PRANK NOLOSHEYDA KII UGU XUMAA AANKU SAMEEYAY ADNAAN MODEL SORRY 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 476

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 ปีที่แล้ว +394

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟💞☝

    • @jokar1m
      @jokar1m ปีที่แล้ว +1

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
      subscriber isoo dheh RESPECT🔥k

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 ปีที่แล้ว

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @hanadhassan7658
      @hanadhassan7658 ปีที่แล้ว

      Masha allha amin qurax

    • @maryamocabdicali6824
      @maryamocabdicali6824 ปีที่แล้ว

      عليه افضل الصلاة والسلام 🌷

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 ปีที่แล้ว +236

    Hadaad ujeedo magaca nebi maxamed scw like isaar 💝🕋♥️

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 ปีที่แล้ว +212

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @sundusomar8170
    @sundusomar8170 ปีที่แล้ว +152

    The best person over the world is a prophet mohamed scw 🤲🏼 ❤

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +52

    Ibra iyo jamal waa dad xumaanta iyo isjiid jiidka ka helin horey ayay sacadaha ka fureen daacadii oo qof ah ixtiraam ah Mashaa allaah keep going on ❤👍

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki ปีที่แล้ว +160

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ🤲💔🥺

    • @jokar1m
      @jokar1m ปีที่แล้ว +1

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
      subscriber isoo dheh RESPECT🔥k

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @Imbie3z3
      @Imbie3z3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw ❤️💗

    • @sacdiyoccabdullahi9988
      @sacdiyoccabdullahi9988 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 ปีที่แล้ว +81

    “Gabdhaha Somaliyeed waa ixtiramaa”❤

  • @user-wu4ws1kj6u
    @user-wu4ws1kj6u 2 หลายเดือนก่อน +65

    Who is watching 2024

  • @cadarcabbas3530
    @cadarcabbas3530 ปีที่แล้ว +78

    Kan prank Wuu dhaafe walahi amiira anther level walahi 😂😂❤

  • @amiraiqbal9358
    @amiraiqbal9358 ปีที่แล้ว +43

    Adnan ayaa dulqaadkaan leh isma dhaheynin Masha allah ixtiraamkii oo qof ah

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 ปีที่แล้ว +68

    Wow Amira doing this!! 😂 another level sister! Your acting is amazing!! Wow!!

    • @abdiaziz5838
      @abdiaziz5838 ปีที่แล้ว +1

      jamal ku laha saaax aa kugu dhex jira 😂😂😂

  • @jikako7
    @jikako7 ปีที่แล้ว +32

    WALAL HADAD MUSLIN TAHAYE IGULA SALI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA 🕋 SCW ❤ HADAD MUSLIN ADAN AHAYE ISKA DAFA 😢

  • @suhur400
    @suhur400 ปีที่แล้ว +100

    Xaqiiqda aya ah adnan model inu yahay wiil dulqad badan mashlh ilahw ragena sidan cml kawada dhig ragna gabdhahay dilayan asagana hal eray oo xun xita madhihin mashlh horey usoco abowe boqolow aaan ciyaar ciyaar ahayn ina taha muujisay geesinimo ,qurux , dulqaad iyo degnaan intaba wad isku darsaty m.a keep going adnan💯...... amiira abayo adigana jilinkaga cadi mahn rag badan ina kala barana rabnaa prank ydan cml soo badi

    • @adnanmodelofficial8242
      @adnanmodelofficial8242 ปีที่แล้ว +16

      thanks abaayo alle haku sharfo🩸❤🙏

    • @salmaanluude3461
      @salmaanluude3461 ปีที่แล้ว

      @@adnanmodelofficial8242 Calool Weyne beentaasa Niyada Ku dhisanee
      kkkkkkk dhiladii Ku dhashay Was Candha Weyn

    • @amalismail6336
      @amalismail6336 ปีที่แล้ว +7

      @@salmaanluude3461 mxaa ku ceynesa hada wxaa shegtay dhan adi lee ah because quf Muslim oo walalka cml aaa ceynesa aso wax kasamenin subxanallah

    • @salmaanluude3461
      @salmaanluude3461 ปีที่แล้ว

      @@amalismail6336 Gus dhuuqista Sidee
      isku Tihiin?

