QISADII JACEELKA SAMIIRO IYO MAXAMED fadlan ciwaankeeda tiktok fllow dhaha

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 316

  • @IqraMahamuud-ve1gs
    @IqraMahamuud-ve1gs 5 หลายเดือนก่อน +24

    Gabadhan wey argi donta Qoralkeyga abaayoy oyin ta iyo jilaca iska daa Nin hadu mar jilac ka argo wa marku nacayo wllsha somaliyed ahay wana iga wano farxad igu nolow 🥺🫶🏼

  • @Amiiqurux123
    @Amiiqurux123 5 หลายเดือนก่อน +10

    Samiira dhan iska qalpi wanagsan😢Alle samidayyyy qalpiga hkuu qaoojiyoH😭🤲♥️

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 5 หลายเดือนก่อน

      😢❤

    • @Amiiqurux123
      @Amiiqurux123 4 หลายเดือนก่อน

      @@samiradhaye7621 Run mhoo samiday🥺🖤

  • @mahamedxasandhubad1470
    @mahamedxasandhubad1470 5 หลายเดือนก่อน +19

    Samiiro waa qof wanaagsan madaamaa an arkey samirkeeda ilaah waxaan ugali baryaa midkaas mid kaqeyrbadan in uu ilaah usable waa qof qiimo badan kuna darsatey qurux iyo dullard iyo samirba ee ilaah hakuxifdiyo wll mcn❤

    • @hodanmohamed9268
      @hodanmohamed9268 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qisadii jacaylkii jaylka mùusan dhamaan mxaa weeye

    • @nastehaahmedosoble1931
      @nastehaahmedosoble1931 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaa iyo hada wan sugooyaa qisadii xabsi jcl

  • @user-ut9sg2me2k
    @user-ut9sg2me2k 5 หลายเดือนก่อน +11

    Gabdhaha soomalidu waa dahab ❤

  • @user-qp7zs8hg7c
    @user-qp7zs8hg7c 5 หลายเดือนก่อน +8

    Zorry sister Qalbiga Allah kuqawojiyo abyo 😢🥺

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 5 หลายเดือนก่อน +4

    Samir iyo iman zadiq ah rabbi haka siiyo ❤ qalbiga rabbi haku gaboojiyo

  • @Mohanadfilms11
    @Mohanadfilms11 5 หลายเดือนก่อน +11

    Illhow gabar naxariis badan isii waa ilaashanee ❤

    • @user-fr8mm5se9d
      @user-fr8mm5se9d 5 หลายเดือนก่อน +1

      I weykan😢😂😂

    • @degmocumer1673
      @degmocumer1673 5 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiin yarabii ❤

    • @Mohanadfilms11
      @Mohanadfilms11 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-fr8mm5se9d adiga mahee ciyaarta ka daa meesha

    • @Mohanadfilms11
      @Mohanadfilms11 4 หลายเดือนก่อน

      @@degmocumer1673 aamin abyoh isoo qabo

    • @Mohanadfilms11
      @Mohanadfilms11 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-fr8mm5se9d isoo qabo abyoh

  • @user-pc9su7vi2v
    @user-pc9su7vi2v 5 หลายเดือนก่อน +39

    Lagama yabo ina gabar somaliyed xumeeyo❤🎉

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 5 หลายเดือนก่อน +15

    Gormaa yacaylku imaan karaa marka la dhaqmo oo lays guursado balse waa qalad inaa qof aa xiriir wadaan aa jeclaato waxaa fican inadan qof bini adana isku dhibin

    • @user-vi5ul3pk4b
      @user-vi5ul3pk4b 5 หลายเดือนก่อน

      Wxas ben waye wxn dabel waye 😢

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 5 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan ha ilasooxidhiidho wa fariid from Hargeysa fadlan qofkii garanayaa heysoosheego meel aan kala xidhiidho

