SU'AALAHA LA IS WEYDIYO GUURKA KA HOR | PRE-MARRIAGE QUESTIONS | Naz Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2022
  • #somalihoyo #somalinutritionist #motherhood #weightloss #bossmom
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
    - www.kitchenstuffplus.com/home...
    - Stool chairs: go.magik.ly/ml/16d6g/
    - Couch: go.magik.ly/ml/14djo/
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/...
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    ♡ FB page: Own_ur_health
    ♡ Snapchat: nastehoas
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals.idevaffiliate.c...
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

ความคิดเห็น • 102

  • @samaraamohaa1617
    @samaraamohaa1617 2 ปีที่แล้ว +51

    Guurka somalida waxa burburiya nin hight expectation ahaa o Moda guurka Inu janadi yahay waxan ola jedaa janada wa xa laga héla shaqaalo kuu adegayo dumar quruxbadan cuno iyo sharaab macan iyo buuuq la'an .marka maba moodaba guurku inuu shaqo badan rabo ,gabdhaha somaliyeedna qaladka ay gasho waa intey arooska tahay bey nagahi janada iska dhigta waxey awoodin oo dhan ayey dusha sarataa marka labadaas qofood gurkoda masii jiri karo . Markey da'dasho buuq ba bilawga .guurka waxu u bahanhy nin xaqiiqada nolosha ku nool aminsan hada un inu culeys u siyaday iyo gabar bilawga guurka dusha saaranin masuuliyada kaligeed . Bilagaba lawada qeybsado masuliyadii sidii hadhow buuq UGA dhalan
    Guurku wa wada hadal iyo isgarab istaagid .dumarkana ha iska dayan dabeecada ah I fahan ano amusan wa tan reeraha burburiya wa inan fahanaa ninka Kuma jiro qalbiyadena ee afkena waxa kaso baxayo buy maqlaa

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว +6

      Masha Allah walaashey! RUUN BAAD SHEGTEY 💯💯💯💯

    • @magicspell7940
      @magicspell7940 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah si qurux badan baa uga hadashay abayo😍

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 2 ปีที่แล้ว +1

      @@NazAxmed gabadha xage kala xirira

  • @Hana-997
    @Hana-997 2 ปีที่แล้ว +1

    This is much needed in the community, post more videos here or in her YT in shaa Allah.

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, you guys are so Amazing, this topic is seriously needed to be discussed. 🥰🥰🥰🥰

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +12

    It’s very necessary to ask questions with future partner at list 10 questions

  • @ilhamhoussein2309
    @ilhamhoussein2309 2 ปีที่แล้ว +2

    Very interesting subject sisters, keep up it is such a benefit for women, MashAllah

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah tabaraka alrahman. You are amazing keep it up.this is a very good topic.love your Somali language accent.😍😍

  • @muniirasheikh2800
    @muniirasheikh2800 2 ปีที่แล้ว +2

    Mch alah naztexo thunks sisther wax muhiim ah ayad ka hadashen 🥰

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 2 ปีที่แล้ว +1

    This video deserve millions of like Jazak'Allah khaire for all those information unfortunately I am already married and one of those you mentioned at first☹️ but I hope it will help my others sisters

  • @umuibrahim7079
    @umuibrahim7079 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah tabarakallaah Abayo
    I like your vedoes
    I agree with you naz hablaha somaliyeed badankooda ma yaqanan qiimahooda true

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah Tabarka Allah what a wonderful answer. Walaalahay wow walaahi waa in hablaha Yar lacaawiyo. Walahi they have to keep their Diamond 💎 in a safe place.

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 ปีที่แล้ว +2

    I always love you NASTEHO 🥰Keeping up Dear

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 2 ปีที่แล้ว +1

    Great girls & reality story
    Wake up Somali boys & girls
    Thank you
    Jama.

  • @nastehoahmed46
    @nastehoahmed46 8 หลายเดือนก่อน

    Gosh, this is so interesting wow please keep going.