    • @suhur400
      @suhur400 ปีที่แล้ว +4

      @@adnanmodelofficial8242 ada mudan wllky qli nolow inty nololi jirto🥰🥰

  • @nimcomustafe1526
    @nimcomustafe1526 ปีที่แล้ว +5

    Cadnaan model wlhi waa qof qalbi Wanaag iyo xitiraam isu darsaday habla somaliyed aad ayuu u xitirmaa keep going my brother ♥️💪

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi adnan waa ixtiraamkii oo qofa powe wlhi maanta dabeecadahaga wan baranay inaad thy qof dumarka xushmeeya kuwo badan aan ogahy maanta haday booskaan kujiri lahaa yeen mar hore gacan qaadi lahayeen ama caytami lahayeen wlhi masha allah adi👏👏👏👏👏🙏Amiirana innaba caadi maaha jilinkeeda 100%
    Ina adeerey nosoo badi prankiyada laguugu tala galye😅🤣

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 ปีที่แล้ว +50

    Prank wuu dhafay Wlllhi keep going my sister 🎉❤❤😂😂😂

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman ปีที่แล้ว +11

    Ka bax Amiiiro jiliinka idilay kan pranki wuu dhaafay Anather level waaye keep going my dear sister so badi kuwaan cml dad badan magacooda inan sheego aan rabin ku soo samee

  • @Janno66
    @Janno66 ปีที่แล้ว +40

    Qosolka aaad saartey aapa iga qosliye intuu prankiga pilaaman😩😂😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️

  • @hamidajamac1894
    @hamidajamac1894 ปีที่แล้ว +35

    Ibrahim has great patience

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 ปีที่แล้ว +7

    Amira prank yada nuucan ah no soo badi please Iamk Ku soo samee inta ila tageersan like

  • @فوزلويان
    @فوزلويان ปีที่แล้ว +8

    aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 ปีที่แล้ว +40

    Prank lama dhihi karo wllhi waxn soo badi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubahyusuf5678
    @ubahyusuf5678 ปีที่แล้ว +9

    Inta og in prank ay soomali samaysa uu yahay been anyway hadana waan dawanaa😃🤭

  • @muqtarmohamedtaaraa3009
    @muqtarmohamedtaaraa3009 ปีที่แล้ว +8

    adnan Legendry man
    wlhi dulqaad wad dhameysey sxipow amiiro nasiibey leedahey wlle😁😁
    😃 adnan sxipow lacala hdii Nairobi aado hita amira iyo adna tan nogu gud.
    team adnan haadanahey wey nagu dhacadey😄😄😄😄😅😅

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 ปีที่แล้ว +14

    Amiira wllhi you're funny anigoo fiirsanayey ayaba ka
    cabsaday Qofyahey lammo goodle saan dhan miyaad
    ugashay wllshy wad ka baxsatay adnan wallaal m.a
    dulqaadkiyow oo qof ah ayad thy keep going my bro

  • @anisoshireugas2827
    @anisoshireugas2827 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi adnan waa wiil ixtiram badan msha allah waxu dhahay gabdhaha somali waa ixtiraama msha allah adnan

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j ปีที่แล้ว +26

    Viva adna waxu dhahay gabdhaha soomaliyed aad aan u iixtiramaa😘👑❤️

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 ปีที่แล้ว +8

    Amiira xabiibti walasheyaa tahay wixii haboneen waan kaaga celinaa pran nooc walbo samey Xabibti lkn kistoo waalaga roon yahay in dadka biyo oga shubtid dharka dhan a kahaleysay hada neh marti waaye mafiicno noocaan cml hasameynin xabiibti

  • @bewafshalle2827
    @bewafshalle2827 ปีที่แล้ว +5

    model wlh sxb you deserve respect award.

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 ปีที่แล้ว +29

    Walhi waxan ka HelaY dulqadkisiiisa🥺
    Still wey joogan Inamadii dumarka ixtirami jiraY ManshallaH

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️

  • @ideliro2058
    @ideliro2058 ปีที่แล้ว +4

    Prank wuu dhaafey wlhi😂 lkni amira adnan mrky u yeerysy imk kso fakan rabteh😂😂😂😂

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +6

    Amiira waa ku jecala maxaa saan dhan u sameysay😰Dhab ahaan waad I xanuujisay, cadnaana waad qalbi jabisay, balse waa geesi walaaltinimada garanayo, waa muuqaalkii ugu horeeyay aan jeclaysan ee ay Amiiro soo galiso meeshan 😕

