PRANK| CEYDA XANAQ DARITISA GACAN IGU QAADAY…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 344

  • @iqroxusenxirsi890
    @iqroxusenxirsi890 2 ปีที่แล้ว +129

    Nabika an kuwada salino scw

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 หลายเดือนก่อน +11

    King ceyda Wlhi Team 27 Asiga ugu maskinsan kuligod Wa Maskin Lakin Zaid Ceyda waye Wlhi iyo Macalimo inta igu racsan ❤❤😢sorry king ceyda

  • @safianuur9278
    @safianuur9278 2 ปีที่แล้ว +58

    Cadnaanow wllo wiilka si xun baad u gashee managa dilee wllhi waa halis team ceyda dhan baa ku xanaaqsan caawa 😡😡😡☹😓😓☹

    • @sharmaboy1352
      @sharmaboy1352 2 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi cadnan waxaan ciyar galin buu ciyar kadigani uuf wlhi ciil ba igaqabte wilka maskiinka sidhe ugaleen lee

    • @sharmaboy1352
      @sharmaboy1352 2 ปีที่แล้ว

      Walalayalow illahy kabaqaye wilka hanagadilina

    • @jawahirsheeqabuukar1901
      @jawahirsheeqabuukar1901 2 ปีที่แล้ว +1

      Cadbaan aqli malahan oo aan ahayn kaniini hooyo wiil aydhashay 3 kaniini lasiiyay oo xanuunsan haday daawato dareenkeyda kawaran 😭xasid nimo ayu ladheeryahay tiina waxan haku raacin hooyo waxdhashay aya tahay

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +120

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

    • @ummuamran6960
      @ummuamran6960 ปีที่แล้ว

      Scw 🥰

    • @XaajiCali
      @XaajiCali ปีที่แล้ว

      Scw

    • @NistexoHadafow
      @NistexoHadafow 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FartuunSaid-y1x
      @FartuunSaid-y1x 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @MohametAli-mm5bf
      @MohametAli-mm5bf 2 หลายเดือนก่อน

      Asad waan ku taageera kib going taliye ❤❤😂😂😮😮

  • @Wacane.
    @Wacane. 2 ปีที่แล้ว +54

    Cayda 90ka Ibra u dacwonaa 😂
    Ibra sxb jiro walhi you guys I like wadajirkiina🥰❤️🤣

  • @azmaaapdirahman8414
    @azmaaapdirahman8414 2 ปีที่แล้ว +29

    Abowe wilka dibka kadhaafa qof kasta inuu dhibo muxuu ujecelyahay dahfa wilka cayda lagen❤💓

  • @maandeeqabdullahi1353
    @maandeeqabdullahi1353 2 ปีที่แล้ว +75

    Prank ku waalateenee Wiilka hanaga dilinaa😱😱

  • @updylahyupdldalmar8463
    @updylahyupdldalmar8463 2 ปีที่แล้ว +24

    Ibra the legend sxpkii xanuunka wuu la dreema wllhy 🥺

  • @MASTARMASKA
    @MASTARMASKA 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka 2024 dawanaya waa idin salamy🙏😂😂😂

  • @sidra857
    @sidra857 2 ปีที่แล้ว +26

    Kaninka Side effect leyahy 3 dhan baa afka u galisen 😥

  • @shukrishacni8723
    @shukrishacni8723 2 ปีที่แล้ว +28

    Huno inanka sixun baad yeshene cayda legend wye😭😭

    • @osmankaizeh5397
      @osmankaizeh5397 2 ปีที่แล้ว

      huuna daada was dhilayahay

    • @Zihaameyyyy
      @Zihaameyyyy ปีที่แล้ว +1

      ​@@osmankaizeh5397subxaanallah xey kaa qabtaa gabarta😂

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 2 ปีที่แล้ว +59

    Prank Afka ka Baratene...Kininka Dadka Ku Dila...

