Xildh Maxamed Abiib Walaashii oo Sheegtay in RRU- du Soo Weerareen Gurigeedii.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 411

  • @AbdibaladMohamed
    @AbdibaladMohamed หลายเดือนก่อน +31

    ilaahow Xaqa Uhiili Adaa Awoodaadu Dhamaystirantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustafeciise4172
      @mustafeciise4172 หลายเดือนก่อน +1

      Waa inan fiican laakii. Walaslkeed waa danbiile

    • @ahmedipeufra7880
      @ahmedipeufra7880 หลายเดือนก่อน

      Wll xaqa iyo runta ma isku sheegna hadu danbile yahay maxay maxkamad loso tagi wayay ?? 💔​@@mustafeciise4172

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 หลายเดือนก่อน +29

    Reer Abiib waa wada aftahan waxa lagu sameenayana waa wax laga sheekeeyn doono

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน +1

      Been maha

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 หลายเดือนก่อน

      @@shafihussein4433 qiirada iga daba geeya hh

  • @AlloowSahal
    @AlloowSahal หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo ilaaheey hakuu hiinliyo hanakaa qabto cadawga aan nixin rabinaka baqin maxamad abiibna ilaaheey hagartooda haka badbaadiyo aamiin

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 หลายเดือนก่อน +10

    Samaroon waaa dad maskina allahu akara maskina ilahyoow hili

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 หลายเดือนก่อน +23

    Inyar sabra wuu dhamaanaya dulmigu

    • @KhadarKhaliji
      @KhadarKhaliji หลายเดือนก่อน +1

      Xaqede danbi bu leyahay hadal waxba tarimayo😊😢😢😢

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน +16

    Dhaqan Islam iyo dhaqan gaal midna maaha inla baadho guriga gabadha, Xitaa gurigiisii maaha... War wuxu dhaqan xumaa🙏

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 17 วันที่ผ่านมา

    Qof ku yiri ilaaheey ayaan kugu daayey ciyaar ma aha Alaha kuu aqbalo hooyo Alaha idiin gargaaro hooyo AAMIIN

  • @gem2144
    @gem2144 หลายเดือนก่อน +21

    Dacwada aad Allah u dacwootay Allaha kuu aqbalo Allaha kuu hiiliyo hooyo. Amiin 🤲🏼🤲🏼

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 หลายเดือนก่อน +2

    • @DhalaliyeMo-us6ly
      @DhalaliyeMo-us6ly หลายเดือนก่อน +1

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน +1

    • @MaxamadMuuse-b2e
      @MaxamadMuuse-b2e หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin alaha ku ciqaabo dhibka ay noogaysanayso hadaanahay dulmanayaasha mana seexan doono

    • @siradm
      @siradm หลายเดือนก่อน +1

      Allahumma aamiin

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse munaafuq hooyo miyaa maalin walba ka oohineysaa muuse shaani abagaadha iyo xasan dhiiqo umada Alaha ka qabto Aamiin

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน +7

    Illaahay haydiin hiiliyo oo kuwaa illaahay haynadhaafiyo Amiin yaaAllaah

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf หลายเดือนก่อน +1

    SOMALILAND CADDAALAD DARRO KU SOCOTAA ❤

  • @NasabgirehNur
    @NasabgirehNur หลายเดือนก่อน +13

    inshallah ilahay xaqaa haa dilaciyo

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahey baan uga dacwoonayaa! Waa eray culus wlhy😢

  • @MohamoudAbdi-cz2dz
    @MohamoudAbdi-cz2dz หลายเดือนก่อน +10

    Free xildh maxamed

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 หลายเดือนก่อน +22

    Free samaroon Free Awdal State Insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 หลายเดือนก่อน +17

