Kolay ani idinma aqaano lkn markaan qoraalada akhriyay wxn ogaady in wiilku marti yahy😢. Marka away naxariisti gabdhaha lagu yaqaanay. Tan kale qaar ayaa leh wiilku waa fulay fulay ma ehe nin rageed weeyan waliba waayo arag ah. Sida uu isugu dayay inuu wax qanciyo. Iyo sida geesinimada leh ee uu u dhaqaaqayba waaan u bogay.....🖋
Xushmada nigu yar, iyo aqlaaqda. Uff, intaa video channel ka soo gashatit hunguriga intuuw ka qaadey aa waxaa awoodi waysay inaat prankiga dib u dhigatit ila inta wilka kaso dhaweyneysin. Nin malinkasto magalka kula jogay camal aa ku qaxdeen. Dhaqan xumaa wuxuu uff
Walhi waaa ku zugty wuuu uqalmAA inaa prank lagu sodhaweeyo muniir OMG😂😂😂😂
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
Amiin waa rabi
😮Amiira is not easy 😂😂😂
Amiira❤adesewerkadalofakokhran❤❤❤❤❤❤❤❤alafeeyomaliishe❤🎉🎉
Sas Wye
Amiiro isn't easy wlshy muniir dadka pranki oo nafta ugu qaadi jiray asba halagu soo dhaweyo wale😂😂
Wlshy muniir aa😂😂
Hi😅😅😊❤❤❤❤🔥🥺⚘🖤💗
😢😢 5:43
Amiiro maxaa kaa qaldan wiilka hada leebo imaadee😂😂😂❤❤
Qof shalay imaaday inaad prank ku samaysaan waa qalad abaayo maad ka daysidee ❤❤❤❤❤❤❤
Prankiga waa sir qarsoon😢😂 amiira waxi calosheda ku jirey ayay prank ahan u shegtay
😂😂😂
Dadka dawanaayo 2024😂😂😂
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya
Wan ku saaray abyo
Waan Kuu Saarey Walaal
Hry usco
wankusaray wllo❤
𝙷𝚢𝚎 𝚑𝚞𝚗𝚘❤
Amiira prank kii ugu macaa waaye kan ❤❤❤❤❤ amiira is not eazy😂😂😂😂😂
Amira is selected 🤪 muniir relaxy don’t cry 😂baro what’s a prank 🏃🏼♀️🏃🏼♀️🏃🏼♀️😂
Naaaa wxani waaa ceeeeeeeeeeb marti saan lola dhaqmayo teeda kle kaftanku waaa run la qaboojiyeyy😢 wad ceebowdeen wlhi
Hambalyo 500k amiira cdy🎉❤
Congratulations 500k sis 🎉🎉🎉
Anigoo og ine isla ogyihiin ayaa hadane dhameyste kwrma bal😂 dulqaad malihiyo😅
Tags adi is weydii
Omg amiro snaa wilka hbiryrta uahy maskinka saas ma yeshi wllhi muniir bqor wye markii reer mlesia la hesty wu difacyey hdna qof wlpo wu boqdy ❤
Alla manooli amiiro is another level emotional damage 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Amiira wa ku sugty wow uff mxaa wye prank lee ku sameey qofkii qaldan😅😅
Pranki amira udiyar karow😂😂😂 wana xanun beykugudilayi iyoda iyo adna😂😂❤🎉
Maskin 😂😂😂wad ka gashtey munir ❤❤
Hah sorry munir calosha ihanuntee yaaaq dacat waye wilka❤
Muniir qosolka iga dhameyay adna weydiyay dhig kar ma ku dhacay saan ma ahan jirin 😅😂😂
🤣🤣😂😂🤣😂 prank maarti xiitaa maajirto 🤣🤣😂
