- 275
- 1 039 227
Haji Dabcasar Somali TV
Vietnam
เข้าร่วมเมื่อ 22 ส.ค. 2020
Public Figure
01/09/2025 Sucaad iyo Maslax Waraysi Hooyadiis iyo Xaaladii u dambaysay Jacaylkii Waalida keenay.
01/09/2025 Sucaad iyo Maslax Waraysi Hooyadiis iyo Xaaladii u dambaysay Jacaylkii Waalida keenay.
มุมมอง: 6 315
วีดีโอ
Naxdin ay Farxadi kadambaysay:Waa lahelay Cabdurazaaq Sh.Cali Qote 01/04/2025
มุมมอง 1.2K23 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Naxdin ay Farxadi kadambaysay:Waa lahelay Cabdurazaaq Sh.Cali Qote 01/04/2025
01/02/2025 Dugsi Darul Quran Foundation Dhismihii oo bilaabmay.
มุมมอง 705วันที่ผ่านมา
01/02/2025 Dugsi Darul Quran Foundation Dhismihii oo bilaabmay.
Genocide: Xasuuq ay Ciidamada Liyuuboolis ee Itoobiya gumaysato kuxasuuqeen Beesha Isaaq 12/29/2024
มุมมอง 1.2Kวันที่ผ่านมา
Genocide: Xasuuq ay Ciidamada Liyuuboolis ee Itoobiya gumaysato kuxasuuqeen Beesha Isaaq 12/29/2024
Madaxda Qaranka oo Xaraashay Dalkooda Bad iyo Biriba 12/27/2024
มุมมอง 63414 วันที่ผ่านมา
Madaxda Qaranka oo Xaraashay Dalkooda Bad iyo Biriba 12/27/2024
Qaybtii Sadexaad: Gabadhii Ninka Mareexaan Lacagta kadhacay oo in ay isdisho ku fakartay 12/21/2024
มุมมอง 11K14 วันที่ผ่านมา
Qaybtii Sadexaad: Gabadhii Ninka Mareexaan Lacagta kadhacay oo in ay isdisho ku fakartay 12/21/2024
Nin Mareexaan ah oo $35,000 kadhacay Haweeneey Asharaaf ah 12/20/2024
มุมมอง 28K14 วันที่ผ่านมา
Nin Mareexaan ah oo $35,000 kadhacay Haweeneey Asharaaf ah 12/20/2024
Hubkii iyo Tiknikadii ay Beesha Isaaq Dagaalka Ceergaabo Dhulbahante uga qabsadeen 12/19/3024
มุมมอง 63321 วันที่ผ่านมา
Hubkii iyo Tiknikadii ay Beesha Isaaq Dagaalka Ceergaabo Dhulbahante uga qabsadeen 12/19/3024
Beesha Isaaq Naada uga ,adag,Dhulbahantane Colaada uga adag Isaaq 12/29/2024
มุมมอง 1.3K21 วันที่ผ่านมา
Beesha Isaaq Naada uga ,adag,Dhulbahantane Colaada uga adag Isaaq 12/29/2024
Dhawaaqa Xabada Dagaalka Raaskaambooni.12/11/2024
มุมมอง 49528 วันที่ผ่านมา
Dhawaaqa Xabada Dagaalka Raaskaambooni.12/11/2024
Cudurka HIV AIDS (Aydhiska ) oo Gobolada SOOMAALIDA ee Maraykanka XARGAHA GOOSTAY OOAAD UGU FAAFAY
มุมมอง 1.7Kหลายเดือนก่อน
Cudurka HIV AIDS (Aydhiska ) oo Gobolada SOOMAALIDA ee Maraykanka XARGAHA GOOSTAY OOAAD UGU FAAFAY
MUXAADARO QUITO KEH QABRIGA 12/2/2024 NICMADIISA IYO CADAABKIISA .G.Vermont,USA
มุมมอง 435หลายเดือนก่อน
MUXAADARO QUITO KEH QABRIGA 12/2/2024 NICMADIISA IYO CADAABKIISA .G.Vermont,USA
Guurka ayaa Xal u ah Zinada Xargaha goosatay 13/01/2024
มุมมอง 605หลายเดือนก่อน
Guurka ayaa Xal u ah Zinada Xargaha goosatay 13/01/2024
Askar Soomaali Maraykanka:G.Brermont,Magaalada Winooski 11/30/2024
มุมมอง 12Kหลายเดือนก่อน
Askar Soomaali Maraykanka:G.Brermont,Magaalada Winooski 11/30/2024
Wadaado badan Xoolaha Dadka ayay Xaaraan kucunaan 11/13/2024
มุมมอง 4.8Kหลายเดือนก่อน
Wadaado badan Xoolaha Dadka ayay Xaaraan kucunaan 11/13/2024
USA:Maraykan:Jaaliyada Magaalada Burlington ee Gobolka Vermont
มุมมอง 760หลายเดือนก่อน
USA:Maraykan:Jaaliyada Magaalada Burlington ee Gobolka Vermont
Qaboow,Darxumo ,Dayac Hooyadii Linda Caruurta ah ay Dawlada Maraykanka kaqaadatay 11/11/2924
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
Qaboow,Darxumo ,Dayac Hooyadii Linda Caruurta ah ay Dawlada Maraykanka kaqaadatay 11/11/2924
Cimraan Maxamed Qaariga Soomaalida Maraykanka ee DHALINYARADA ah.11/10/2024
มุมมอง 4.8Kหลายเดือนก่อน
Cimraan Maxamed Qaariga Soomaalida Maraykanka ee DHALINYARADA ah.11/10/2024