    Xaqu wuu soo ifbixi daalimkuna ma guulaysto i am from somaliGalbeed

    • @mustafadaahir1560
      @mustafadaahir1560 หลายเดือนก่อน +1

      Xabashiga ku seexiya iska xoree intaanada xaq kale ka sheekayn

    • @taatikoofficial1223
      @taatikoofficial1223 หลายเดือนก่อน +1

      Kuwo iidoora buu seexiyaaye kaalay ka xoree adigu😂

    • @siradm
      @siradm หลายเดือนก่อน

      Soomaaliyey, adinka tolow yaa idin habaaray? Waa laydin habaaray kolleye? Meelkasta waa la kala safanayaa! Mayd meel uu ka dhacay labaa is haysa! Khilaaf iyo iskala saar baa laydinku habaaray walaalayaalow, acuudubillaah! Marna waa idiin bogaa is garab istaagiinna iyo dhaqanka habboon marna waxan is dhahaa waxan miyad ka dhalatay, war gabar ooyaysa markad aragto, qof dhibban oo Soomaali ah markad aragto, meel wanaagsan ka istaag oo ookiyaalka qabiilka iyo kuwa siyaasadda iska siib, waa Soomaali waa walaalkaa bes, Ilaahayow umaddan xaqa garansii iyo waxay isu yihiin, uur daacad ah ban kugu baryayaa yaa Rabbi

    • @yaasirahmedtubbe6530
      @yaasirahmedtubbe6530 หลายเดือนก่อน

      @@mustafadaahir1560 anigu taariikhday iigu taalaaye idinka dama leq'laynaya ee isirkiinii kadoortay sow igama daridin iidooroow

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 17 วันที่ผ่านมา +1

      Xabashiga wey la dagaalamaan weyna xoroobi laakiin xabashiga adey idin seexuyaan oo sheegataan oo u fuleynimo ugu yeertay abagaadhaa nahay noo soo hiiliya sow lagaama keenin xabashi iyo oromo iyo iidoor waa isku mid waa laidin xasuuqaa iidoor iyo itoobiyaan kooda ba inshaAlaah kkkkkkkk iidoor waa jabeen awdal wey xoroobi lkn iidoor xor ma noqon doono waa adoonkii ingiriis from juboland VIVA

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanalaah subxanalaah subxanalaah illaahayow reeerkaaan dulmiga ka dulqaad waaar dulmiga waaaa lagu jabaa yaaa allaah reer Borame dulmiga ka dulqaad

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 หลายเดือนก่อน +6

    Subxannallah sidani dowladu fidnad bay wada 😢

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey หลายเดือนก่อน +1

    Free Abiib Free Abiib Free Abiib
    Kulmiye down down down

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +4

    Reer boorama waa dad marxuumin ah kol hadii sidii reer Laascaanod ay kici waayeen, alle ha idiin naxariiso

    • @rahmahodan8583
      @rahmahodan8583 หลายเดือนก่อน

      Shakhsi ayaa laga hadlayaa ee reer Borama cidi waxba uma haysato. Nin nabadii iyo nimcadii ku kibray ayaa lala xisaabtamayaa. Reer Laascaanoodna iyaagaa nabaadii iska xooray oo ka doortay xumaan reer Booramana waxad la rabtaan nabad galyo daro lakiin wey idinka caqli badanyihiin. Shaydaan ayaa ku soo dirtay si umad nabad galyo haysata aad iskugu dirto. Illaahay ha ku hadeeyo.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน

      @@rahmahodan8583 reer Sool kaa awood badan 500 maxbuus bay ku xamaashaan laakin kuwan reer Awdal waa bilaa tol iyagna maaha rag wax iska dhicin diyaar u ah, maanta Somaliland maalin ay ka liidato ma jirto oo 2dii nin ee ugu caqli xumaa ee Muuse fulay iyo ina Kaahin doqon baa hogaanka haya, maanta reer Awdal inay dagaalka bilaabaan uun baa laga rabaa dabadeedna somali waa diyaar ilaa ciise jabuuti,

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud หลายเดือนก่อน +7

    Reer kahadal yaqan sanaa

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah tabarakalah allah barakeeyo dhaha reerka afka ka daaya

  • @azwaanahmed7252
    @azwaanahmed7252 หลายเดือนก่อน +2

    M.a Allah mamadu aadbay u saxanthy o wa laga gardaran yahay cidna kumay dacwoon ee alle ayay kaga dacwootay illahow ka qabo umada xaq darada lagu haysto ee wax alliyo waxay geesteena la dheegi laay.ay kolay mohamed abiib wa nin hadal kar ah oo horumarka waddankiisana jecel marwalbana wixi runta ahba ka hadla ee cunsuriyiinta alle haka qabto oo hawga hiiliyo😢

  • @MohamMeirlon
    @MohamMeirlon หลายเดือนก่อน

    Ax walahi anuu hoyaadas waanka naxay hooyo xil waanu ognahay waxana lagu heystaa hadal uu idhi *SNM waa daalimin* oo lagu xidhey maxumee waxay ahayd inay si degdegah ay u xukuman ama lagu cafiyo anigoo tàbacsan xisbiga talada dalka haye kulmiye arrinkaa ay ku galen guriga bila warqad CIDdu waan dhaleeceynaya waana wax laga xumaado idam alleh waxay sugeynaa wax kheyr qaba jiroo jooga hooyada xil maxmed abiib si wacan ayad u hadashen❤❤❤❤❤

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 หลายเดือนก่อน +9

    Qaabkan xukuumadeenu u dhaqmaysaa waa qaab dawladnimadeena ceeb ku ah marka xaqiiqda laga hadlo.

