Waaberi Puntland | INTA LAGA NAXO OO DHAN BAAN ARAGNAY | Music Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Intaan Eegno Taariikhda
    Ummad Yahay Is Waydiiya
    Amin Tirada Gaadhaysa
    Labo Idil In Lix Ahi Raacdo
    Dhib Waxaynnu Soo Aragnay
    Best Waddani Song
    HEES LAGU MAAMUUSAY
    MADAXWEYNE
    MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO
    Mohamed Abdullahi Mohamed
    Kooxda Waaberi Puntland
    SHAAFICI QANDALA
    CAWAALE DEYR
    JAMAAD SHIINO
    MUUNO XIDIGTA.
    …………………………….
    Special thanks
    VILLA SOMALIA
    SNTV
    PUNTLAND TV
    ………………………
    SOO SAARISTII ABDI ASKARI
    @ABDIASKARITUBE
    ................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 132

  • @qaaliqurux6969
    @qaaliqurux6969 6 ปีที่แล้ว +11

    Ajalay maxa laga wada isheega tolkeeyga somaaliyeey

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +6

      #AJalay = Dilay, Qudh Gooyay, Dundida dhaafiyay,
      Kalmadda Ajalay .waxay ka timid Ajal oo kalmad carabi ah,
      qofka ajashiisa dhaamato oo kale ( Waqtigiisa dhamaado)
      aragnay nin abtigii ajalay ..nin abtigii 'qabiil u dilay....
      Waxa kasta Aragnay... Allow #Nabad & #Nolo

    • @qaaliqurux6969
      @qaaliqurux6969 6 ปีที่แล้ว +1

      Ok walal waan fahmay wana kaga mahad celinaya Sida wax ifahansiisay abdi askari Tube Shukran

    • @Frieghtfriend
      @Frieghtfriend 6 ปีที่แล้ว

      Qaali Qurux .ajalay,waa dilay

    • @nasramahamed1953
      @nasramahamed1953 6 ปีที่แล้ว

      Ajalan waxa laga wadaa wad kudagantahay

    • @quruxsan6531
      @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +1

      Qaali Qurux abayo ajal waa kalmad arabi ah waxana laga wada dhimasho

  • @ahmedcatoosh2429
    @ahmedcatoosh2429 6 ปีที่แล้ว +4

    We love putland our brothers
    I'm from Xibin iyo Xeeb

    • @kawaranhaddii4268
      @kawaranhaddii4268 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Catoosh
      Xibin iyo xeeb waa xaggee?

  • @hooyojecel9674
    @hooyojecel9674 6 ปีที่แล้ว +7

    oh oh walhy waa hees ku damqesa noloda dadkeygi rer puntlnd

  • @hashimgambale6123
    @hashimgambale6123 5 ปีที่แล้ว +1

    This is the best song ever I hard am a Kenya from Garissa ...really we are feeling the pain with our mothers, sister , brother and fathers for this War against Terrorist ....please reer Somalia maintain peace ....let us our countary be peace ever and ever

  • @qandalacaynab7058
    @qandalacaynab7058 3 ปีที่แล้ว

    Walaashey MUNO xidigta maanta geeriyootay allaha u naxariisto rabiyow rafiiqii nabigeena ka yeel

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว +18

    •Intaan Eegno Taariikhda
    •#UmmadYahay Is Waydiiya
    •Amin Tirada Gaadhaysa
    •Labo Idil In Lix Ahi Raacdo
    •Dhib Waxaynnu Soo Aragnay
    •Ma Illowdo Weeyaane
    •Eedaadkii Ina Gaadhay
    •In Kamid Ah Haddaan Sheegno
    •Abaar Iyo Col Baan Aragnay
    •Is Nac Ehelnimaan Aragnay
    •Labo #Hooyo Ubadkeedoo
    •Iska #Aarsadaan Aragnay
    •Nin Abtigii Ajalay Aragnay!!!!
    ...........................................
    #Nabad & #Nolol ayaa inoo Axdiyo Ballan ah!
    #Soomaaliya Ha #Isasaamaxdo
    th-cam.com/video/2m859CvFSk4/w-d-xo.html

