmalka, eeg muuqaalada ugu dambeeyay ee Scholarschip ee jarmalka.

  • @DjamaMako
    @DjamaMako 5 หลายเดือนก่อน

    wadanada scandinavie sharciga wax ka sheeg

  • @xasanxiis1999
    @xasanxiis1999 5 หลายเดือนก่อน

    Jilib kasoo hadal sxb

  • @cabdiqaadirdaahir
    @cabdiqaadirdaahir 4 หลายเดือนก่อน

    Jaamacad baan ku jira 3sano ii dhiman maxad igula talin lahyd

  • @MawliidMuxiyadiin
    @MawliidMuxiyadiin 4 หลายเดือนก่อน

    sHp siide an uu tagii kara Germany 🇩🇪 ano joga Ethiopia 🇪🇹

    • @aishamahmud207
      @aishamahmud207 4 หลายเดือนก่อน

      Muqdisho imaaw visa lagu xareena 12kun laga qaada toos germeny utage wll

    • @Salaxudin.ilkacade
      @Salaxudin.ilkacade 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@aishamahmud207so malahuba warka walshay

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 4 หลายเดือนก่อน

    hada seen ku imaan karnaa urube

  • @AhmedCareef
    @AhmedCareef 5 หลายเดือนก่อน

    Niic baad tahay, muuqaalka kala-badh waa hordhac & naac bilaa nuxur ah.

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 ma aragtay qof wax dheri ah no shegay bu iska dhigayaa wuba iga xanajiyay😂

  • @mustafepako5405
    @mustafepako5405 5 หลายเดือนก่อน

    Wll xogpan pan ka rabay marka xagan kala so xadhiidha

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal bellarus wiil aandhalay ayaa rabo inuu tago malaga galaa jarmal

  • @BisharoAbdibotan
    @BisharoAbdibotan 5 หลายเดือนก่อน

    War wan soosocdaa hadii ale idmee sharciga jarmalka in lagu siiyo ama laguudiido mudu on tee la eg ayeey qaadan kar taa il maam ka soosocdaayey

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 2 หลายเดือนก่อน

    Italia joga tali iga si xge iska dhiba

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 5 หลายเดือนก่อน

    Wll poland ah sideen ku tagi karaa

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 5 หลายเดือนก่อน

      Visa dalxis

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe 5 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedlaaskaawi halkeen ka helaa wll

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 5 หลายเดือนก่อน

      @@Ceelaabe agency yada

    • @HG6_4k
      @HG6_4k 5 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedlaaskaawiagenCy Aan Ka HeLAaYo Ma igu Soo XiRi KarTaa
      Inteese Kaala Soo XariiRaaaaa NumberKaaga Sheeg Pro

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe 5 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedlaaskaawi somalijoog

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 5 หลายเดือนก่อน

    Sxip kawran de hadan visa dalxis poland ku iMado ka dib an Germnay train ku galo oo an pasport kayga iyo waraaqahayga oo dhan an jar jaro kadib aan cidanka germany izku dhiibo kwrn mala i aqbalayaa

    • @HG6_4k
      @HG6_4k 5 หลายเดือนก่อน +1

      Visa Poaland See Lagu Heli KaRaaa ZxB

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 4 หลายเดือนก่อน

      @@HG6_4k easy

  • @hamzayare-pp5zp
    @hamzayare-pp5zp 5 หลายเดือนก่อน

    Wll waxad kaso HAdashA dalkA norwey sodA lagu imAan krAaa🇳🇴🇳🇴

    • @naftadaahir
      @naftadaahir 5 หลายเดือนก่อน

      Norway 🇳🇴 kataasho waxjiro mahaaa baribuuu shiidna

    • @hamzayare-pp5zp
      @hamzayare-pp5zp 5 หลายเดือนก่อน

      @@naftadaahir war bixin buxda maka hyza

  • @DantaadaGaro-yd8bu
    @DantaadaGaro-yd8bu 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks😊

  • @caalamka992
    @caalamka992 2 วันที่ผ่านมา

    Niyahow beenlow ayaa thy waayo Maanta waxaa ugu dhaqaalo fcn Switzerland 🇨🇭

  • @sadaamxuska7846
    @sadaamxuska7846 5 หลายเดือนก่อน

    Maclinka austria 🇦🇹 kaso hadal🇦🇹