    • @fahmihussein3271
      @fahmihussein3271 ปีที่แล้ว +1

      Walahi wa runta Kinin wax lugudelo maaha

    • @FihiimaIbrahim672
      @FihiimaIbrahim672 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@fahmihussein3271armay isla og yihiin wallo mcn😊

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa edeb daran tahay sidee saas ugu sameyn kartaa war nalaga kortag prankiyadaan qaabka daran
    Ceyda cafimaad kuu rajeynaa
    Cid haku kalsoonaan

  • @ubaxtanyo1438
    @ubaxtanyo1438 2 ปีที่แล้ว +15

    Ax ax ax ax wllhi hooyadii dhashay haday aragto imada ceshan mayso waayo ani uusan I aqoon baa ilbada ceshan waayay walakay mardabe ha samayn parnki noocaan oo kale😥😥😥😥😥😥sorry walakay mcN king ceyda

    • @hodanmaxamuud958
      @hodanmaxamuud958 2 ปีที่แล้ว

      Legend of girl🥰👌 thank you

    • @LadanSiciid-oi1ml
      @LadanSiciid-oi1ml 5 หลายเดือนก่อน

      Dhaadhaan wax dheer oo caqli la waa ma kiniinaa lagu ciyaaraa caqliga alle kaa qaad

  • @sharmaboy1352
    @sharmaboy1352 2 ปีที่แล้ว +3

    I wish inaa malesia jogaa iguficneed because i will support and stand by the side of My everlasting lovely brother ceyda any way illahy haika caafiyo walky qaali

  • @omarhassan2405
    @omarhassan2405 2 ปีที่แล้ว +20

    War nio waxaan dabaal sanaa saan hada PRANK miyaa LAAXOWLA! Ceyda waaba xaaleee ! kadib PRANK ku leeyihiin UF wlhi ku waan raadin daawasho darteed xitaa qof dhan u dilayaan !

    • @bilanemoussa3143
      @bilanemoussa3143 2 ปีที่แล้ว

      Naka dee homa waa ookal prak maha 😭😭

  • @hothomoh4950
    @hothomoh4950 2 ปีที่แล้ว +32

    Caafimaadkuna ma wax lagu ciyaruu noqdey ceyda prank baa nafta uga qaadeen reer malesia 😪😪

    • @FihiimaIbrahim672
      @FihiimaIbrahim672 10 หลายเดือนก่อน

      Kiniinigu ma kii hurdada wallo😢

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว +12

    7:23
    gacanta bidix mxa wyeh hee caydarusow
    keep going pro from Mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 2 ปีที่แล้ว +4

    Hada dhamaantiin waa wada ogeydeen ee qof aqlile maa la idinka waayey oo dhaha kiniinigan khald waaye kadaaa 3 xabo ciyaaar mahan walhi

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 2 ปีที่แล้ว +2

    Adnanow kaniini ciyar magalo nagadaa niyow wiilka hanagu dilinee bismilaah waanaxay wallahi

  • @najaxmohamoud9214
    @najaxmohamoud9214 2 ปีที่แล้ว +34

    Ala Ka xishooda ceyda ♥️😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 ปีที่แล้ว +31

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards another's levels pranks 💪💯⚽️

  • @mucaadyaama5193
    @mucaadyaama5193 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan waa qalad wlhi baxar wyn waaye wlhi xagga caafimaadkiis xitaaa wax bey dhimaysaa😢😢😢😢

  • @doffy221
    @doffy221 ปีที่แล้ว +1

    Axax wankanaxay miskinka Park baa NAFTA kagaqaden king ceyda reer Malaysia waa dhibadantihin nabiga kusaliya scs

  • @nimcoomer9284
    @nimcoomer9284 ปีที่แล้ว +2

    Cayda waan jeclee ii daaya xaa jiga 🤍🤣 WAXA KAfTAN WAAYE

  • @farihabintuhussein4745
    @farihabintuhussein4745 2 ปีที่แล้ว +9

    Uf yaaah waxaaan cml maa prank ladhahaa prank mel qaldal idinka galay warada qof cfmdkii wax ha u dhimina dad waa weyn atahiiine aq sorry 😞 wllkei king ceyda

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 2 ปีที่แล้ว +9

    Faadil funny waye umbalance madalabtay kulahaaa😅😅

  • @MariaGhedi
    @MariaGhedi 10 หลายเดือนก่อน

    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan kula joogi lahaa wlhy gacam ayaan kuu qaadi lahaa adi iyo naagta xun uf say wiilla yar u galeen doqon baraanki baraty

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +2

    Cadnan wxan Prink MaHa Horta dadka mxa kaniini ugu isticmasha adiga🥺😭ufff

  • @sadioali7329
    @sadioali7329 ปีที่แล้ว +7

    Oh😢 sorry ceyda waxaas prank maaha wlh 😢

  • @SacdyoCalixasan
    @SacdyoCalixasan 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilka saan maxaa uyersheen mar kuu imaanaaye woo farax sanaa 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muhannadyahye9101
    @muhannadyahye9101 2 ปีที่แล้ว +18

