Safarkaygi Dhagaxbuur | My Journey to Dhegah bur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2024
  • Safarkaygi dhegaxbuur
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: pCk8DtTCoM...
    .
    Facebook: Adeego24?mib...
    .
    Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...

ความคิดเห็น • 105

  • @abdimaligmohamed1152
    @abdimaligmohamed1152 5 หลายเดือนก่อน +11

    Deeqsi man Asc wxn kaah sooh salamayaah dalka Canada🇨🇦 sxb wxd isooh xusuusisay gobalkaygiih gar ahaan jarar dugsiga Ugaas mahamuud wxn kudhamaystay dugsigiih dhexe dalka wxn kamaqanahay 18 years waxbadan way isbadaleen thank you muqaalkaad nooh sooh gudbisay wxn ku leeyahay keep going deqsi man Good job

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 7 วันที่ผ่านมา +1

    Home sweet dhagaxbuur 🇬🇶❤️

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 หลายเดือนก่อน +5

    ohhhh yeahh!! Hotrlka ugu wanaagsan weeyaan! weliba Internet , wanaagsan buu leeyahay!
    Faysal Sheikh 👍💖♥️ayaanku varanay Hotelka! waa bicyclists 🚴‍♀️ kaso safray from Kenya To Djibouti 🇩🇯!!
    Jidka inaad ku aragtay macquul ! shaley buu joogay Dhagaxbur!! I have just subscribed to your Channel 👍💖💕♥️🙏💖💕♥️

  • @qaliqrux1
    @qaliqrux1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magaladan hoydayy darteed ujeclhy inshallh one day wa tagidona❤🇬🇲

  • @samsammaxamuud8952
    @samsammaxamuud8952 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha allah jarar janno Alla maxaan u hiloobay dulkiihooyo hno illahay nabd noogu wada midnimo waarto ❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sxbkay waxad jogtaa hoyga halganka iyo gumaysididka iyo jacelka somalida ❤❤❤❤❤

  • @Mohamed-ig6hj
    @Mohamed-ig6hj 3 หลายเดือนก่อน +1

    When we visited from Berbera during a summer sometime in the late fifties as a school with our family because my mother was from famous family from Dhagaxbour and it was a small village.the Ethopian military camp were outside the city and other ethnic group other than my mother,s tribe were not living completely at that time and people were not used to drink coffee,only they used to drink tea and was peaceful and I remember there were many farmes at couple meter outside the city.
    I wish to have the opportunity to visit.
    I follow you about your trips in that region but your Somali accent does not show you are not particular from the region your covering.
    However I wish you good luck and keep doing the good work.
    On whole your videos are interesting.
    God bless,and thank you.
    By way the used to live in Dhagaxbour an Arab business family,there any members of that family living there.
    Thanks.

  • @nimcohotho6584
    @nimcohotho6584 4 หลายเดือนก่อน +2

    Homeland 🏡🥰❤️

    • @Naji0704
      @Naji0704 2 หลายเดือนก่อน

      😥

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah sxbkay

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 หลายเดือนก่อน +1

    👍

  • @shaviahmett
    @shaviahmett 5 หลายเดือนก่อน

    Welcome brother 🙌

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 5 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco zhp from hargisa ❤

  • @ahmedliker
    @ahmedliker 5 หลายเดือนก่อน

    The one & only deeqsi🥰

  • @user-bb1xu4gs3g
    @user-bb1xu4gs3g 5 หลายเดือนก่อน

    My brothe deeqzi man keep going

  • @user-wc3ep5bm3d
    @user-wc3ep5bm3d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaalah

  • @fuaadabdi1137
    @fuaadabdi1137 2 หลายเดือนก่อน

    Magaladan Waa Magaladan Ku Dhashay❤

  • @axmednuurcabdi1154
    @axmednuurcabdi1154 5 หลายเดือนก่อน

    WELCOME PRO

  • @CabdiHassan-qh2nv
    @CabdiHassan-qh2nv 5 หลายเดือนก่อน

    Keep.going prother❤

  • @Prince-Abdi
    @Prince-Abdi 5 หลายเดือนก่อน

    Muqaal Qurux badan weye bro keep going 🎉🎉🎉

  • @mohamud275
    @mohamud275 5 หลายเดือนก่อน

    Wow my city❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CRFATE
    @CRFATE 5 หลายเดือนก่อน