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr ปีที่แล้ว +2

    Walahee dulqaat ayoo leyahaay wiilkeena sharaaf masha Allah horaaye usoc

  • @yaaillahadlay6170
    @yaaillahadlay6170 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bro ninka raga ah waa kii sida Adnaan sameyo I love my Somali sisters legend keep going

  • @dreamgirl.................1422
    @dreamgirl.................1422 ปีที่แล้ว +2

    Ixtiraam ka waa muhiim
    IPRA jamaal jecelow❤💪😍

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah adnaan model habo waxaan aad ugu farxay aniga maanta gabar ayaad igu noqotay waa kalmad aad u ixtiraam badan Illahay ha ku xafido from Canada 🇨🇦

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 ปีที่แล้ว +1

    Alla san ugu farxay boqorka brnki ga oo si dan logaly wn ku farxay Adnan sedaremosa hoskasii wye 🥰🥰

  • @sabriincabdi1886
    @sabriincabdi1886 ปีที่แล้ว +6

    Quruxey maskiinka sas hayeelin😀😀😀😀

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +22

    Keeps goings my sisters and brother another's levels best prank 💘⚽️💪

  • @maryamaCabdinaasirnuur
    @maryamaCabdinaasirnuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiri abyo waa kutaagiiraa Hore usoco❤

  • @DiiShacrwi
    @DiiShacrwi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adna ma ogtahay ❤ prankiga

  • @XamseNiino
    @XamseNiino 2 หลายเดือนก่อน +2

    Team koko one like🎉❤❤

  • @munahassan5811
    @munahassan5811 ปีที่แล้ว +1

    masha Allaah dul qaadku waaa dahab wllkey waligaa ha gacan fududaan Alle( ST) shaqsiga uu dulqadka siyay waxa uu siyy Nimco aad u weyn oo wanaagasan

  • @munomusemunomuse7917
    @munomusemunomuse7917 ปีที่แล้ว +1

    Badnan wey kugu yarthy ada jog laga kari wayay keep going 💪 team amiira ismujiya

  • @user-dm2qs8tt9z
    @user-dm2qs8tt9z 10 หลายเดือนก่อน

    Wllhy m..n wiil dul qaad padan waye mansha allh wll youtupkiisa maxaa ugu qoran amiira apayo isoo sheeg waa wiil ixtiraampadane❤

  • @xataatalpixayaatalpi6632
    @xataatalpixayaatalpi6632 ปีที่แล้ว +1

    Alla waa wiil dulqad badn gavdhaha xishmeyo m.a rag Rag dhafy thy abowe

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 ปีที่แล้ว +1

    Ar Amira maxaa waaye saan Adnan 5min ayaa uga xanaajisey wlhi prank oo karkar eh ayaad ku sameese well done hore usoco 👌👍👍👍

  • @hawadhiblawe6964
    @hawadhiblawe6964 ปีที่แล้ว +31

    Best prank 🤣 😆 ee Amiira sameyso

  • @aminaabdi326
    @aminaabdi326 ปีที่แล้ว +8

    prank wax kale eh waaye wllhi 😅

  • @Samia-b2u
    @Samia-b2u หลายเดือนก่อน +1

    Amiiradeyna waxaan camal iska ilaali 😢

  • @SaynabJiilani
    @SaynabJiilani 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira wallahe funny waye😂

  • @abdisalaam2383
    @abdisalaam2383 ปีที่แล้ว +2

    Amiiro qald Wayne ayaa samaysay
    Guriga iga bax iyo biyo labokaladaran waye xitaa mid xitaa wacadi lkn 2 qalad

  • @amrancadey7913
    @amrancadey7913 ปีที่แล้ว +8

    Kan prank mahin waad isla ogeden 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @malyunali5556
    @malyunali5556 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cadnan waa nin raga oo go aan leh bahdilka aan qaadan kuna adkeystay in uusan bixineyn gacantisa waxa ku jira nin karmeed tahay horimar wacan wll😂😂😂

  • @Nidaamiye
    @Nidaamiye ปีที่แล้ว +2

    Adnan dad dhaaxaa wuu ka qeylisiiyay, hadda isagaa laga gashtay💪🤣

  • @elmaaz_2745
    @elmaaz_2745 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa tahay dulqadi oo qof ah hadan soconayo masha allah my brother wlhi waxn kahelay ereyga aa tiri waxey igu noqotay dhabdha allah haku sharfo my brother 🥰

