JAWABTA AYAAN GOBDON WAA TANAA IYO INTAA IGA SOO HADASHAYBA .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 232

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 21 วันที่ผ่านมา +113

    Alaha ku karaameeyo abaayo walaalnimadaaba ah in la, is ceshan karo alaha ku amaano xbbt maqaldame waa ilaahy qofaan qaldamaynina majiro waana kugu ogaa naag nimadaas guulayso gacalo ina adeer

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 21 วันที่ผ่านมา +5

      Ayan qurux xbbt mashallh wanku sitaa❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  21 วันที่ผ่านมา +9

      @@ayaangobdoon3254 ayaan sharaf beerka kaa ogsoni mcnto 👸👸👸🥰

    • @salmomaxamedsanaag6220
      @salmomaxamedsanaag6220 21 วันที่ผ่านมา

      Ayaanteena wlhi waxaa tihiin adiga iyo xamdi labo gabar oon jeclahy rabi wax dhiba idinma tuso

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 21 วันที่ผ่านมา

      @@ayaangobdoon3254 labada gabdhood aan tageero oo mida yaaba heli karo wxn idinku tageeray wanaaga iyo kartidiina allaha idin xafido

    • @han47722
      @han47722 21 วันที่ผ่านมา

      Inaadeer nimada waa jeclahay wlhi ❤😢

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 21 วันที่ผ่านมา +4

    Allaha ku sharfo abayo. Somalida hadi adan iska rebin meel xun bey dadka la garan marka good jop abayo 🎉 Qaldka waa qof og oo kaso noqdo iyo mid iska indha tira marka man sha allah

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 22 วันที่ผ่านมา +5

    Abaayo Jazaakalaahu kheyr sida wanaagsan aad u hadashay Ha u bixin dadka dadka hadalkaada un shaqada ka dhigtay iyo ineey in ku raadiyaan waxaad tahay gabar qalbi wanaagsan mashalaah ❤

  • @nimcomaxamed9221
    @nimcomaxamed9221 22 วันที่ผ่านมา +8

    Qurux inta ilaahay kusiiyey ayaa kugu filan ee cidiyaha lagashto iska daa danbigoda

  • @SittielmiFarah
    @SittielmiFarah 22 วันที่ผ่านมา +13

    Channelkagu wa ixadis hamday😂 qofki uu horeyay ayan ahay❤

  • @omhajar69
    @omhajar69 21 วันที่ผ่านมา +11

    Cidiyaha dhaadheer waa laga fiicanyahay xaga diinta iyo nadaafadaba

    • @MaankaAhmed123
      @MaankaAhmed123 21 วันที่ผ่านมา +1

      Sidaa filaayo way kishaty

    • @fatmahuriye20
      @fatmahuriye20 20 วันที่ผ่านมา +1

      Haa abaayo mafiicno an maqlaay aniigaba

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 21 วันที่ผ่านมา +2

    Hamdi in aad ku faanto ugu danbeyntii "snapchatka uu ii kala kacay, shuruudihii waa buuxiyay . .lacag basn ka samneyn" waa miir dhiman, waayo Maslaxo businesskeedana waa dhaawacday.

  • @Ikraan-gd9uk
    @Ikraan-gd9uk 22 วันที่ผ่านมา +18

    Ayaan gobdoon wllhi waa gabar wanagsan oo wax badan ka faiday ❤

  • @maryuumahmaanoow
    @maryuumahmaanoow 21 วันที่ผ่านมา +2

    Hamdiyeey content naga maqnaa baad noo haysa hadaan hablaha somaliyeed nahay quuen❤dhagna ha u jalaqsan jilicsanta buuqaysa tan kalena qof raali gelin bixiyey waa qof karti wlhy horey u soco ina ader

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wax badan dad waa falanqeysay hadase adeey ku heysataa,waxan maqli jiray ka hari weysee waa ku heysataa. Fudeedka iska jir abayo intaa dadaa waanina ledahay bad ha galin wiligaa

