Hawiye talo mayaqaan mida kale intey daarood ayey xasdaayaan oo ximinaayaan godkaan ay ku dhaceen wax kale ma ahan. Waxa la yiri walaalkiis ka rooroow waraabaa cunaa.😊😊 waa ka xumahay nin walbo meeshiis ha hagaajisto
WAR OROD NAGA TAG WAX SIZRAN BAA TAHAYE MAXAY TAHAY HA LAGU KALATO IYO HA LA ISLAAY OO HA LA ISDHACO DAD MA XUMAAN BAA FARAYSAA ALLAAH SWT UGA CABSO MEDIAHAN DAD BADANI KAA DHAGAYSANAYAAN ETHIOPIANA WAXAAD LAHAYD WAA WALAALAHEEN SOOMALIDII ISDILA ISDHACA OO ISLAAYA HABAAR KUGU DHAC SIDA XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOBE
Mashii somalinad aado ama isaaq aado waa lagu qasabyahay Somalinad ha lala heshiiyo so Somalia guul u garta Kofurta somaliya ha dhahan somalinad dadka soo jeeda na hogamiya wwxana isku kaya dara Ama hq laska Fasaxo sida jabuuti Hadii kale waa is dul babaana
Xabashida markii nin daarood ah kabaha usido waa walaalkaa markii nin soomali kale ah la hadlo xittaa wax danta soomaaliyeed ku jirto waa xaaraan, axmaarku ha xukumo soomaali mar haddii qaar naga mid ah ay sidaas u fakarayaan
Villa Soomaaliya Iyo dawladnimada Xamar taalo waxay dhaafi wayday 1991 loo noqonaya iyo dhaqan guracan waa in Maamul walba danihiisa ka tashado ciduu la macaamilayo iyo ciduu wax ku darsanayo asagay utaala Intaan ka badan waa waqtinlumis
Jamacow Ethiopiyanka Cidamada kale ee joogaan Djibouti waxa eey qeyb wada yihin kuwa dalka u wada joogan Dhaqalo in laga sameyso,Buraha Galgala Kuwa kujiro qoral laga helay waxaa laga helay khaaarijta Dacis waxa u badan Oromada kuwa kale zanzibar Tanzaniya Gambiya Morroco sacudiga libya Tunis suriyada Immaradka oo ah midka mashruca loo igmaday.
Adiga Dal Jire galad Qowl ma lihid nin Ragoo Geesi Halyeey ah oo Soomaali Difaaci kara baan kuu maleyn jirnay dal gaal ah oo cadowgaaga ah Maxaad hada u leedahay ethiopia dalka aan walaalaha nahay ma ka baqday sow taa ceyn jirtay !!?
Somalia dhulak AS maamulaan ma ahan ee inta kale dab qabyaaladeed ayaa ka holcaaya cidda Soomaaliya bedbaadin karto dadkana midayn karto way muuqataa ee garab halasiiyo
Aniga waxaa ka cabsanaya in kenyana soo gasho. Waa ceeb inugu dhacday hadday Kenya oo fulay ah soo gasho soomaaliya. Ahmed MADOOBE isagana wuxuu rabaa in Kenya soomaaliya soo gasho, yasan laga yeelin. Kenya yasan loo ogolaanin inay soo gasho soomaaliya
Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey ka heley kkk Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
Wll Ethiopia yadu ogaadeen/absame iyo soomaali galbeedba dal iyo dabaa ka dhexeeya markaan is nidhi ka xoroobana idinkaa noo soo raacay/qaqabtay hadana waanu wada soconaaye ha ku kadsoomina cid kale waxba ka qorimayso aan ka ahayn kuwaad ka cabsii is leedahay
adeer hawiye waa kuwada socdaan waxaan ismana qabanayaan ee nin kastaa gurigiisa ha aado meeshaan dameeraha halaga tashado
Baydhabo hore u joogeen dowlada taagta daran xamar fadhida waa kuwa lahaa itoobiya waa cadow hada maxee ku hadli doonaan 2 wejilayasha munafaqiinta ah!
