ninkayga telphonka igama qabto plez subscrib🙏🏻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr 22 วันที่ผ่านมา +18

    Allah maxaan wax kaa faaiiday iski filnaansho iyo qaabkii aan xajigeyga ula dhaqmi lahaa kaa faaiiday anigo maseyr iyo ilaalin iyo daba orod meel iska dhigay wallahi waxbarasho iyo dhaqaalaba meel fiican ayaan joogaa hasa alx habo amal thanks

  • @sahroali3168
    @sahroali3168 16 วันที่ผ่านมา +5

    Abaayo Jasaakillaahu khayran talada wacan ee aad noosoo jeedisey, balse hadalkaaga afsoomaali khaas ah kadhig waayo in badan baa English ah, dad badan ayaan aad kuu fahmaynin.wa Jasaakallaahu khayran marlabaad.

  • @sahromaxamedxareed9954
    @sahromaxamedxareed9954 11 วันที่ผ่านมา +2

    Habo in laduubto ma ogola hdii adan aqonin oo aysan kufasixin abyo

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 หลายเดือนก่อน +2

    Wallaahi waa sax waan kula qabaa taladaas gabdh heenana waa iney fiiriyaan qiimahooda talofiicana waad siisay jazaakallaahu qeeyr

  • @YasminHassan-t9b
    @YasminHassan-t9b 19 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahow noo barakee maamadan

  • @SahrocabdiRashiid
    @SahrocabdiRashiid 11 วันที่ผ่านมา +2

    Asc walle af ingilishka nagayaree si an wax ufahano ok

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 13 วันที่ผ่านมา

    Alllahuma baarik ❤🎉habo mcn wlhi nolashayda waxbadan iga caawisay alle dartiis ku jeclhy 😢allah haku jeclaado 😊

  • @Anzal222
    @Anzal222 หลายเดือนก่อน +3

    Hbo dadka xaasidkaa warkoda iska dhaaf anagaa waxbadan kaa faaidnaye

  • @deqoahmed7339
    @deqoahmed7339 17 วันที่ผ่านมา

    Masha alh abyo gabr ad iyo ad u caqli badan aya tahy wax badan ayn ka faiday wana kafa idi dona hadu rabi idmo

  • @user-cm2qd8sn3u
    @user-cm2qd8sn3u 23 วันที่ผ่านมา +3

    Macanto wiil ayaa kuqoran eegabar ayaan ahay

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 13 วันที่ผ่านมา

    Amaliinaay sharafay xabiibti hadii hooyada iyo ayeeyada wax raadis yihiin ilmohoodana wax u sheegaan maxa dhiba ileen iyaguba waa naflay Ilaahay na subxanuhu watacalaa uma diidine

  • @user-xf1ux7pu9l
    @user-xf1ux7pu9l 6 วันที่ผ่านมา

    Good 👍 advice ❤my sister l love you

  • @warsan123
    @warsan123 17 วันที่ผ่านมา

    Hhhh qurba joog
    Iyo xaasid nimo
    iso ilma caasi ah
    On loo Tashaneyn intee yaryihiin
    Dumar hoogey oo gabay toodii ❤amaliina yeye kugu qafiifin
    Yaahuu dheh
    Baqra
    Aqri
    Hore usoco sis inta nag fadhiday waxey qabsan aad qabsaneyso i support u

  • @fardowsahassan1046
    @fardowsahassan1046 15 วันที่ผ่านมา

    Asc Allaah ha kaa abaal mariyo Fikirkaag wanagsan wall mahasadin.

  • @mariamohammed563
    @mariamohammed563 17 วันที่ผ่านมา

    Illahow gabadhaan noo wada xifdi ya Allah waa loo habahanyahay runtii waanadaan

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 16 วันที่ผ่านมา

    Waaw qof wanaag udhalatay ❤❤allha noga xifdiyo wax badana kafa iiday

  • @saynab2031
    @saynab2031 13 วันที่ผ่านมา

    Caqliga waa loodhashaa masha Allah barakalaaah

  • @Xaliimoyuusuf-y5g
    @Xaliimoyuusuf-y5g 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allha abyo wakujecahay allah daratisa akujechay

  • @user-cm2qd8sn3u
    @user-cm2qd8sn3u 23 วันที่ผ่านมา +2

    Fiiri wax badan ayaan kura dinaayey ee iisojawaab

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 หลายเดือนก่อน +2

    adiga camal alaaha badiiyo❤❤❤❤❤❤abayo🎉🎉🎉

  • @koradabdi4267
    @koradabdi4267 14 วันที่ผ่านมา

    Amaliina ha u jawaabin naagta rabto in ay kastmarkaga ku tusto in ay batankaga taban karto isku day in aadan akhrinin waxey ku soo qortey dadka dhimanayo oo diidan noloshaada waxeyna ka xuntahay 700 oo ku dhageysaneyso thi is your Sesther sadia

  • @user-ty3uz4rs8m
    @user-ty3uz4rs8m 11 วันที่ผ่านมา

    Waqti oga qabto xita uma hayo

  • @shugriawil318
    @shugriawil318 หลายเดือนก่อน

    Hbo mcn keep going iskada dadka fa ida leheyn wanada anaga na anfacee qalbiyadeena ayaa wanajjsay ❤ allah kuxifdiyo