  • @HawaMed-nk5cs
    @HawaMed-nk5cs 21 วันที่ผ่านมา +1

    Hamdii quruxey ciidiyaha kulamajeclii iskada qalii ❤ from canfar people

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline 22 วันที่ผ่านมา +3

    Xamdiyay xbbt horey usoco gabdhaha soomaaliyeed qurux iyo wanaag baad la jeceshahay❤

  • @Mr7Kza711
    @Mr7Kza711 22 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alha xabibti alha kuuxafida waxa kuumaga tahya saxibteya ana aduyada ujeclhay xamdia qurxaiyo gesainimo iyo kartia xbibtia alha kuu xafido❤❤❤❤

  • @fadumaomar3215
    @fadumaomar3215 21 วันที่ผ่านมา +2

    Abaayo horey u soco islaanta ciilan ha u bixin weey xanuun san tahay

  • @Ridwanmaxamud
    @Ridwanmaxamud 19 วันที่ผ่านมา

    Xamdiyeey kamanan filayn inad khaldanto waayo hadal run ah mooye mid beena lagama filanayn sas ooy tahyna baniadam ayaa tahay ❤boqorad nafteda ku kalsan ayaa tahay ❤keep going sister wanku tageri jirnay hadana wanku tagerayna marwalba waliba anigu wanku wata gar iyo gardaro

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 21 วันที่ผ่านมา

    Xamdi qurux abaayo ilaahey aya jecel kuwa markey qaldamin qaladkoda saxa waxa dhacayna waa wax lagugu yiri ood dadka u sheegtay horey uga soco abaayo ❤❤

  • @najmadarwesh1654
    @najmadarwesh1654 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hamdiyey ❤ Dumashi Gacaliso . Keeping going sweetheart. Lets continue building our life . Team investment and Dahab aruris 🎉 wakhti umahayno ee dirigalinti nowad please ❤

  • @umualma2451
    @umualma2451 16 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah fariid alle haku xafido ❤

  • @ayannurguhad1417
    @ayannurguhad1417 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah xamdiyey qaladkaga sad u qiratay abayo waxbana madan dhimin wacyi galin iyo wixii lagu shegayna wad shegtay waxad nabeysay ma aheen abayo ❤❤❤

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt 21 วันที่ผ่านมา

    Masha’allah, eeshcala naagnool❤❤❤. Waxas oo wanaag ah waan ka fiilayeey. Horaay usooco, walaal quruux❤️❤️, gabaad waxaad tahay oog lugta halka aay dhiigaysoo👍👍. Baraasho wanaagsan waxan ahaay gabaad heer Oslo ah😍😍😍

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 21 วันที่ผ่านมา

    ASC ABAAYO HAMDA QAALI QALBI WANAAG QURUX BADAN MAASHA ALLAAH IL IYO CAWRIBA LA,OOW CAQLIGA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEEYO QAALI ALLAHA KU XAFIDO

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 21 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaan goobdoon la anted you tube see loo joogi lahaaa ❤ poqran sharaf❤❤❤❤

  • @NeimaMoussa-uq3gd
    @NeimaMoussa-uq3gd 20 วันที่ผ่านมา

    Je commence à te regarde dès le début que ta commencé le youtube

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 21 วันที่ผ่านมา +2

    Marka ay beenta banaan thy waa markan okle اصلاح بين الناس 🙌🥰❤sharaf iyo karaamo ❤❤❤

  • @aishahussian7632
    @aishahussian7632 22 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah wlshey horey usoco mcnt❤❤❤❤❤

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 21 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaan goobdoon waa gawar aan jclhy alle ha barkeeyo

  • @sucdiali2700
    @sucdiali2700 21 วันที่ผ่านมา +1

    Mcnto cidiyaha iska jar qayr allaha kusiiyee

  • @shadiaabdi4341
    @shadiaabdi4341 21 วันที่ผ่านมา

    Hamdi Habo ❤ hore usoco. Waa runntaa, horey ayaa somali ugu mahmahday (ceer iyo ciida) alhamdulilah 🎉🎉

