Safar xiiso leh iyo Barnaamijkii aad sugayseen QAYBTII 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxan ka codsana laac tv inaad barnamijkan bes noo soo badiso « no more RIWAAYAD 👋🏽from Oslo

  • @maxamedsaalax9089
    @maxamedsaalax9089 2 ปีที่แล้ว +2

    Hashaa waxaan ubixinlahaa casuur

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว +2

    Iggare waxan rabaa inan ogado geela kuruska ka qalocdey maxaa ugu wacaan

  • @kingvideopro2385
    @kingvideopro2385 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad i xasuusisaa saxiib barisamaad iyo wakhtigaan geel jiraha ahaa . Saxiib hore u soco❣

    • @axmedmahad8647
      @axmedmahad8647 2 ปีที่แล้ว

      Asc inshalaaah igare 100 bn kuuibinayaa ood dhaqato

  • @noordiinshow248
    @noordiinshow248 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAllh Igaare Eeba ha ubarakeyo adiga Iyo inta Samaha jecel, walalo Imisu marihaya iibka Geela misa sixirka suuga sida Qalin Geel o 4/5 jir ah, Geela inan iibsado ayan raba walalo, sona badih barnamijka Geela .

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan9306 3 ปีที่แล้ว +1

    Geela dhul ayna lahayn hakudhaqanina dhulka kudhaqda

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 3 ปีที่แล้ว +1

    Igarre.
    Suudka aad xirantahay waa maxay. Adigaaba program ka haleeyeye. Dharkii la yaqaaney soo xiro marka geela noo soo gudbineyso. Aadna waan ugu xirnahay LAACTV. 2 wiig baan idin sugayey.....

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 3 ปีที่แล้ว

    Boondhari wuxuuyidhi
    Daaroole weeyaan halkaan daawiku ogaaye
    Waa halmagaceed
    Inantuu halkumatalay

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 ปีที่แล้ว

    WAA FICAN TIHIIN LAKIN WAXA KU DISHEEN CAAGADA LAGU MAALAYO GEELA. MEE HADHUUB KII

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwaynaha Geela ayaan kuu rashaxaynaa ee iska daa filinda.

  • @dahiryareofficial2356
    @dahiryareofficial2356 3 ปีที่แล้ว +1

    Midabka loogu jaclhy geel so shega 2 doobta ritiga. Xagee ku qariyaa 3 habeeda geel markii uu qado 30 bari mxaa lagu daweya like saar hadii aad daneynso

  • @warsamet7290
    @warsamet7290 3 ปีที่แล้ว

    Haba noo sheekeeyan hadaa rabto ee maalinkasta geela noo soo duub

  • @sayidcalisayidcalimacalim223
    @sayidcalisayidcalimacalim223 3 ปีที่แล้ว +1

    war igarroow aniga gidigood ii gad hhhhh waa idi salaamay sxb

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 3 ปีที่แล้ว

    Jah kadaa cagada ad kuliseyso away dhagalkii toobtihi

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว

    Xusuus baanu galay runti 2012 ayaa xiro geel igu dan baysay👌👌👌✅👈

  • @mohamedsaed6009
    @mohamedsaed6009 3 ปีที่แล้ว

    china geel dhaqan maayee igarow warkale keen

  • @abdinajiibidriis3921
    @abdinajiibidriis3921 3 ปีที่แล้ว

    m.a igara

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 ปีที่แล้ว +1

    War geela kadaaya caagada aad ku liseysaan hadhuub laculey kulisa fadlan

  • @kajalibrahim9091
    @kajalibrahim9091 3 ปีที่แล้ว

    Ani waxan ubixinlaha hasha madhin

  • @isaaqxasan-u1b
    @isaaqxasan-u1b หลายเดือนก่อน

    Waxan u bixin lahaa Masha da aray

  • @warsamefaarax1354
    @warsamefaarax1354 3 ปีที่แล้ว

    Waa mida geela ugu jilinsan waa dacar hoora waa dacar gaabo

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww Laac TV 🌹💥🌹💥🌹💥🌹💥🌹

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว

    Koor taa maga ceeda sheega mac bay leedahy koorohu waa dhowr nooc

  • @zuldaantalokeen8947
    @zuldaantalokeen8947 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ubixin lahaa cartan

  • @adenmohamed4568
    @adenmohamed4568 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan ubixinlahaa may

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux 2 ปีที่แล้ว

    Dheeman

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 ปีที่แล้ว

    Asc Laactv barnaamijkiina kanaa u jeclahay ee noosoo badiya salaan sare idinkaga timid Oslo Norway love ❤❤❤❤❤❤💯% iinoolaada walaalayaal, hana dhayalsanina caruur waa weyn oo wax jaamacado dhigta iyo kuwo iskuulada dhigtaba dhaqanka iyo afkey kaa bartaan, Igarre waliba gabyaagii gayiga soomaaliyeed looga harey gabeyga iyo murtida awoowe u ah balse iyagu afkeena hodankaa wey ka aradan yihiin.

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux 2 ปีที่แล้ว

    Libax majooga

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 2 ปีที่แล้ว

    Geela gaawaha, iyo hadhuubka hoos dhiga, oo ka daaya caagadda iyo jabcadda lagu maalayo ku dheh.