  • @nimcomashaala1962
    @nimcomashaala1962 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan amira cadnan wa dul qadki ooqof ah Masha Alah

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😞 Adnan model waxan ka xumahay prank belse amiira adon ka arsanin haso bixin noga so aar plz Amiira wiilka wiilka wad iga qooosay halkan ayan ka dareema xanunkiisa🙈🙈🙈😭

  • @maryammohamed3034
    @maryammohamed3034 ปีที่แล้ว

    MashaaAllah Adanan model wu Dulqaad badanyahay Amiiro war ayaa kuu yaalo anyway keep going

  • @suuraaleydakaaraan2034
    @suuraaleydakaaraan2034 ปีที่แล้ว +1

    Amiira abyo unsubscribe baan ku dhahay sababto ah prank bahdil ah ma jecli xittaa qofka ku sameysay waa marti 😢😥😥😥😭

  • @mahamedcusman9366
    @mahamedcusman9366 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aad ayuu u dul qadbadan yahy cadnaan modal horay usoco sxb waa kugu dhacday maanta tani

  • @queenaisha9295
    @queenaisha9295 ปีที่แล้ว +2

    Ala cadnan prank in lagu sameyo saa ugu dharsanay lee mac🤣😛

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm ปีที่แล้ว

    Walahi bilaahi cadnan moodhal walahi waa qof wanaagsan oo ixtiraam badan m.a walahi waan ogaaday dabeecadada iyo dul qaad kaada ee ripaley isoogal

  • @queensman8852
    @queensman8852 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁 amiiro oo naf is galisay wllhi lkn cadnaan saas inaa ugasho ma eheen

  • @fadumoadan502
    @fadumoadan502 ปีที่แล้ว

    Amiira qosalka aduunka iwdishay abayo cunugaga allah barikaga dhigoo

  • @saadaqabdikadir8272
    @saadaqabdikadir8272 ปีที่แล้ว

    late comenti
    said aya ugaday adanan amira prank wu dhafay kan talanti aledahay masha allah

  • @ahmedabdi9123
    @ahmedabdi9123 6 หลายเดือนก่อน

    Walashey gacamaxatha waxgarini karo inas xirato cafican team amira no hoos ❤

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 ปีที่แล้ว +2

    Wuuba udharanaya maxa dul qaad ah bisink war waxba bayn ha isku shegin rag Somaliyed dulqaad mlhb bes aad way uxushmeyan dumarka sida jamaal yare kale Wuu bixiyay taasne wxe cadene in xushmad bdn yihin rageena lkn dulqad wa lu yar yhy

  • @amiraibrahim4714
    @amiraibrahim4714 ปีที่แล้ว +1

    Ixtiraamkiyo qof ah Adnan model 😊

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 ปีที่แล้ว +1

    Aboow aamira cadnaan isku taabatay weey kuu dhamaatay adaa hada isku taabatay adkeeyso

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 ปีที่แล้ว +1

    Cadnaan waan kaxumahay wlllky qaali amiiro cagta dhulka dhig

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 ปีที่แล้ว +1

    #masha_allah,
    😂 war Odaga wax bdn dad xanuun jiyee cashiraa loo dhigan, haa waan ku farax san nahay abkada😂 #SORRY_KAFTAN_LEE_KIINOW😂,
    #ibra_legend😎,
    Acting kada bello waye #Boqorada👑,
    Video qurux bdn waaye Thankz #Boqorada👸,
    #Amira👸🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟
    #Adna👸
    #Ibra🤴
    #jamaal🤴
    #Adnaan🤴
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @AyaanCqadir-oj3qw
    @AyaanCqadir-oj3qw 22 วันที่ผ่านมา

    Alla horta amiro tik tok aa ku arke marka oo biyaha ku shubte waa naxay waxa is dahay amiro maxa ka qaldan fidiyowgana ya dube ala waa iga nixise amiiro cadnan wu dulqad badanyahy amiro sidaa panki ku sameysi😂 alah kama dhigo walhi 😂 iga taga 😂 cawo naxtin udamo iya kawadi walalshey 😮 omg