  • @alicabdinuur1741
    @alicabdinuur1741 2 ปีที่แล้ว

    Naz ahmed
    Howl aad u muhiim ah baad bulshada somaliyeed u haysaa
    Fahanka nolosha iyo xalinta mushkiladaha noloshu ay keento waa waxa ugu badan ee bulshadeena ka maqan
    Keep it up sister.

  • @khadiirashow
    @khadiirashow 2 ปีที่แล้ว

    MAWDUUC MUHIIM AH IYO LABA QOF OO MUHIIM AH MASHAAALLAH ❤❤

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah hablo hambalyo bogaadin mudanbaa tihiin illaaahay dhamaanteen nolosha haynoo xasuliyo qoyssaskana illaaahay haynoo barakeeyo

  • @anisaibrahim526
    @anisaibrahim526 2 ปีที่แล้ว

    I Like your videos and your character sis..good job

  • @barwaqojama1014
    @barwaqojama1014 2 ปีที่แล้ว

    Much needed xppti thnks

  • @unknown-tl1pj
    @unknown-tl1pj 2 ปีที่แล้ว +2

    Love yourself first everything else will fall into place and y don’t need a man to make you happy ♥️

  • @haredyasmin5230
    @haredyasmin5230 2 ปีที่แล้ว

    Je vs remercie infimenemt mes soeur ce tre important de ce sujet huno

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว +8

    FADLAN SUBSCRIBKA U SAARA -->> Idil’s channel: th-cam.com/channels/_BdvWHJ9xKm4IcQ7RiK3Pw.html
    Phone number: +1(647)-296-4494
    Email: idilkhair@gmail.com
    Instagram: khairlife
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/NAZ20
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw

    • @munasharif2663
      @munasharif2663 2 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🎀💯

    • @macowmaxamed9883
      @macowmaxamed9883 ปีที่แล้ว

      Asc walaal wankusalamey salan igagudon salan macan badan okhimo badan walaal

  • @haredyasmin5230
    @haredyasmin5230 2 ปีที่แล้ว

    Je vs aime vraiment a tes video huno Naz Ahmed

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa ALAH Good ideas

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @magicspell7940
    @magicspell7940 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sisters🥰 Well Said Walah 👏 its very very crucial to talk about everything matters.
    Aniga waddankeennii Somalia baan joogaayoo waa very view and far dad intay fariistaan kawala hadla wixii problem ah ee imaada ama wixii horumar ee la rabo in lagaaro cz dadka badanaa maba lahan meelay hiigsanayaan ama Gaol waayo haddaad nolosha Goals ka leedahay waxaad garanaysaa wixii dhiba ee ku qabsan kara iyo sidii aad kaga bixi lahayd dhibtaas.
    Tan kale waan kuu liidanaa arrimaha xiriirrada hadday ahaan lahayd xiriirka waalidka iyo ubadkiisa, xiriirka waxbarashada, xiriirka Co-workers-ka xiriirka Saaxiibada iyo xiriirka Couples-ka waana tan ugu danger-san.
    In my thoughts noloshu waxay leedahay jaranjarooyin loo baahan yahay sida ay ukala horreeyaan in loo koro.
    Gabdheheena markey teenager soo noqdaanba kama fikiraan nolol kale, education, Development, they don't chase their dreams and most of them they don't know they've dreams...what they want... what they dont..... and so many quetsion of life.......they only focus chasing men at early age. Isla markiiba waxay sameeyan xiriiro iyagoon xittaa raali ka ahayn cz saaxiibadeed baa xiriir qof la leh iyana waa inay is qarxisaa oo xiriir sameysataa.Gurigii fikrado khaldan bay kala timid oo ah in dumarku ragga ka cimri yaryahiin (life expectancy) ayna tahay inay horay u guursato even iyadoo high school gaarin hadhow divorce imaado, kids imaadan ay noqoto Kids oo Kids kale haysta kadib nolosha ay stress and depression ku dhammeysto and its sad at this Era oo casri la gaaray oo qofku wax kasta qabsan karo in hablaha soomaliyeed ay noloshooda oo dhan ay uga tanaasulan PLEASING FOR MEN and SOCIAL STIGMA FOR BEING WOMEN IN SOMALI SOCIETY. So Sissy Nas kasoo hadla arimahaas oo sensetive-ka oo burden-ka ku haya dumarka.
    Even qofka iska adag ee is buuxiya kama badbaadayo hadala xun xun ee dadka kale kasoo gaaraya🥰
    Thanks Sissy😘