    Legend magaladydii soo dubty Thnk Sxb Adi xataaa ilkacasta thy waa ayo ilkacasta iyo rer jigjiga waa dad il bax oo is jecel marka inolow Wlky keeg going 🎉

  • @SAHANRAAC
    @SAHANRAAC 5 หลายเดือนก่อน

    Great video😊

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaantadii abwaan axmed budul ayaan soo xasuustay ee jarar ❤❤

  • @AmiirAhmed1
    @AmiirAhmed1 5 หลายเดือนก่อน +2

    🔥

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 5 หลายเดือนก่อน +2

    bishan koobaad bisheedii ayaan dhagax buur imi waa magaalo aanad ku qalooneyn aadbaan uga helay dhagaxbuur waa kusoo noqon insha allah

  • @sakicumar23
    @sakicumar23 5 หลายเดือนก่อน +1

    waaw lipaaxoow cawa ma nala johtaaa wakudanaa sxb gulysoh

  • @darwiishboy7470
    @darwiishboy7470 5 หลายเดือนก่อน

    Khadro daahir soo qaado zxp❤

  • @user-tv3wx9gh5x
    @user-tv3wx9gh5x 5 หลายเดือนก่อน

    WlllkY keep going pro

  • @sakicumar23
    @sakicumar23 5 หลายเดือนก่อน

    vidow aad u qurxoon sxb wye magaaldii waanoo shiday wlhi melhii ugu fiicnaa wali madan tagin lkn liox gulysoh ❤

  • @zakariye-apdirahman6614
    @zakariye-apdirahman6614 5 หลายเดือนก่อน

    M.a Zxp Horay usoco❤

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 5 หลายเดือนก่อน +2

    Bunkaa aroortii aad ku dhufatoayaa iga cajabiyay 😁

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 2 หลายเดือนก่อน

    Amxaaro bunke sixirka iniiso marinayaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @user-ng9bz5iz2v
    @user-ng9bz5iz2v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Doqnyawha waa qaarada africa

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 5 หลายเดือนก่อน

    Vlog ku tagaya insha allah 🙏🏼

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid masha Allah sxp magaalada

  • @user-ts4sj2dw6y
    @user-ts4sj2dw6y 5 หลายเดือนก่อน

    ❤😊

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 5 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi Man.
    I’m from Faysal Sheik Channel.

  • @Idiris-zw4md
    @Idiris-zw4md 2 หลายเดือนก่อน

    🇨🇵🇨🇵🇨🇵🇨🇵

  • @user-us3og2yo4d
    @user-us3og2yo4d 4 หลายเดือนก่อน

    dhagax buur❤❤❤

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 หลายเดือนก่อน

    Ilko cas wa dad waalwalan

  • @zamzammohamud25
    @zamzammohamud25 5 หลายเดือนก่อน

    Gobolkii reer abtigay jecliyaa jarar🥰🥰

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 หลายเดือนก่อน

    Dhagax buur Gabdh Qaaliya
    Ayaa iga Jooga😂😂 Igu Salam Zunduz❤❤

  • @rahmoabdi1396
    @rahmoabdi1396 5 หลายเดือนก่อน

    My home 🏡 ❤❤❤❤

  • @user-ts4sj2dw6y
    @user-ts4sj2dw6y 5 หลายเดือนก่อน

    My home 🏡 ♥️

  • @FardawsaMahamed-xo2pf
    @FardawsaMahamed-xo2pf 5 หลายเดือนก่อน

    Magaladaydiii😊

  • @khadarmohamed1769
    @khadarmohamed1769 5 หลายเดือนก่อน

    Dhagax buur waa meshan ku dhashay❤
    Wey is badashay aad 18sano kahor baa igu danbesay

  • @yaassirhajji
    @yaassirhajji 5 หลายเดือนก่อน +2

    Home 🤍😍

  • @user-qu8un2ln7q
    @user-qu8un2ln7q 5 หลายเดือนก่อน

    shamsudiin Iman

  • @Kadramuktar-tw3xx
    @Kadramuktar-tw3xx 5 หลายเดือนก่อน

    Bro qabdaharna gadh from salah sanag ❤

  • @user-iw4qu1cw8l
    @user-iw4qu1cw8l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Calanka maaha DDS waa Equatorial Guinea.

