Deg deg Somaliland oo ka laabatey is afgaradkii Bada ee Ethiopia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Raho339
    @Raho339 วันที่ผ่านมา +4

    Wariye GuuLeed Alifle🦁👑❤️👍

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 วันที่ผ่านมา +4

    maasha allaah aniga shaqsi ahaan waa ku diirsaday warkaan soo yeeray.

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt วันที่ผ่านมา +2

    Ma nin rer awdal ah baa dhulkisa dhaxal wareejin 🤷🏽‍♂️

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment วันที่ผ่านมา

    SOMALILAND dadkii sharafta u lahaa ayaa maanta qabtay xukuumadda alhamdulillah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @HassanBulale
    @HassanBulale วันที่ผ่านมา +1

    Well done wasiir. Vivo sland

  • @HassanBulale
    @HassanBulale วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar wasiir cabdirahman somali dhalad ah iga dheh noolow

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +7

    Iidoor waa wareereen 33 sano oo been iyo cuqdad iyo ictiraaf baa lagug wareeriyey, meeshaas dad sidee ah ayaa ka soo socdo

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli วันที่ผ่านมา +4

    Waziirku WAA Nin Samaron Ah dhulkisa in xabashi Laga xaraasho ma donayo Ilayn miyir kiisu qabaaye 🧐😎

  • @bby6
    @bby6 วันที่ผ่านมา +3

    Heshiska Mr qabuure faagte Hassan munaafaq iyo kan ethopiana wu iska dhiman doona inshallah

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 วันที่ผ่านมา

      Yahuu iska asmus

    • @bby6
      @bby6 วันที่ผ่านมา

      @sarahaden8314 o yaho maxad ka wada ma ethopiankad rabta iney bada Somalia qatan cawam yahay an waxba ogen o ader ked u yahay Mr qabuure faagte Hassan munaafaq amus stupid

    • @bby6
      @bby6 วันที่ผ่านมา

      @sarahaden8314 qofki uhoreyey bad tahay o daba dhilif u ah ethopia iyo Hassan mooryan maxishoode amus you are looser

  • @Foody-j4z
    @Foody-j4z วันที่ผ่านมา +4

    Cagdheer doqomo ah.

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂wali wilashas afkoda maka maqashay aflagado mxad la ceytami ood qabil maxas iyo mata eh ucayi

  • @MohamedGuulhassan
    @MohamedGuulhassan วันที่ผ่านมา +2

    Waziirka wa dani

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl วันที่ผ่านมา +3

    Cabdiraxmaan Ciro caadi maaha 🤣
    Samaroon ayuu u dhiibay Arinkii badda 😂😂😂

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 วันที่ผ่านมา

      Ma istaahilaan miyaa

    • @MohamedMohamed-os1kl
      @MohamedMohamed-os1kl วันที่ผ่านมา +1

      @faysalyusufmaxamud912 mayee waa nimankii xaqa u lahaa inay go'aamiyan Absolutely 💯 👏

  • @mohamedabdurahmanhaji9694
    @mohamedabdurahmanhaji9694 วันที่ผ่านมา +2

    Sixid….
    Odhahda “saca Geesaha weyn” waxaa bixiyey Garaad jama Garaad Ali , Garaadka Guud ee Ssc/khaatumo
    Fadlan magaca saxa.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 วันที่ผ่านมา +1

    somaliya somalibaa leh qof caadaqaata ah oo bixinkara taako dhul iyo bad ah majiro.

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 วันที่ผ่านมา +1

    😂 Waziirkaas waa wiil, wiil dhalay🫡🇸🇴🫡👏👌👍

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา +2

    Asc kkkkkkk 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️ markii horeba waxva maheyn somaliya midnimadeeda qabiil iyo koox kheyradkeda midna makala qeybin karaan runtii 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 วันที่ผ่านมา

    Bad ma jirto cagdheereey 😂😂😂

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal วันที่ผ่านมา

    Waa war farxadleh

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir 😂😂😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi วันที่ผ่านมา +1

    Qabiil lama citiraafo hadii sida saxda ah waa in qabaa ilka degaa ka wada timaado oo weliba cuqaasha salaadiinta garadada ,ay soo fadhiistaan oo ay dhahaan waan kuwada soconaaa ee na fasaxa not hal qabiil

  • @AnnoyedRocketship-ev8dv
    @AnnoyedRocketship-ev8dv 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar puntland waxay idiin jirtaaa 200 km gawaadhidee intee shidaal ku shubtaan
    😂 waxaan filayaa in aad foosto u qaadaaan

  • @HassanBulale
    @HassanBulale วันที่ผ่านมา

    Somali wadaniyow taageera wasiirka meel ad joogtaanba

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 วันที่ผ่านมา

    Warr darooakan ya naqa reba shunta Somaliland ka baxx.