    • @ubaxahmed9560
      @ubaxahmed9560 7 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI T

    • @ahmedabdullahidayib342
      @ahmedabdullahidayib342 7 ปีที่แล้ว

      Heestan iyo Qalbi dhagax Maxa iska galay
      Qalbi dhagax Wa muwadin la dulmay
      Heestana Somalida iyo dowlada cusub bay ka hadlaysa ee
      Abdiaskar recorrect your words walal

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE maxa iska galay heestan iyo arimaha qalbi dhagax miyaadan shaqadiina daacad u ahayn balse waa maxay faa iidad aad kuhelayso waxad ogaataa dad badan oo taageero kuu ah oo aan kamid ahay inay kanoqdeena taageer nimadaada isasaxa

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE laba hooyo ubadkeedo cadaw iskagatana aragnay waa farmaajo iyo qalbi dhagax nacnacda nagala taga xuushyahay

  • @ubaxdowla3586
    @ubaxdowla3586 6 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah puntland gobonimo iyo Somali nimaa lagu yaqaany

  • @quenalizha3350
    @quenalizha3350 6 ปีที่แล้ว +3

    Allow somaliya isracda insha alah somaliya guul

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 7 ปีที่แล้ว +10

    Kan soo galiayay heesta meesha war umada wax run ah tus duliyahow qalbi dhagax heestu kamaba hadlaysee somaaliyoo dhan ayaa og inuu qalbi dhax wadani ahaaye

  • @farxaanaadan9604
    @farxaanaadan9604 7 ปีที่แล้ว +6

    Hees way fcnthy thanks fananiinta puntland

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 6 ปีที่แล้ว +6

    Best song ever to see the Somalia pple 💙💎💙🌹🎁🌹😀😀😀

  • @mohamedremier677
    @mohamedremier677 7 ปีที่แล้ว +6

    Weebari puntland somalia guul

  • @mohamoudhassan5400
    @mohamoudhassan5400 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa midha wacan noolow shube. ( AJALAY ) macnaheedu waa dil ama diley nin abtigii ajalay aragnay

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +13

    Ree Puntland inay Somalinimo
    U taagan yihiin ayey cadeeyeen

  • @munaali460
    @munaali460 6 ปีที่แล้ว +8

    walahi been.mahan waan aragnay
    allow somaali isu calool fiyowsiii
    viva somali weyn allow cafowga nagaqabo

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 7 ปีที่แล้ว +15

    Puntiland waxba qalbi dhagax kashegi mayso ninkii wasiirka ahaa ee taageeray dawlada eeeyidhi hala dhiibo waa kii xilka laga qaadee

  • @qarandonsomaliyed9551
    @qarandonsomaliyed9551 6 ปีที่แล้ว +1

    mash allaah reer puntilan love my city somaliya

  • @mohamedremier677
    @mohamedremier677 7 ปีที่แล้ว +11

    Nice ereyo walahy wadaniyiin puntld

  • @abdiazizalihussein9088
    @abdiazizalihussein9088 7 ปีที่แล้ว +9

    Axsan walaahi erayo iyo talan taalin wacan abwanka iyo fanaaninta wa la isku helay like ta badiyaaa hadi kale mute ka gala

  • @wacanmedia6728
    @wacanmedia6728 7 ปีที่แล้ว +6

    Guleysta koxdada wabari

  • @fadumamaxamedbulaale6282
    @fadumamaxamedbulaale6282 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allha somaliyo guul guul

  • @aliderie1057
    @aliderie1057 7 ปีที่แล้ว +8

    Waa hees qaaliya oo xigmad badan

  • @raily6824
    @raily6824 2 ปีที่แล้ว

    Dhib aragnay gaalo imihii naga gurata aragnay duqeydoona la bahdilo aragnay dhalintii diinta laga saaray aragnay please qeybta labaad heesta haloo qoro qurbe iyo siday gaalo noo bahdishay♥️♥️♥️