  • @user-uw3zv7rz2o
    @user-uw3zv7rz2o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jarartaydi❤

    • @samsamaxmad5046
      @samsamaxmad5046 5 หลายเดือนก่อน

      Tuladaydii dhey zxp qali

    • @user-uw3zv7rz2o
      @user-uw3zv7rz2o 5 หลายเดือนก่อน

      Kkk magalka hanaga ceebayn yaray😂

    • @samsamaxmad5046
      @samsamaxmad5046 5 หลายเดือนก่อน

      Waxay tahay ku sheegayaaa yaray

  • @solofilms1
    @solofilms1 5 หลายเดือนก่อน

    Waan kugu soo dhawaynayaa magaladayda dhagah bour

  • @user-zf7yc5bc3m
    @user-zf7yc5bc3m 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan magaalo ma aha😂😂

  • @user-ng9bz5iz2v
    @user-ng9bz5iz2v 5 หลายเดือนก่อน

    My team xul xarago

  • @guuleedzahardiid6456
    @guuleedzahardiid6456 3 หลายเดือนก่อน

    wlhi waa runtiisa wxan xasuusta wkhti aan ethiopia joogay bun ilaa iyoon subixi cabo mooye iimay ahyn waar legeng walbo ethiopiana waan salamaya

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 5 หลายเดือนก่อน

    Waan u xiisay dhagax buur walhi

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 3 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaas waa rabnay qof na kala bara oo naso tusa

  • @Hamze-Ladane
    @Hamze-Ladane 5 หลายเดือนก่อน

    Dhagaxbuur

  • @ZAKARIYE14
    @ZAKARIYE14 5 หลายเดือนก่อน +1

    magaladii ilbaxnimada

  • @user-ng9bz5iz2v
    @user-ng9bz5iz2v 5 หลายเดือนก่อน

    Dhagax bour

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 5 หลายเดือนก่อน +3

    Nio dhulkan Ethiopian male kada calanka Ethiopia hadana sari Karin Kan somalia wxba ha saran iskabada ama Kan deeganka saar

  • @darwiishboy7470
    @darwiishboy7470 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heesahaa aad saraysid baa kaa qaldan

  • @solofilms1
    @solofilms1 5 หลายเดือนก่อน

    Schoolka ugaas maxamuud
    Waan kugu soo dhawaynayaa magaaladauda dhagehbour

  • @xamsasharif
    @xamsasharif 5 หลายเดือนก่อน

    Pro deesi man Dhagax madowna iso dhaaf😂

  • @mukhtaribraofficial7825
    @mukhtaribraofficial7825 2 หลายเดือนก่อน

    Taliye cawa magaladaydii baad jogtaa

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x 2 หลายเดือนก่อน

    Godeymaatimaaday

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 5 หลายเดือนก่อน

    Yaamaha : hilibka

  • @dariqmahamed7535
    @dariqmahamed7535 5 หลายเดือนก่อน +1

    Reer jigjiga xabsi bay ku jiraane Illhay xabsiga haka soo bixiya sababtan u leeyahay xabsi bari ban safar ugu 9/6/2023 baxaya Addis. Ababa wxanan so marey wajale magalo qardho markan so gaadhay sow waxay ahayd abaaro 5:40 pm galabnimo sow haday 6:00. Pm ay dhacdo jigjiga wax sogalapa ma jiro halkii bana nagala celiyey wlhi wxan ku qiyaasey baaburta aanu wadada wada taagnaay ilaa dhowr iyo 30 Gaadhi wiil yar oo Sanka ka hadlaya meshapa maamulanaha hadad juuq tiraahdidina qori Sanka lagaaga qabanyo ayaan is idhi sow Meel nimco ah baad joogtay oo ku noolahayd alx hargiesa
    Marka illhay xabsiga iyo gumeysiga ha idinka xoreeyo xumaana igama ahay

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 5 หลายเดือนก่อน

    Meshan ayan dhawayd baan maray wA iska baadiye

  • @samsamaxmad5046
    @samsamaxmad5046 5 หลายเดือนก่อน

    War tani magalo ma eehee waa tulo soo racada jarjar jano ee beenta nag daaa wll shamsadiinoow

  • @liina3528
    @liina3528 5 หลายเดือนก่อน

    Makhtal dahir school ban xasusta ano yar ❤

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 5 หลายเดือนก่อน

    Hiigan

  • @maxamedfaraxsalaad1341
    @maxamedfaraxsalaad1341 5 หลายเดือนก่อน

    Dee khariiradu waa Afrika ma,ahan kan ethiopia

  • @qadarmuhumed221
    @qadarmuhumed221 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb 23 sano ka hor aa igu damabaysay xasuus schoolkaygiii

