Hotelka ugu Qaalisan Jigjiga (Luxury Hotel 🏨 In Jigjiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2024
  • Waxaan Seexday Hotelka Ugu Qaalisan Jigjiga 🇪🇹
    .
    Follow my journey
    .
    Instagram: pCk8DtTCoM...
    .
    Facebook: Adeego24?mib...
    .
    Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 123

  • @deeqsiman
    @deeqsiman  5 หลายเดือนก่อน +38

    Muqalka xiga maxad jeclaan lahayd inaan kasoo dhigo ??

    • @idrisarab3783
      @idrisarab3783 5 หลายเดือนก่อน

      Qiimaha boosaska& guryaha. Thanks

    • @samihanadi9898
      @samihanadi9898 5 หลายเดือนก่อน +2

      Jigjiga interntional hotel

    • @ahmedmoh5341
      @ahmedmoh5341 5 หลายเดือนก่อน +2

      Vlog guud ahaan jigjiga lana soo dhakhso sideedaba videoyada sxb wlahi talent baad tahee

    • @jikako7
      @jikako7 5 หลายเดือนก่อน +2

      Pro waxad kaso sameysa jigjiga internal Hotel

    • @crixiinmaxamud3654
      @crixiinmaxamud3654 5 หลายเดือนก่อน

      Karamardha

  • @user-vr6rj4ud6c
    @user-vr6rj4ud6c 5 หลายเดือนก่อน +19

    Calanka gumaystaha ee aad video walba Ciwaanka uga dhigayso inaga dhaaf bro sida kle keep going G ✌🏾

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 5 หลายเดือนก่อน +20

    Jig jig Somalia 🇸🇴 that is rights ✅

  • @AxmedIsmaciil-kt1eg
    @AxmedIsmaciil-kt1eg หลายเดือนก่อน +3

    Wll ka daa heesaha music leh ee aad muqaalka soo dhex gelinayso alle ka baq walalky
    Nimcada alle kusiiyey yay kuu horseedin inaad alle caasido

  • @user-ih4rj6rn7v
    @user-ih4rj6rn7v 5 หลายเดือนก่อน +5

    Next jigjiga international hotel plz

  • @shangaaniboy6000
    @shangaaniboy6000 5 หลายเดือนก่อน +7

    Calanka iska sax Jigjiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wllhi zxp vloga waadku shidantahay keep going from hargeysa ❤❤❤

  • @user-dw8sh3is3t
    @user-dw8sh3is3t 5 หลายเดือนก่อน +2

    Woow youtberka kaliya ee Dds waan ku wadanaaa wll deeqsi man

  • @nawaplays9625
    @nawaplays9625 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah beautiful hotel

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Jigjiga aad bay u dhisantay alle ha barakeeyo

  • @MahadFagadhe
    @MahadFagadhe 2 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waan aamusi kariwaayey markaan arkey qibladii oo ku dhegsan Masha allah waa in aad loo xoojiyaa arinka. Waayo dadku wey ku khalkhalayaan

  • @user-bb1xu4gs3g
    @user-bb1xu4gs3g 5 หลายเดือนก่อน +1

    MY brother deeqzi man raga kisa adag keep going pro 🙏

  • @a.a9584
    @a.a9584 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hotel weyn oo qurux badan weeye, Alle ha u barakeeyo.

  • @Mohamed_Barkadle
    @Mohamed_Barkadle 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw masha allah Muuqaal diyaarsan ✅

  • @suhayraali1099
    @suhayraali1099 5 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah. Jigjiga waan uxisaay. .

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 5 หลายเดือนก่อน

    Legend deqsi man

  • @a.a9584
    @a.a9584 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid saaxiib, waxaad noo soo gudbisay muuqaal qurux badan.

  • @abdihakimmohamed1114
    @abdihakimmohamed1114 หลายเดือนก่อน

    Bro wonderful clip

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best hotel of Jigjiga

  • @owabdi3124
    @owabdi3124 5 หลายเดือนก่อน

    Amazing 🤩 🎉🎉🎉👏👏

  • @jikako7
    @jikako7 5 หลายเดือนก่อน +2

    Pro waxad kaso sameysa jigjiga internal Hotel

  • @nimcanahmed2697
    @nimcanahmed2697 5 หลายเดือนก่อน

    Keep going from abshir xaaji

  • @trendwaveworld
    @trendwaveworld 5 หลายเดือนก่อน

    💎 Each item showcased oozes elegance and sophistication. The attention to detail is unparalleled, making it a true embodiment of luxury.