  • @kamaalkamaal8000
    @kamaalkamaal8000 7 ปีที่แล้ว +8

    wow waaa hees wadania

  • @farxaanaadan9604
    @farxaanaadan9604 7 ปีที่แล้ว +6

    Best song guul

  • @abdirisaaqmaxamad7150
    @abdirisaaqmaxamad7150 7 ปีที่แล้ว +11

    Waaaw

  • @ummuamiir1425
    @ummuamiir1425 6 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 ax alloow nabad baan kaa tuugnay yaarabi insha allaah malin un nabad waan heleynaa iyo xoriyad buuxda😏😏😏

  • @c_8737
    @c_8737 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanin jira kooxda waaberi
    Nice song
    Ereyo jira oo qiiro leh

  • @saynabsomalia446
    @saynabsomalia446 7 ปีที่แล้ว +12

    Wale waa ruuntood laki away somalidi waxa ku qadan laheyd

  • @puntlandstatetv6144
    @puntlandstatetv6144 6 ปีที่แล้ว +16

    Hobolada Waberi Puntland

  • @khadiijonuunow1687
    @khadiijonuunow1687 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allha

  • @wacanmedia6728
    @wacanmedia6728 7 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees wadani

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 4 ปีที่แล้ว

    Maanshallh somaaliya guul iyo gobanimo inshallha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ladanali2938
    @ladanali2938 7 ปีที่แล้ว +4

    Waw cajib wye

    • @freedomairllc7627
      @freedomairllc7627 6 ปีที่แล้ว

      Putlaand iidaa mashalah waa boworka gedo

  • @wacanmedia6728
    @wacanmedia6728 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @maankanuura5763
    @maankanuura5763 7 ปีที่แล้ว +8

    caaadi ma ahan halkaa kasii wada

  • @indhouroon2611
    @indhouroon2611 6 ปีที่แล้ว +1

    waw inaba caadi maaha heestan sida Iida faraxnay 👏😍😍😍💜💝😘😚 guul iyo gobanimo😙😘😍👐👐

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 7 ปีที่แล้ว +5

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks so much abwaan shuube
    And dhaman hobalada waabari puntland
    And also abdi askari

  • @wacanmedia6728
    @wacanmedia6728 7 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 Super song

  • @queenofsomaliland1872
    @queenofsomaliland1872 6 ปีที่แล้ว +3

    Somali allow ugargaar from somaliland lkn dhibta somalidaa idaba wlh😭

    • @ZAKKI2017
      @ZAKKI2017 6 ปีที่แล้ว

      queen of somaliland somali waa dadkaaga wll jiirkii lahayo jidiiN kama qoslo

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa Hees Runtii qof walba oo
    Wadani'nimo ku jirto soo jiidanaysa kana hadlaysa xaqiiq dhab ah

  • @sharafquman1894
    @sharafquman1894 6 ปีที่แล้ว

    VIVA PUNTLAND❤❤❤❤❤❤❤❤ waa hooyada SOMALIA❤❤❤❤❤

  • @daudhasan9774
    @daudhasan9774 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah kooxda waaberi putland somaliya hanolato

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +3

    Alla waxaan xasuustey malintii la doortey farmaajo aad baan ujeclahey waliba dacad nimadan ku jecladey mudane illaah dartiis baan ujeclahey

  • @eeshcala
    @eeshcala 6 ปีที่แล้ว +1

    Abdi Askari waa kaalax in loo camiro uun raadinaya youtube kiisa mantaan na ka dhaartay wax danbuu soo galiyo inaan daawado. Kollay aniga iga dhimay! Qurun qurun laga soo jeexay dheh.