    • @naciimayarey6803
      @naciimayarey6803 5 หลายเดือนก่อน +1

      Weykan

    • @gouledxidig32
      @gouledxidig32 5 หลายเดือนก่อน

      @@naciimayarey6803 kaftan maaha

  • @zeinabmohamed9423
    @zeinabmohamed9423 5 หลายเดือนก่อน +6

    cafiska ayadaa iska leh waxba haku qasbin qalbigeeda allaha u boogdhayo😭😭😭

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 5 หลายเดือนก่อน +4

    Qadarow sida ridwaan isack noo macaanee sheekada oo naxariis u muuji gabdha

  • @NasteexoShariif
    @NasteexoShariif 5 หลายเดือนก่อน +12

    Noloshu ma dhaman lkn Qalbigaa Dhamaday😢😢😢😢 sorry 😞 sisteR Wax walba walaga Gudbaa I.a

  • @bukhaarikoshin1453
    @bukhaarikoshin1453 5 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadh samiira qisadeedi hore ee youtube ridwan isaaq waan la ilmeeyay wllhi gabdh imtixaan ayaa la mariyey waxn u rajeenyanaa nolol farxadleh

    • @ayaanyar8724
      @ayaanyar8724 5 หลายเดือนก่อน +3

      Intee Laso Dhigay Isheg wll 😢

    • @AnisaxuseenHilowle
      @AnisaxuseenHilowle 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaanyar8724 yutubka ridwaan isaaq ku qor gadaal karaadi waakaheloo ❤❤

  • @KalsonMohammed
    @KalsonMohammed 5 หลายเดือนก่อน +3

    Allah qalbiga hakugabojiyo abyo 😢

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 5 หลายเดือนก่อน +7

    Bismilah abyo qalbiga Allah ku qabojiyo lkn bil see qalbigaga ubixisya

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 5 หลายเดือนก่อน +5

    Qofkaan gabadha wareysanaya sidee is leeyahay showistaha war qofka dareenkiisa tixgeli oo naxariis tus

    • @deeqoxassan3323
      @deeqoxassan3323 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo waa runtaa qofka dareenkiisa waa la ilaaliyaa

  • @Hodan-273
    @Hodan-273 5 หลายเดือนก่อน +10

    Tolow hablaha maxa markasta lo dhawacaaa😢😢😢😢 2023 walahi ma ilaabi doono ano waxba kusamayn ayu haben idhahay halkas Ku jaray xirirkeena naxdinti anaxay haye unba iri habenki dhama wan sojeeday xata ilin WA iga iman wayday naxdin dartiisa subaxina waxa arkay Mel kasto iskala.hadli jirnay asago black iga saaray 😢😢 ila hada waxa is waydinaya muxu kaaga tagay ado.halmae xataa xumayn 😢😢😢

    • @Istabraq853
      @Istabraq853 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry Abayo inu shar ku aha dacda waxba hau arkin tagintisa

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry abaayo mid wanagsan ayaad heli doonta ishallah 😢🤲

    • @user-ps3pn1kn2t
      @user-ps3pn1kn2t 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry qlpi bini aadamku iskumidmaaahan waxaasna waxba ha uqaadan waayo abaalmaleh adigu waxba umaadan dhimin lkn beenkuu sheegayey ayaa kadhamaatay marka qofna ha israacin😢

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 5 หลายเดือนก่อน

      Baaye mcneey ilahay inusan kula jclyn o anu khyr kugu jirin ba laga yaaba ilahay qlbiga hkga masoxo khyr bdna hku siyo wllhi wa xanun tasi 😢😢😢😢

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu 5 หลายเดือนก่อน +2

      Haduu tago mid kale iska baro maxaa ku jaban . nin somali oo shalay aragtay wuxu yahaaba iska yar nin somali waligaa ha qadarin uma qalmaanba! walaalkaa ruma iyo aabahaa ama wiilkaaga sadexdaa wixi an ahayn dan iyo muraad ha ka galin marku tago ku kaleba iska baro maxaa isu murjin abaayo farxadaada cidna ha ku xirin nolow intay nololi jirto