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 หลายเดือนก่อน

    keep goin zhp

  • @Xiisabdimahat
    @Xiisabdimahat 5 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man guulayso ugaas.

  • @ardomohamed9667
    @ardomohamed9667 5 หลายเดือนก่อน +2

    War Calanki deegaanka inaad soo post gareyso ma kan xabashida ayad ka jeceshahy😢

  • @RashkaBoy-dr4bn
    @RashkaBoy-dr4bn หลายเดือนก่อน

    Mansha alalh. Jiggiga adbey uguquruxda badan

  • @ayaanlezanadi6438
    @ayaanlezanadi6438 5 หลายเดือนก่อน

    Amazing and get the rest

  • @mohamedabdigurhan8447
    @mohamedabdigurhan8447 17 วันที่ผ่านมา

    Wow ninkan macalin

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah dulkeygi hoyo❤

  • @yusufahmed2455
    @yusufahmed2455 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah, Jijiga is Luxury plads

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 5 หลายเดือนก่อน

    Legend 🔥😍

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 หลายเดือนก่อน +2

    Deeqsi man, videoga Aad ka duubto Fanaaniinta Aad baad
    Ugu Fara yaraysata Si Qurxoon
    Balse Adigu waxad isaga duubta mobilkaga cadiga Ah
    Xata ma habaysid , Tasina waa kalsooni , Guul baan
    Kuu Rajanaya markasta❤

  • @user-yq9bm7yc3i
    @user-yq9bm7yc3i 5 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah jigjiga

  • @dhumaygalaydh6644
    @dhumaygalaydh6644 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshs allaah aadbuu ujabanyahay price ka wallhi

  • @bilerage4068
    @bilerage4068 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dj jabuuti bri deesi man gulayso mar walpa🙏

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 5 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco sxp 👍

  • @252soomali
    @252soomali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jigjiga somalia🇸🇴 Calanka💯 Amxaarada iga cun

  • @maxamud9825
    @maxamud9825 5 หลายเดือนก่อน

    Waaaaw

  • @mohamedlagad
    @mohamedlagad 5 หลายเดือนก่อน

    guulayso bro

  • @abdikadirhamud1403
    @abdikadirhamud1403 5 หลายเดือนก่อน

    M.a hore u zoo

  • @superfun1819
    @superfun1819 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cunugan garaacaa ah hala diilo Jigjiga calankeeda saar

  • @a.a9584
    @a.a9584 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanud saaxiib.

  • @dhumaygalaydh6644
    @dhumaygalaydh6644 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anolayaaban qiimaha jiifka oo aad raqiis uh hadana waxaa firii sii ah dharka inlaguudhaqo iyo in quraacdaadu aythy freee wallhi aadbay nolosha jigjiga ujabantahy hotelada nocana ee magaloyinka somalida kuyaala aadbay expensive uyihiin

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 5 หลายเดือนก่อน

    Deeqsi man ❤

  • @user-gt7zk5wv3y
    @user-gt7zk5wv3y 5 หลายเดือนก่อน +1

    Street food in jigjiga

  • @user-cm2mo1ll1v
    @user-cm2mo1ll1v 5 หลายเดือนก่อน

    Bruh meelaha tarikhiga ah ee deeganka iyo xasuusihi hore ee jigjiga so same

  • @cabdiraxmanyasin8959
    @cabdiraxmanyasin8959 หลายเดือนก่อน

    Afar feedh oon tayo badan lahayn inta xasuusata 😅🫡

  • @apdirahmanahmeddupad
    @apdirahmanahmeddupad 5 หลายเดือนก่อน

    WlloH HoraY Usoco

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +1

    🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😮❤❤❤❤

  • @abdiqanijamac5533
    @abdiqanijamac5533 24 วันที่ผ่านมา

    Abtigeyba xagas iga muqde ❤😂

  • @kadarabdi9201
    @kadarabdi9201 5 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga Guesthouse miyey leeday?!

