XOG: AS OO XAFIIS CANSHUUR & DABAGAL KA FURTAY MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 102

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 วันที่ผ่านมา +13

    Mahadsanid Hussein Abdullle, taariikhda ayaa kuxusi doonta wanaaggaaga.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid วันที่ผ่านมา +6

    Maashaa ALLAH Xaseenoow adigu waad gudatay waajibkaagii waxaana tahay Geesi Dad iyo Dawlad lashaqaysa waayey.

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wliya wayba

  • @gacaliyem
    @gacaliyem วันที่ผ่านมา +5

    Waanaga soo daahisay maanta videwga 😢

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FutoXar
    @FutoXar วันที่ผ่านมา +7

    Daacish waa shabakad loo wado in D5 lagu tir tiro waa isaaq iyo haawiye

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 วันที่ผ่านมา +1

      waa sida shabaab D5 u samaystey god sireed ha qodin hadii aad qodana ha dheereyn iminka daacish wey sii kordhayaan Hawiye badan ayaa ku biiraya

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn วันที่ผ่านมา +2

      ​@@abdurahmanmohamed1293alshaab isaaq baa sameyeey oona madax kaeh tan iyo markii laas asaay

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 วันที่ผ่านมา

      Hawiye daacish ah majiro waa majeerten gaar ahaan waa cali saleebaan raxanweyn iyo ajaanib african /carab

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw วันที่ผ่านมา

      Iidoor waa Alshabab daarood waa daacish​@@abdurahmanmohamed1293

  • @AminailmiIlmi-rd8uj
    @AminailmiIlmi-rd8uj วันที่ผ่านมา

    Good job wariye xusaan wan ku salamey walakey jir oo jooga mar walabo waa uu dodaah shacabka iyo dadalka shaqaysto wariye xusaan wallah shaqo fiican ayat haysah

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid Wariye Sare Hussein Abdulle Warqada Kasoo Baxday Mucaarad dowlada Ex MD Sheikh Shariif Ex RW Xassan Cali kheyre iyo Ex Wasiir Xildhiban CCWarsame Waxa ku Taalay iyo Beesha Caalamka in lacago la dhaqo Guryo lagu dhisaayo lagu iibsanaayo Hantidii Dadweynaha ee Qaranka Somalia si Sharci eheen lagu Boobayo sharcigana la dhinac Marey Cidkasfo oo Ahaato Ganacsade iyo Dowlada xassan Sheikh Lamar siindoono Maxkamad Sharci Ah dalka iyo Dibada maxkamado dalka iyo heer Caalami lamarsiin doono Masha Allah Warkaasa Imaraayo ❤❤❤

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y วันที่ผ่านมา +3

    Ooh 😲😮😲
    Really 😯
    Wlhi water Wye halaqbto elbow dil togasho,ah mdnyihin

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Reerihii Hawiye dhibaatooyin badan baa haysata.

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 วันที่ผ่านมา

    Dadaalka horay uwad naftada ilaasho cadawga dalka ayaa ku arkaya... guuleso

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 วันที่ผ่านมา +3

    😢😢😢😢

    • @daudshardi6655
      @daudshardi6655 วันที่ผ่านมา

      Waxan Sugnaa Way Fakadeen 😂😂😂😂 Dowlad Warbaahinta Madaxa Banaan Kahorayso Waxaa ladu Arkay Somalia

  • @yusufabdulle4433
    @yusufabdulle4433 วันที่ผ่านมา +1

    Sharaf iyo karaamo sxb qaali ah shaqa culus ayad u heesa umada soomaiyed

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 วันที่ผ่านมา

    Waali waaye Aaway Sirdoonkii Wadanka. Maxay Hayaan walahi Mararkaqar Waxaan iswaydiyaa Maxaa❤qaldan Hayadkastaa Shaqadeeda Maqabato Magac uyaal Miyaa

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 วันที่ผ่านมา

    Halkaa Waxaa Kucad Hayadaha Dowlada qabyba kamida iyo Shabaab inay Xariirleyihiin Sirdoonkiii Wadanka Shaqdiisa Aad iyo aad Uhoosayso