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 วันที่ผ่านมา

    Hadalka wasiirku waa samir taag waa, MOU gii muuse biixi waxaa burburiyey declarationkii turkiga ee itoobiya iyo somalia soo saareen,

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi วันที่ผ่านมา

    Waa wax fiican

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulleedow deegaankeena waxaa loo yaqaanaa Kalaankal marka beerka iyo hilib jiir ah la isku shiilo

  • @ISAAQMIDDEYE143
    @ISAAQMIDDEYE143 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer adoontaydii ethopia iska xoree horta bada anaga leh kani malaha

    • @saidmustafa8492
      @saidmustafa8492 วันที่ผ่านมา

      Idinka Ethiopia ma degenid miyaa, hadaa degtaana jamhad la dsgaalanta xabashi ma sameyseen, mise idinku somalida kililka kuma jirtaan

  • @massmass8300
    @massmass8300 วันที่ผ่านมา

    Somaalilaand dadka sheegda
    Ma uaqanin Ethiopia jaara wayihii wxse iswaydinle waayo
    Cida la ictiraafyaa ma hargysaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 วันที่ผ่านมา

    Wasiirku beentii la dugsanayay ayuu soo afjaray.
    Ethopiya wax xoog ah ayay rabtay.

  • @MjaamacXasan
    @MjaamacXasan วันที่ผ่านมา

    Ka waran haday soomaalia bilaash ku bixiso badeena oo aan waxba loogu bedelin

  • @SPharaoh
    @SPharaoh วันที่ผ่านมา

    Urur samaale dalkii saxan ayeey itoobiya u saareen. Xasan ayaa diyaar ula ah meel walba oo si caalami ah u saxeexaya badda Soomaaliya. Laangaab inuu hogaamiye noqdo maaha.

  • @Junanilll
    @Junanilll วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh ayay oga baxeen 😂😂😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 วันที่ผ่านมา

    War maxaa ku dhacay huunadii

  • @abdinasircaynab6407
    @abdinasircaynab6407 วันที่ผ่านมา

    Guuleedoow aan ku xusuusiyee 'dhul-dhule" dheh

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka2942 วันที่ผ่านมา

    WAR NIMANKANI SIYAASIYIIN MA JA WALAHI CAAWA CITO ROLE WEYM BUU QAATAY SOOMALI OO DHANA KU TAAGEERAYSO IYO ISLAAMKABA GUUL GUUL GUUL MAANTA WAXAA MATELI KATA SOOMALIBA CIRO

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en วันที่ผ่านมา

    Waxay niminkasi shegen wa run

  • @askarjanagalemuslim1440
    @askarjanagalemuslim1440 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaa qaribay ma aha kuwa shashadaha fadhiya waa 60sano jiro NAAR u ordii

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 วันที่ผ่านมา

    Soomalilan waa la inkiray idhaha ayaa laga xidhay oo bahdil lagu sameyey inay jirtaba lagama soo qaadin imikana itoobiya waxay inkirtay basaborkii ay ku gali jiren itoobiya

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari วันที่ผ่านมา

    Wasiirkan somaliland waa ree awdal ree awdalna ma.rabaan.heshiiska ina biixi uu dhulkooda ku xaraashay.

  • @w410921
    @w410921 วันที่ผ่านมา

    Kuwani ma kuwii aan weligood arag xornimo baa.
    Somaliland ayay ku khafiifeen

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 วันที่ผ่านมา

    Mata waseerikii ayeey heego cayesey oo ay lahayeen waa samaroon ee halabadalo

  • @BashiirAbdi-xy8wo
    @BashiirAbdi-xy8wo วันที่ผ่านมา

    imika somaliland iya citiraf donas lkn wa iman donat iyadoo Hargaysa iyo Muqdisho oo citiraf wad donay
    Wan iman donat 🤔

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev วันที่ผ่านมา

    HAMBALYO DHEE WAZIR BAKAL
    OO QUSGOYE SNMLAND IN AWDAL HARASH AHAYN
    GOODBYE SNMLAND
    WELCOME AWDALSTATE
    ETHIOPIA TIKIDAM

  • @HassanBulale
    @HassanBulale วันที่ผ่านมา

    Dhulka naga cidi ma iibin karto

  • @MohamedTijaabo-s8y
    @MohamedTijaabo-s8y วันที่ผ่านมา

    War mxd tidhi?
    Wan raadinaynaa lkn Naarta u galimayno

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j วันที่ผ่านมา

    Munafaq ilaahy nacay bal maxa ka galay somalilaand waabu necebyahaye

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 วันที่ผ่านมา

    fake news wax kalabasho hadalkissa kumay jirin hadaan been la shegayn wax aan aanu aragno ahayn oo dowlada cussubi sheegtay ma jirto oon warbaahinta darood ee beenta iyo kicinta dadwaynaha riziqeedu noqday !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 วันที่ผ่านมา +1

