Jacaylkuba xaqiqdi wuxu chans leyahy abid sii jiraaya marakd Nin jidhlo qurux ciidagle ka dhashay maruun aad jeclaato❤_Jahizu wa dahab kama jedsan karaye xarshin bu ku dhashayo hargyzuna jooga🙈🥰😂
So beautiful song I like it walaahi Jilib anaa ku dhashey webi juba markii la shegey xadeyda o dhan ayaa farxad la dhaqaqen thank you brother Faytiminoos ⚘❤🇸🇴😍👈
Wow cawa ma sexani karayo JILIB hadii la sheego ar maan sawirkeyga u soo diraa quruxdu wa haybad alle bixiyo yaa salaaaaaam waxasa heesta ah iy ciyarta macan nin culus non stop Amanda JILIB iyo Jamaame Goobwey please
Maanta Ayaan Ka Mid Noqday Team Bulqaas Subscribe igu soo dhoweeya walaalahay I Am From Hargaysa Garoowe Jigjiga Muqdisho Kismanyo Jabuuti Baidao love u all of them
Heestan Wlee Shiikhaal Girls baa leh
Aaga Jamame iyoGobweyn Baa Ujeedaaa
Jilibey ku dhalatay Kismayo eyna Jooktaa
Sheekhaal Loobage ❤❤❤❤❤❤
Jilib qabiil walba jooga doqonimada iska daaya. Shekhaal Ogadeen Jareer Hawiye Raxanweyn.
Videogan qof xirfad badan baa hagaajiyay walee. Very beautiful.
🤣🤣🤣🤣🤣😂war jaaska yaa ila Arkay waala Yaabey😁😂Aabo keeb going
Aniga 😃
Jacaylkuba xaqiqdi wuxu chans leyahy abid sii jiraaya marakd Nin jidhlo qurux ciidagle ka dhashay maruun aad jeclaato❤_Jahizu wa dahab kama jedsan karaye xarshin bu ku dhashayo hargyzuna jooga🙈🥰😂
Fanaan Qaran Fitamiinooz Rug Cadaa Faneed caadi maahan Riyo kuula jiifaan Bulqaas Good Job
Fitamiinoos /Bulqass Salaan Wacan
Nice muuqaal Wacan 😍😍😍🙋♂️
Legend ebow ilmaha cusub kuma yaqaan Hobolada Hore ina tahay Love u yaqay
Jilib bay kudhalatoo kismaayeyna jogtaa 😍❤❤
So beautiful song I like it walaahi Jilib anaa ku dhashey webi juba markii la shegey xadeyda o dhan ayaa farxad la dhaqaqen thank you brother Faytiminoos ⚘❤🇸🇴😍👈
From TikTok heeska lagu waashay fanaanka cimaamadiisa waa tuuray atariisho
Anigaa jilib ku dhashay waaberi ceel aariyo
Wow walaahi cumrigeyga intan nolaa waxay nagu wareriyeen burco iyo bosaso iyo borama aqwanow heesaha wan joojiyey dhegeysigiisa lakiin abwankan iyo fanankan iyo laxamiistahaba waxan leeyahay dhiiga kiciseen JILIB iyo Jamaame Goobweyn 30yrs ma arkin xasus baan galey webi Juba cambahenii ❤🌹🌹🌹🙏❤❤😁😁😁🌹❤❤
I love you brother thanks ben muu shegin Gabdhaha rer JILIB Quruxdooda lama qiyaasi karo walaahi cadcadi iyo dheran iyo xishood lagu hubiyey 👈🌹❤🌹❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😁🇸🇴⚘
Lov u too
Ma miraha 🥰
Mise codka 🥰
Mise dancng ka🥰
Mise laxanka.🤩
Mise baground ka.🥰
Heeeeey jawharad lamooda iga dhaaf ciyarta.
Ax mel idhaqaqde markan maqle jubaland than uuu heesta nagu sharafte wllken❣❣🙏
Axyaa hees alfanaan fitamiinoos afkaaga malab lagu qabay Gabar jubbaland waa inaan raadsadaa❤️
Waxaasa action ah naga amusii qoonkan hada soo kacay ciyarta I taabatey woow keep going bro
Codka dheeshaa ka shidan inta ila aragto✌
fannku waa u dhalasho wallaalkeey maxed faarax xuseen fitamiinoos waa fannaan qaran oo ahaa laf dhabarkii hoboladda qaranka soomaaliyeed
Walhi waa fanaan lahubo anigu ciyaartisa ayanba kahelaaa cajib very talented player
Dheesha 100%
Codka100%
Musiga 100%
Laxanka 100% eshcalaa fanaan cajiib ah🎧🥁🎸🎸🎶🎶🎵🎵🎵🎶🎶🎸🎸🎸
Odagan wanba iska jeclhy dadax✌❤❤❤
Aniga surahaga ba qalbiga i dhaqajiyey fitaminos noolow habiibi❤️❤️💋
masha allah waxan ka mid ahay gabdhaha jubbaland abdirisak bulqas wan ku slmy wllo
woooow ninka dheeshisa cadi mahan masha Allah
*Wll qaali Allan kugu dhaarshee hal #Subscribe maad iga xasdee adoo ii awooda igu caawi wll mcn(
waaaaaaw yaaa salam runti sidu u ciyarayan ka helay heestuna waa mcn
Subxaana laah muu iska cibaadaysto cimri buu taagan yahee ilaahow khaatumada khayr noogu khatin
Adiga ma cibadeysataa?