  • @fadumomohamed1691
    @fadumomohamed1691 7 ปีที่แล้ว +1

    May hees fiican deegankooda Ku soo amaan Soda Xida iyo waaciye iyo puntland oo dhan

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa Hees Qiiro leh
    Walhi

  • @zackabdi1669
    @zackabdi1669 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaliyaal an iscafinee wadankena an disano somalaay hurdada katosa

  • @tasnimmohamed7846
    @tasnimmohamed7846 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw 💞💞💞💞

  • @sidiiqabshir9363
    @sidiiqabshir9363 7 ปีที่แล้ว

    masha allh hees wadani mid lahubo

  • @mohaamuhudinmohaa5189
    @mohaamuhudinmohaa5189 6 ปีที่แล้ว

    Ninka heestaan soo galiyayey wuu bukaa allaha cafiyo heestaan waa wadani ee qalbi dhagax kama hadlayso ee dadka ha marin hababinin ninyahow jiran

  • @saciidcumar9534
    @saciidcumar9534 6 ปีที่แล้ว

    soomaali qayb ka mid ah waa hargahi jinka.wax u fican iyo wax u xun magaranayaan.

  • @aminoguled3010
    @aminoguled3010 7 ปีที่แล้ว +5

    Ishcalla yaa wax kuqaadanaya hee

    • @amaalabdal7857
      @amaalabdal7857 6 ปีที่แล้ว

      Amino Guled

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 ปีที่แล้ว

      muqdishoismaqlaokaLaadabeeyasoomaliyakaladabeeya
      oxaagahoorumarka.kashaqeyawaanoAayangusodiray

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 6 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waa hees wadani ah laguna amaanayo farmaajo lkn wxd ogaataan qofka aan garanayn waxa maanta jooga magarto waxa soo socda heestan lagu amaanay farmaajo isla heestan dhibaato ayay kukeensanaysa waayo erayada uhoreeya ee lagu eedaynayo madaxdii kahoraysay iyo erayada danbe ee lagu amaanayo waxay dhali doontaa in dhaaman cay laga sameeyo waxa samayn doonana waxa kamid ah isla dadkan hada heesta soo dhigay ee qalbiga kabuka waayo wakhtigan lataagan yahay waxay sogaliyeen sawir aan heesta kuhaboonayn waxan sugnaana waad ila arkaysan insha alaah somaali waa mid ha israacdo

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 7 ปีที่แล้ว +4

    AF.QURMUUUNAYAAL.ISKA.SAXA.CIWAANKA

  • @abdiasiis7472
    @abdiasiis7472 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahaw somali oo dhan dhibka ka saar

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 6 ปีที่แล้ว

    You truth is right

  • @aminamohamed4352
    @aminamohamed4352 6 ปีที่แล้ว +1

    WAA HEES IYO BADH
    UMAD YAHEY MIDNIMO NOO EG

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow naga qabo

  • @NajiibAli
    @NajiibAli 6 ปีที่แล้ว +1

    Abdi askar tube.. sida somalida wax lootuso barayay

  • @tasnimmohamed7846
    @tasnimmohamed7846 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah

  • @bulaale
    @bulaale 7 ปีที่แล้ว +2

    In Hees Ujeeddadeeda la badalo, beenna laga sheego waa EDEBDARRO GAAMURTAY. Soo baro horta Abwaanka sameeyay, inay waxaad cinwaan ka dhigatay ka suurowdo.
    Qalbidhagax Ilaahay iyo Ummadduba way taageerayaan, in yar oo Iimaanka laga qaaday mooyee.

