War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.

ความคิดเห็น • 47

  • @saadfarahgadid369
    @saadfarahgadid369 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ma ladhihikara labada gurup Dir iyo Darood

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ALI XARAAROOW SOMALIDA WAA MAAY IYO MAXAA HADABA NINKAAN DOCTARKA SOMALIDA SI FIICAN HA USOO BARTA
    SOMALIDA FARDHEERTA KALIYUU NINKAAN KA HADLAYAA
    SOMALI BANTUU NINKAAN SOMALI UMA YAQAAN MIYAA

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga wiilkeyga Curudka ah 100% 💯 Aniga ayow ii egyahay uma eka waa ka duwan yahay xataaa Gabadha ku xigta waa la mid waa aniga oo inta taaagan waa iga Cadahay mooye

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALI XARAARE PROFITIONAL KOLEEY ADIGA DAMBIGA MA LEHID EDITOR AYAY AHEYD QALADADA INEY KA JARAAN

  • @haania2495
    @haania2495 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somali maxaan ka nahay Arab ama africa

  • @AdamDahir-rn5yv
    @AdamDahir-rn5yv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aniguna waxaan ku darsanayaa arintan DNAda .In ilmuhu u eegaankaro Abtiyaashii. Amba Awowyaashii Aabo amba Hooyo aragtida wajiga.(features of face)

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliyow, waan ku salaamaya, waxaan arkay adigo waydiinaya Maxamud Ismaciil, oo ah (DNA) aqoon u leh anigo og mowduucan inuu jiro, haddaba waxaan doonaya inaan ku waydiiyo dadka Somaliyeed ee sheegta inay yihin isku qabiil oo badan DNA-du ma sheegi karta dadkaas inay ka soo wada jeedan sida (Darood), Ismaciil, DNA-du ma caddeyn kara inay ka soo wadda jeedan odaygii Darood.
    Teeda kale qabyaalada Somalida wax ma ka sheegi karta. Thank u. Mahadsanid.

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wll Ali waxaan kh weeydinaya Cunua aan dhalo cunuga Wakaal keey iiga dhalo Xaas keeyga side DNA loo kala saari karaa?

    • @mohamedfarah299
      @mohamedfarah299 10 นาทีที่ผ่านมา

      Asc wax aa qortay makula sax santahay bal u fiirso wll

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Niyow dadku hadii ay maalin makaroof ka hadlaan weligood ma joojiyaan miyaa? Weriyenimo shaqo nin weyn ma aha, qof weyn oo dhaa-dhaa lehna Diintu ma amaanin, maalinta qiyaamahana dadka noocan ahina waaba special si gaar ah loola xisaabtamayo.

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    DNA somalidu waxay galaysa khayimiinta aflamta wali wa khayimiin bila Boss ah

  • @guleit89
    @guleit89 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    First to comment and like 👍 😂😂

  • @indhoforex9266
    @indhoforex9266 26 นาทีที่ผ่านมา

    Somalia carabta waa ka weynyahay taas ogadaa somaaaliyey

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan waa sheeko gaalo wado si aykharaadka soomaaliya hadhaw ulayeshaan.

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daarood iyo isaaq haday cadaan guursadaan cadaan ayay dhalaan hawiye haduu cadaan guur sado madaw ayuu dhalaa

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Darood iyo Isaaq hadey guursadaan cadaan Sansibaar ayeey dhalaan Hawiye hadaan nahay waan kufaraxsanahay waxaan nahay maalin Carab maalina yuhuud ilaahay ayaan kamagangalnay Africaan ayaanahay

    • @sakariehassan2702
      @sakariehassan2702 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Hada dani haduu naag cadaan guur sado ilmo caaad baa loo dhalaa ma i ley da hay 😂 ama Zanzibar

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Hawiye waa asal inta kale waa shubshub

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Asal somali 🇸🇴 baan nahay tan😂iyo aadan iyo xawo viva hawiye

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sakariehassan2702😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 5 นาทีที่ผ่านมา