Boqolaal Qof ayaan keenaa Maraykanka Saba’s Walba.Gudoomiyaha Jaaliyada Lewiston ee G.Maine
มุมมอง 4.2K2 หลายเดือนก่อน
Boqolaal Qof ayaan keenaa Maraykanka Saba’s Walba.Gudoomiyaha Jaaliyada Lewiston ee G.Maine
Qaybtii 3aad Hooyadii Caruurta laga qaatay oo heshay 2 Gabdhood Walaalaheed ah 11/05/2924
มุมมอง 25K2 หลายเดือนก่อน
Qaybtii 3aad Hooyadii Caruurta laga qaatay oo heshay 2 Gabdhood Walaalaheed ah 11/05/2924
Qaybtii Labaad Hooyo ay Lix Caruur ah Dawlada Maraykanu ay kaqaadatay
มุมมอง 25K2 หลายเดือนก่อน
Qaybtii Labaad Hooyo ay Lix Caruur ah Dawlada Maraykanu ay kaqaadatay
Hooyo Lix Caruur ah Dawlada Maraykaku ay kaqaadatay oo kunool Wadooyinka 5 Sano.
มุมมอง 17K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo Lix Caruur ah Dawlada Maraykaku ay kaqaadatay oo kunool Wadooyinka 5 Sano.
Maqrib Prayer in Islamic Society of Boston Cultural Center led by Imam Abdurahman A Haji.
มุมมอง 4622 หลายเดือนก่อน
Maqrib Prayer in Islamic Society of Boston Cultural Center led by Imam Abdurahman A Haji.
Mareexaan Sade Ugaasyadooda Dulmiga halaga daayo
มุมมอง 3.4K2 หลายเดือนก่อน
Mareexaan Sade Ugaasyadooda Dulmiga halaga daayo
Qaraxii Liido Dhimasho kabadan 100,Dhaawac 300 kabadan 08/03/2024
มุมมอง 8155 หลายเดือนก่อน
Qaraxii Liido Dhimasho kabadan 100,Dhaawac 300 kabadan 08/03/2024
Hubkii Mareexaan qabsaday iyo Digniinta Ugaaska Beesha Mareexaan 07/15/2924
มุมมอง 3.9K5 หลายเดือนก่อน
Hubkii Mareexaan qabsaday iyo Digniinta Ugaaska Beesha Mareexaan 07/15/2924
Daawo Habkii loo toogtay Ninkii toogtay Trump 07/14/2024
มุมมอง 1K5 หลายเดือนก่อน
Daawo Habkii loo toogtay Ninkii toogtay Trump 07/14/2024
DABCASAR IYO İDİL AYRUUSH LIYUU IYO ONLF HALGAMAAYOOW
มุมมอง 2.2K6 หลายเดือนก่อน
DABCASAR IYO İDİL AYRUUSH LIYUU IYO ONLF HALGAMAAYOOW
waa qoliyi boobi jirayi Somalia hantida dadwayinaha aduniyaa kida Allah akbar
Dadkii dawladii kacaanka lasoo shaqeeyey dhamaantood nolol xun baa u dambeysey iyagiyo dhashoodiiba dulmiga natiijadiisu wakaa qofkii hadaba faraha kula jiroow
Allow caafi yaraball caallamiin😭🤲🤲🤲🤲
Illaahow caafimaad see
Yaahuu ma naagxun buu uwaalanaa 😂😂😂😂
Ha dhihin saas walaal xanuunka qalbiga wuu badan yahay mana ahan kaliya jeceel ee waa is aamin wuu qalbi jabay qofkuu aaminay oo dayacday imaanka aalagu badbaadaa ilahay imaanka ha u sugo wiilka lakiin ogow in qalbi jabka qofwalbo ku imaan karo nin iyo naag dhib walbo samarkiisa Alaha nasiiyo Amin
Ogaadeen Reer abtigay noolaada 🎉❤❤🇸🇴
Shlekh lambarka Iso dur waxan rabaa In ad icawisaa in Nago galo isoqor Lambark
ASC Wll sh cabdirixman Lambarkaga isodir
Tala xumadaada qofta somali ma u celisid
CAYDA OGAADEEN IYO MIDA DAAROODBUU KUWAASHAY. HORGAL. RAFAADKA WAXAA UKEENAY RUUFYAANIMADII AFWEYNE
Masha allah
Aamiin Alle ha U naxariisto naxariis waasac ah
Hadii aad comment aad bixineyso markasta waa inad niyada kuheysaa adigu inad dhimaneyso Lkn commentigu uu khadka kusii qornanaayo. Marka walalayaal wax wanagsan qora ama iska amusa
Lol
Haduu u orda sow ehelkiisa ma aho allx hadii la helay Alloow belaayo oo idil ka xijaab allx allx balse jooji dulmiga hasana wiilka waa wiilkiisa dabacasar soomaali oo idil waa uu ordaa una hiiliyaa allow xifti
🎉🎉🎉🎉
xasan dheera ilka yarta unbu u ordaaa cid kale wax uma qabto
Mashaa Allaah Ilaahay ayaa mahad leh
HORGAL
FAQASH
Ku dhimo cuqdada Ku dhimo
May Allah reward you immensely for your work
Wallee Waa Gabar Xalaal ah , Subhanalah
Dabcaseer Waa Oday Somaliyeed , Waa Nin Kaharay Raggii hore.
