MAXAMED FITAMIINOOS 2019 LAABTA KU HAAY OFFICIAL HD VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @kh.gofficialchannel8858
    @kh.gofficialchannel8858 4 ปีที่แล้ว +3

    Ayan Elmi fananku qabiil malaha dhegeso heesta macaan _dadko nolbey.beey cuntaayo qabyaaladu waa dugaagow kaa durug soomaaliyey😍❤

  • @m.mahamed8285
    @m.mahamed8285 5 ปีที่แล้ว +11

    Inaba cadi maha hestani. intii ay kusocoto sidyda like aan kadaremo

  • @keenadiidmohamed2854
    @keenadiidmohamed2854 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waa fanaan meelwalba ka dhisan cod Miro laxan ciyaar
    music

  • @AdnanMohamet
    @AdnanMohamet 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan funny weeyE codkiisuna waa fiicanyE abwaan udoonO hayna shide😂😂😂😊

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqol dhalin yaro wad dhanta hor u soco fanan buxo wlh cayrta igu dishay aniga

  • @tashaalpi6899
    @tashaalpi6899 5 ปีที่แล้ว +11

    Odagaan caadi mahan wlhi dheshisa love ku ahy 🥰
    Wax lasoo rixoyo cml isku kusaa 😂😂

    • @kordahab3258
      @kordahab3258 5 ปีที่แล้ว

      Reer mudug maatahay caay badanida🤭

    • @PSA4
      @PSA4 4 ปีที่แล้ว

      Dacada uqoslay😂😂

    • @muhudinkhalif1641
      @muhudinkhalif1641 3 ปีที่แล้ว

      Isma kuusoye isaga kuusan imbay

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 5 ปีที่แล้ว +6

    Hal qofa iga horeye liketa away hee

  • @daaudbaalwaan3122
    @daaudbaalwaan3122 4 ปีที่แล้ว

    Hayaan iyo hawl U diiday
    Dartaa qof jacal habawshay adaa haga
    HEESTU ANAYBA IGA HADLAYSAA MR VITAMINOS.JIR OO JOOG .

  • @maxkobe4509
    @maxkobe4509 ปีที่แล้ว

    Dartaa qof jcyl habowshay adaa haga oo hor jooga sidii hoyo ubad u haabtay u haabtay halkaa laabta ku haysta😭😭

  • @sacadsaleebaan5314
    @sacadsaleebaan5314 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanan cajiiba weeye blse hees uu qamar suugaani qaadaybay isku laxan eeg yiin hees jasiirada dheeman luula meela badan bay iska shabahaan iyo heestani

  • @kordahab3258
    @kordahab3258 5 ปีที่แล้ว +2

    Odayga ciyartisa caadi maaha waka helay hestan caadi maaha👌 caleyk caleyk 👌👏

  • @faatimomohamedalimohamedal7010
    @faatimomohamedalimohamedal7010 2 ปีที่แล้ว

    Legend waa lagu qadankaraa😃😃

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 4 ปีที่แล้ว +1

    He's A legend Waa La qaadan karaa Big respect Oday Vitamino 😂😂😂👊✌

  • @nimcaantooreye8525
    @nimcaantooreye8525 3 ปีที่แล้ว

    Boqrka fanka fitamiino malinki shan jeer ban dhagysta wlhi

  • @abdi-hamidyahyayusuf7725
    @abdi-hamidyahyayusuf7725 3 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw waaw oo hadana waaw waliba waaw waaw.
    Fanaankaan waligay ma arkin caawa ka hore. Lkn waan maqlijiray magaciisa. Aad baan uga helay heestaan iyo kuwa kale oo uu qaaday. Eeboow codkaagaa la garankaraa inaad xabad yaroo Vitamin ah guriga kuu joigto. Hhhh maasha Allaah iska dhuuq eeboow waa kuu gaartaye

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 5 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan gaaban waan iskataageeraa ilaahay amarki qaabkuu uciyaaraan jeclahay

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 5 ปีที่แล้ว +2

    Fanaan buuxa weye ish calaa cod👌❤

  • @realwrestling9455
    @realwrestling9455 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwww mash alah cod iga dheh

  • @niciimaibraahim2683
    @niciimaibraahim2683 5 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa iga gadan yahay eshcalaa fanaan buuxo

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waa cajiib waxaase ka sii cajiibsan sida fanaanka uu isu jajabinaayo. Codkana caadi ma’ahan.

  • @BURCO2010
    @BURCO2010 4 ปีที่แล้ว

    Fanaankani waa legand fanaaninti hore Xasan Adan iyo Magol ayuu la waqti aha still waa legand Waberi hore u soco

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +2

    Cod iyo ciyaar baad isla heshy awoowe

  • @canabmaxamedyare7140
    @canabmaxamedyare7140 4 ปีที่แล้ว

    Ishcalaa fanaan aadbaan kaaga danbeeyaa🥰

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan cod leh weeye

  • @abuabdallahsabce1626
    @abuabdallahsabce1626 5 ปีที่แล้ว +1

    Eesh cala waa ciyaalkii hore

  • @salmamahamed6364
    @salmamahamed6364 5 ปีที่แล้ว +1

    Qoraalkeeda plz soo geliya nice

  • @aishakaramasaed3087
    @aishakaramasaed3087 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Abti waa ka baxsati

  • @Oreo1017-c7i
    @Oreo1017-c7i 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalayalo wa qolama ninkan wad ogtiihiin qabiil baa nalagaracaye plz iishaga

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 5 ปีที่แล้ว

    Hees aad u macaan iyo fanaan buuxa welldone sxb

  • @jamiilaqurux2362
    @jamiilaqurux2362 4 ปีที่แล้ว +1

    Ya sallam jaaskiisa o qura

  • @zakariahassan3311
    @zakariahassan3311 2 ปีที่แล้ว

    Waxa hada fanaan noo ah ee 20sano u dambeysay soo baxay saan iyo si u dhaw uma heesi karaan

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว +1

    legend this man have gold voice ❤💋

  • @mowlidshuriye7129
    @mowlidshuriye7129 5 ปีที่แล้ว

    Al fanan maxamed Hussein wad ka baxsatay

  • @abdirasaksaney7062
    @abdirasaksaney7062 4 ปีที่แล้ว

    Fanaan dhameestiran cod macaan

  • @iftinabdiosman2811
    @iftinabdiosman2811 3 ปีที่แล้ว

    Asc mash alhaa

  • @nawalabdullahi9612
    @nawalabdullahi9612 4 ปีที่แล้ว

    Allah fanaankan wan jeclahay manahayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂ciyaarahiisa cajab sanaa😍😍

  • @WarikowCafe
    @WarikowCafe 4 ปีที่แล้ว

    This is a really great song. Keep up. ❤️

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 ปีที่แล้ว

    Dal dadkiisi uu dhisay doogii kasoo baxay baad
    Dal xiistee aaway dalkaa dii maxaa diiday maandhoow mar inaad dalxiistoo daawashaba u aadaa

  • @kh.gofficialchannel8858
    @kh.gofficialchannel8858 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mahamed .V. naaftan adigey Ku heebi cadi mahan?Abwaan Ereyo macan soomaaliyeey SUBSCRlBE ta saara Like gareeya shereta. Raaciya grazie tutti thanks you all wad mah santihiin

  • @saliimcaaqil6032
    @saliimcaaqil6032 5 ปีที่แล้ว +2

    Nice song

  • @mrslowamoore1209
    @mrslowamoore1209 2 ปีที่แล้ว

    He looks like hassan waddo

  • @huda9105
    @huda9105 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