  • @adamabdi1056
    @adamabdi1056 วันที่ผ่านมา

    الخبر الصحيح الحكومة الصومالية تعمل مع الشباب كلهم مع الشباب الصومال ليس فيها حكومة وطنية

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 วันที่ผ่านมา +1

    Alshabaab, dawladkasta ee timaada, way dhibaan.
    …..Marka Aniga waxaan qiyaasikara ama aan umaleynaya in alshabaab, si tartiib tartiib ah xukunka madaxweynaha Mudane Xassan Sh.M…. Lawareegayaan Labadii sanno ee kadhiman ay kagaarsiinayaan……Laakiin mahubo…..TIME WILL TELL ⏰
    Mahadsanid, H.Abdullah.M

    • @Bidhaanshe-BM
      @Bidhaanshe-BM วันที่ผ่านมา

      Waxaas niyada ku dhiso shabaabow wadankaan hadey qabsanayaan 15 sano ayey joogeen iyo somaliya oo manta ka tabaryar

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali Alla umaqan

  • @yonishaji1115
    @yonishaji1115 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiib

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n วันที่ผ่านมา +2

    Waaba Alx hadii dowlada iyo Alshabaab is fahmeen waana talaabo fiican wyo Qaraxyada naga yaraanayo.
    Waa rafaadnay
    Hambalyo

  • @malcoloshabaz6865
    @malcoloshabaz6865 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaki maleh iney laba shabaab wada shaqeeyaan😂😂😂😂

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 วันที่ผ่านมา

    Waa gabagabadii Gumaadka umada Somaliyeed. AS hala qabto

  • @hamisare5520
    @hamisare5520 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wareey

  • @farhanjimalefj
    @farhanjimalefj วันที่ผ่านมา

    Shaki maleh iney laba shabàab wada shaqeyaan amuuraha alaha sahlo

  • @Naadiamohamud
    @Naadiamohamud วันที่ผ่านมา

    Subxanallh kuwas xabsi daain ha lagu rido imnkA alha ka khaade mba Muslim kuwa ka shakhenyo dhibatda dadkena

  • @Suheila22
    @Suheila22 วันที่ผ่านมา +1

    Maxey aheyd shaki kuma jirto in laba shabab wada shaqeyaantii la sheegi jiray mar hadii shaqaalihii dowlada la shaqeynayaan oo ey heshiis ku wada yihiin aan wada jaqno dhiiga shacsbka.

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ วันที่ผ่านมา

    DAD BAA U FADHIYA DFS MW XSMNE MABA OGA TAA ASAGAABA NAFTIISA HALIS KU JIRTAA WAXA KA MID AH XIL/DHIBANO WASIIRO G/G/BANADIR EE HORE MADAALE HALASOO XIRO SI DOWLAD DHAB AH LOO HELO MAAREEYE ISLOW WAR AYAGAA IS FURFURI DOONEE HALA SOO QABTO DADKA ALSHABABKA AH LOONA YAQAAN DOWLADA😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Hor hooy hala wada heshiiyo say ila tahay ila madax Waynaha iyo razayl wasaaraha kama maqnee , mesha wa lagu wada jiraa sida muuqatee , walahi saan u yaabay been ban moodi jiray markan maqlo dawlada iyo as wa isku mid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 วันที่ผ่านมา

    Fahad yaasiin wali ka shaqeeya muqdisho dakadda iyo airporka alshabaab xilaal looga dhiibay jilib ilaa villa somaliya waay isku furaayeen

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh iyo Xamza oo og yihiin sababtoo ah Rooboow, kuxigeenkiisa ayagaa magacaabay. Waa lashaqeystaan

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 วันที่ผ่านมา

    Marana waa ku dowleyhayn marna waa ku shababeyhayn sku keene waa 2 tuug oo dhaca shacabka u midoway ee shacabku ma midowaano gacmo mideysan qofi kama xog badno😊

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xusayn cabdullow horta waad fcntahay waadna ku magmhadsantahay soo gudbinta xogtan, mana la mooganayn in laba shabaab wada shaqeeyaan, oo adinkaga Radio hiina ( KNN) marka adiga hadda maa aragtay dal xaraashe xumaantiisa.