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤ horay u soco adiga markuu shilin kuusiyaado waxaan mooda aniga in u isiyaaday dar Alle kuu jeclahay walaashaa kaawany ban ahay ❤❤❤

  • @user-gb2lr9lp4c
    @user-gb2lr9lp4c 22 วันที่ผ่านมา

    Mansha allh xamdi mahdsanid ayaana waa qof wangsan wang iyo xumaan inayna kaaga imanyn bay kaaga soo hadashy adna qof wangsan baadthy wanad qaadaty taladeedii jasaakalaaahu khyr❤🎉 Hambalyo Hambalyo 🎉

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 22 วันที่ผ่านมา

    Wcs abyo mcnto waxa tahy qof qalbi wnsngn leh oo aan isla weynen hormar Wcn ayan ku rajeyna waxa waliba wey dhacan ❤ qofka hadu qaldamo oo raali naqo qofka udhaho wlhi qofkas lama heli karo hamdiyey waxa tahy qof lagu deysn karo M.a❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  21 วันที่ผ่านมา +1

      @@KoKoBULLE-its Mahad sanid qalbi 🥰🥰

  • @MiishaInaali
    @MiishaInaali 21 วันที่ผ่านมา

    Walashey xamdi karti badaneey horta maqaldame waa alle lkn ani waxaa kugu jeclahy waa in aad runta abaarto wana ooga inaa raali galin kabixineeso 100% waana sawabta kugu jeclahay cause naag iskalsoona qof rali galin karto dhaqamada aan kaabartey ee nolosheyda badaley waa aadan hadal anan lagaban jazakallah kheyr walashey ayaana gobdoon wakumahadsantahy hadalka sida wacan aad uga hadashey anoo team ayaan gobdoon iyo hamdi home docor ah waxaa kuleyhy bisha hadee kujeceshahay bakool muxuu kadhiba inta kujecel kabadan inta kuneceb xbbti cadawga cagta kahoos❤❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  21 วันที่ผ่านมา

      @@MiishaInaali Wlashey mcn ilov u 🥰🥰👸

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 21 วันที่ผ่านมา

    Dumaashi xanaaniyaay qofku waa qaldamaa bini aadam baana la yhy dadkana waxa ku jira qof hal maalin inaad sabirirxto sugya weliga is jir anoo gabar difacyana gabar kle caayi maayo hdaan ku dhaho waa qaldanthy micnhedu neceb maHe waa inan ku qabsan kro naag nool bd thy dumaashi❤

  • @fahmomuxumed1147
    @fahmomuxumed1147 21 วันที่ผ่านมา

    Asc xamdiyey abaayo waxaan ahay from ayaan goobdon aad baan ugu farxay sideey ayaan kuula hadashay masha Allah adiga iyo ayaan alle ha idiin xifdiyo wlhi si qalbiyan ah ayan idiin jeclahay❤❤ ❤❤❤❤

  • @user-bp3ne7ej5t
    @user-bp3ne7ej5t 21 วันที่ผ่านมา

    Apyo. Mcn dadkaan. Hadalkoda waxba. Ha kasoqasi. Mcn🎉🎉❤❤❤ Aniga. Aat ayaan kujeclahay Allha hakoxafido mcnto😢😢 Waa llahi. Yaa allha Hamdi. Ixafit❤🎉🎉❤❤

  • @zamzamomar8118
    @zamzamomar8118 21 วันที่ผ่านมา

    Xamdi Abaayo gobanimo sharaf ayaa leedahay Masha’allah Allaha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 22 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah allaah haku fududeeyo waa hamdi qurux❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 21 วันที่ผ่านมา

    Ruuxu Ruuxuu gabdhaha Adaa u horeeya illaahey haku karaameeyo maslaxa yareeyna allaha caafiyo