Ciyaartiisa wlhi waa waxkale 👌♥️
Wlhi sifiican ayuu umataly heesta
Heestan sadex sano aad guriga ku haystay ee xayrnayd sidii corona viruska miyaa hada daawaha kasoo qaaaday jaaale
Fanaan weyn 🙏
Ishacalaa hees
Alla heestan mxàn aroos kaga ciyaaray green plaza hotel from hargaysa♥️♥️♥️♥️♥️
Fannaankaan waaaw waaye❤
Dheel qurxan soo jiidashaleh.waaw vitaminos
Msha alh legend wlhi wa fanaan aad u jclhe ❤️❤️❤️😍😍❤️❤️
Gabdhaheena oo idil
Wiil yohow gobyeeyee
Adigoonan kalaba soo cayn
Tii uu caadil kuu qoro
Qoys laba wadaagoo
Qayladaada naga daa
Aligte waye fitaminoos ❤️❤️
Legendary thanks fanan qaali ah🫡😩🩸❤️❤️🇬🇲💯
Yarku ma dhalinyaradii horaa
Waaw Caadi Maahan.
Yaa jaaska
mashaAllah JUBALAND my homeland i really love ❤❤❤❤💉💉💉💯
Odaygan kiliib kala kudawaday isgoo heestan ku ciyaraya inaba caadi maha waaaaan wataaaaaaa
@zaki bin xaaji legend wax kadheh
maxamed cod iyo qibrad fanba waa ku idlaatay
Dhalinta cuslaty cuslatay😂❤
Bismillaahi Naag rer Jubbalnd ahna yaa qabo karo waa sida ahmed madoobe oo kale aan kuutaliyo bey kudhihi🤣😁
Kkkkkkkkkk
@@biggestrenjufan6419 🤣🤣😂😂😁😁🤣🤣😃 anigaa rer jubbalnd ah huuno waan kaftamaayay
tuugas nagada warkisa
Fanankena thanks woow
Mashlallllh her kismyo ismujiye
Kaa baax dheeshada inaba caadi ma ahaa
Waaaaw yaaa sslllm
Legend 😍
Jaska yaa illa arkay😂👏
Jaaaah cooodka macanaaa man sha Allah Jubaland girls from Kenya 💝❤️💝💝❤️❤️❤️👑💍
waan ku saray wllo
Laciib iska hees loma heeso
Hore u soco big respekt🔥✍️✌️👏👏👏
yaaa Ila dhagaysanaya 2022 oo dhamaada❤
I like his dance 😍🤩😍
jubaland girl is proud to her this song can’t stop watching this video
Anigaa jilib ku dhashay
Best dancer beautiful style ree magaal
Wllhi aad Ayan oga helay video ka iyo abti dheshisa🙏
Dhesha moye Inta kale waalaga dhisay lkn dheshii maxaa zoo xazuuztay faldagan lkn keep going
Caadii ma ahaa vitamino
ciyaartisa ku heestaba😂😂
Datz My City Beautiful British Columbia Vancouver
Xasan wado
Ader vitaminos❤✌
Dance iga gqdan iyi suuraha kabax
Jaaska idilay lol nice
Kani waa qudhac ee iska fadhiiso dheh
Waa weenka kashidantahey
really i liked💞
Heestaan vitaminoos keliya ayaa ku qurux badan..
Ninkaan mexican miyaa somali umaba eka 😂😂😂 he looks typical mexican man 🇸🇴🇸🇴
Faladagankii daaroooodka ayaaaa fanka kusoo biiray qoodhay iyo xeraday qiyaamihii waxaa inooga dhiman markii faladagan dir ah soo baxo
Fanaanin badan oo qabiilkiina wuu ka cod fican yahay oo ninkas cod ilahey wuu siiyey
Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww, really really is good 👍 old school wwwwwwwwwwww👍🙏
Heestaan dheeshisa le u daawanooya 🤭🤣
Hhhhh🤪
Hometown ❤kismayo
i love it
❤❤❤
waaw
0:33 odayga bajaaj mow wadaa
hhhhhhh wa ku dhamaatee duqa
🤣🤣🤣🤣 wlhi you so funny dib baa u eegay waa runtaa sxp
❤
Wow❤🇸🇴
Black belt karate dancing Kkkk
Wow cawa ma sexani karayo JILIB hadii la sheego ar maan sawirkeyga u soo diraa quruxdu wa haybad alle bixiyo yaa salaaaaaam waxasa heesta ah iy ciyarta macan nin culus non stop Amanda JILIB iyo Jamaame Goobwey please
Maanta Ayaan Ka Mid Noqday Team Bulqaas Subscribe igu soo dhoweeya walaalahay I Am From Hargaysa Garoowe Jigjiga Muqdisho Kismanyo Jabuuti Baidao love u all of them
Soo dhawoow walaal.
😂😂😂😂😂😂😂😂
Odaygii maxa helay
Xasan wado