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 วันที่ผ่านมา

    Team sanbaloolshe aawey?.

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮😮WOW😮😮😮😮😮

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf วันที่ผ่านมา

    Hal dhagax ayaa lagu dilaya gaadidleydaas mudo bil ah baaburtooda habaakimaan si ey xaqooda uhelaan

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiiq oyo shabaab
    Wey wada shaqeeyaan

  • @ahmedyusuf6143
    @ahmedyusuf6143 วันที่ผ่านมา

    May wixi aad dawlada ku sheegi jirteen maxay qabanaayeen ma ethipia iyo dawlado shisheeye ayey daba ordaayeen

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 วันที่ผ่านมา

    ISMA KEENEYSO INEY DOWLADU SHACABKA AWAAMIR SIISO INEYSAN CADOWGAA XOOLA SIININ IYO IN IYADA HEY ADAHEEDII LA ISTICMAALO OO AY DIFAACDO SIDEE LOOGU KALSOONAANAYAA

  • @leetali3714
    @leetali3714 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MahamedCabaaas
    @MahamedCabaaas วันที่ผ่านมา

    Xasan.ayaa.2dhinac.ushaqeeyaan

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 วันที่ผ่านมา

    Hhh xasan shiiq waxaas waa ogyahay

  • @AliMohamed-sl3ge
    @AliMohamed-sl3ge วันที่ผ่านมา

    DAL XUREEYE. HAH

  • @rocky4066
    @rocky4066 วันที่ผ่านมา

    WAA SIDII MAFIAYADA TALYAANIGA KA JIRIJIRTAY. SHACABKA WAA KA DHEREGSANYIHIIN IN DOWLAD DOWLAD KALE KA DHEX SHAQEEYSA SOOMAALIYA AYTAHAY

  • @shariifmaxamuud-c5q
    @shariifmaxamuud-c5q วันที่ผ่านมา

    Awal adega mamuugeed inee is ugyeheen lawadaba iyo tukiyaba

  • @cabdulaahishaxmedmaxamuud5299
    @cabdulaahishaxmedmaxamuud5299 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Al shabaab xasan xumoow shiiq maxamuud ayeey lacag sixteen wey cadaatey

  • @AbdullaahiXaamuud-m7w
    @AbdullaahiXaamuud-m7w วันที่ผ่านมา

    Shacabka soomaaliyeed waa dhibanayaal u dhexeeyo cadaw wada shaqeysto. Alloow adiga awood badane naga qabo.

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo ashabaab waxay leeyihiin gacan saar. Dagaalka gobalad ee la dagalanka shabaab waxay ahayd in galada iska gadaan.

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah วันที่ผ่านมา

    Wax ka jiraa ma jirto warkan odaygan waxu rabaa inu wato garigan qarabka ah inuu shacabka ku laayo gari qarab ah ama fool xun masocon karo in y to irahdo dowlada laga rabaa

  • @yaxyecumar-ue4ll
    @yaxyecumar-ue4ll วันที่ผ่านมา

    hayaay walee aduunkaan waa yaab maxaan noo dhiman hee

  • @rocky4066
    @rocky4066 วันที่ผ่านมา

    SHACABKAA LOO TASHADAY LA MUQUUNIYO DHINAC WALBA WAA NA ISTAAHILAAN IN SIDAA LOOLA DHAQMO IYAGAA U SACABA TUMAY OO QABYAALAD DARTEED ULA SAFTAY KUWANI