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah wllo hadal ruun aa baad shegtey. It all comes down to the way we were raised and our aspirations in life. Most young women are raised with the mindset the life starts when they get married… so their only goal is to get married that’s it… insha Allah we will talk about it more and more. Thank you for you input! I appreciate it

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 2 ปีที่แล้ว

    Qali its very interesting topic

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว

    Naz iyo idil mashaallaah hore u socda

  • @FaadumaSomaliaGreens
    @FaadumaSomaliaGreens 2 ปีที่แล้ว

    Sax noolasha waa is fahan runta haleyku sheego noo soo badi muwduucyada noocaan. 😍😍😍

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllh wllshy iskufilan ahmaed💋❤❤

  • @subanadam3803
    @subanadam3803 2 ปีที่แล้ว

    First one m.a naz wax badan ayaan kaa faaidaynay

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 ปีที่แล้ว +1

    Nast I am married 10 yrs time soon time without driving license for marriage looolz . this was most educational topic ,,, i luv it keep going sisters Masha Allaah.

  • @najmanalka4359
    @najmanalka4359 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku xafido abayo mcn

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 2 ปีที่แล้ว

    Nolosha kula qaybsasho wax ku kafiyo deh shax shax yaa 100% iiyo 💯 on POINT 👉🏽 ☝🏾👈🏽

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 ปีที่แล้ว +8

    Excuse me plz...khaladku raga iyo dumarkaba wuuka imaan karaa waliba dumarka cunto ma yaqnan hadii bil laqabo way cayishay wasakh nadaafad daro wareeg dhaqaalo daro daal jaanis la aan farxad la aan buuq cunto xumo gogol xumo mashquul maskaxiyana iyo waxbadan oo kale...rag wasakh waliba dhanka hoose iskama dhaqaan si fcn buumaha 7 bari lama badalaayo cunto yar masoo karin karo naagtiisii oo taagan buu naag uun eegayaa iimaan maleh diin fcn maleh naxriis maleh been jacayl beena labis xumo wakhtigii reeekiisa wuxuu siinayaa asxaabta kale ilmihiisa ma oga galmo fcn maleh wuu is xoqayaa intaas shiir cadayga ma yaqanan somalida cuntadoodu waa uun bariis baasto yaab war somali oo dhan baa xun kkkkkkkkkkkk

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 ปีที่แล้ว

    Salam alaykum I am very happy the subject you guys bring today hier in Europe a lot of mother Sabbath robots what is the children or whether is the marriage is very good subject especially Somali community thank you very much I did enjoy it my Allah bless you and your family🙏🙏🙏🙏💯

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 ปีที่แล้ว

      My bad English what I mean was a lot of problem here in Europa The Mothers and the children sorry about my bad English😅😅😅

  • @AHUSS87
    @AHUSS87 2 ปีที่แล้ว

    Naz Ahmed maanta waxaa noo keentay wax aad iyo add bulshadeena soomaali eey baahi weyn uu qabaan waan kaga mahad celnaya sis jazakalah kheyr labadiinaba 🙏🙏🙏🙏

  • @houssnikalif1218
    @houssnikalif1218 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah!
    J'adore le travail de cette fille ❤️