    • @NightingaleTorso
      @NightingaleTorso หลายเดือนก่อน

      Qaabka ismaamul xaafadeedkiinnu u dhaqmayaa waa qaab QABIILNIMADIINNA ceeb ku ah .

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 หลายเดือนก่อน +6

    YAAA RER HEBEL.AH BY ORAN LAHED HDY XAMAR JOGTA LKN SIDII QOF MAWADIN AH BY U HADASHE MASHA ALLAH QABIIL MA KICIN YAA TOL EHEYNA MA ORAN AQOON TU WAA CAJIIB

    • @abdifatahabdillahi4389
      @abdifatahabdillahi4389 หลายเดือนก่อน

      Xamar dad nool dhiig leh kudhiman kara nolowe dadka xildhan sodayn wayay miyaa xafad uhadli karo kkkkkkk Aqonmahe Geesi iyo fulay ayaa lakala yahay

  • @Dunida191
    @Dunida191 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Hooyo mcn❤

  • @rm7087
    @rm7087 หลายเดือนก่อน +5

    LAA HAWLA WALAA QUWATA ILLAAH BILLAAH CALIYUL CADIIM

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 หลายเดือนก่อน +2

    Insha allaaahu muuse iyo inankiisaba qorshihii dilkooda waaanu soo dhameynay Insha allaha akhiirana naaarta ayey galayaan weyna dhagareysanyihiin qofka dhagareysana waa ehlu naaaar gaaalaha

  • @gem2144
    @gem2144 หลายเดือนก่อน +10

    Magaciin jiryee gudabiirsoow halyeeyga soodaaya
    Subxanallah

    • @nugaal012
      @nugaal012 หลายเดือนก่อน +1

      Halyay kkkkkkkkk. Xabsiguu ku cabayaa basbaaska.

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 หลายเดือนก่อน

      ​@@nugaal012dhib male wll waxan ukabixi markasu ka aargosan Insha Allah

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน +3

    Ax war hooy dulmiga meel laguma gaaro xildhumaankaan siidaayo oo reerka hala raali galiyo oo mag dhaw hala siiyo hadiikale maalinkale baad ogaanaysaan xaqu markuu soobaxo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Subxaanallaah Allow xaqah adaa u hiilliya cajiib Allow cawaan dusha hanaga saarin Amiin 🤲🤲🤲😭‼️⁉️

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 หลายเดือนก่อน +3

    Cuquubo meeshi lagu galaye ayeey cawku hurudaaye curadadaye ka laayesaa ninkii caano baasa Dhamaye SL ilaahay caraadiyesay intaa raadinayesa isma qabtaan sharcina malaha qabiilada soomaalida oo isu dowladdanayow waxaan waa dhamaan Caro alle ayaa idin dul saaraan isma dhaantaan meelkasta ka talisin cuquubo alle ayaad wada qabtaan ilaahay mataqaan dowladdnimo idika dheere qabiilna dowladda ma noqonkaro mid xamar farta taagaya iyo mid hargayesia afka taagaye markan arko eyago hadlayaa waan carooda waa munafaqiin umada dhexe joogtoye waan idiin duceeya walaalyaal alle sharkooda ha idin dhaafiyo

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaqu wllhi wa gun gun dhashay reer Awdal dulmiga Alle ha ka qaado
    Nacalaa isma dhntadad tihiin ku yaal ya iidoor uf

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n หลายเดือนก่อน +2

    Dulmigan sii jirimaayo insha,allaah

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 หลายเดือนก่อน

    Umada xaqa ilaah hausoo ifiyo xaqdr0 mafiicno naftaada oo kale kudhaqan❤

  • @doog880
    @doog880 หลายเดือนก่อน +3

    Waa shaqada kaligi taliyaha

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho หลายเดือนก่อน

    Muuse sii san rabi haw kexeeyo .
    Ilahayow ninkan ummada ka qabo .