  • @muscabibnuahmed3314
    @muscabibnuahmed3314 5 หลายเดือนก่อน

    Gaadhigo wa samaliland 😂😂😂

  • @maxamudjaamac4682
    @maxamudjaamac4682 2 หลายเดือนก่อน

    Adoobiya iskaxoore horta wad kufaanasysa waxad leedhy baabuli somaalidii walaga qaday ceebtaada astuur niyow

  • @abdiaden9209
    @abdiaden9209 5 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi ileen Jaahuur ayuu ahaa 😂 Awaare ilaa Bukudhawo gaadh sxb

    • @user-vr6rj4ud6c
      @user-vr6rj4ud6c 5 หลายเดือนก่อน

      Kee wye kaas xaruntii Bukudhawo ahyd sheegayaa 😂

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Alle habarokeeyo dhamaantoodba gobolka ogaadeeniya

    • @alshifa2673
      @alshifa2673 5 หลายเดือนก่อน

      Dadka iyo duunyodaba

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 3 หลายเดือนก่อน

      Haku ciyaarin magaca Somali Galbeed, ogaaden waa inyar.
      Somali badan ayaa deggan oo kala duwan.

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 5 หลายเดือนก่อน

    Dhakaxbuur waa intee ma Ethiopia

    • @yasirmungani6778
      @yasirmungani6778 5 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal, waa magaalo u ah caasimad gobollada ka mid ah gobollada soomaaliyeed ee itoobiya naga haysata

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 5 หลายเดือนก่อน

    Melahan waa baaba tuulo. Ethiopia qaajo bisinka

  • @xamserashet4197
    @xamserashet4197 5 หลายเดือนก่อน

    War kani waxba ma garanaye anigaa magalada kuu sharaxi laha ee maa isoo qabatid😂

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 5 หลายเดือนก่อน

    Biibi😂

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 5 หลายเดือนก่อน

    Khariidada waa ethiopia kulahaa waa caqoonti oo gof ah sxp waa tii africa oo dhan ku noqo halkaa 😂😂😂😂😂

  • @user-zf6ye8tg8b
    @user-zf6ye8tg8b 5 หลายเดือนก่อน

    ETHIOPIA AQLIGEEDAA AQAANAAYE IYADOON 4GB LAHAYN AYEY 5GB RAADINEE 😮

  • @kamalahmed6121
    @kamalahmed6121 5 หลายเดือนก่อน

    Hiigan Nimaanisha hii miyaaa😂

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 5 หลายเดือนก่อน

    Jaahuuro ilkaha huurada ka nadifiya

    • @kaderabdi4336
      @kaderabdi4336 7 วันที่ผ่านมา

      Doqoney ilkaha cas huuro maaha ee huuro waa ta kugu taala iska nadiifi👍

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 5 หลายเดือนก่อน

    Magaalo lawa dagan yahay

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂 cajiip ogaaden faantamaya 😂😂😂

    • @kaderabdi4336
      @kaderabdi4336 7 วันที่ผ่านมา

      Sax faanka kuma fiicnin ee ficil ayaan leenahay

  • @Borama1960
    @Borama1960 5 หลายเดือนก่อน

    The map is Africa, dude, not Ethiopia. Smh.

  • @nasteexoashkirnasteexoashk3672
    @nasteexoashkirnasteexoashk3672 5 หลายเดือนก่อน

    Bunka ma qaxwo kala jeedaan tolow

    • @yasirmungani6778
      @yasirmungani6778 5 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal, qaxwo koonfur aan ka dhahna lknse waqooyi iyo galbeed bun ee dhahaan, reer xamarka banaadiriga iyo reer Marko na wexee dhahaan bun gaxwo

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 5 หลายเดือนก่อน

    Waraa maxaad iiso qaban waydey😊

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 4 หลายเดือนก่อน

    War bal waxan dhageeysta war maxaa ithopian kaadhigay nin soomaaliya ayaad tahaye dhulkana waa dhul soomaaliyeede sheexa oo afka suubsada

  • @user-ws9rp9yr4v
    @user-ws9rp9yr4v 5 หลายเดือนก่อน

    𝚀𝚊𝚋𝚍𝚎𝚑𝚎𝚛 𝚖𝚊𝚍 𝚝𝚊𝚐𝚝𝚒𝚍 𝚍𝚎𝚎😂