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
Allah karim ! Xasan dalxaraashe masubo Allah ha ku rido
Jaamac Galad Geesi halgama ah run sheeg ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somali waa dad waalan ama wadanimadu ku yartahay
Adiga ma shalay baad wakened mase maanta adiga iyo dadka kula midka ah
Shalay markad cayaseen.
Shalay markii somalinad abio axmed iyo wasirada ugu mahiiimasan ay la kulamayeen
Madaxawanaha somalinad waad wada qalinseen
Maantana xasan shiikh iyo dawaldii somaliya ma gabar
Canafar cafar ah baa sidaas loo soo dhawanya
Ilhay ceebtana ha asturo
Xassan kansar allaaha ku dhido
Waxa kadhalanaya in la jabhadeeyo oo xasan itoobiyaan leyska celiyo
Xasan Xoolo... Mooryaan 💸👈
Xamar markii Nllkada is qabsatay jaamacoow Adiga ma soo xasuusatay xilligii Gurguurte uu dhehaayay itoobiya waa codowgeena oo Adiguna run u maleynaysay oo Annaguna ku laheen Gurguurte waa eey waana beentiisa wuxuu sheegaayo
Ethopia marka eey cadawga tahay waa marka eey daarood lasocoto tusaale 2007 kii iyo xiligan ahmed madobe lkn hawiye hadey lajirto waa caadi qabiltu ayaan leenahay😂
Villa somaliya iyo reer muqdisha shaley waxaa ay leaheyd Ethiopia 🇪🇹 waa cadowgena maantana waa walalahena 😂😂😂😂
Jaamacow ma mantad walaalo noqoteen markad siyasadi kujabten shadh kiina maloogu daray wayabi
Allow naga qabo xasan waa fashilmay u
AXA allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Adeer Adiga iyo Xasan Maamulkisa iyo inta u taqaan Ithiopia walaal, waa idinka diidney fikirkas gumeysi jaceylka ah.wbt
Dawlada Xasan waa dawlad hanyar oo Addis Ababa ka amar kaqaadata
Hawiye talo mayaqaan mida kale intey daarood ayey xasdaayaan oo ximinaayaan godkaan ay ku dhaceen wax kale ma ahan. Waxa la yiri walaalkiis ka rooroow waraabaa cunaa.😊😊 waa ka xumahay nin walbo meeshiis ha hagaajisto
Scw barwaqada dadka liita waxey u yaqanan sida an isleyahay booka hantida dadweynaha
Jaamacow kuwaan waa munafaqintii illahay noshegay
Daroodoow goormee nacdeen Ethiopia xaajura😅
Caisho soiw naagtii xasuuqdey dadkeenii ciise ma aho
WAR OROD NAGA TAG WAX SIZRAN BAA TAHAYE MAXAY TAHAY HA LAGU KALATO IYO HA LA ISLAAY OO HA LA ISDHACO DAD MA XUMAAN BAA FARAYSAA ALLAAH SWT UGA CABSO MEDIAHAN DAD BADANI KAA DHAGAYSANAYAAN ETHIOPIANA WAXAAD LAHAYD WAA WALAALAHEEN SOOMALIDII ISDILA ISDHACA OO ISLAAYA HABAAR KUGU DHAC SIDA XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOBE
Nacaybka jupaland, ayaa khamrada iyo khaansiirka lagusiinayaa itopianka waxayna wadaan in uu xasan uu hoosta gashadaan
WADANKA AAN WALAALAHA NAHAY WAA HADAL LA YAAB LEH ADEER MA REERKIINA JOOGA KOLEY ADIGU NBI AYAAD JOOGTAAYE ILLEN REERKIINA AYAA LA XASUUQIYE
Mashii somalinad aado ama isaaq aado waa lagu qasabyahay
Somalinad ha lala heshiiyo so Somalia guul u garta