  • @BellaBigDeal
    @BellaBigDeal 2 ปีที่แล้ว +9

    I loved this conversation! So informative yet entertaining thanks sisters 🤍

    • @lamiahassan887
      @lamiahassan887 2 ปีที่แล้ว +1

      Girl! Where have you been? I hope you’re doing well sis❤️

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว

    Waw mashllah hablo muqdisho night routene ban so dhigay so dawada

  • @izy9911
    @izy9911 2 ปีที่แล้ว

    👍 good video

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว

    Masha ALAAH

  • @dahirali545
    @dahirali545 2 ปีที่แล้ว +2

    Naz abyo waaten runtii iyo open book naga dhigtey doobka, hablaha Somaliyeed run ma jcla. I would love to have one one conversation with Idil. Intee kunoolyihin hablaha who will accept an open book in 2022 . Talking from experience.

  • @zeinabyussuf6690
    @zeinabyussuf6690 ปีที่แล้ว

    C'est vérité Naz Ahmed

  • @aamiinahmed4506
    @aamiinahmed4506 2 ปีที่แล้ว

    Mazha Allah Topic runtii aan La DHacay weeye dadka somaliyeedna ay in badan u baahan yihiin
    Wixii xun yaan la garab galine Hablaha somaliyeed Ha la garab galo oo ha la dhiirigalyo
    MAHADSANIDII HABLO SONA DHAWAAD SI QALBI FURAN

  • @dime5628
    @dime5628 2 ปีที่แล้ว

    that’s true sure

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 2 ปีที่แล้ว +1

    Qali inantu makusamaysaa lecture for online becouse iam not staying Canada

  • @maryannoor6730
    @maryannoor6730 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk warunteda ben kusoxarey run kudhag sas dadkena. ♥️♥️♥️♥️

  • @jamalabubakar7432
    @jamalabubakar7432 2 ปีที่แล้ว

    What are the deep questions I suppose to asked us Aman before getting marriage

  • @aayah5210
    @aayah5210 2 ปีที่แล้ว

    Barnamijyo fiican basoxulatan 😘😘

  • @nuurajx8602
    @nuurajx8602 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha odhan maha quruxey wa mida aragtida fog an lahayn anigu waligay nin an aniga gadhi lama racin iyo hotel toona wan shaqysta business wan leyahay an aniga sameystay ninkasta isaga u bahan gabadh hanti leh oo wax baratey waliba xafiis madax ka ah

  • @rodahirsi411
    @rodahirsi411 2 ปีที่แล้ว

    Well done sisters 💕❤️🤎

  • @loveyourselffirst7560
    @loveyourselffirst7560 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely wlhi Mashallah marka hore adigu is baaro kumaad tahay qof noce ah baa tahay iyo waxaa aad raabto is baaro horta adigu waxkasta waad fahmeysa haddii aad thy qof is bartay karti leh caqli leh isku filaan lkn raagu wey necab yihiin intaan sheegay

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว

      Yes 💯💯💯💯 wllo

  • @itsebyan
    @itsebyan 2 ปีที่แล้ว +1

    "Naag been ba alagu soo xero galiyaa run baana lagu dhaqaa" koofurta iyi soomaalida qaar waa ay isticmalaan Nastexay abaayo ma aqaan in jabuti laga isticmaalo

  • @nastexobokh8840
    @nastexobokh8840 ปีที่แล้ว

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 ปีที่แล้ว +2

    Runbaad sheegteen dhiiri galintiinu waa noo mahiim aad baad u mahadsantihiin hablaha sharafta leh

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 2 ปีที่แล้ว +1

    Please give us her details thnkz

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 2 ปีที่แล้ว

    Me too iam iskufilan

  • @ugaasougaaso9078
    @ugaasougaaso9078 2 ปีที่แล้ว

    Idileey funny weeye dee adaaba macraphone naga qaatay kulaha kkkkk

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasteexo nin sxpada so taba bartay igu so xidh yaakhi😊

