Deg Deg Uganda & Itoobiya Oo Ku Heshiiyay Burburka Somalia, Lubnan & Ruushka, Dagaalka Iran & Israil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    DFS sida ugu dhakhsaha badan wa in ay ka hor tagta masuliyiinta ka tirsan DFS ee looga yeedho wadamada shiisheye.Soomaaliya hanoolato.💪💪💪💪💪

    • @abdulqadirmohamed4429
      @abdulqadirmohamed4429 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Fahad yaasiin waa macalin dugsi aan wax siyaasad aqoon yahu ma Aqrisan iskuul iyo jaamacad dadka waxaa jira aduunka marka aadan hayn xil dowleed lam weeraro ajnabiya ooxitaa waxaa dhicikarta inay shirqool kuu dhigaan waa Qatar cad

  • @MUSSEABDIWELI
    @MUSSEABDIWELI 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Soomaaliya Waxaa u rajaynayaa guul iyo hormat 🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    JAREERTI AFRIKANKA, GOORTEY SOMALIA TIRI, CIIDAMADA AJNABIGA EE DALKENA JOOGA ANNAGA AYEY NA QUSEYSA, MIYEY UGANDHA IYO ITOOBIYA XOOG IYO QASAB DALKENNA KU JOOGI KARAAN, BEEN AYEY ISU SHEEGEN DALKAN SOMALI AYA LEN.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa suaal fiican xagay jiray masar 32 dii sano. Dantooda ayay wataan jaale

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aadan madoobe iyo xasan gurguurte waa burburiyeen wadanka

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Museven wuxu raba dhuniga yar dan somali kama shaqeynaya

    • @HusseinAbdinasir
      @HusseinAbdinasir 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mahad sanid

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      HusseinAbdinasir Uganda waxay rabta dhulka somalida in aaykala qaybsadan kristanka Uganda Ethiopia Kenya qorshaha waxa dajiye Melesse zenawi

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ummaddii aan rabin bubur cidi ma burburin karto.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUD. BAARLAMANKA MADOODE WAXAY IMARAADKU UGU YEREEN JEEBKA IN LOOSO QOOYO, SIDU BAARLAMANKA U QARRIBI LAHA, WAAN OG NAHAY IN IMARAAD YAHAY CADOWGA SOMALIA.

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meshan dowlad kama jirto hadiiba gudoomoyihii parlamanka dhamaa wadankale looga yeeraya hadey taas run noqoto aniga ahan waa tahriibayaaa

  • @XuseenXasaan-v8m
    @XuseenXasaan-v8m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowlada fadhiidka ah ee uganda maxay inoo qabteen xirooyinkooda ayey iska fadhiyaan mushaarkooda ayey iska qaataan .1200 dolar ciidamada soomaaliya ayaa shabaab la dagaalamaan mushaarkoodana waa 200 dolar

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Musven .waxaa uu ka hadley dantiisa soomaali waxaa u Dan u ah masar go aan kooda kama sodo soomaaliya waqtigiini waa dhamaadey dalkiini aada 😂😂😂😂😂😂the 😂

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ethopia and Ugandan forces should leave Somalia at the end of December .

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasiinta Soomaaliyeed ha fogaadaan Imaaraadka. Khayr ma wadaan ee burburka qarankeenna ayey ka shaqeeyaan.

  • @MUSSEABDIWELI
    @MUSSEABDIWELI 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wararkiina waxaa ku jeclahay xaqiiqda iyo update-ka

  • @ahmedsiyaasi961
    @ahmedsiyaasi961 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    UGANDHA IYO ITHIOPIA WAXAY WADA SAXIIXEEN ISBAHEYSI DIFAAC MARKII AY SOMALIA AY MASAR LASAXIIXATAY DIFAACA SOMALIA.

  • @FaaisaMahuraan
    @FaaisaMahuraan 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Weriye Dadka Somaliyeed Haka Dhaadhicin Emaraadku inuu Yahay Dal Weyn Runtii Weriye Beenlow Xun Baa Tahay Hadaa Dadka Ka Dhaadhicinaysid Emaraadku inuu Yahay Dal Weyn Oo Awood leh

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allah iidiin jabii aamin

  • @updirahmaanomar6522
    @updirahmaanomar6522 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaaad ala mxd beeen dadka kadherjisay😂😂😂

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odeyga Yuugandha xooga ku haysta waa nin Soomaali ciil u qaba, waagii uu Iidi Amiin la dagaalamaayey. Sobobtoo ah dawladdii Soomaali ayaa Iiddi Amiin taageero siisay.

  • @yassin-k5c
    @yassin-k5c 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gudoomiyaha golaha baarlamaaka somalia oo looga yeedhay UAE.
    warbal hoogan umada ku habsaday fiiriya . waxay cadayn buuxda u tahay in
    uu yahay shaqsi shaqaale u ah UAE kaasoo loo yeedhi karo markii arimo laga fushanaayo qaranka somaliyed.
    Ceeb waa dhaaftay .
    waa in aanu dalka kabixin sharcigana lalatiigsadaa.

  • @MuuseshiidowCilmi
    @MuuseshiidowCilmi 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaaloodhan hana dhaafaan

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta Uganda iyo Ethiopia ayaga yaaban

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gudhuu caqlimajiro

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fahad iyo farmaajo malintiina ayey ahayd in aad wax u qabtan wadanka lakiin shabaab ayaad xoog iyo ku dhisteen marka manta ay u baahan taladiin tuugo aya tihiin.

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waa runtaa

  • @negussieabebe3500
    @negussieabebe3500 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ugandans and South Sudand need to build Dams on White Nile River.

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkan waa al shabaab xasan shikh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waar soomaliy ayadaba argagixiiso ah ee maxaa leydinka ilaalinaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fedaralku xagu ka shqeeya afgooye ma gaadha soomaliland 30 inka badan way kago,nyde

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qadaadwen iyo fakhash huwan allah hesku kiin diiro aargagixiiso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @saynab7503
      @saynab7503 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      walal maadan muslim ahayn umada somaliyed waa mid