  • @yasinhassan3840
    @yasinhassan3840 หลายเดือนก่อน +12

    Subxaanalaah. War sidanu waa dulmi. Walle reerkan yar ee isaaq . Waxbaa watta. 😮😮😮😮😮😮😮

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน

      Dulmiga illaahay waa reebay

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 หลายเดือนก่อน

      Reerku ma yara lkn waxbaa wata

    • @ommucadegal
      @ommucadegal หลายเดือนก่อน

      miirkiiba isaaq buu idinka raacay walee waad xanusanysaane illaahay haydin caafiyo.

    • @hodanahmed9167
      @hodanahmed9167 หลายเดือนก่อน

      mxaa isaaq keenay waad cuqdadyeysan ninka niman buu u xidhanye naga xishood nio

  • @gem2144
    @gem2144 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed abiib waa geesi garab waayey yaaaahuuuuu

  • @lailaahmed1733
    @lailaahmed1733 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha idiinka hiiliyo idinkaniyo inta kale ee dhiban ba.

  • @Wadaniga_1
    @Wadaniga_1 หลายเดือนก่อน +2

    Gardara iyo kibirku way soo dhamaan

  • @SuldaanXoosh
    @SuldaanXoosh หลายเดือนก่อน

    Ilaahow xaqa su dilaci insha ALA

  • @MohamedDahir-j7p
    @MohamedDahir-j7p หลายเดือนก่อน

    Wlee Somalian ceeb baynaga rabaan

  • @MohamedDahir-j7p
    @MohamedDahir-j7p หลายเดือนก่อน

    Naga rabaam

  • @mahdiibrahimabdi3197
    @mahdiibrahimabdi3197 หลายเดือนก่อน

    Kheyr insha allaah

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa matida laga radinaya .
    Waa yaab !
    Maxaa dhacay?
    Muuse ummada ka daa walaaqa .
    Muusaw khayr ku tag .
    Muuse cod baynu ku ridaynaay intaa iska dul qaata dalkii Waal.

  • @AdenMohamed-zj5hr
    @AdenMohamed-zj5hr หลายเดือนก่อน +2

    Ilahey haidinkaqabtaa

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u หลายเดือนก่อน +4

    Runtii waxlaga xumaado waa dad goba lkn lakalifayo

  • @FoosiyaWaabari
    @FoosiyaWaabari หลายเดือนก่อน

    Wan ilmeyay ilay haku so dayo berkage

  • @MaxamedBiixi-t8g
    @MaxamedBiixi-t8g หลายเดือนก่อน

    Iska suga daalimka intaanu wadanka dhaafinayno insha allah

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 หลายเดือนก่อน

    You are your own Flat ..no more somaliland 😢

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah xaqaa dilaciye wa inaynu dawlad tagta daran an ridnaa Insha Allah

  • @hiboidriss
    @hiboidriss หลายเดือนก่อน +1

    Geesigi tarikhda galay ee Mandela walashi nolada

  • @CabdulahiCali-hd4dd
    @CabdulahiCali-hd4dd หลายเดือนก่อน

    Isaaqow dulmiga kadaaya reer samaroon

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e หลายเดือนก่อน +1

    Maxaahaysata awdal ma aqoonbaa mise waa miskiinimo mise waa doqoniimo mise waa falaynimo mise waa karti xumo walaalayaashayda ree awdal wax iisheega walaahi. Jawaab. Sax ah uuma hayo. Fadlan wax ii shjeega

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 หลายเดือนก่อน +1

      Wa dad dhagarta iyo dhiga bina adamka neceb wa dhig did

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 หลายเดือนก่อน +1

      Dad mahan reer awdal ee waa xoolihi musse bixi

  • @IsramahdiMouse
    @IsramahdiMouse หลายเดือนก่อน

    😢😢😢Allah wax kawayn ma jiro

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 หลายเดือนก่อน +3

    Dulmiga ma fiicnee, Allaha Swt ha u gargaaro.😢

  • @TAYIBMAHAMOUDOSMAN
    @TAYIBMAHAMOUDOSMAN หลายเดือนก่อน

    Huunoland will be free state inshaa allah inshaa allah inshaa allah inshaa allah inshaa allah inshaa allah inshaa allah ♥️ 💖 ❤❤❤