Amiiro muniir waa nin raga lkn hadaan booskiisa ku jiri lahaay wn ku dili lahaay wlhi 0 dulqaad camal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Amiiro sidaan waa ceeb caleyk qof manta ku imaday prank ku so dhawey ma ficno ee so raali glia wiilka
Amiira Qurux haaf Million coming soon inshallah aan udabaal dagno 500k subscriber❤ coming soon Abayo quruxey 💖💖💖💝💝💖💖💕❤️
Uf or Wow 😂😂😂😂 Amiira martida ka leexo
Kolay ani idinma aqaano lkn markaan qoraalada akhriyay wxn ogaady in wiilku marti yahy😢. Marka away naxariisti gabdhaha lagu yaqaanay. Tan kale qaar ayaa leh wiilku waa fulay fulay ma ehe nin rageed weeyan waliba waayo arag ah. Sida uu isugu dayay inuu wax qanciyo. Iyo sida geesinimada leh ee uu u dhaqaaqayba waaan u bogay.....🖋
Coming soon 500k i.a😍🙏
Walahi in dhihiisa xita weey isbedeleenm marka dabo quf kuu soo martiyeey pranki ha ku sameen waa iga taalo😔
Amiiro iyo King ceyda
Dadka isla jecelahay ❤
Qosol kudhintaay uf wow kulaha😅😅
Muniir fulaysanaa kulahaa gadashey hamarmarin😂😢
Amiira waji malihid sodhaweyn majirto miyaa waaw amiira is not easy 🤣🤣🤣
Alahoyooy munir qosolko ikadhameye 😆😆 amiro umadena mahan
500k Subscribers coming soon amiira qurux💕🖐🏻🥰
Jiija Shanshi Is Not Easy😂😂😂
Waa ka xuntahay miyaa naa yaa laga dareemin maseerka.
Wn u calool xumaadeyy wllhie muniir sorry wllo❤😢
sis keep going ❤
Kkkkkkkkkkk wlh qoftaan hadalkeeda waalagu qoslaa qaabka ay uhadleyso wax iyada dhan fudeyd qabo camal uhadlee mideeda kale plz my sister si dagan uhadal wlh aniga waan ku daawan waayey hadalkaaga dhan waa dagdag waxyaalaha qaar laguma. Fahmayo
Adna maskiin waaye wee tartaroosa😂😂😂😂
amiira wa iga qoslisay wlha kulha uf ma dhahee mise wow kulha uf dhaha😂😂😂
Amiro iska adkeysigan ma kugu ogeen ee mxaa hee😂 ad adheeg sameyse😂 adhi qosol io qaraaxo io juug lee ku fcntahy😂❤
Amiira fani sey u dhahy soo uf qosol ee 🤣🤣😅🤣😂
Waaamaayaaaa.marwa cadayareey dumaroo qiimobadan khayrbadan. As
Amira is not easy😂
As, yaawaaye, yaawaaye soo imaw hee seebaaye heeteh mashaaaaalah tabaarakalah sooo dhawoow waxbadan khatraaaay qarancadayyareey qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo iyoiyo
Ceeeeeeb weeeeeeeeen kugu tahay qof shaley imaday ina ruwad kuso sameyso😂😂😂😂😂😂😂
Adna waa miskiin hadalkiiba uu ka lumey😂😂😂
Amiiro ur so fanny keep going siz😂😂😂😂😂😂😂😂
Amiira is not easy😅😅😅😅
Eeeeeeeeeeeh, qiimobadan dhaqanwanaagsan edebsaneey assurance iyaah hablaha khayryaashay waan dhaafaa qaasatana itaaaah marwa yar dumaroo lagufarxo.see itiri.
