Alla waxaan jeclaan lahaa in Adeer Dr Indhaha loo geeyo oo loo fiiqo indhaha.waxaan ka dareemyaa xogaa in uu fiiqid u baahan yahay. Waa legend..Nin nin dille soo looma dilo.lol
Adeer geela jacaylkiisa miyuu gabar Guurkeda ku hamin waayey mise wuxu Ka baqay inu geel badan ka bixiyo Hablaha gobta sharafta badan e Somaliyeed adeeroow guurso hada Ilaahay wax khayr qaba haku siiyo Geelana ka bixi gabar insha Allaah
Kkk “Geel maquuna cuslaa,oo rag lasoo marin waa “. Waa dhab in adeer u baahan yahey in uu guursado si uu wiil iyo gabadh u duceeya marka tii Alle u timaaddo!
Oo tolow yuu u dhaqayaa geela oo ka dhaxli doona. adeer markaad tabar gabto ad ubahan ubade, Dee imikaba ku dara wax laga yabaa ragbadano kayar inu dhameee😊
Geeljire waa nin adag, cimriga allaha u dheereeyo.
Aggaah!
Oo illeen wariye Nuur geela wuu lisi yaqaan.
Just beautiful and wholesome!
Mashallah 70 jirka America jooga nursing home beey ku ureen
ilaahay ha ku xifdiyo adeer walee waxaan hubaa in aad nonol fiican ku nooshahay ilaahay ha ku barakeeyo
Alla waxaan jeclaan lahaa in Adeer Dr Indhaha loo geeyo oo loo fiiqo indhaha.waxaan ka dareemyaa xogaa in uu fiiqid u baahan yahay.
Waa legend..Nin nin dille soo looma dilo.lol
Maa shaa allah
Raga laxaha dhowrayoow
Dhaqasho waa geel❤❤❤.
Hhjhhh
Maasha Allah Geelan Allah Barakeeyo.
Masha Allah ilaahy ha idin barakeeyo waa geel dhaqan.
Maaa shaaa allaah waa geel qoodh fiican bidhaantiisu😮😮😮
Geela Caaga aad ku lisaysaan ka daaya please oo Hadhuub gaal ku lisa
Adeer kaas waah nin geel yaqanah
Masha Allah adeee xoolaha alle hakuu barakeeyo waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer geela jacaylkiisa miyuu gabar
Guurkeda ku hamin waayey mise wuxu
Ka baqay inu geel badan ka bixiyo
Hablaha gobta sharafta badan e
Somaliyeed adeeroow guurso hada
Ilaahay wax khayr qaba haku siiyo
Geelana ka bixi gabar insha Allaah
Kkk
“Geel maquuna cuslaa,oo rag lasoo marin waa “.
Waa dhab in adeer u baahan yahey in uu guursado si uu wiil iyo gabadh u duceeya marka tii Alle u timaaddo!
Mansha aĺlaah weriye nuur wuu abtìrsaday ogaden an geel lisi aqooni waa ceeb 🎉🎉🎉🎉🎉
Duqa caadi maahan waa iska cadeeysanaa legend 😂😂😂
Sanqadha canaha la lisaayo ee xoorku hadhuubka gabigiisa calcsliyay….aad baan ugu helay oo mudo dheer baa ugu dambaysay
Geel ad lo dhaqaleyay waya Mashalah
Masha Allaah ,, nuurow malaa lisimaysid
Mashallah mashallah 🙏 ragu waa ragi hore dunyo waa geel Illahay ha barakeyo odigas🙏🙏❤️❤️❤️
Al wa aderkey abdi😢
Weriyaha isaguba geela aad buu u yaqaana laakin qof buu wareeysanayaayo anshaxuu ilaalin.
War gawihii me
Geel cag lagu malayo caku
❤❤❤❤❤❤❤❤
Rag wa kii geel dhaqda
Nin an 100 gela laheyn rag ka har
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Oo tolow yuu u dhaqayaa geela oo ka dhaxli doona.
adeer markaad tabar gabto ad ubahan ubade,
Dee imikaba ku dara wax laga yabaa ragbadano kayar inu dhameee😊
Mashallah wa gele wood ah
Geel caaagad lagu lisaayo ma wacna gaawihii meeyey 😮😮😮
Waxaad wareeysiga kusoo dartaa, qofkii rabo in uu geel tabco halkii uu ka bilaabi lahaa, nooca geela uu iibsan lahaa oo ku bilaabi lahaa iyo sida uu durba u tarmi lahaa.