  • @muxudiinfaray353
    @muxudiinfaray353 6 ปีที่แล้ว +1

    Hesti tugi ugu xuma loqaday

  • @maslaharts
    @maslaharts 7 ปีที่แล้ว +4

    first fiiriyey like marabo subscribe cml nice song

    • @caamirlajakis2950
      @caamirlajakis2950 7 ปีที่แล้ว

      new hindi afsomali movie maxaa ka fiirisay waa Ku saaray adna isaar😍

  • @nawaljamac3761
    @nawaljamac3761 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahow dowlad dacada

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 5 ปีที่แล้ว

    wajiya xun

  • @sharafquman1894
    @sharafquman1894 6 ปีที่แล้ว

    esh calaa hees

  • @sharafquman1894
    @sharafquman1894 6 ปีที่แล้ว

    heestu waa run

  • @husseinrabi3294
    @husseinrabi3294 6 ปีที่แล้ว

    cidkasta o qalbi dhagax ka soo hor jeeda nacalad ilaahay ha ku dhacdo waa jawaasiis Ethiopian ah

  • @munosaid1411
    @munosaid1411 6 ปีที่แล้ว +9

    Qof dareen leh aya daremaya heesta micneheda ilhow somalia nabd noga dhig

  • @catooshcabdilaahi1835
    @catooshcabdilaahi1835 7 ปีที่แล้ว +8

    heesta iyo ciwaanka ku qorani isma laha qof bukaa soogeliyay

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 6 ปีที่แล้ว

    mid abtigi ajalay aragnay

  • @robylyper1595
    @robylyper1595 7 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭

  • @abdirizackabdi1131
    @abdirizackabdi1131 7 ปีที่แล้ว

    nin Abtiii ajale wa farmajO wlh

  • @bulaale
    @bulaale 7 ปีที่แล้ว

    Abwaan Cabdiqaadir Shube, hees xariir ah buu tiriyay, wayse kaga khasaartay Farmaajo.

  • @caashoaroorshearoorshe5367
    @caashoaroorshearoorshe5367 6 ปีที่แล้ว

    Somaliwey gul iyo gobomina

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +1

    Horey waxay soomali ugu maahmaahdey far kaligeed fool madhaqdo hala garab istaago farmaajo soomaliyeey

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +3

    Adeer waaberi ciyaalka hada heesaa ma gaadhaan meeshey doonaanba hakasoo heesaane, cid haysa enerjigii waaberi wali Lama hayo. Magacooda ugu yeedh, xidigaha putland baa la yidhaa. Waana koox fiican.

    • @abirmahmud1895
      @abirmahmud1895 5 ปีที่แล้ว

      Faiza Mohomed waaberi ma cid horaa la oran jirey indho cadeys badnidaa nio

  • @aliaibrahim723
    @aliaibrahim723 6 ปีที่แล้ว +1

    Inkaaar qaabe lagu sirmay

  • @mahamudabdisallam5207
    @mahamudabdisallam5207 6 ปีที่แล้ว

    ax wale waa hees qiro xanbarsan hadii aad fahantid qaado hadii kale kheyrka uga tag

  • @saidabdulah8999
    @saidabdulah8999 6 ปีที่แล้ว

    😥😢😞😖

  • @hooyomac247
    @hooyomac247 4 ปีที่แล้ว

    Reer puntalan minimo udaay

  • @wizz1072
    @wizz1072 7 ปีที่แล้ว +26

    Qofkii Unlike saaray Heestaan Waa Baqti iimanka alla kaaqad Vivaa Somalia #Free Qalbi dhagax

    • @khadraosman6505
      @khadraosman6505 6 ปีที่แล้ว +2

      Maashaa allaah afku kuma go abwaan kii sameeyey waa hees qiimo badan ee u jeedada heesta yaan laga leexin waa bees wadani ah qofka soo geliyey u jeedo kale ayuu cinwaan u ga dhigay

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว

      Khadra Osman haa wllo

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 7 ปีที่แล้ว

    HANA.DHIiibee.xarmaajo.iigeeya

  • @nawarobaybcare2927
    @nawarobaybcare2927 6 ปีที่แล้ว +2

    away shalay kuwi u oynayay qalbi dhagax maxay tahay unliketa manto ififalo jirto war xishoda o qabyalada daya shalay kuwi laha aa eee iii uuu qalbidhagax miya manta kaxun somaliyey israca o waligin sadasha fcn badiya

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว

    Dad adeerkood amaney uma hoyesaan hhhh

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +1

    Heees hadey wax hagaajin lahees dad badn maqli lahaa 😨

  • @napkinnate1973
    @napkinnate1973 6 ปีที่แล้ว

    ..