Mobile ka adna ee gacanta ku heeso recordka uu dubayo wuu ujeeda hee mashikinyo mida kle codka iga dubeso mxaa waye ma dhihi kro wxs meleshega ani 😏😜
Maku bilaawdeen ciyooba prank aaaaa😂😂😂😂
Abayo wilka haniyad jabinin wa qof wanagsane
Hoy wlley adi malguu soomarti karo miya yhuuu hrta sodhawey malmo kadib Haa lkn hada laguu imaanaa prank yhuu aqliga dhan prnk niga galay waanii tagera lkn waxfcn niigu tagera waxan iska bedela dhaqan mahan
Bariiskii lugu soo dhaweeyo la iska mantajinaa ilaahoow dadka iney kusoo dhaweynin ayaaba wanaagsan Shukri masala wiikeed tarbiyadiisa iyo ixtiramkiisa 👍💯💯
@@liyaomars shugri masala madhashe muniir zxipey
Naag siwalbe udherthy nin maka dheroq😂hadda amiro ibra waa is jedan 😂😂😂
Been mahan walhi marka naag dheer ag istaagtid waa dherer leekanee lee kkkkk yaab
Amiira she not easy 😂😂😂
Amiira umdena maaha ma tihid 😂😂👋sorry muniir
Anigaaba xanaaqaye wah Munir xagee buu jogaa waxan prunk umbeey barteen somali
😂😂amiira is not easy
Waa jareenooya kulaha waa ku feeri lahaay wllhi
😂😂😂😂😂Astqfurllah
Amiira is not easy
😅😅 6:55
Amiiro aawey dabaal dagi🎉😊
😂😂😂😂gabadan san maahanigirey dikar maku decey ku la ha
Amiira waa la heshay sorry muniir😢
Alla 🥺sorry abowe
Aamira hambalyo have million xppti❤❤🎉
Waxas prank maahana eeh wax cathi ayay kuweydineysaaa prank kusoged gali
Love u amiroy❤
Amira wurux waa fiicantahay
amiiro qurux❤❤❤❤
Iyaaaaa 😂😂😂uff woooooow 😂😂😂😂
Amiir cadimstihida walahi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❣
Amiira abaayo salaanta inaa ka qaato ayey eheed kadibna aad ku samaysid abaayo mar dambe ha samaynin
Munirr woo cabsaday😂😂😂😂😂😂😂
uf waw💔😂😂
Amiira isn't easy🤣🤣🤣
Amiira qosolka iga dhameesi
Muniir su indhaha udhahay kahelay😅
Team amiira qurux 😂😂😂
aLLa muniir sorry😫Amiira is not easy😂❤
Xushmada nigu yar, iyo aqlaaqda. Uff, intaa video channel ka soo gashatit hunguriga intuuw ka qaadey aa waxaa awoodi waysay inaat prankiga dib u dhigatit ila inta wilka kaso dhaweyneysin. Nin malinkasto magalka kula jogay camal aa ku qaxdeen. Dhaqan xumaa wuxuu uff
i’m you’re fan but that was disrespectful tho. i’m sorry Amira but I think 🤔 you crossed the lines
Amiiraay wlahi Anigii daawanayaa ciil u dhiman gaaray sorry zxpky muniir
Amiira walaley wiilasha intey biyo cabaan xata masugi weysey ceeb caleeg wlhy 😢
Anaaba dulqaadka iga dhamaaday rabyaa maxa adi social media ku knay swrkaga ina laso qaato iska dhafee wx yaalo ann macqul lagu smeyna swrkga mxu joga
Waxey tabaneysay markey ushegtay bey leedahay prank 😂😂😂
Is not easy amira qurux big fans
Team 27 is not easyyyyy
Amiira gacan aa kuu taagy....😁
Amiira qurux kaday wiilka maskin
Ar amiira umadheena maahan😅😅😅😅
Sorry Brother 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Amiira is not easy 💪
nin dhan oo farxad idinku imaaday saas in aad yeesho maila fiicneen soori samiir
Amira is not easy😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂
Xamareeywadajireey.Northmelbourne.
Wlhi prank Kan cml ah weligey ma arkin acuudkiyow 😅😅😅
Amiira qalad waaye muniir fuleey inaad dhahdo ,xitaa haduu prank yahay it’s not good