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤Mashlh 🎉

  • @aalusharif2170
    @aalusharif2170 5 หลายเดือนก่อน +8

    Waan kaxumahay 😢😢😢😢😢

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 5 หลายเดือนก่อน +8

    Hada ma waxaa lala ooyaa jaceyl qof ku dhahay xidhiidh aan iska dayno.
    War dumarow isku xishooda noloshiinana kor uqaata qof ha ku xirina.
    Qof garan waaya qiimaha jaceyl baa u oyneysiin Agah

    • @user-zu5eh6kd4b
      @user-zu5eh6kd4b 5 หลายเดือนก่อน

      Noloshiba ninbay kuso koobeen wllhu

    • @israatosh8053
      @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน

      Horta qadarku wahalkiisa lkn qof oynaaya hadaa aragtid waaaa qof dhawacan waxaana dareemi kara qoflasoo maray wllshey allaha badal khyr qaba kugu badalo janada inoo balana i a❤

  • @wll_____dana4561
    @wll_____dana4561 5 หลายเดือนก่อน +5

    diyar waa ❤

  • @user-hy8td3gv7w
    @user-hy8td3gv7w 5 หลายเดือนก่อน +5

    😢qofna hasiin qiimo usan isagu kusinin abyo
    Hana so bandhigin dhibkaaga
    Wayo isaga ayaa xayasin usameysay😢
    Sorry dear

  • @ayanibrahimsahane3820
    @ayanibrahimsahane3820 5 หลายเดือนก่อน +13

    Wiilka wariyaha ah hadal adaga wll hadalka jilci si shekadu u qurux badnato 😊

    • @enemyexplorerchannel9494
      @enemyexplorerchannel9494 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 no jilic wllo

    • @Fankaboy2003
      @Fankaboy2003 5 หลายเดือนก่อน

      Qoftaan hindi ay badsatay😂😂😂😂😊

  • @AsmaSalax-ld5gi
    @AsmaSalax-ld5gi 5 หลายเดือนก่อน

    Ax ax😢😢.soori wllo ale qalbig hakuqabojiyo

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 5 หลายเดือนก่อน +3

    Zorry apayo mcn😢😢
    Qalpiga alle haku qabojiyo🥺😪

  • @user-fr4pw3ep6p
    @user-fr4pw3ep6p 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mid aamin gabdh kastoo soomaliyedey,
    Waligaa sifooyin kuu gar ah ama astaamo aad leedahay ha ubadalin qof ibnu aadama dartiis kama hadalyo sifooyin xun xun balse markaad qof ubadasho noloshada
    Ogow qofkas si wuxuu kaa soo qaadi qof aan,isagu ikhtiyaar laheyn oo wax walbo laga sameysan karo intadada adu isleedahay ku raali gali markaa waligaa qof ha u ogolaan dhaqama aad leedahy inaad dartiis ubadasho

  • @user-hh2cg6yn9y
    @user-hh2cg6yn9y 5 หลายเดือนก่อน +1

    From TikTok 😂😅❤

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad4470 5 หลายเดือนก่อน +1

    Really❤❤❤

  • @CimraQaalib-ts2wb
    @CimraQaalib-ts2wb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sorry wle 😂😂💔

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qarar shariif legendary

  • @fatimamohamed6781
    @fatimamohamed6781 5 หลายเดือนก่อน +2

    Raali noqo abayo horona usoco wixii tagey weytagen😢

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo waa iga talo qof dartii wax ha usamayn noloshada haduu kudhoho waxaa bedel ma bedelayo kudheh madaa idhalay
    Keliya ilaahay dartii wax walba usameee ilaahay garab ayuu ku siinayaa takle Saad u ilowdo ninkan salaad tuko ilhayna bari in ilahay qalbigaga wuu kaga reebayaa insha allah