Soosheeg Magaciisa Meeshuuu Joogo ayaa lagudacweynkaraa! Ma Reer Baardheeraa?
Bal Rag Dumarkoodii Sidaan ugalaya, Caruurtoodiina Kacararaya, Kadibna Markey Arkaan Dumarkoodii oo Ajaanibta Kucararaya iyo Caruur Daroogada Gada oo Isleyneysa Ama Laleynayo, Dalkoodiina Iibsanaya, Maxey Ku Andacoonkaraan? Garashadoodiise Halkeey Aaday? War Hadaad Awoodo Raggaan Xabsi Waara Iyo Shaqo Ayaan Kuxukumilahaa!
Mansh Alaah ❤
Masha Allah
Alaah hakaa awaalmariya
Niyow macalin iga dhiga
Dabcasar magari kartan
Masha Allah ilaahay ha Kula jiro
Nacalad kugu dhacday doqon iska caytamaya afku kugo
الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها وذويها الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
FAQASH TUUGSADA OO SHABAABA ALQACIDA DAACISH AH. LACAGTII ADEERKAA AFWEYNE IYO MARIIXAAN SOOXADEEN MEEDAY????
Dabacayuun
@AbdulrahmanMoha-bo8pe dabacayuun dowlad weeye maantay, adiga gobalwalbaa maantay laguugu gumaystaa
DIINTA WAALUGA QARAABTAA
Dab casar xoogiisa iyo xoolihiisa ayuu Diinta oogu adeegaya meesha dadka qaar ay umada Xadayaan
@batulasmail8261 DABCASAR DIIN WAXKAMA OGA WAA DILAA ISQARIYA DAACISH AH
Illahayow dhulka nabadgelyo nooga dhig peace and peace
WAA EHLU NAAR DAD MUSLIMIINA IN LA ISKU DIRO AAKHIRADAADA ILAASHO WAA IN UUN HADAD DAN KALEEDAHAY RABIGA IYO JANO
Nin hubaysan oo ladilay xasuuq ma aha wax soo baro
Ilaahay how naxariisto
Mashalaha jasakalaho kher ❤❤❤❤❤❤❤
Subxallah illahay miles iloobey allahu Akbar
Aqligii Mareexaan iyo Afweeyne waakan. Argagixisada SNM ayuu leeyahay wa Shacab. Uqdad qabiil markaa aykuhaysa waakan. Uqdad Ogaadeen ayaa haysa. 💁
AALLAHU Akbar
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
Nacayb Ogaden uun baa ku hayee. Dadka deegaanka ka geeriyooday Allah ha u wada naxariisto labada dhinacba🤲🏽
Talow mxad ugu daniday inuu not nicab ogadan hayo maqaan uleyaha kugu maqan😂
@ maan daniyay mise wuu cadaystaaba dabcasar?
Inalilahi waa inailehirajacun illahow raali kamihi allow kalaqabooji mislimiinta oo dhan
Allah ha u naxaristo amiin amiin yaa rabi dadka matade iyo carurta sida ugaleya magaca islama aye sheganeya waliba guyahidena wa kaga gubeya subxanalah allahu akabara subxanalah allahu akabara subxanalah allahu akabara wa waxa adad loga naxo maskine Allah ehalade iyo qarabade aye ka baxane Allah Samir iyo Iman ha ka siyo amiin amiin yaa rabi
Haaaji dabacasar ... don't mix your tribalism with the Quran. Respect the religion of Islaam
Exactly 💯
Meelwalba xabashigii hub buu isagu keen dhiibay.inaa lillaahi wa Inaa ileyhi raajicuun.