  • @khadramuhumed3597
    @khadramuhumed3597 2 ปีที่แล้ว

    plz make a debate about how you can improve your emotional intelligence

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah ALAAH hooking badiyo idinkookale

  • @Khairtalks
    @Khairtalks 2 ปีที่แล้ว +2

    ♥️♥️♥️💜💜💜🧡🧡🧡

  • @isninoibrahim2073
    @isninoibrahim2073 2 ปีที่แล้ว

    Iskufilaan👏🏾👏🏾👏🏾

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️

  • @bababoy8817
    @bababoy8817 ปีที่แล้ว

    Waa warkii xaawalayda allow sahal umuraha subaxba waa cayne

  • @saidabdirsak7695
    @saidabdirsak7695 2 ปีที่แล้ว +5

    Anigu guri 70sano dhisan ban ka imi oo guurku qiimo bu ila leyahay.
    2qof o wada nol na way isqabanayan haday awladi jogtona dulqad ba lo bahan yahay. Raggu mid wa u jecelyahay midna wa u necebyahay 2da hada hada fahantan wanag iyo waxa qabadba wad kahelaysan. Ninku in hadalkisa lamaqalo wa u jecelyahay in la amrona wa u necebyahay.
    2da hada so dhafto waxa u aminaya in ad shakhsiyadisa iyo raganimadisa ku xadgudbaysa. Anigu ka shakhsi ahan marka ay xaskaygu damacdo in ay amar isiiso masalan cunada kari ama guriga haga ji runti falcelin wanagsan iga heli mayso sa nin ahan waxan aminsanahy in ay tahay howl dumar lkn markay si naxarisleh iyo kaftan iwaydiso iskada cuno ila iyadan umasajeya. Marka ninka ragga ahi xaskisu in ay fikrad iyo talo siiso waa u ogolyahay lkn amar inaysiiso ama ay fiirsato sidi gabar la dhalatay runti madax adayg mahe wax kale kama qadan nin wuxu go'ay malintay hesho gabar dabacsan oo aan ismaqiiqo ahayn anigu nin raga ban kahadli ee kahadli mayo dayuus socod badan oo raqwalba taagan

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว +1

      nin fiican akhlaaq leh taclin leh waaan haysta 25sano ah ana 23 ahay isku dabeecad baan nahay alx kaliya waxyaalaha mustaqbalka kawada hadalna khayaali kama hadalno waligay lacag ma waydiin waxaan ku dhahay hadaanad daacad ka ahayn guurka halka igu daa lkn mustaqbal bu raba lkn talo wllnimo isii dhanka raga #said Abdirsak

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว +2

      Wow I am actually very impressed. Jazakallahu kheiran wllo. Suu fiican iyo fikir qurux badan baad soo dhigtey. Masha Allah… men and women are different creators and wile think and act differently… thank you for your input