Kofurta somaliya ha dhahan somalinad dadka soo jeeda na hogamiya wwxana isku kaya dara
Ama hq laska
Fasaxo sida jabuuti
Hadii kale waa is dul babaana
Itoobiya haddii aanay oran AUSSOM inaan kubiirno ayaa naloo ogolaaday waxa muuqata in aanay helin wixi ay Muqdisho u yimaadeen
Maalinta koonfuri furada u maydhayso Ethiopia waaa idiin caadi marka Somaliland iyo waxwada qabsi la sheego wa idiin aqal madaw
Xabashida markii nin daarood ah kabaha usido waa walaalkaa markii nin soomali kale ah la hadlo xittaa wax danta soomaaliyeed ku jirto waa xaaraan, axmaarku ha xukumo soomaali mar haddii qaar naga mid ah ay sidaas u fakarayaan
Villa Soomaaliya
Iyo dawladnimada
Xamar taalo waxay dhaafi wayday 1991 loo noqonaya iyo dhaqan guracan
waa in Maamul walba danihiisa ka tashado ciduu la macaamilayo
iyo ciduu wax ku darsanayo asagay utaala
Intaan ka badan waa waqtinlumis
Jamacow Ethiopiyanka Cidamada kale ee joogaan Djibouti waxa eey qeyb wada yihin kuwa dalka u wada joogan Dhaqalo in laga sameyso,Buraha Galgala Kuwa kujiro qoral laga helay waxaa laga helay khaaarijta Dacis waxa u badan Oromada kuwa kale zanzibar Tanzaniya Gambiya Morroco sacudiga libya Tunis suriyada Immaradka oo ah midka mashruca loo igmaday.
Daciifow ka hadal qamriga ethiopia villa somalia ku cabeyso alshabaab iyo khawaarijta afgooye . Basra iyo balcad iyo suuqa balaarahay joogaane
Waa sax
Dalku xasan sheekh wuu eeday wlhi
Hawiye intuu daarood ka ordaayo ayuu itobiya u gacan galey itobiya somali uma kala baxsana.
Ethiopian is not easy
DJAMAACO WE RE NT BROTHER WITH ETHIOPIA
JAMACOW GUMESI AADKU JIRTAA GUMESI AADKU DHIMEE WAA DHAQANKAGA
المسؤلون الصوماليون زوجات المسؤولين الأثيوبيين
Kkk
Adiga Dal Jire galad Qowl ma lihid nin Ragoo Geesi Halyeey ah oo Soomaali Difaaci kara baan kuu maleyn jirnay dal gaal ah oo cadowgaaga ah Maxaad hada u leedahay ethiopia dalka aan walaalaha nahay ma ka baqday sow taa ceyn jirtay !!?
Adiguna ma itoobiyaan baad taheykkkkk waa lahoogey kkkk
Somalia dhulak AS maamulaan ma ahan ee inta kale dab qabyaaladeed ayaa ka holcaaya cidda Soomaaliya bedbaadin karto dadkana midayn karto way muuqataa ee garab halasiiyo
Xasan dhiiqo somalia god buu ku riday waa beena hawaas Illaahay ka furtay ethiopia oo cadowga kowaad noo ah buu dalkii baddii iyo ciidamo u soo dhoobay
Niyow kadhaaf gaal walaalo manihin hadii aad tahay munaafaq walaladaa waye markas anaga magaceyagii hakudheelin gaal manihin walaalo taas ogaaw
Dalka dowlad kamajirto qolo yar oo caadaqaatayaal ah,oo daba dhilif shisheeye kal kaal ah oo xasan madherge madax uyahay ayaa dalkii xaraashaayo umada somaliyeed ayagey utaal.
Xasan dhiqo waxuu madax wayne uyahay rerkisa
kkkkkkkkk v8la ku kaadi dheh soomaliya vila uma ah waxaasiye vila dameeraha
Aniga waxaa ka cabsanaya in kenyana soo gasho. Waa ceeb inugu dhacday hadday Kenya oo fulay ah soo gasho soomaaliya.