Geeljira wallhi warafad geela waana ficanyahay
Geeljire nolol maaha illahay baa goor fiican i dhaafiyey
Abo ha dhihini saxiib dheh kkkk 70 jir doob ahkkk
Muxuuyahay Geela caaga lagulisayo waa yaab!!!!!!!😢
Jecliya Noloshan oo kale Bilaa stress 😂😂😂
Maa dhaqatid hadaa jeceshay alla been badanidaa
Masha’allah
Maanashallah adeer anigu waxan Ku siinay Hal talo oo ah guuraso Hada, anigaba aabaha wuxuu hoyada guurasaday asagoo 72 Sano Jiri waxan uu dhalay 7 caruur ah.
Xiliga anigu aan dhashay Gabar aan ayeyo u ahayd ayaa dhalatay,oO ka Soo jeda curadaki Abhay faracisa ah.
Abahay waxuu u yahay awowe sii dhaaf
Waxba kusoo kordhin mayso naagi aan dhibaato iyo hawl cusub ahayn, geeliisa ha ku dhex noolaado
Ma fahmin wll ifahansii bal?
@@Ibrahimka38 anigu maalinata aan dhashay waxa dhalatay Gabar aan anigu u Abhay ayeyo.
Waxad is weyadiinayasa Sabata,abahey wuxuu dhalay curadakiisa isagoo 17 jir ah ana wuxuu dhashay isagoo 78 jir ah waxaba waxan maraku aabahay dhinatay waxa u joogay 7 caruur ah Oon isku hooyo nahay iyo Laba boyhood oo Naga wwaaweyan,sidaas Ayan caruur aan eedo yahay iyo ayeeyo isaku Fac u ahayan.
Ilaahay ha u naxariisato aabahay iyo aabayaasha iyo hooyoyo oo dhan.
Sidaas Ayaan u leeyahay adeer guuraso hada waqati kalama tagin
Ramaaguda i
Miss walahi waan uu xisay
Dowlad deegaanka somliada miyaa sxp
Ramaguuda hooyadey ka maqli jirey
Reer Rama guda guul
Nuurow ninka odayga adba geel kaga ma aqoonyarid geeljira kalatahaye odayga energy ga hakadhameen
Illaahay haw naxariisto 😢
WARYAA SHAAHA WAX II REEBA " WAA SOOMAALI XALAAL AH" ODAYGA, DHEEF WADAAG SOOMAALINIMO.
Adeer dheh aabbo Hal nin baa noqdee
Abidkey geel maraacin. Markaan yaraa. Waxaan xusuustaa inaan raacay ari Mudo aan badnayn maalmo
War niinka gabadh udoona wu is haya walie😂
Saa udisho Maa garan weyday oo hadal miyaa
@@cabdiwalijaamac4116 waxa huba inu cadi ugameyo ciyarta
Mashaa allaah
😂😂😂iminkaba halgu fadhiisiyo
Amar ka ilaahay hilibka dadkuu jecel yahay?libaaxu
Meeshu na xagga kenya?
Mase waa klilka 5aad
NFD soomaali 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Geel qurux badan mashalah barakalah isha ugu duwa geela mashalah u dhaha isagana wax khYr alah ha siiyo
Beeen aya shegtay eee wuu gursaday balse waax muu dhalin marka wali lawo io sadex melahas ayu gursaday ee sida waax ujiro usheg sxb
Yaa kuu sheegay adi miyaad taqaan odayga?
Waar.hasha.quruxdaale
Caag.inlagu.lisaa
Waaceeta.geela
Mee.dhiilkii.xararafka.ahaa.ama.qabayga.ahaa
Nuur geel hore wayn maxu geel lisay. Heenadkisa aya laga garanaya. Hhh
❤
Ragaygiii
Waar Shaw nuurku waaa geel jire waa anoo kale waxaan ku gaadhay geela 16 jir
War hasha weel wayn ku Lisa
Ogaadeen meel walba uu dago gonimo iyo geel waa daris alxamdulilih ilaahaw geela iyo wiilasha noo adi oo noobarakee laakin cubada waa halis ee kadaya xoolaha
Warya dhiilki away waa maxay caagu
Dhiil hadhihin ee gorofkiidhe
Nuurow lahjadda way aaabanaysaa 😂
Kuwani sharaftii geelu lahaa wayku ciyaaren aaway gaawihii waxay geelan caagada lagu lisaya
Anigu caano oo dhan cunto uuma aqaano waayo gaajo igama biyaan bariis pasmati iyo pasto hilib adhi ama steak dul saaran yahay hadii aan waayo caano kali ah kuma noolaan karo
Ramo guda ninka garan unbaa garan Qof aan cowsha qani ka dhalane ma garanayo
Cake bulale