    Cagdherey waa lagu gumeysta markasad dad xor ah ka hadasho afqadhmunka la fadhista hoyoyinkia naaska bidix goan wase

  • @Raho339
    @Raho339 วันที่ผ่านมา

    Snm , Xasan Gurguurte Ayaa Dusha Kamarey🤣

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 วันที่ผ่านมา

      Snm god by xasan ku rideen 😂 badda xamar by itoobiya qaadanysaa

  • @CabdifataaxAwga
    @CabdifataaxAwga วันที่ผ่านมา

    😮120.milion.inay.tahay.itoobiya.ma.hubtaa

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 วันที่ผ่านมา

      Maya ma la hubo. innagaa naaku cabsi galiyaa runtiii. 1977 Cuba iyo bakhti uma soo hiiyeen. Haddeey intaa tiro le’eg yihiin

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud วันที่ผ่านมา

    Media darod

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 วันที่ผ่านมา

    Huuro hoo kallaaleys

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc วันที่ผ่านมา

    Waxuu wasiirku ku hadlayaa arin diinta waafaqsan oo ah in hantida umadu ka dhaxeeya aan cadowgooda gaalada ahlasiin karin cidii bixisana cadaab bay ku galaysaa

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z วันที่ผ่านมา

    Idinku Xasan xabaale qote ayaad lashaqaynaysaan oo heshiiska ayaad larabtaan xasan dhiiqo ee maaha bad udiidis kkkkkkk

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 วันที่ผ่านมา

    أرض الصومال وخيراتها لشعبها

  • @AmiiraCadey-y6q
    @AmiiraCadey-y6q วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @Raho339
    @Raho339 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣

  • @CabdifataaxAwga
    @CabdifataaxAwga วันที่ผ่านมา

    Beenaale..ishcalaa.wasiir.wasiir.fiqi.nacas.sida.wasiir.bakaal.uhadal

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib วันที่ผ่านมา

    Cagdheer caqlixumaa

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 วันที่ผ่านมา

    Wasiiradii muse bixi way cabudhsanaayeen mana hadli karayn,kuwani waa xor

  • @omarjama7834
    @omarjama7834 วันที่ผ่านมา

    Carabwayne xitaa afsomali ma yaqaano

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g วันที่ผ่านมา

    Jag dhag iyo beerka hilibka yar yare laga so hor mariyo wasladaha waweyn waxa laga dhaha konfurta kumbus yan lo macnaysisan gumarka dumarka afsomaligu wa margi meshi la la dono lo adegsan karo

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g วันที่ผ่านมา

    Maxay ka labata ama ku adkeysata abiy dawladi somalia ayu ka didey inu public abolagize iyo ka labasho ka didey umana so socdo lughaya iyo somaliland midna dekad bay jabuti si free ah ku sisay is to late xilliga ay ka labanayan tojara waliba gar qabasho lagu siyey o uga dhow basekoda jabuti waxay ku noshahayba wa dekadahas iyo dalalka saldhigyada ku leh kuwasey Ethiopia ka mid tahay wa unader France colonized macrone ba wata Ethiopia cidanka baddana ka cawinaya kana celinaya Ethiopia wixi xadgudub iyo xog weyn xog weyn dambe

  • @sadiyaahmed2148
    @sadiyaahmed2148 วันที่ผ่านมา

    Niyow qoladan daarood horta somaland meel aan ahayn oo ay ka sheekeyaan ma hayaan miyaa darood waa reerka qudha ee itobia adoonta ku ah kiinya sido kale somalia sidoo kale kuna faraxsan adoonimada iyo kabo qaadnimada
    Somaland dawlada cusub ee timi iyo wasiirkuba xaq bay uleeyihiin inay arkaan isfahankii somaland iyo itobaia heshiiskaasina waa hirgelayaa daroodow
    AMA ooya ama qayliya
    Samane arab ayaa hoyadiin ku wasay dawacaaley naagoyohow
    Itobia ayaanu u yeedhanaynaa fadraalki mee
    Adeer Maxa isaaq iska celisaan jifi araba ayaa gam idinka dhigtee
    Hoyadiini qocokntiga ahayd wasee
    Waar ma ogaadeen baa cid ku caayaya amxaaro jacayl
    Ogaadeen sual baan waydiinayaa mee degaankaagi?
    Qoxoonti qaxoknti dhalay baa tehee dadka xorta ah ha cawryin