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 22 วันที่ผ่านมา

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, exam Allaah SWT hakuu sahlo Qaali Shukran Jazaakallaahu kheyran.
    Waxaa tahay wanaag waxaana rajeynayaa in lagugu daydo wanaagaa Qaali

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 20 วันที่ผ่านมา

    Xamdiyay abyo wlh wnka naxay wxs marka arkay wxn kuso qoray tiktok comment bisa iga thy lkn wnku frxy inad qaldkaga qadatay abyo mcn becuase cudurkas maha cudur sahlan allaha naga wada haaye🤲

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 21 วันที่ผ่านมา

    M.a abayo gabar aan qabsan karno hadey qalad gasho aya noqotay kalsonida kugu qabnay nagama qasarin ilahey haku sharfo xbbti keep going ❤👸

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 21 วันที่ผ่านมา

    Beenta noocaas ah Waa midda xalaasha ah o ajaarka lagu helo maslaxana ka shaqeeysay 🎉

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah illahay smli qalbigooda saafi hais kaga dhigo abaayo adigana wali saas wanaaga uwad waxi qalad uqaatana macno maleh

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 21 วันที่ผ่านมา

    Jecliyaaa gabdhaha adeeradey dhaleen @ayaan Gobdoon iyo Hamda warsame horay u socda abaayayaaal ❤❤❤❤

  • @shukri1871
    @shukri1871 21 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah habo waxaad bartay dad badan in la khaldami karo lana sixi karo hore u soco salaam sare

  • @asiabashir6338
    @asiabashir6338 21 วันที่ผ่านมา

    Asc shankarooneey anigu kolay intaa kubartay wanaag iyo waano iyo dhiiregelin wanaagsan baankugu baartay walal Alle haku xifdiyo ❤❤❤❤

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 21 วันที่ผ่านมา

    You are my role model sis wax badan ayan kaaga faiday oo aan kaga daydaa

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb 22 วันที่ผ่านมา

    Boqorada eydii ❤🎉 Allaha ku xafldo 🥰❤️🫶 Farxad Ku Noolow Abayo mcn ❤🫡

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 21 วันที่ผ่านมา

    Wa goobanimada kugu ogeyn ❤ jiir oo joog ilahay haku xafido Hamdiyey❤

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah wll hore u soco

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 22 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allh xbbti horey usoco ❤❤❤

  • @Ayanoska
    @Ayanoska 22 วันที่ผ่านมา +2

    Haaaa Alxamdililah wan ficanahy

  • @MaankaAhmed123
    @MaankaAhmed123 21 วันที่ผ่านมา

    Xamdiyeyy maqaldame waa ilaahy abaayo fudeedka iska dhaaf pls waa kujeclahy ha isaka kay nacsiinin

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 21 วันที่ผ่านมา

    Amiin mansha Allah tabarakallah qali dumar hormar wacan ❤❤❤

  • @NeimaMoussa-uq3gd
    @NeimaMoussa-uq3gd 20 วันที่ผ่านมา

    Continué hn Macha allah que dieux te protège contre mauvais l'oeil

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 วันที่ผ่านมา

    Hamdiyay ilma adeertu waa tii iscesjataa @ayaangobdoon our queen 👸 ❤❤

  • @user-mr3ze7ii1j
    @user-mr3ze7ii1j 21 วันที่ผ่านมา

    Ma qaldame wa ilahey guuleyso qofna ha ujojin 😻

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 21 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah good for you abayo makhaldame waa Allah durba waa sogabagabaysay ❤❤

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 21 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah abaayo it takes a real woman to back from your mistakes. ❤❤❤

  • @user-eq3fn7ts5k
    @user-eq3fn7ts5k 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah aniga at ayan kugu xira nahay malan ta ku bartay nolosha I if tin tay lkn erey ga afka an u ficnene marka cu celcelisay at ayan ugu xumaday masha allah hada qalat ka kaso labatay

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 22 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤🎉

  • @xalimayusuf4123
    @xalimayusuf4123 21 วันที่ผ่านมา

    Our role model ayad no ahayd hadad agtayda qima weyn kasi lahadtay hamdi hori usoco

  • @fardousadirir2390
    @fardousadirir2390 22 วันที่ผ่านมา +1

    Mansh Allah tabrakalaah walaalo guulayso goor walba walaalo ❤❤❤❤❤

  • @cartoonxasan5020
    @cartoonxasan5020 22 วันที่ผ่านมา +2

    Xamday kujacliya yaqay❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 21 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🌹

  • @CaaliyoMohamed
    @CaaliyoMohamed 21 วันที่ผ่านมา

    Hamda waa naag cadbulle xasan ah hadal wanaaga iyo caqliga iyo kartida habo macaan hore usoco❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 22 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 22 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wanla qiiroday qisada gabdhaha alla ya soomaali siday xamdi gabdhaha usamaysay nooga wada dhiga

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  21 วันที่ผ่านมา +1

      @@kaltuunaadan6425 Mahad sanid qalbi 🥰🥰🥰

  • @asadabdi7964
    @asadabdi7964 21 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allah tabaaraka allaah abaayo alle haku xiftiyo ❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 21 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaan goobdoon waa gabadh geesiyad ah oo aan degdegin oo aad u dagan

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra611 21 วันที่ผ่านมา

    Thanks for your appreciation. Hooray usoco

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 21 วันที่ผ่านมา

    Dadaan ogahay sharkooda allaah hakaa badbaadiyo gabadh fiicanbaad tahay

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Tabarakalaah ❤gabarcaqlibadan horeusoc habo

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 21 วันที่ผ่านมา

    Xamdaay alla kujecliyaa marna waxaa tahy dhiri galisadeyda marna dumaaashidey jah allow ikaa daa abaaayo wlhi waiska kaa jeclahy alle haku jeclaadee dumaashi quruxeey noolaaw❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  21 วันที่ผ่านมา +1

      @@salmomaxamedsanaag6220 Dumashi sharfa 🥰🥰

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i 22 วันที่ผ่านมา

    شكرا و جزاك الله خيرا

  • @Abyanlady
    @Abyanlady 22 วันที่ผ่านมา

    13:42 Aammiin yaa rabbi 🤲

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 22 วันที่ผ่านมา +3

    Abaayo cidiyaha iska jar plz diinta iska jara nafartay

    • @user-ym7xx8ir4z
      @user-ym7xx8ir4z 21 วันที่ผ่านมา

      Iney saladba ulahaybaa dhici karte kadhamada gabadha

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-ym7xx8ir4z salaada markaa ulahayn waa markii kuwo kale saarato lkn kiwaadii hadii kugu baxaan.salaad malahan maladhihi karaa

  • @NeimaMoussa-uq3gd
    @NeimaMoussa-uq3gd 20 วันที่ผ่านมา

    Macha allah bravo sister

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 21 วันที่ผ่านมา

    Allah ku fududeeyo aamiin

  • @ramla8285
    @ramla8285 21 วันที่ผ่านมา

    Horay u soco kuwi kuxumeyana haxumeynin❤

  • @HamdiAbdullahi-i8h
    @HamdiAbdullahi-i8h 21 วันที่ผ่านมา

    masha allah abayo qali alle haku sharfo samiday ❤❤❤❤❤❤❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 21 วันที่ผ่านมา

    ABAYO QAALI QURUXEY ADIGANA AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallaah ❣️ 💖 gabar ixtiram leh aya thay hamdiyey ❤🎉

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 22 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiq wanaaga hadii la raadin lahaa waxba ma qaribmeen wllhi

  • @gabarhiiran6774
    @gabarhiiran6774 21 วันที่ผ่านมา

    Ayaaan gobdoon ❤🫶🏼

  • @HawoAdey
    @HawoAdey 22 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey hakugu guuleeyo eeddo macaan.