  • @princesssuad3194
    @princesssuad3194 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbiga allh kuqabojiyo Abyo sorry wax kukudhacay wax ad uqalanto maheyn lkn nolashaba sidas ah just cashr ayad kabaraneysa😢😢😢😮

  • @XamdaApdi-dz8ql
    @XamdaApdi-dz8ql 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkasto an jeclado wuu idhawaca😭💔 waan ku daalay sheegashada daganansho aanan ku jirin waxan jeclan laha inan calooshii oohayaday iskaga laabto💔😭

  • @Seynabcise-xz2kk
    @Seynabcise-xz2kk 5 หลายเดือนก่อน

    Sooriry abayo mcnto ❤❤❤❤

  • @AsmaAyni
    @AsmaAyni 5 หลายเดือนก่อน +2

    Oh sorry wlshey mcn qalpiga ihy hakuu boga dhayo qalpi😢😢

  • @NimcoAxmed-rd9bi
    @NimcoAxmed-rd9bi 5 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbigag haga reebo abaayo😢😢❤

  • @user-bb4ti9yp3o
    @user-bb4ti9yp3o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Samir wllhi waa gabar qalbi wagsaan 😢 horta waxan layaabay dadka qalbiga wagsaan maxa lo xumeyaa😢😢😢😭😭

    • @nasiibcabdixasan9352
      @nasiibcabdixasan9352 5 หลายเดือนก่อน

      waa mida la yaba nahay Qof ada ka filanenin aku dhawacayo ilhow qalbiga no qaboji😢

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilka warihana sax maaha saad uwaraysanyso inanta waad ad adagtahy

  • @farhiyashire9870
    @farhiyashire9870 3 หลายเดือนก่อน

    Please sister dont give up ❤❤❤

  • @fardosaaliiimaan1005
    @fardosaaliiimaan1005 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢sorrry xbti wlh waa xanuun alh ha ku qabojiyo

  • @bintuissa9151
    @bintuissa9151 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso jaceyl ciyaal waaye 🤣🤣

  • @AnasAbdi-gv8en
    @AnasAbdi-gv8en 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry my sister 🙏💔💔

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi adunka dhan waa wada imtixaaan😢😢😢😢😢😢

  • @HassanArsalaan-pc4ww
    @HassanArsalaan-pc4ww 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry abayo Allah wax ka kheir qaba Allah kusiyo

  • @fardowsodalmarahmed5564
    @fardowsodalmarahmed5564 5 หลายเดือนก่อน +21

    Sorry xapipiti😢

    • @user-lw8ft1dr5h
      @user-lw8ft1dr5h 5 หลายเดือนก่อน

      Walahi waaqiyate gawadha sooriy abaayo 😢😢❤❤

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 5 หลายเดือนก่อน +4

    Samiiro waxaba ladhahay Xariirka walalnimo noga badal kawaran qofka waxkasto losaminaaye xariir been Ah lala jilaaye kadib neh 15 malin gudahoda Arooskesa fecbooka ku Aragtay Alxm wana ka nolahay Nin waa bastar marna waa naxariis miiran mid wng gabarkasto aniga kamid ah Alle kaga baryaa😭😭😭😭

    • @mohaosman2630
      @mohaosman2630 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry qali

    • @idmanxaji4227
      @idmanxaji4227 5 หลายเดือนก่อน

      @@mohaosman2630 Thanks bro🙏🏼

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ma aqan wax an daho wlhi jacaylka guurka ka hor iyo waxyaabah dadku hada ay jacayl u yaqaanan maba aaminsani ani waqti dhumis lee u arka iyo micno dharo qof walbana waxan kula talin laha qalbigaga ilaasho qofna ha iisa siinin sax qalbiga iyo qofku jaclanayo adigu ma maamuli kartid lkn wad is xakamayn karta xirir aan guur iyo mustaqbal diyar u ahayn haba galin ama xirir iyo jacaylka mala awaalkaba iska daayo o noloshiina hor mariya horta