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz หลายเดือนก่อน +2

    Anigu sidaan u fahanay waxaa ka doonayaa in reer borama kacaan oo xaalada amni daro ku kacaan ayaa la doonayaa waa lagugujinyaa si ay mudarad usameeyaan oo wax i su bedelaan
    Kulmiye maanta wuu ogahay in ay dadku naceen oo aan cidna dooramanayn sidaas buu udoonayaa inqas dhaco waa sida ka muuqta

    • @samiramohamed7524
      @samiramohamed7524 หลายเดือนก่อน

      Walahi wad garayay fidnad baa lawada

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 หลายเดือนก่อน

    NAXAY NISU. TARI KARAAN. SAMAROON. WAA. DADKII. LIITEE

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @AlloowSahal
    @AlloowSahal หลายเดือนก่อน

    Nin waalan ayaa idiin taliyo waana manexe maxishoode aaw waraabow hargeysa aantee shabkeeda kidarbal

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 หลายเดือนก่อน

    WAXAA LAYABAY SOMALI HADA NAHAY WARIYE QAABKA U SHAQEYO MA GARANEYNO WAYO EHELKA XILIBAN ABIIB OO CIDANKA SO WERARAY WAA QALAD WAYO WEERAR DADBA KU DHINTA KU DHAWACMA WAXAD U TIRAAHDA CIDANKA BARITAN KU SAMEEYAY GURIGA QOSKA XILIBAN ABIIB .WAA MUHIIM WARIYE HADALKA XANAFTA KA ILAALI MHDSND?

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman หลายเดือนก่อน

    Subxallah wa yaab

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q หลายเดือนก่อน +2

    Muuse cabdi dameer ayu af duban yahay xildhibanka an tolka lahayn miskiinka ah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Masaakiin ilaahow xaqa u hiili

  • @MohamedABDILLAHI-j6f
    @MohamedABDILLAHI-j6f หลายเดือนก่อน

    Dawladani waxay u dhaqmeysaa sidii dawaladii faqashta aheyd ee (AUN) siyaad bare.muuse askari iyo siyaad bare waa iskumid wanna isku dhaqan.muuse handaraab wuxu ku socdaa hadalkii ahaa dal iyo dad iga dambeymatan,madaana uu ka rajo beeley doorashada soo socota.waxay u egtahay dhamaadkii iyo burburkii s/land ama dawalada isaaq(NGO).

  • @calisaleebaan9219
    @calisaleebaan9219 หลายเดือนก่อน +3

    Bal akhiro xisaabta taala waka ka dabaasha ka uurka daba iyo ka isha daba labadaba

  • @Kadarahmed-ht6wm
    @Kadarahmed-ht6wm หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz หลายเดือนก่อน

    Waa rafadkii u danbeeyay ee HEEGO NAAS DHEER
    40 maalmood ka dib iyagaa bedelaya M.abiib inshaAllaah

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

      Huubo qudhunley mayd garaaca cuqubadii ciidankaa cawaaqibkeedii maraysaan.

  • @jibeise1
    @jibeise1 หลายเดือนก่อน

    Si wanaagsan oo Sharciga waafaqsan bay u Hadashay Gabadhu
    Halaga Gar baxo qoykan

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa dulmi iyo xadgudub qofka la dulmay allah ayaa aqbala ducadiisa

  • @hoododayib4626
    @hoododayib4626 หลายเดือนก่อน

    ilaahay waxn dhacaya hanaga qabto😢

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +1

    Muse Dhiigyacab kuwa uu u adeegsado Shacabka matida ah uu kuu xasuqaayo Cidamada uu Amro wilka Muse oo 90 sano.gacmaha kula soo jiray,Walle wakhtiga ayaa idin wada qaban.

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 หลายเดือนก่อน +5

    Waxani Dawlad maaha waa Snm wayna bukaan waa isaaqa ku wii ugu liitay ama ugu uqdada badan markaa waa la arki bal halkay kudambayso

    • @sayidcalimuxumedxadi8075
      @sayidcalimuxumedxadi8075 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmed_Rainfall.10 kumafahmin walal

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      Reply ga ayaa igasoo khaldamay, adu sax baad tahay Bro🙏

  • @ZuberZakad
    @ZuberZakad หลายเดือนก่อน

    Waa caadi qofka hadii siro laga helo ,xeerka dhigaya in gurigisa iyo dadkisaba dowladu baarto .dowlad walba way ku dhaqantaa marka jahilnimada jojiya ninkan waa khayin dabile ah