Ahmed MADOOBE isagana wuxuu rabaa in Kenya soomaaliya soo gasho, yasan laga yeelin.
Kenya yasan loo ogolaanin inay soo gasho soomaaliya
Adiga ma khiro ayaad ka so hadleysaa mise jilib bad jogtaayoo munafaq batahey
Ethiopian wllo manahine waxaa weye cadawga somaliyeed xasana isagaaba Ethiopian ah tuugna weye
Siyaasadu intii aad taqaaneen wey dhaaftey ee beeri ayaad ogaan doonta.
ogow dhuumashada qaar uu dhabarku muuqdo waa dhib iyo hadimo
Ciidanka Ethopia iska saara soo qabta jubaland baa layiri masarna waa loogu hanjabayaa ciidanka Kenya qaata iyo Burundi ethopia waa uu gatay xassan sheikh ogaadenow
Ethiopia ayaa Mesha maamusha Wle
Qac waa dhaaftay tani hayday damul jadiid waaba tuugu aan haba yaraatee dal iyo dad iskadhaafe xitaa dooro
War.jaamacoiw.hadiiba.sidaatahay.maabalagubiiro.ethiopia.siguud
JAMACOW NIIIKO AB IYO ASAR ADINKAA U LEH ILAA HADDA KU JIRTIIN
balaayo kula walaa lowday itoopia miyaa walaal inoo ah
Maxaa ka wadaa walaalaha nahay ? Walaalaha nahay ????
Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey ka heley kkk Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
kornayl jaamac galad wasiirada madaxwaynaha miyaa sodhaweeyay malahayga wasiirka gaashaandhigaa iskalahaa shaqadan
DAL BA OOW YAA KULEH MEESHA TIKTOK WASIIR GAASHANDHIG YAHAY
War kooxda xasan dhiiqo waa koox qowleeysto ah oo ummada somaali loo soo diray
Virus jooj jamacow itoobiya somalia ayey is usoo dhiibtay
Jamac galad waa sidee "Dawlada walaalaha nahay" ?
isaaq darood raxaweyn tariiqda mel xun kagalen
Dani waa seeto daaroodnimada ha waarto qablaaladiiste
Jaamac digdigloow afiga dhulkasdii aad ku dhakatay ee DDS goormee xureysaneysaa???
Walaalo nahay aaaaa?
Jaamac waa calaacalayaa kkkkkkk
Hawiye ayaaa Ethopiya la heshiiyay oo Daarood ayaaa hinaasay kkk
Waaa hinaase Daarood kkk
Daaroodkii ayaa Ethopiya laga qaatay. Kkk
Jaamac galadoow aan walaalahanahy maad kadaysid
Ethopia waa Abgaalaystanhay bad iyo dhul baa lasiiiyey, Ogadenow kaartada bedesha kardkii Ethopia waa idinku soo foorara
Wll Ethiopia yadu ogaadeen/absame iyo soomaali galbeedba dal iyo dabaa ka dhexeeya markaan is nidhi ka xoroobana idinkaa noo soo raacay/qaqabtay hadana waanu wada soconaaye ha ku kadsoomina cid kale waxba ka qorimayso aan ka ahayn kuwaad ka cabsii is leedahay
Lax maalintii laqalay cirka aragtaa
Kkkkkkkkkkk
Somalia badbadin aye rabta ninka j magacisa kabilawda miyu ahen ninki laha dad an ilalina sidu dagal nugudaxmari😂
Baarota kkkkkkknn kkkkkkk
Qosol hee amxaar ku dhalay was
Runtaa diideysaa miyaa
O adiga soomali miyaa aheyd
Sax
Xassan kansar allaaha ku rido
المسؤلون الصوماليون زوجات المسؤولين الأثيوبيين