  • @xawaqueenhanad6301
    @xawaqueenhanad6301 ปีที่แล้ว +1

    Jamal best😔❤️

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 ปีที่แล้ว +1

    Prank soomaali wax ka jiro maleh waa fake waan iska daawadaa mooyee in fake yahay baan ogahay

  • @fatush75
    @fatush75 ปีที่แล้ว +2

    It was so funny 🤣🤣he got mad finally🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodonur8155
    @hodonur8155 ปีที่แล้ว

    Amiira wiilka ciise dhuux no ilaaliya from garowe ciise dhuux horey usocta abyo dhamaantiina

  • @zaabiriinmaxamuud511
    @zaabiriinmaxamuud511 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh adnaan sorry amiiro asadna ku soo sameeya mid waali ah

  • @abdiaziizalpha6311
    @abdiaziizalpha6311 ปีที่แล้ว

    Adanaan hal mid markaa sameeysay waan ku farxay midaas oo ah gabar gacan uma qaadaayi markaa dhahaday langend waan ku wataa

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 ปีที่แล้ว +2

    ala😹benta leday biyah mxaa kow mesha keny😹

  • @Ayaantiina
    @Ayaantiina ปีที่แล้ว +1

    Cahan ماشاءالله تبارك الله 😊😊

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 ปีที่แล้ว +1

    Cep waye sida lo'lama dhaqmo almina kala yaresed apayo adnan model wlhi best person

  • @amaalirbad2832
    @amaalirbad2832 ปีที่แล้ว +1

    Wax xushmad laheeyn waaye shid naa qofka cadi baa prank iga Logu sameyaye Loma gafo ciyaaL batahaye

  • @faisocrahman5986
    @faisocrahman5986 ปีที่แล้ว

    M.a amiira wlhi is ilaalintadda aan ka helay wlhi ajanabi kala nahay iga gadan m.a xbbti illah ha kuxifdiyo sis

  • @nadafarah8627
    @nadafarah8627 ปีที่แล้ว

    Dulqaadki oo qofa adnan.mashallh🥰🤗

  • @ikran5811
    @ikran5811 ปีที่แล้ว +3

    Cadnan u dulqat badayahy ma.🥰🥰

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi jamal nin rgeed❤❤m.a

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my siz mcn ❤ 💖 💓

  • @ifrahabdullahi3544
    @ifrahabdullahi3544 ปีที่แล้ว

    Adnan model dulqad ayaad le tahay sida gabar waliba aad u ixtiramtid ayaanba ka helay mahadsanid aan obowe

  • @mohanur3222
    @mohanur3222 ปีที่แล้ว +1

    Wllh onerthel

  • @mahadcabdi1271
    @mahadcabdi1271 ปีที่แล้ว

    Asc Masha Allah welkaan waa wel wanaagsan maxu iku cajawiyay gabar aa iku noqotay maahee nin adaa aha lahed ilkihes aa gacanta usari lahaa kkkkkk

  • @samiyomaxamuudaxmed6066
    @samiyomaxamuudaxmed6066 ปีที่แล้ว +2

    ibar qof ka ficn wa la wayo ixtirimki o qof ah iyo dulqadki o qof ah

  • @siramein9712
    @siramein9712 ปีที่แล้ว +1

    Ibra maskin wye wllhi

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi2476 ปีที่แล้ว +2

    cadnaan san malaki galay wn kurabaa jabkaas sorry wllkey 😂😂😂

  • @zuhayl.m21
    @zuhayl.m21 ปีที่แล้ว +1

    In lays la wada oga wxd ku garan su udiday somali wadadka kaliye parnk laysla wada ogyahay sameya😅🤣

  • @jojohassan9596
    @jojohassan9596 ปีที่แล้ว

    Haahha astaan prank-geeda cml iguso dhacay fur saacada iyo jijinta iyo gabar hadaa ahaan lahyn waa ku dili lahaa cml

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 ปีที่แล้ว +1

    prank laislaog yahay ayuu u eg yahay 🤣🤣🤣🤣

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 ปีที่แล้ว +4

    Alla amiirra funny waye 😂😂😂😂

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣miskiinka wixii kuhelaan layaaabay 😆😆😆

  • @monam7931
    @monam7931 ปีที่แล้ว

    Amiira waxas kale wa ceeb. Biyuhu prnk ma galo ixtirm wilka

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka habryrtiii baaan ahay amiiro saas kama yeeleyno waa inan ka aarsanaa habo sorry ❤