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 5 หลายเดือนก่อน

    Muuqaal aan sugayay parti tree mid kasii qaalisan insha allah

  • @user-ky5fn1dq7r
    @user-ky5fn1dq7r 29 วันที่ผ่านมา

    Ala legendka yaa xasuustana 😂😂😂😂

  • @dhamme0
    @dhamme0 5 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga somalia🇸🇴

  • @singlechief2229
    @singlechief2229 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahi maquruxbadna adis Ababa hutelada qiimahaas aad Iyo aad ayay qurux badan yihiin sidan wax halaga badalo

  • @mohamethdiyaskaofficial8924
    @mohamethdiyaskaofficial8924 4 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga Hotel 🏨 wa bilaa swim 🏊‍♀️ 😅😅😅

  • @cabdiraxmancali-gg4gq
    @cabdiraxmancali-gg4gq 5 หลายเดือนก่อน

    Calanka iga cun bro

  • @sharmaboy2754
    @sharmaboy2754 หลายเดือนก่อน

    latos hotel

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 หลายเดือนก่อน +3

    Jigjiga waa dhul somaliyed walal calankan aad la hoos ordayso ka reeb

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 5 หลายเดือนก่อน

    2:31

  • @user-rv9sg5ti6g
    @user-rv9sg5ti6g 5 หลายเดือนก่อน

    Zxb Calanka guMaystaha ka qaad viedowga😢✋ ka somalia saro🇸🇴✋❤

  • @4hmed.garane
    @4hmed.garane 5 หลายเดือนก่อน

    Ma Habenkii Misse bishii sxb!?😅

  • @user-gt7zk5wv3y
    @user-gt7zk5wv3y 5 หลายเดือนก่อน +2

    Marka koowaad si cajiiba ayaad usoo bandhigtay hotelka ugu jaban iyo ka ugu qaalisan jigjiga
    Vedoe ga xiga waxaad ka dhigtaa street food ka magalaada

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 5 หลายเดือนก่อน

    Calanka jigjig

  • @maxamadsiyaad6487
    @maxamadsiyaad6487 5 หลายเดือนก่อน

    Hello👋

  • @imagartid3413
    @imagartid3413 5 หลายเดือนก่อน +3

    Huno hotelka meel lokuula soxariro nosogudbi inshaAllah 🙏 iyo meel adika lakalasoxariro

    • @abdulhakem143
      @abdulhakem143 5 หลายเดือนก่อน

      Ana ku garanaya lambarkisa

  • @Footballscr5
    @Footballscr5 5 หลายเดือนก่อน

    Oo ma 35 dollar baa ugu qaalisan qaali maaha Best price

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 5 หลายเดือนก่อน

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @Awbakaryaxye-e4y
    @Awbakaryaxye-e4y วันที่ผ่านมา

    Anigba hotel ka man arag ee xagu ka Yahy ka ugu shidan astaqfirulah dhaha

  • @somalispotify
    @somalispotify 5 หลายเดือนก่อน

    wall jigjiga marka qirtay maxa ET uraacisay

  • @AhmedAbdulahi-ht2xi
    @AhmedAbdulahi-ht2xi 5 หลายเดือนก่อน

    Nin weyn baa kula jooga

  • @GoradMahad-bn2sn
    @GoradMahad-bn2sn 5 หลายเดือนก่อน

    Ugaas wan kusalamay

  • @fariihaomari693
    @fariihaomari693 5 หลายเดือนก่อน

    Wiilka ma dhuubnee hana ga caayin nasrudiinow😂

  • @user-zb7mu1tv5q
    @user-zb7mu1tv5q 2 หลายเดือนก่อน

    Hotel kan magaciis

  • @CRFATE
    @CRFATE 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb iskada calanka ethio iga talo