  • @abdisamadabdullahi2519
    @abdisamadabdullahi2519 3 ปีที่แล้ว

    Laac tv waa meel dawashadeedu tahay faaido weyn dhanka dhaqanka suuganta iyo taakulaynta bulshada tamarta daran

  • @yusuf24434
    @yusuf24434 3 ปีที่แล้ว

    MASHA Allah 🐪

  • @dahiryareofficial2356
    @dahiryareofficial2356 3 ปีที่แล้ว

    Midabka loogu jaclhy geel so shega 2 doobta ritiga. Xagee ku qariyaa 3 habeeda geel markii uu qado 30 bari mxaa lagu daweya like saar hadii aad daneynso

  • @mohamudfarah4753
    @mohamudfarah4753 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan daawaday dhowr muuqaal oo aad tebideen kuwaas oo ammaan iyo dhaliil ay kuwada jireen. Dhaliishiina waxaa kamid ahaa idinka oo aan isticmaalayn weelkii dhaqanka nadaafada iyo culayga lahaa ee geela lagu lisi jiray iyo iyada oo ay fiican tahay inaad muuqaal duubka geela kala istaagtaan dhinacyada iyo xaga hore. Waad mahasan tihiin.

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 3 ปีที่แล้ว

    Hashii gorofka lagu maalayiyo gaawihiyo dhiilka gawayto qaarba lagala laba goorood gujo iyo qaniinyo iyo ul bay gawda ku hayaan

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

    Socodka dheha midabka dhankastaba ilaheey aya udhameyay m.a Somaliyeey geela manshaa allh hala dhohoo dhaaman alhaa ubarakeyo xolas wa qaliyey

  • @abdallaabdirizaq5965
    @abdallaabdirizaq5965 3 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @kajalibrahim9091
    @kajalibrahim9091 3 ปีที่แล้ว

    igarow waxay caga gelalakumalayo away gawihi? igarow gela Kenya lagudhaqa maladarmiya

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

    Somalida waxay dhahda nina geel laheyn waloo baqaa xolo dhaqato wa dadka ugu xalal cunka badan mansh alllh noloshaa qeybta danbe inan badiyaha kuqato ayan donaya

  • @ahmedfarah2022
    @ahmedfarah2022 3 ปีที่แล้ว

    Asc waad kumahad santihiin sida quruxda badan ee noogusoo duubtaan Barnaamijka Geela kusaabsan.
    Waxaan idiin soojeedin lahaa inaad idinkuna dharkii dhaqanka ee baadiya soo gashataan oo dharka magaalada iska daysaaan
    Mahadsanidiin👍👍👍

  • @hassanmohammed2701
    @hassanmohammed2701 3 ปีที่แล้ว

    Maadaama sad KU maaleysaan jirgaan ma tihiin geeleey rasmi ah midna ogaaw carab hortaagi ayey geeleey ahayd

  • @mohamedaden8223
    @mohamedaden8223 2 ปีที่แล้ว

    Wuxuu kuxunyahay aan idiinsheego ninka geeleeyga saka iyo salaad luguma haya

  • @hajihashi1432
    @hajihashi1432 3 ปีที่แล้ว +1

    S

  • @YasinAli-gr9jv
    @YasinAli-gr9jv ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daauudaxmed4622
    @daauudaxmed4622 3 ปีที่แล้ว

    Hashaa hadaan in uun geel aqaano Casuur baan u bixin lahaa

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 3 ปีที่แล้ว

    Igaroow waxaan mooda yay inaad joogto buuhoodle

  • @xasanaxmed6551
    @xasanaxmed6551 3 ปีที่แล้ว

    Igare hashaasa waxan ubixin lahaa gaydho

  • @jibriladen8003
    @jibriladen8003 3 ปีที่แล้ว

    Wan gusalami

  • @abdiali651
    @abdiali651 3 ปีที่แล้ว

    Geela caaga haku liisana ee kadaaaya away gaawihi

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey61 4 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣😂😂😂👌✌️👍💯💯💯💕💯💯😂😂

  • @aragsametheman6489
    @aragsametheman6489 3 ปีที่แล้ว

    War ninkii Cabdishakuur ahaa meeyay 🤣

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 3 ปีที่แล้ว

    Dul cas baan oodhan laah hashaas

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 3 ปีที่แล้ว

    Afar foolaha aabo mooye aan cidkale baran abay dimiyaay
    Ayro geelay aloow ku ogoow
    Mashaallaah

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 ปีที่แล้ว

      Zeinab afar foolaha aabo mooye aan afkalo baran agoon koriyaay

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว

    sxb Hasha u Bixi caas ama may Tiir

  • @cabdiadanmxd1961
    @cabdiadanmxd1961 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah barnaamij xiiso badan 💕❤️💕

  • @abdinurabdirizak6622
    @abdinurabdirizak6622 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ubixin lahaa daauus

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075
    @abdifataaxbashiirmaxaud8075 3 ปีที่แล้ว

    Igaroow Waa Kaa Qaaday

  • @haredahmed8152
    @haredahmed8152 3 ปีที่แล้ว

    Dacar

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว

    Keep going huuno

  • @fataxmustafe8165
    @fataxmustafe8165 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @hortigarte7035
    @hortigarte7035 3 ปีที่แล้ว

    Maxaan jaawooy jigre qaatoo Jeni yare aar kaa horjoogsaday oon jeexyo geedale joojiyoy iri

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 3 ปีที่แล้ว

    🤣😂🤣😂

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow thanks brother

  • @adenmohamed4568
    @adenmohamed4568 3 ปีที่แล้ว

    Anaga may