  • @DaadirabuukarShariif
    @DaadirabuukarShariif วันที่ผ่านมา

    Dowladu hadii eesan laogeeyn baadilka laguhaayo gaadiidleyda
    Somaaliyeed oo shacabka ah oocadeymaha uwada haqaabilaano dabagal aan caadi aheyn oolagukasonyahy rag ladharinaayo in eysan laaluush qadaneyn oo allaah kabaqayaan
    Dowladu haudirto warbixintaan hadiijirto waa midloobaahanyahy

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 วันที่ผ่านมา

    DOQONTA HALKEY ISDHIGTO AYAA LAGU GOWRACAA SOOMAALIDA WAXBA YEEY DACWOON AYAGAA RAALI KA AHAA WAXWALBOO GAARO

  • @TrikAdan
    @TrikAdan วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah

  • @HASSANALI-hl2bz
    @HASSANALI-hl2bz วันที่ผ่านมา

    Hadaanu nahay shabka dal iyo dibadba waka mahad celin heeynaa warbixin taada.
    Maamulka jira wa'inuu ladagslaa musuqa sharciga lakeeno kuwaa ladhaqeeyo shababka .
    Mahad sanid.

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 วันที่ผ่านมา

    xasan shiikh waa tuug meel walba inuu isbaaro dhigta raba waxaan oo dhan isagaa saldhig u ah

  • @JaceelowJaceelow-g3q
    @JaceelowJaceelow-g3q วันที่ผ่านมา

    shaki kuma jiro in 2 shabaab wada shaqeeyaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc วันที่ผ่านมา

    Waabeentaa meley xoreysay malahan dawlada

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 วันที่ผ่านมา

    Musuq maasuq iyo damul jadiid

  • @XusseinMaxamed
    @XusseinMaxamed วันที่ผ่านมา

    Oky

  • @FutoXar
    @FutoXar วันที่ผ่านมา +1

    Federal govermentiga iyagaa daacish taageera dalka marabaan inuu dago inay lacag aduunka iyo shacabka uga cunaan bay rabaan waxaas ilaahy noogumo keeno Puntland

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur วันที่ผ่านมา

    Ader. X. Culusow. Aya. Lashaqeya. Shababka. Walaog. Yahay. Wu. Fashilmay. X. Culusow

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 วันที่ผ่านมา

    Wax dawlad layiraahdo majiraan al shabaab ayaa dhaamo

  • @katashadacadawuhu3879
    @katashadacadawuhu3879 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhh wax aan u qoslaya waa danta gud

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 วันที่ผ่านมา

    Awal miyad moogeyd in xasan MUNAAFAQ iyo shabaab wada shaqaystan

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar6537 วันที่ผ่านมา

    Dowladda waxaa la gudboon ineey wariyaha Cadeemo waydiiso iyo dabagal waxkaan inoow sax yahay hadoow sax noqdo waa ineey talaabo ka qaadaa hey"addaas hadeey been abuur noqoto waa in wariyaha lasoo xiraa waddaku isla xisaabtan ayoow u baahanyahay

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk วันที่ผ่านมา

    Xuseenow, somalida 60% waa Al-Shabaab iyo kuwo niyada kala jiro. Wasiirka Rooboow, kuxigeenkiisa, Axmed Madoobe iyo kuwo kale oo badan.

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen วันที่ผ่านมา +1

    Nabad sugida ma arkaan miyaa xafiiskaas

    • @MohamedAbdirahman-w4x
      @MohamedAbdirahman-w4x วันที่ผ่านมา

      Mahad Salad kawaanle Ayaa Dhisay oo uu Fahad yasiin Ku Yiri Mahad Salad kawaanle Maahir uu shaqaale uyahay Alshabaab. Cajiib soto iskale oo Af talyaani Ah Ayaa micneheeda Ah waalasoo hoobanaa jaranjarada Hoos loogu soodagaa

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 วันที่ผ่านมา

      Nabad sugida ayagaaba AS ah weyna isla shaqeeyaan meeshan daacadnimo ma jirto niow

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 วันที่ผ่านมา

      Nabad sugida ayagaaba AS ah weyna isla shaqeeyaan meeshan daacadnimo ma jirto niow