  • @user-jn9dt6oz9e
    @user-jn9dt6oz9e 5 หลายเดือนก่อน

    QAYSER GOBEY

  • @monka9102
    @monka9102 5 หลายเดือนก่อน +1

    35 aya qaali ah wa meel bahi ay taalo

    • @wadania932
      @wadania932 5 หลายเดือนก่อน

      35 dollar waa lacag badan itoobiya sxb, Nairobi 500 shilling waye hotelada , jigjiga qurba joog badan ayaa timaado, good investment waye hotel 🏨

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n 3 หลายเดือนก่อน

    Indr deqsi jigjigo tuula ayad nagu dalise mad tagtid casimada somalida hargaysa 😂😂

  • @mukhtaarjigjigaawi1669
    @mukhtaarjigjigaawi1669 5 หลายเดือนก่อน

    Cadoosh yaraha jigjiga😂

  • @liina3528
    @liina3528 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa kaaly❤

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m. 5 หลายเดือนก่อน

    Hotelkan daganahay ma dhahaa 😂😂😂

  • @SaciidAliAli
    @SaciidAliAli 5 หลายเดือนก่อน +2

    War beenta daaa Kan anaga naqane waxa ugu qalisan jigjiga international hotel ba ugu qalisan

  • @alijabuuti2922
    @alijabuuti2922 5 หลายเดือนก่อน

    qudbaa siiro maa laga ogalayahy taliye hotel ka 😂

  • @kadarmello937
    @kadarmello937 3 หลายเดือนก่อน

    Qurecdi Lcagta kugu jirtay Biifega Lagama siinin 😂

  • @MohamedAhmed-ev6ls
    @MohamedAhmed-ev6ls 5 หลายเดือนก่อน

    Lotus waa hotel ka ugu jawiga macaan. Buuq malaha si qurux badana wa loo dhisay lakin qiimaha kuwa kale aya ka sareeya sida jigjiga hotel iyo kuwa kale

  • @nimcanupdy2432
    @nimcanupdy2432 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂 iskugu dhex qaado

  • @Joogtayn
    @Joogtayn 5 หลายเดือนก่อน

    Capcat😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 หลายเดือนก่อน

    Xagee ku yaala hotelkani
    Xafadee

    • @YaserMoha-co7dc
      @YaserMoha-co7dc 5 หลายเดือนก่อน +1

      Jijiga gar ahaan Serbi ❤

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน

      Oky, mahad sanid

    • @YaserMoha-co7dc
      @YaserMoha-co7dc 4 หลายเดือนก่อน

      @@fayselhassen4681 so dhaweyn baladhan ku sameyneyna wll

  • @amincabdi3085.
    @amincabdi3085. 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka maxaad ooga qarini inuusan lahayn wiish ood cagahaaga rafaad ka jaranjarada ku kori kkkk kkkkkkk

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 หลายเดือนก่อน

      1. Waa laba ama afar dabaq ugu badnaan hoteelku.
      2. Dadka badankoodu curyaamiin maahin oo caafimaafka ku jira inu qofku lugeeyo. 3.Electriiga iyo farsamada meeshuna la isku halayn karo.
      4 Qarashkii shidaalku elevetor ku socda ayaa ka hadhaya iyo qiimaha hukteeka ku kordhi lahaa . Faya qabka degaanka iyo dhulkana sidaas ayaa u roon.

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil 5 หลายเดือนก่อน

    Nio beenta iska daa waxan rafta aha meesha ugu xun weeye😂😂😂😂😂

  • @Teddy5694
    @Teddy5694 5 หลายเดือนก่อน

    uuuf jigjiga caagdheer ayaa kusoo badatay🤢🤢🤢🤢🤢🤢🤢🤢🤢

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 5 หลายเดือนก่อน

    Dhalinta somalida itoobiya hadalka wanagsan ilaahay ka habaaray ninkas is faaninaya been maaha ku laha waar hadalka inaga adkeeya codkar noqday cajiib

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa lkn waa dhaqanka saxda ah. Soomaalida itoobiya indha cadayska iyo beenta ku yar marks gaar ahaan loogo eego kuwa Hargaysa, dhulka hawdka iyo gobolada dhexe ee soomaaliya

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m. 5 หลายเดือนก่อน

    Hotelkan daganahay ma dhahaa 😂😂😂