  • @hassanhussein2599
    @hassanhussein2599 หลายเดือนก่อน

    May soo wareren mise way baadheyen 😅

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 หลายเดือนก่อน

    Ilahey hadinka😂 qabto RRU waxa ka hadhay😂 2 bilood no more RRU

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh หลายเดือนก่อน +1

    Gbdha gurigeeda wxa laga doonaye laga baadhayo waa qalad ciidamada amaanka ee mesha tagay iyo cidii amarka siisayba wa dad qaldan

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน

    Subxanallah wax waliba ka filo xaqdaro aya umada laku xiraa mesha sharci kamajiro waaba qabiil qabiil dowlad manoqoneyse allah aya la xisaab tami doono Abiib xaqdaro aya laku xirey allah isoo fududeyo familika

  • @maxamudabdi8732
    @maxamudabdi8732 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is a region of Somalia 🇸🇴 Somaliland is inhabited by one tribe, so a tribe cannot be a nation, Somalia is one. Please Ethiopia stop this bad behavior, otherwise we the people will take action against you, we are Somalis, our land is not for sale.

  • @Maxamed-m5t
    @Maxamed-m5t หลายเดือนก่อน

    As❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน +1

    abiib puntland imow geesi baa tahey

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 หลายเดือนก่อน

    Waa ceeb in la farageliyo "privacy-ga" muwaadinka.

  • @AbdifataxAbdilahi-ku4oy
    @AbdifataxAbdilahi-ku4oy หลายเดือนก่อน

    Wll maxa kashegi xuseen mandela aya laxidhay 😢😢😢

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 หลายเดือนก่อน

    abiib waa geesi aan reer laheyn

  • @queensomalia7947
    @queensomalia7947 หลายเดือนก่อน

    War xakumada maxa ka qaldan maxa laga raba gabadha gurigeda waa yaab

  • @djamaabdourahman
    @djamaabdourahman หลายเดือนก่อน

    Dawalaad messha kama jirto qabiil ayaaa ka jiraa hooyo ilaahaay ha ka gargaqro

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow gudabirsay uu hili

  • @YusufQalbi-l6f
    @YusufQalbi-l6f หลายเดือนก่อน

    Yees

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Abiib iskaga diibka isugeysteey wadaan nabaad gelyo buu teganyahaay jajuus nimu katorteey Jabuuti iyo xamar buu uaddega caddowga qaranka weyan Linta hakucabo xabsiga

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

    hadan nahay dadka reer somalilanf aadban uga xunahay waana ceeb waar waxan lagaraadinayaa waaxay walahi waaa ceebbbbbbbb

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 หลายเดือนก่อน

    Odayga shaydaanka ah ee hebal biixi wuxu doonaya in lagu kala yaaco meesha asna qabiil ku badbaado

  • @museomer9306
    @museomer9306 หลายเดือนก่อน

    Alle talo saarta Allana barya ,qofka la dulmiyo Alle ducada wuu ka aqblaa ducaysata wuu idiin gargaari doonaa

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 หลายเดือนก่อน

    Heego way ina dhaafaysaaye u samra

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 หลายเดือนก่อน

    Meelkastoo soomaali dagto dulmibaa ka jira subxaanallaah walee muuse biixi meel xun buu soomaliland ku wadaa ee sidi farmaajo iska qabta

  • @JamalJama-x8k
    @JamalJama-x8k หลายเดือนก่อน

    🥲🥲🥲
    Passport waa la wada og tahay in lagu jaro Hargeysa laguna soo dhoofo balse waxaa nasiib daro ah in reer in maamulku il gaara uu ku eego reer abiib waa laga gardaran yahay shacabka ciyaada ha laga daayo deeeeee

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 หลายเดือนก่อน

    Waa cadaw ka daran xabishida maamulka biixi ilaah ha idiinka qabto waa cunsiryiin maamulka biixi waligaa ha aaminin askari sida muuse

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahay geesi ayay dhashay hooyadaas, Cabdiraxmaan Cirro wuxuu ballan ku qaadayaa inaanu family-gaas Madaxtooyada ku. Marti qaadi doono....!!!!.

    • @KhadarCilmi-wv9cn
      @KhadarCilmi-wv9cn หลายเดือนก่อน

      MADAX TOYADU MA VILA SOMALA MIZE WA GACAN LIBAX

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 หลายเดือนก่อน

    Huwan baad tihiin
    Sharciga a shaqeynayaa rad kaa ku soo galay