  • @maryamaaadam1027
    @maryamaaadam1027 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢

  • @user-ps3pn1kn2t
    @user-ps3pn1kn2t 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wlly smaiirooy qof aad 1 mouth wada socoteen ha isku dhiimiin 😢 waligaana ha iskudhiimin😊😅

  • @aalusharif2170
    @aalusharif2170 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @user-gf5ji4ey9i
    @user-gf5ji4ey9i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Calaa foorjo berri ayaanba marocco usocdaa😂😅

  • @user-eg2jd7jj3z
    @user-eg2jd7jj3z 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo ilhy qalpiga ha ku qaboojiyo😢😢

  • @user-qd7dn6ed8e
    @user-qd7dn6ed8e 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdourahmanamin555
    @abdourahmanamin555 5 หลายเดือนก่อน

    It happens 😢but inshallah 🤲 you will find a man who will give you true love sistre it's really sad😢

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry sister qalbiga alle ha ku qaboojiyo😊

  • @noorbunow9132
    @noorbunow9132 2 หลายเดือนก่อน

    sahib afiska qofkii wah humeeye haso odsatha lakin athiga haq Umalihid qadar sahib ok

  • @bukhaarimxmd705
    @bukhaarimxmd705 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wll qali dadkalaa kabadan dadkalaa kafiican wllo 😂😂 bina aadanka usku mid maahan wll qali sorry😢😢😢

  • @shaamfector-ek7ug
    @shaamfector-ek7ug 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @AbdullahiAbdimoalim
    @AbdullahiAbdimoalim 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry Abyo Qlpigaga Alle Ha ku Qapoojiyo❤😢😢😢

  • @user-op1bu5wu7y
    @user-op1bu5wu7y 5 หลายเดือนก่อน +2

    cafiska ayada ayaa Iska leh 😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 5 หลายเดือนก่อน

    Sy sister 😢😢😢

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry hppti qalbigaga deji alle haku xifdiyo 😢😭 sidada ayn qalbi jilicsnhy kun jeerba lai dhawcay😭💔

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx 5 หลายเดือนก่อน +5

    Gabdhahan masakin waye walhi 😢😢 qisoyin ayledahay ayan dawadey caloshey iihurisay walhi sorry abayo mcn umaqalantid dhibka lkn zamiirka badii quruxey wad kabaxaysa Insha Alaha ❤😢

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 4 หลายเดือนก่อน

      Xagee ka daawatay abaayo qisooyin noce😢😢😢😢

  • @maxamedodawaa4847
    @maxamedodawaa4847 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry my sister 😢😢😢

  • @user-fz4gb7gu5x
    @user-fz4gb7gu5x 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢sorry sister

  • @zeinabmohamed9423
    @zeinabmohamed9423 5 หลายเดือนก่อน +1

    ax😭😭😭😭sorry abyo

  • @shaamfector-ek7ug
    @shaamfector-ek7ug 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😢😢😢😅😅😢😢

  • @DeeqaAadan-hw4wn
    @DeeqaAadan-hw4wn 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka Keena nh

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan ha loo sheego nin soomali in uusan jil jileec wax ku leheen just be strong

    • @deeqoxassan3323
      @deeqoxassan3323 4 หลายเดือนก่อน

      Abaayo jaceylkaa jilciyey

  • @zuberzaki3425
    @zuberzaki3425 5 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔😭😭

  • @farax6361
    @farax6361 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inantani mayna ahayn inan rudwaan waraysi siin jirtay oo xlda faamilkeda ka hadli jirtay

    • @ZafaApdy
      @ZafaApdy 5 หลายเดือนก่อน

      Ayada waye

  • @YoussoufSaredo-ux1zp
    @YoussoufSaredo-ux1zp 5 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉😅😅😅❤❤