    Faadil wax cunoo beynalah🤣

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 2 ปีที่แล้ว +1

    Cayda masiinimadiis marke arken qof walbo prank oo kusamenas asne Aarsi ma yaqano king cayda 😫🥺🥺🥺🥺

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry ceyda. Wllo maxa Sidha u gugashi wiilka Managa dili rabtan war kadafa no plzz Halis Ayo gali maskinka

  • @roodoabdi3664
    @roodoabdi3664 2 ปีที่แล้ว +1

    Doqon yahow qofka caafimaadkiisa laguma ciyaaro yaa ku yiri daawaa lagu ciyaaraa akh dadka soomaali badowsanaa wax kasta ciyaar lee ka dhigaayaaan

  • @yasineapdillaahi2731
    @yasineapdillaahi2731 2 ปีที่แล้ว +15

    Waxaan prank lama dhihi karee ee dulmi naga daa nio qofka waku xadgudubteenbee 😏

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 2 ปีที่แล้ว +10

    Adnan sxbow noocan prank lama dhihi karo wa halis wlhi don't do it again

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 2 ปีที่แล้ว +9

    Mafiicna inad kaniini prank kadhigtan dadku isku mid ah qof Aya dhibaato kaqaadi kara

  • @farxiyocllaahixusen1327
    @farxiyocllaahixusen1327 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio kalab ba tahay sideaan brank ma ahan e wa dilid dilbey ka eheed xag allo ka nool yahay sxbo wax kama ogediin mida waji wayeesha wiilka in la dila rabtay waxyar le ha garaan hadana ka shaleen masiibo allaha kugu rido wiilka hanaga dilin dhulka hakula go sorry ina aabo cayda😭

  • @sunalitasunalitacabdi9865
    @sunalitasunalitacabdi9865 2 ปีที่แล้ว +5

    Adnan doqon wiilka hanaga dilin 😢 sorry cayda wllo😢

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 ปีที่แล้ว +1

    King ceeyda meskiinka waa utashateen

  • @naaleeyehamud9948
    @naaleeyehamud9948 ปีที่แล้ว

    King cayada maxad sida ugu gashen miskinka baragi ma dawo miyogala🤕🤕🤕🤔🤔🤔

  • @CabdixafidCali-o5n
    @CabdixafidCali-o5n 7 หลายเดือนก่อน

    Ax ax wiilka yarka hanaga dilina prank lee ku w aalateen awoowe mcn sorry apgaal power reer ayeeyahey alle ha idin hifdio ceyda

  • @CabdixafidCali-o5n
    @CabdixafidCali-o5n 7 หลายเดือนก่อน

    Ax ax wiilka yarka hanaga dilina prank lee ku w aalateen awoowe mcn sorry apgaal power reer ayeeyahey alle ha idin hifdio

  • @pharhiafuad1295
    @pharhiafuad1295 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan prank maahe wll cuntada iyo cabitanka waxba dadka loguma daro
    Ya damanad qadaya wah

  • @fadumoibrahim1953
    @fadumoibrahim1953 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaba qolof caadiya ninkan weyn waxanu ka dhiganayo prank wa halis gabadhi maqayada ayan oga hadana wa Ceyda war yeynan kugu dhiman dadku caaqyahaw bila talent ah😠

  • @queenshaambbe48
    @queenshaambbe48 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaah sorry wlky qaali king ceyde wlhi meel xuun ba idaanqate cadnanow kuu matihid maxaigu ficnani laheed inaan Malaysia jogoo wlhi because I will support and stand by My everlasting brother ❤️ ceyda side no matter what it is but ciil badana any way nevermind my prince brother ❤️ ceyda illahy haikacafi i.a quick shifaa my prince brother aan kufano madaxa ii sarantahay kuun iyo koow jeer ❣️

  • @munahassan3762
    @munahassan3762 2 ปีที่แล้ว +1

    Prank intaa maqasheen baa kaniini keenteen dadka kaniiniga ka dhaafa wax buu u dhimi karaa nafsiyan

  • @iqracali3315
    @iqracali3315 2 ปีที่แล้ว +2

    Ibrahim wa sxb fcn wlh xanunka ayu ladaremaya sxbkii

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry CEYDA 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 2 ปีที่แล้ว

