DABCASAR IYO İDİL AYRUUSH LIYUU IYO ONLF HALGAMAAYOOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @mahdimohamed3102
    @mahdimohamed3102 6 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Issa wayne iyo Besha Barakaysan ee Ogaden Allah garab kina ha galo Somali wad horeseyn ❤❤

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac 6 หลายเดือนก่อน +3

    Xaaji dabcasar, shiiq abtiyaashey ka jooji dacaayada waa madaxda daroode

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 5 หลายเดือนก่อน

    Malaha waxaad iska rabi lahayd maruun iney soomaalidu kucaawiyaan oo kula xasuuqaan beeshaan ku dhibtay ❤❤❤ sheikh nimana waad sheegataa ama lagugu sheegaaye dee diinta ku dhaqan bey rabtaaye Karunsheegoo cuqdada iyo qabyaalada iska saar qabyaaladi qaabdaradeeda waatii caabudwaaq kuudiidaye ood kuwaad kumagaca ahayd aad magacyo siikala noqoteen aad isku dulantaan aniga hadaan adiga ahay qabyaaladba masoo hadal qaadeen waayo xeerada salkeedii waadsoo taabatay oo magaaladaadii baa lagaasoo sheegtay oo aad ku gami weyday ❤❤🎉🎉 maxaad kahadlee marka managu dheeldheelee ❤❤ yaakhey caadi iskadhig soomaalidana isusoojiid colaad hakadhex hurinin reerkaana kafuq maseyrkana iskadhaaf reerkaan ilaahaybaa balaariyay sadexdaa wadan iyo wuwakalaba ku beeray inaad dib wax u xukuntid hadey kuuqoran tahay waad heleysaa hadiikalana samirqaado oo reerkaan aad culimadooda iyo caamadoodaba aad ku dhagan tahay iskadhaaf sharfkaagey dhaawacaysaaye waxkale iskadaaye xitaa ciyaar dhaqameed koodii waad ku dhagan tahay ciyaarihii kale ee soomaalida kale oo kuwaagu kujiraana khalad kuulama muuqdaan kuwa dabada Lula iyo kuwakalaba ❤❤❤❤ waardee reerka waa in malaha lagaa cuudiyaa waawareey

  • @anab9951
    @anab9951 6 หลายเดือนก่อน +1

    War canfar bay ujeedaa oo soo weerartey dadka soomaaliyeed ee birimagaydada ah ee lagu xasuuqayey garbo ciise ee goormay soomaali xasuuqeen

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dabcasar adeer bir iyo dhagax Allaha kaaga dhigo…. Bir Iyo dhagax😂

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 5 หลายเดือนก่อน

    Dabcadar ❤❤🎉🎉

  • @anab9951
    @anab9951 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dabcasar nin soomaalinimadu ku weyn tahay baan moodayey ee wuuba bukaa oo Ogaadeen ileyn maba arki karo ilaahay xanuunkaa qabyaalada ah iyo nacaybka wadda socda hakaa caafiyo canfarta laga adkaaday ee loo dhaanteeyey miyaad tiri mareexaan bay laayeen shame on you VIVA Ogaden

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha cafiyo ader dabacasar

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 5 หลายเดือนก่อน

    Dabcasar waxay ilatahay waxaa ku adkaatay xifaaltanka beesha xukunka soomaaliya haysata markaasuu is yiri yaad jiidjiidan kartaa oo kuu jilicsan saa waxaa usoo baxday beeshaan uu caawa iyo kariba hadii uu ka laadlaado aanan yac iska lahayn cuqdadina waajirtaa oo kursigii siyaadbare ayaa uga dhex muuqanaya cida ku fadhidaana ma aadi karo makaasuu iska jiidanayaa toosh cuqdadeysana ku ifinayaa that's not nice ❤❤❤❤

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nabada katali Ogaden colaad waxbab logmaqadu Akhrinta taariikhda ogadden 😂 walala dhee

  • @sadiqomar6679
    @sadiqomar6679 6 หลายเดือนก่อน

    Ilka yar maxaa looga dhaantayn awoowgood la gubka

  • @feisalmohamedabdullahi6128
    @feisalmohamedabdullahi6128 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaan tooyinkan waxaa loo qaaday canfar ceelashii laga duugay ee mareexaan goormuu canfar noqday

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p 6 หลายเดือนก่อน

    Dabcasar hadigu maa sheikh batahe mise sheikh kuli batahe dabacasow melfariso oo qabilka hiskadaf Allah kaxisho

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 5 หลายเดือนก่อน

    BUULA XAAJI MAREEXAAN 70 BAAN OOGA DILNAY AYAGOO ALSHABAAB AH

  • @ayanahmed7597
    @ayanahmed7597 6 หลายเดือนก่อน +1

    DABACASAROW CUQDAD OGADEN WAA UDHIMANEE

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 หลายเดือนก่อน

      Runta hadii la sheego ma cuqdadba

  • @MahamudsaidAbdirahman
    @MahamudsaidAbdirahman 6 หลายเดือนก่อน

    War niyo madad waxba fahmeynin miyaad namoodaa
    Maalin waa sheekh maalinta xigta waakanaa asagoo sidii ciyaaltiktok muqaalada soo jarjaayo.
    Ninkani 2mid unbuu yahay
    1.sirdoon shisheeye
    2.nin haabaaran oo si un ubuka

  • @Bettingon1
    @Bettingon1 6 หลายเดือนก่อน

    Dabacasar is back 🔙

  • @abdikadirdaud860
    @abdikadirdaud860 6 หลายเดือนก่อน

    Dabacasar cuqdad ogaden ayaa ku heesa Lakiin wad udhiman.ogaden waa aqoonyanka somaliya.wana dadka somaliya halgankeeda meerka oogu tariimkhada badan

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 6 หลายเดือนก่อน

    Dabcaseer waa sheydaan ku waashay qabiil ilaah ha ku qabto

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 6 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan qof xasuuqikaro majiro waa darbi shub ah dabcasar waa nin iska hadla

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 6 หลายเดือนก่อน

    Anoon qoraal keeygaas hore, wax raali gelin ah ka bixineryn, yaan leeyahay, Soomaali wada dulligaas, kuwaase waa xoolo daaqsada oo is Waal waalkooda beenta loo weeyn doono, waligoona waxba eeysan ahaan.

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 6 หลายเดือนก่อน

    Dabcaseer waa qabqable waashey

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 6 หลายเดือนก่อน

    Dullinimo daarood yaa badan keed dusha ku wato ee Umadda aad isku taag taageeysaan ka fiirsada,ma kuwaas aan is naqaan yaad ka cabaadi adigunakkkkkk

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 หลายเดือนก่อน

    Aqas waa naag xun

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 6 หลายเดือนก่อน

    Waligay ninka been badan ma arag war qudhacshir baad leedahay

  • @mahdimohamed3102
    @mahdimohamed3102 6 หลายเดือนก่อน

    Beenaley Allah ka baag

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 6 หลายเดือนก่อน

    War ma isku dirbad bilowday aakhiru saaca

  • @easky363
    @easky363 6 หลายเดือนก่อน

    HALAIDIN XASUUQO, FAQASH.