  • @ayaanabdi5177
    @ayaanabdi5177 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk Been baan

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh awooowe kuwas garowe halaga cayriyo

  • @wardi6
    @wardi6 7 ปีที่แล้ว

    Fashilmaajo

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 6 ปีที่แล้ว +1

    Tuuga heestan soo galiyay wuxu moodayaa dadka inay sisiisa doqon yihiin masoaxda laga gumaysto waayo waa itoobiyaan uray qarnigii 21aad yaa lagu jiraa xagee caalmaka lagu arkay african african guunaysto aan ka ahayn ehelka wecelkan heesta soo dhigay ula jeedad heestu waa mid lagu amaanayo farmaajo laguna eedaynayo kuwii kahoreeyay marka maxa iska galay qalbi dhagax iyo arimaha somalia abdi Askari tube tuug xunbaa tahay

    • @mahamedanas8523
      @mahamedanas8523 6 ปีที่แล้ว

      Khaalid Sayid hooyadaa baa laguumaysataa ina dhilo adeer adisababa iyo nayriobi iyo kismaayaba anaad marti iigu tahay oo ku siiya waxbarasho
      calankaa xun eed wadatana
      markii hore waxaan lahaa ilaa gaariso iyo ilaa jigjig sudh laakiin hada xitaa butland lagama taagayo waxaanu wax laqaaybsan qoomiyahaa kale ee caalam ka takale ogaadeen waa qoomiyad gaara ee lahayso dadka soomaali oo dhan qabi dhagax iyo axmed madooba iiga fiican
      carwakaase heshiiya intinku duli qabiil dilay baaad tihiine

    • @ZAKKI2017
      @ZAKKI2017 6 ปีที่แล้ว

      Mahamed Anas walaal maxa ku cayni miyaadaN qof somalinimo ku weyn tahaY ahayN wiilka waa Runtii waayo heezta iyo waxa laguso qoray isma lahaN nairobi iyo Adisababa anagu marti waaan ku nahay lkn kismaayo waa dhul somaliyeed cidna uga haybadeysan mayno wll qali qalbigaga xumanta ka saaR positive ufakar bal hana ceebeynee

  • @abdirazakomar8595
    @abdirazakomar8595 6 ปีที่แล้ว

    maxaa iska quseeya heestan iyo qalbi dhagax ?MA FAHMIN

  • @hanoahmed5376
    @hanoahmed5376 6 ปีที่แล้ว

    Nabad iyo nool ninka sogeliyey adero wax isku fal oo ciwan sx ku qor

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 7 ปีที่แล้ว +2

    Heestan wadani uma aqaan lkn qalbi dhagax ayaan wadani u.aqaan free qalbi dhagax ilahow intii dhiibtay silic udil naga aamusa duliyahow iska qaylinaya

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 7 ปีที่แล้ว

      MUNA ABDI
      Maxaad fanaaniintaan ku maagtay wlle bal noo sheeg????

    • @munaabdi6991
      @munaabdi6991 7 ปีที่แล้ว

      Hussein Abdulkadir bro ciwanka mesha lagu qoray ayaan kaxumaaday

  • @mamamiamahad8724
    @mamamiamahad8724 7 ปีที่แล้ว +2

    Farxadii aan filanay sacabkiyo mashxadii eednay waxaanlafilin iyo aafo cusub aragnay fidmayo fudeyd kuwo foorara argnay

  • @munaali460
    @munaali460 6 ปีที่แล้ว +2

    walahi been.mahan waan aragnay
    allow somaali isu calool fiyowsiii
    viva somali weyn allow cafowga nagaqabo