  • @HassanAhmed-hg9vd
    @HassanAhmed-hg9vd 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb gabdah aniga iradi ❤

  • @user-if1hg6cy3z
    @user-if1hg6cy3z 4 หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay abayo 😢😢😢😢

  • @cabdixashi7495
    @cabdixashi7495 4 หลายเดือนก่อน

    Sacdiya abdinaasir

  • @HibaaqMohamed-iu7ne
    @HibaaqMohamed-iu7ne 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry abayo😢😢😢

  • @HoudaMahdi-eu1gu
    @HoudaMahdi-eu1gu 5 หลายเดือนก่อน

    Sooriry adayo samira😢😢

  • @user-ew9jq1ys1g
    @user-ew9jq1ys1g 3 หลายเดือนก่อน

    soory wllo

  • @MaxamedyuusufMaxamedyuus-tl6yd
    @MaxamedyuusufMaxamedyuus-tl6yd 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry sister 😢

  • @ZakariyeAliAbdi-cf6lu
    @ZakariyeAliAbdi-cf6lu 5 หลายเดือนก่อน +2

    🥲🥲🥲😭😭😭

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 5 หลายเดือนก่อน +2

    Bro adi ridwaan issack amal u maceey sheekada lkn adigaaba gala goynaayo
    Hadana qofka rayigiisa haduu kuu sheego ok uun dheh

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ridhwaan utag meesha Fcn 😂😂😂

  • @fardwsoadan2971
    @fardwsoadan2971 5 หลายเดือนก่อน

    Walashy qaali waxaan qiso ma ahan ee waa calaacal mana wanaagsano wy nugu dhacdaa in nala dhaawaco gabdho calaacalkiina waa ka xanaaqaa ama qiso wixii ah keeno lkn waxn cml ma wngsano ok qoyskaadana baari unoqo

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 5 หลายเดือนก่อน

    Bilaa.macno.u.arkaa.nin.bil.taqanin..balayo.kadhigaysa😊😊

  • @user-pm6jk5yg6k
    @user-pm6jk5yg6k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi xanun waye sorry abyo mcn 💔😥😥

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry abyo 😢

  • @ubaxgeenyo5640
    @ubaxgeenyo5640 5 หลายเดือนก่อน

    Marar badn dhawac wa iso gadhy lkn ma qusto waxn aaminsanhy in aan qofkaygii Mar uun helo😢

  • @hibaaqmuuse8180
    @hibaaqmuuse8180 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga khisa haya sidee kusoo gudbiyaa🥺🥺💔

  • @kaydofficial9338
    @kaydofficial9338 5 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭 wlhi ilmada iga daadatey gadhkayga ayay qoysey, maxaa gabadha wanaaga badan loo xumeeyay 😢😢😢

  • @user-cu3li9dn9r
    @user-cu3li9dn9r 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry 😢😢😢😢 abayo

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax ax sorry walashey qali ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo lkn wllo qali iska cafi 😢😢😢

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry dear😢

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gurka kaa hor nin mawo jeclaan karo yaacni jacl boo imaa gelayo wax kisto daca

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 5 หลายเดือนก่อน

      Tasaba ka fcn waayo mnta cidba lama aminayo ilahay isku xidh mrwlba isaga wxad jcshahay usheego

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bani,Adam wax waliba la filo khasatan nin 🥺 nin🥹

  • @mohameddugow9273
    @mohameddugow9273 5 หลายเดือนก่อน

    Yac raga kala nasiib badan 😢

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 5 หลายเดือนก่อน +1

    soryyy wllshh mcneeeey 😢😢😢

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry macanto Allah talasaro

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +6

    : boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤❤❤❤😂😂

    • @user-hb4dg9fc7y
      @user-hb4dg9fc7y 5 หลายเดือนก่อน

      Ma iga hubtaa 😢😂