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur วันที่ผ่านมา

    Warya. Dadka. Lita. X. Culusow. Dhaha. Dal. Xoreye. War. Xishoda. X. Culusow. Wa. Dalgube. Dal. Kala. QYbiye. Qabail. Hub. Isugu. Dhibe. Bad. Iyo. Beri. Xabashi. Siye. Manexeuraye. Somali. Gube

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh วันที่ผ่านมา

    Madaale iyo macalin mahdi ayaa wax kuleh oo lacak kaqaatan
    Lacakta eey dalada tuugada qaadan waxey kabantahay tan Dowladu qaado walahi waa yaab

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb วันที่ผ่านมา

    Waa in laga banaanbaxo dalad ku sheega tuugada ah

  • @w410921
    @w410921 วันที่ผ่านมา

    Taasi awelba waa la ogaa
    Failed state of Zoomalia

  • @zahrahaji4144
    @zahrahaji4144 วันที่ผ่านมา

    Wawarey.waba.qatar.alow.idin.kalmey

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j วันที่ผ่านมา

    Ma hubta

  • @Xagar-f2r
    @Xagar-f2r วันที่ผ่านมา

    Xasan laba wajiile .nolol shacab lmarabo. Ilaahay. Barya.

    • @MuhammadAli-yq7sd
      @MuhammadAli-yq7sd วันที่ผ่านมา

      Cudurka Xasan la dhaho ma kaa gubnaa wll?
      'Cuz kalsoonidaan lagu hadlaayo ee lagu diidaayo baadda asaga ayaa keenay, cid kastana waa ogtahay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 วันที่ผ่านมา

    War ninyahow kafiirso hadalkaad kuhadleysid yuusan kugu soonoqon

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi วันที่ผ่านมา

    Futada hawiya dhaxada ka sheekasana beenlow bahane duur jooga ahan jiray sida xoolo oo kale beenlow bahane

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 วันที่ผ่านมา

    Hawiye, mahad DHIBATADA ISAAQO (IIDOOR) idinku hayo uga meermeertan? Irrir Samale, Irrir Samale, haldhigaasi wax uu idiin tarayo ma leh. Inta Xamar ay idiin fadhiyan, Xildhibaan nada IIDOOR, Mareeye, Cabdi xashi, Dubi, fawziya, mahad Guleed, RW salax iyo wlm. Buu'alana idiin fadhiyo Amiira IIDOOR, sida sh.Sune cabashu iyo Qarxyo ka dharga. IIDOOR Hawiye Darood, oo mareehan, dhulbahante iyo Majeerteen ugo horeeyaan ayuu iskaga seen jeediyay, hoosna wu idinka xasuuqaya, lacagtiina DAHABSHIIL iyo Alshabab ayuu u wakiishay?
    Siyasiintana lacagta ay idinga qaadaan ay ku laluushan si u caayan PUNTLAND, DAROOD, SIYAAD BARE, AXMED MADOBE, DENI.....

  • @Shirwac-pw2yo
    @Shirwac-pw2yo วันที่ผ่านมา

    Cid walba;dallad ha ahaato; masuul dowlad ha ahaado;shacab caadi ha ahaadee baadbay ku shaqeeyaan adeerow kkkkkk.

  • @Bidhaanshe-BM
    @Bidhaanshe-BM วันที่ผ่านมา

    Shaqo wacan ayaad qabateen muwaadin kaalintaada gudo nafta halmar ey go,daa ee aan af iyo idin waxan awoodno aan ugu hiilino dalka hadaa adigoo dagaalka ku jirtid dhimatidne shahiid ayaa tahay

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 วันที่ผ่านมา

    Adiga lacag baad ah ayaa rabtaa shirkadaha

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 วันที่ผ่านมา

      Warqada cabashada ganaacsatadu akhrinayaaa

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur วันที่ผ่านมา

    Ader. X. Culusow. Aya. Lashaqeya. Shababka. Walaog. Yahay. Wu. Fashilmay. X. Culusow