    Wilkaaa...Xaa kenin Usineysan...3 Idhl..Side Effects..kisa ya Ka Musul..Al..Wlhi Biyaaha Foosha Inta Leynku Xira..Sacan Ceyda Oo Nol aa Folaneysan

  • @queenmakiish8806
    @queenmakiish8806 2 ปีที่แล้ว +2

    Cafimaadka waa sheey qali ah eee Cafimaadka wax lagu ciyaaro ma ahan wllhi waxaan prank lama dhihikaro eee wax kale la imoow 😞wllhi waan kanaxay sorry 😞walalkeey king ceyda 🥺🥺

  • @salmobashir9466
    @salmobashir9466 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxas cml laguma cayaaro waaa doqonimo prank baa baratee dadka iskudil😡😡

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa ka ogtahay qofka wuxu qabo iyo inu halis gali karo wlhi kuligiin caagya tihiin hal qof o mel dheer kafikirayo idinkuma jiro .willkas hadu Qatar caafimad gali laha kwrama

  • @ABDIWAHIDALI-s6e
    @ABDIWAHIDALI-s6e 3 หลายเดือนก่อน

    Cadnan waa qalad kaniini prank ma galo, waxaa ku ciyaaraysaan caafimaadka qofka

  • @DeqaaAyanle
    @DeqaaAyanle ปีที่แล้ว

    Prank ayaa ku walaTeene wiilka haa naGa diiLiNa for 24 hour's only prank ceyda That is noT correct

  • @haboonmaxamed3618
    @haboonmaxamed3618 2 ปีที่แล้ว +5

    Cayd maskiin wllhi😰

  • @zamzamabdi8771
    @zamzamabdi8771 2 ปีที่แล้ว +5

    Sorry ceyda

  • @nimcoabdirizak4
    @nimcoabdirizak4 2 ปีที่แล้ว +2

    Sorri wlhi inanka waa jeclhy hadilin ish😭🥺🙏

  • @aminamataan8623
    @aminamataan8623 2 ปีที่แล้ว

    War wiilk hibka ka daaya maskiin waaye wlh faadil halgu sooo xijiyo gar weeynha

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 ปีที่แล้ว

    Inti prank ilahey dhigay maxa wiilka cudur ugu ride xasidsanida Acudu bilaahiye

  • @cabdiraxman8759
    @cabdiraxman8759 2 ปีที่แล้ว +1

    kadhaafa ceyda waa saaxiibkay qalbiga waa saaxiibada aan isogeen lambar hadaa kahaayo waa sheegi lahaa igagaarsii lambar haiidhaafo

  • @hipakmohamed8335
    @hipakmohamed8335 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan day prank ku walatey ee dadka ha dilin prank ma ahan waxan prankiyo kle ma weysy

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb หลายเดือนก่อน

    Sorry cayda wiilka maga dileysi bisinka 😢

  • @fadumofadumocabdi3450
    @fadumofadumocabdi3450 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxan Prank maahan wlh wadisheen wilka waxan ookale wa xadgudub 😏nodhafa ceyda

  • @umaturaxham6387
    @umaturaxham6387 ปีที่แล้ว +1

    Wilka hanaga dilin brank calling ma ahane😔

  • @yaxyehzn8467
    @yaxyehzn8467 2 ปีที่แล้ว +1

    Neef hadaad maqashay waakan ookale prankigii buu qalad fahmay War aqli kudar xoolayahoon😡

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan waba dabaal caadi ah uff war dadka yeysan kugu dhiman intas prank ledahy o wax siisineyso hush

  • @ecosomcompany2063
    @ecosomcompany2063 ปีที่แล้ว

    Waraaa wiilka hadilin waa wilka kaliya aan malasia ka tagero wax hakugu gaaro

  • @abdirizackaden1936
    @abdirizackaden1936 ปีที่แล้ว

    Oh sorry yaqey cayda wilka dhibka ka dafo yaqey waxan prank miyaa wa xadgudub😡😡😭😭😭😭

  • @guhaadcadde7834
    @guhaadcadde7834 2 ปีที่แล้ว

    Cadnaan waa qaldantahay waxaan ma fiicno inaa qof kaniini caloosha qasaayo siiso oo aad dhahdo baranli ma fiicno

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 2 ปีที่แล้ว

    Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.

