SHEEKH AMA CULULO MA AHAN QOF QOF KALE U JAWAABAAYA OO KA DHALAN KARTA KALA TAGA UMMADDA MUSLIMKA AH XITA HADDII AY RUNTAHAY WAAYO ISLAAMKA WUXUU ILAAALIYAA MIDNIMADA UMMADDA MUSLIMKA OO ARRINTA UGU WEYN AH MIDNIMADA MUSLIMIINTA AYAA KA WEYN KHILAAFKA YAR YARKA AH OO AAN DIINTA LOOGU BAXEYN.
Shafiicada way jirtaa wahaabiyadana ma ogala ilaahay asaga nabi mahamed waa uu iaraaciyay dabcasar ma diidi kara amaanta rasuulka xadath ma aha waa diin ruuxi ah
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 TABARAKALLAH ☝️🤍💐
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 brother's ☝️🤍💐
Waa sax wax walbo oo nabigeena lagu amaaney
Dabacasar waaku taakeer sanahay
Mashaa allaah
Mawliidka keliya maahee waxyaalo badan oo aan diin ahayn ayey Soomaalidu diin ka dhigtaan sida xadiiska IWM.
Alle hano hanuuniyo somali msha Allah daba casar waa awoowgay waa wllkay an diinta alle ku jeclahay
SHEEKH AMA CULULO MA AHAN QOF QOF KALE U JAWAABAAYA OO KA DHALAN KARTA KALA TAGA UMMADDA MUSLIMKA AH XITA HADDII AY RUNTAHAY WAAYO ISLAAMKA WUXUU ILAAALIYAA MIDNIMADA UMMADDA MUSLIMKA OO ARRINTA UGU WEYN AH MIDNIMADA MUSLIMIINTA AYAA KA WEYN KHILAAFKA YAR YARKA AH OO AAN DIINTA LOOGU BAXEYN.
Haji dabcasar, kawaran xalada? ❤
Nambarka dabcasar ayaan u baahnahay
Subxana Allah
Ilaaheey ka baqa hadii aadislaam tihii wax lagu cayaaraa jira ninka weeneenaya nigeen maxamed wuu ni dhaamaa
Shafiicada way jirtaa wahaabiyadana ma ogala ilaahay asaga nabi mahamed waa uu iaraaciyay dabcasar ma diidi kara amaanta rasuulka xadath ma aha waa diin ruuxi ah
Dabcasar wa fuliy
Maalaayacniga umada islamka kala fadhiiso
Mawliidku waa xus maalinta weyn ee nuurku dhashay ee kii xaqa iyo baadilka kala saaray dhashy .Waa amaan la amaanayo Nebiga SCW iyo guulaha iyo cadaalada uu aduunka ka dhaliyey. MA INTAAS AYAAD KA XISTIYAYSAAN NEBIGA ILLAAHAY YIDHI NAFTAADA, CARUURTAADA IYO QOYSKAAGA KA JECLOW?
Kkkkkkkk
War horta diin layaqano
Ayaa laga doodaa wardiina soobarto
Ilaah halaga baqo
Dabcasar xilaashkaa kawaran😂
Z
Ley salahaa min duuni laahi kaashifa
Subxanllh wall quranka sida udhaa.n😢😢
Tukaankaan Allaha gubo