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 18 วันที่ผ่านมา

    Iyadu saw ma oran cudur aan dawo lahayn baa igu dhacay tankale sixun bay umarsadaan daawooyinka taasna waa khatar

  • @sihamsalah6691
    @sihamsalah6691 22 วันที่ผ่านมา

    Wllahi wa naxay malinki wana u duceyey Alxm illhy bn run ka dhigin. Xamday adigana gobanimada wa wxn kgu ogaa.Adiga io Ayaana tageer bn idin ahy noolada.

  • @Bee-bh8nk
    @Bee-bh8nk 22 วันที่ผ่านมา

    Keep winning my sister in Shaa Allah 😊

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 21 วันที่ผ่านมา

    Abaayo waan ficnhy allaha ku fidu deeyo ❤❤

  • @fatumavision8252
    @fatumavision8252 21 วันที่ผ่านมา

    Walaly xage kaalaso xariira waku baahna plz

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 22 วันที่ผ่านมา

    Abayo alaah huku fududeyo insha alaah ❤❤❤❤

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 21 วันที่ผ่านมา +17

    Am I the only one who think she applies qabiil in alot

    • @Fearless-o1t
      @Fearless-o1t 21 วันที่ผ่านมา +13

      I agree, she constantly hides behind Qabil to be protected, she is uneducated with little communication skills. And she has some narcissistic traits. Like for example, instead of just apologizing properly she talked about qabil, and insulted people who had their opinions about the fake cancer claim that she shared herself on her platform madness.

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 21 วันที่ผ่านมา +3

      @@Fearless-o1t She probably made an honest mistake but the root of the problem is social media and people thinking they need to discuss and analyze everything. We are all at fault. Our love for drama has encouraged these social media content creators to try to discuss and put forth everything they think will get views, UNFORTUNATELY! May Allah forgive us all.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 21 วันที่ผ่านมา +3

      How? No! it’s only you😂 Besides how are you mad at Hamdi for speaking on her when Maslaxo wrote a weird message?
      Saxib. If you bring your private business on social media media be prepared to be taken apart😂
      Keep your door closed Hamdi didn’t come to your house 😂

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@Fearless-o1t the end sheis saying her Snap oo u kala kacay now she can get PR and make money . .could this be a "sorry not sorry" plan to get attention. She litteraly destroyed Maslaxs business and she is showing off now she will make money on snapchat because of all the people who started folliwing her after this madnass

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t 21 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@bluerain3282could be this was an agenda for hamdi to get a little streaming in ee snapkeeda boorka ka kala kiciso. Listeb the end how do you feel about? While Maslaxo business dhulka ee la gashay

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 21 วันที่ผ่านมา

    Jizaak Allah Sis

  • @MunoYusuf-o9u
    @MunoYusuf-o9u 20 วันที่ผ่านมา

    Waaku aqaaani kartida abaayo

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 22 วันที่ผ่านมา

    Adaa mudan abayo waad uqalantaa in quruxdaada lasheego

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 21 วันที่ผ่านมา

    Aniga waaba ka hela Xamdi ❤

  • @amienamira9116
    @amienamira9116 21 วันที่ผ่านมา

    Qurux badaneyyy wa ku Salamay Ina ader
    Naag aftaHanada oo Hadal Cad ayaad Tahay anigu waxan kamid ahy gabdhaha Hada chenelkga kuso biray marki hore an ku baranaYay waxan niyada iska dhaHay Gabadhan labo meel mid uun Bay kaso jeeda ama waa naaag reer mudug ah ama waaa naaag reer burco ah Wayna I Cadatay in aad tahay naaag reer mudug ah gulayso Ina ader mcn Naaag reer madaxa ayad no Saaran tahay Hada Nahay dumar Lanad Nag reer burco ah Ba ku Salamaysa wanag Badaneyyyyy❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo hamdi good 👍 ❤️ ❤❤❤

  • @NaciimaQulub
    @NaciimaQulub 22 วันที่ผ่านมา

    Ayaan gobdoon waa gabar wngsn❤