  • @deeqoolol4351
    @deeqoolol4351 2 ปีที่แล้ว

    Adnaan wlhi Wiilkas diyadisa in aad diyaariso ayay ahed waa doqon nimo taas

  • @hibaaqfaarax683
    @hibaaqfaarax683 2 ปีที่แล้ว +1

    ceyda maskiin waye iska dhafa 🥺

  • @HabiHabi-il5zd
    @HabiHabi-il5zd 2 ปีที่แล้ว

    Uf waxn prnk miya qof dhan bad naftisa halis galin rabtan sorry king cayda😢

  • @AyaanleÀxmed-t7b
    @AyaanleÀxmed-t7b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka maa naga dili rabteen😡😡😡😡😡

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 2 ปีที่แล้ว +1

    21:19 uf qof aad kanin siisen o calosha xanunysa hadana ku dhag dhagysin😡
    Wlhi crushkyga dulqad bu leyhy❤

    • @Mogha001
      @Mogha001 2 ปีที่แล้ว

      Waxadan ahen markaa iska dhigdhigeyso waa sanokale

  • @Faadumougaasisxaaq
    @Faadumougaasisxaaq 5 หลายเดือนก่อน

    Safari salama adnan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kareen5993
    @kareen5993 ปีที่แล้ว

    Wlhi cadnanku waa neef xoola waxasi ma prank baa dadkad cafimadka kaga ciiyareysaye qofkan dheere faruuqa 😡

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 ปีที่แล้ว

    War wiilka cayda kadaya waa caadi anaba cuna kininka waxba side effect maleh

  • @AhmedWarsame-c2b
    @AhmedWarsame-c2b ปีที่แล้ว

    Balaayo bargi idin dhahdy bargi ku lahaaa waxas maaa bargiya walhi waxjiro matihidiin

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry Ceyda😢

  • @ruweida--
    @ruweida-- 2 ปีที่แล้ว

    Ax😥waad ixanuunjinaysaa runti mxay thy sidaa ogalaysaan ceyda🥺🥺
    Ish mawaxan aa prank ah😡

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ❤ ♥

  • @amran6052
    @amran6052 2 ปีที่แล้ว +1

    what qof dhan cafimadkisa ugu ciyareysin wah 😞

  • @umalprincess
    @umalprincess 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadil isku cunto ayaan jclnahnay always mushali ayaan caba

  • @safiyoabukar2491
    @safiyoabukar2491 2 ปีที่แล้ว

    Mar kale ha sameyn cadnan plse waa qatar sidaan oo kale

  • @sarahbahar2964
    @sarahbahar2964 ปีที่แล้ว

    Walahi Calosha iqubatey wan ilmeyey majeli inii wilka yar ladipo

  • @hidiga.bulshada4944
    @hidiga.bulshada4944 ปีที่แล้ว

    Safar salama sxb key cadnaa modal kiin cayda waxbadan ban sugayay

  • @aishaliiban8400
    @aishaliiban8400 ปีที่แล้ว +1

    Kiniinka ciyaar miya wiilka dhibka kadhaafa

  • @Miskicumeer
    @Miskicumeer ปีที่แล้ว

    Ceyda allah hadilina wiilka😢😢😢😢

  • @nadarmahamud6041
    @nadarmahamud6041 2 ปีที่แล้ว

    War adi jooji kaniinigaan aad dadka siinyso qof weyn baa thy wxaa dhici krta mlinta dmbe qf inuu wx kgu nqdee kdaa dadka wxaan subxanalaahiye

  • @zeynabali1500
    @zeynabali1500 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahi aqli masha ku ma haysin 😡

  • @caashodakan4371
    @caashodakan4371 2 ปีที่แล้ว +1

    DHIBA.CAYDA
    IYO.ABEERA

  • @BakarOmarxassan
    @BakarOmarxassan หลายเดือนก่อน

    War wilka hanagadilin waxas brenk ma ahan ee wah mxa kaqaldan

  • @madadaalotv6705
    @madadaalotv6705 ปีที่แล้ว

    Waad walanthy wlhi adanan wll wilka maa ficinaaa sidaa inaad ku samyso uf

  • @wllmohaan6948
    @wllmohaan6948 2 ปีที่แล้ว

    Like lama malyan kulaha😂😂😂😂

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala mxa lkn saan usameysen waa halis🤐🤐😔😔

  • @hodmannuura5691
    @hodmannuura5691 2 ปีที่แล้ว +1

    Bila akhlaaq ayaatahy mardanbe hasameyn sidaaas