    Anigo waxa aan ku talin laha in la baadho sababta aye soomalido ugo nugushahay in aye noqdaan addicted markay bilaaban balwadaha

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Totobo faq uu raacaa dadka dhigisa qofka aad tahay qof kabadalan haduu kuudhasho

  • @Burco.
    @Burco. 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WIIL HOOYADII SOMAALI TAHAY AABAHIINA CHINIIS DNA DIISA WAXAY LAGA HELAY MASAS IYO JIIR 50% Somali 30% Shinees 15% Masas 15% Jiir

  • @XARRAGO
    @XARRAGO 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muna wadani Caliyoow soo qabo qoftaasaa aad iyana ugu fiicana, ilaa halsaac barnaamij ah baan rabnaa dadkana jaanis inay su'aalo waydiiyaan jaanis haloo siiyo

  • @mohamedasad474
    @mohamedasad474 31 นาทีที่ผ่านมา

    Cod malaha sxb

  • @exposureaa049
    @exposureaa049 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    How much does it cost DNA test?

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Daroodku garaad baadi bay qiil u raadinayaan waar arinkaasi waa faahin

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina jaamac baadi sawerkiisa shaashada kama arko caliyoow maxaa dhacay.

  • @dannybirch9429
    @dannybirch9429 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taylor Deborah Harris Gary Hernandez Jennifer

  • @Jamila-c7j
    @Jamila-c7j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duf ku bax Ali afqurun

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huuro huuro faqash

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cali Beenaale 😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DM soo bara bal cali iyo wiilkan hadlayow

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TV FAQASH,ANTHROPOLOGIE SHAKHO KAA DIIGATAN,INE KASTA WUU HOOGYAHAY AL KU JEEDO '´ANIGU BIN HACHEEM ANU'ˆ ADIGO HADAAD DONTII IYO HAADAD ADIGU DiIDE...DND WAA U BAHAN NIN ISDODONE,NIN ISDODONE NOLOSHIISU DUUG MALAY...WAA DAYDAY,ADÈRO KONFURTU MAA FURUBA...???????????? ININE UU DAYDAY KAA DHAYA DAAD INTU UU XIDHALAHA NOLOSHISU.......SOMALILAND FIRST BIN HACHEEM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xoolah
    @Xoolah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan nin qeexi karaba maaha
    Kkk maxaytahay hide raace iyo hide side

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUXUFI ISMOGUE,ADIFAD QAABIL KAA BUUDEH,SOMALI DIIGE KUU WALALOBI,DAQAN WALALI KUU YIIHIN...JAHIIL,OUF WALALTINIMODINE..........

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DNA - da wll muuse biixi,
    oromo ayuu ku sheegay
    ma runtiis baa?
    Mise xanaaq baa ka keeney uu u qabey marxuum jaale siyaad barre.
    Sidoo kale
    Mr- deni iyo Lafta gareenDNA-du waa halkee?
    Ma laga yaabaa asalkoodu in aysan somaliba ahayn ,laguna qaldamay
    In ay somali xilal u qabtaan.
    Maxase loo baari waayay
    ka hor inta xilalka loo dhiibin madaxdaan

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida DNA ahaan kalama duwana

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma cilmi baad ku hadlaysaa mise mala-awaal. Somalidu Isku DNA ma aha

    • @abdifidow3870
      @abdifidow3870 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Between-earth-and-sky Cilmi.baam ku hadlayaa.. Somali Canada joogta oo qabiilo kala duwana ayaa DNA laga qaadey. Guess what the results was. Way is wada lahaadeen.Marka qofkii aaminsan quraafadka qabiilka lagu koriyey qushigiis. Car yaa DNA iska qaadi Kara Isaaq,Darod & Hawiye oo comparative DNA analysis sameyn Kara,?

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I did my DNA recently with me23 and I found out that I am 40% from near east mainly from siryia , Iraq or south part of Turkey and 50% from Somaliland ,

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Very similar to mine. Pure Duriyya.