  • @user-vx6yz3ji8g
    @user-vx6yz3ji8g หลายเดือนก่อน

    Habo mcn horaye usoco dadka warkoda iskadaa aniga wx badaan ayan kafididaye wlhi alla haku barakeyo ❤❤❤

  • @user-dp7tq6nz8x
    @user-dp7tq6nz8x 15 วันที่ผ่านมา +1

    Baraka allah ur so smart

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 16 วันที่ผ่านมา

    mash allah❤❤🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰❤️🌹👍🌃✅💕✅❤️❤️🥰🥰🌹👍🥰❤️✅💕🕋🕋💕💕✅✅❤️❤️🥰🥰🌹

  • @maryanhassan1147
    @maryanhassan1147 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakalah allah ha ku xifdiyo abaayo macan ❤❤❤

  • @Amrancook900
    @Amrancook900 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah sister keep going ❤❤

  • @arfonhassan5593
    @arfonhassan5593 12 วันที่ผ่านมา

    Allahumma barik habibty i love you so much

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wallahi amalay waxkastoo Qaali laga dhigo waa Qaali Marla Gabdha waxbadan waad u sheegtay ❤❤❤

  • @manomarwaberi9695
    @manomarwaberi9695 19 วันที่ผ่านมา

    Taasi waa run, waan kugu raacsanahay ❤❤❤

  • @UbahMohamed-b2n
    @UbahMohamed-b2n 22 วันที่ผ่านมา +1

    Sharaxaad wax laga faa'iday waayo

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 หลายเดือนก่อน +3

    Waaba kuu fican tahay inusan kaa qabanayn ma iska irtaaxdo danahaga ku mashqul bes war hadu kuso rixayo TikTok gal halakasa lagawada qeyliyaa ilaa in ale unaxatisto mahane 😂😂

    • @user-yj2ik5wd1c
      @user-yj2ik5wd1c 19 วันที่ผ่านมา

      This is the worst advice 😅

  • @XamdiAxmed-jd5pp
    @XamdiAxmed-jd5pp 16 วันที่ผ่านมา

    Manshalaah wllqli❤❤❤❤❤

  • @user-mj8wf3hm4y
    @user-mj8wf3hm4y หลายเดือนก่อน

    Asc walaalo qali quruxay
    Afsomaliga nagula hadal Engsh baa kabuxa

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 18 วันที่ผ่านมา

    Ninku amaan ha helo

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h หลายเดือนก่อน +1

    Intaahadlaysid hakharinin komantiga

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xabiibti ❤❤🎉🎉🎉

  • @malyunnoor3756
    @malyunnoor3756 14 วันที่ผ่านมา

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk.

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman หลายเดือนก่อน

    Shukran xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h หลายเดือนก่อน

    Waxaanbaayahay

  • @user-cm2qd8sn3u
    @user-cm2qd8sn3u 23 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo onlen ayaa tahay makuheli karaa

    • @queen-ikran
      @queen-ikran  23 วันที่ผ่านมา

      amalina salon tiktok ku qor abayo

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 18 วันที่ผ่านมา

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kr3samsam
    @user-kr3samsam หลายเดือนก่อน

    Masha Allh wllo

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h หลายเดือนก่อน

    Waadmahasantahay

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 หลายเดือนก่อน

    Runta ayaa dhibeyso dadka qaar sas ayey u diidayan in wax losharoxo maba oga in qalbigoda la ilaalinaa oo wax la fahansinayo

  • @kuraisekai926
    @kuraisekai926 หลายเดือนก่อน

    Than you abayo

  • @seynabhaji6961
    @seynabhaji6961 19 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Milgomaariin
    @Milgomaariin 19 วันที่ผ่านมา +1

    habyartena muqaalada liveka ma ogola in la duubo raalina kama ahan marka hadan ogayn ogow

    • @queen-ikran
      @queen-ikran  19 วันที่ผ่านมา

      ma ogayn wll

    • @BalqiisaAhmed-c3p
      @BalqiisaAhmed-c3p 16 วันที่ผ่านมา

      @@queen-ikranhadaad og tahay maxaad uduubtay wllo

    • @Malxiis15
      @Malxiis15 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@BalqiisaAhmed-c3phada kdb maduweso i.a kan abyo wuna anfaca watirin thanks 🥰👸

    • @Sukeyna2007
      @Sukeyna2007 13 วันที่ผ่านมา

      Waxa habo lagu sheegi wayay dad aan live ka arkin ama tiktok isticmaalin ayaa daawanayo😢

  • @Feyruus.12
    @Feyruus.12 20 วันที่ผ่านมา +1

    Amalina ma ogolo in laduubto wll

    • @queen-ikran
      @queen-ikran  20 วันที่ผ่านมา

      ma ogayn wll

    • @ayaanahmed8737
      @ayaanahmed8737 16 วันที่ผ่านมา

      @@queen-ikranka saaar abyo plz. Rabi ayeey ku dawceysa qofkii duuba

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-hm7iq8cn7h
    @user-hm7iq8cn7h หลายเดือนก่อน

    Ani

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 17 วันที่ผ่านมา

    Dharka aad xirantahay aabaawo waxa aad mooda dharkii kaniisadaha

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 17 วันที่ผ่านมา

    Maxa laydinka qaban telefonka.
    Waxba shegi maysiin xageed joogtaa maxad ku maqan tahay.
    Hadaad horay guriga u timaadid buuq iyo nasiino la aaan marka ha iska maqnaadaan odayadu

    • @queen-ikran
      @queen-ikran  17 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