    • @saidabdirsak7695
      @saidabdirsak7695 2 ปีที่แล้ว +3

      @@lunibark9978 wad mahad santahay abyo. Ilahay dadka isku dabecad kama dhigin o dabecada qof ma ogaan kartid ila aad mel kuwada nolatan ama ad safar wadagashan. Rag hadanahay inta badan waxanu so godbina dhinacayaga wanagsan o waxyalo badan o an qarino way dhici karta sababa jira awgood tasina wa abur u ilahay bini adamka usameyay lamidna way noqon karta inu qofku uqariyo in u kujeclyahy o u kabaqayo in ad katagto iyo in u uqariyo in u kuxumeyo. Lkn ka walal ahan hadan talo kasiyo sida ugu wanag san qof in lagu dookhdo rag iyo dumar ba kudono ha ahaade waliba raga ubadi.
      1. Qof ilahay kuxiran o diin, madi iyo dhaqan. Sbab tuna waxa weye .
      Hada isqabatan wa in 3dexda mid kamid ah ay celinayso.
      2. Baaei ah o aad ugu dhow walidki iyo qarabadisa.
      3. Inaysan lacagtu qiimo lalahayn lkn wax tacbasho ay kujirto o malinta durufi timado u san ahyn qof jeeb adag maal wa lahela lkn dad lama helo wax la maal gashtana bini adam ba ugu wanagsan .
      4. In uu go'aa madisa ay ka maran yihin cadifad iyo cid jeclaysi. Waxa laga yaba in bari kamalin in ay noladhina so maran arimo adag o ay tahay in u qato go'aano kharaar markasna loma bahna go'aan ku dhisan cadifad iyo cid jeclaysi wa in u yahay qof dadka isqqbtay xata hada idinku isqabatan qof xaqa shegi kara xita haday dacar ka kharaartahay .
      5. Inusan balwad lahayn habayarate nocay donto ha ahaato
      6. Guurku in u ugu fadhiyo qiimo wayn e aysan ahyn hebel wagursaday adna gurso. In u yahay nin diyar u ah reerkisa xogisa in u kubisho e aysan ahayn aabe hooyo iyo walal ba lcg leh.
      Abyo gurku wa masuliyad aan ubahnayn madax adayg wa ado nolashadi qof kula shirkobay waxbadan wa lays qaban lkn ragu wa sida saqirka iga amini mayso mararka qaar waxa laga yaba inay ilmahay dhalen inay kamasayran🤣🤣 guurka wa hadba sad adigu ka dhigato ninku marba hadusan shukansi badnayn wa lahaynkara sidi cunugyarna waa uma welin isaguna adunyaduso dhan adu ka dhigan xita waligi nag kale egi mayo lkn mar hadu ninku nagkale radiyo wa 2bo mid uun in u haysto dhibato dhanka guriga ah( gogisha ama daryeelkale laan) ama in u yahay baha wasakha o awalba raqwalba taagnan jiray. Waxan ku rajay abyo nolal qurux badan o an lahyn buq dagal masayr wallahy waligay xaskyga kamashakin iyaduna sido kle talefanka kaysogartay qadata aniguna kan sogaro ban qata sa wax nokala qarsan baba jirin lkn mar marka qaar bisad iyo jiir wan isku noqona carab iyo ilka isugu dhow iyaguna way isqaniina lkn wan kala gar baxna dumarkuna raligalinta wayjecelyihin insha istikharayso ilahyna kabari hadu wilkas khayr kugu jiro in u calaf kaga dhigi hadu sharkugu jiro in u kudhafiyo o u kusiyo mid ka khayr badan

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 2 ปีที่แล้ว

      @@saidabdirsak7695 Mashallah wlhi qof an ogahay oo waliba nin raag ah adigo kale ah iyo qoralada aad so qortay aqriye Mashallah waxaad kala tihin kaaf iyo kala dheeri dhanka guurka fikirka wanaagsan aad ka bixisay 🥺 lkn kwrn qof iska guursanayo lkn an aqoon sababta u uguursanayo ama og guurka inuu yahay masuuliyad weyn lkn asaga iska indho tiraayo kaliyah kugu imaanayo inuu shahwo guuto ka soo qaaday inadaan dareen adaan lahayn baa micnaha marka adiga u bahaantahay maba helaysid lkn asaga wa u kugu qasbanaya inuu ku helo oo waxaa u leyahay malaik ma ku nacladeyso adiga Hadii aad wxn raabo ad I siin weyday subxannalh nin somaliyed guurkisa hadu sas yahay waa iga bes wlhi garoob baan iska ahaan taan arkay waligey ma ilaawi doono 🥺 waxaan raajeyn inad i fahanto wllo afsomaliga igu adag ma aqaan qoritaanka 🙏

    • @saidabdirsak7695
      @saidabdirsak7695 2 ปีที่แล้ว +6

      @@loveyourselffirst7560 abayo ragu mawada xuma lkn nin xumi wa u jira.
      Runtina waxa muhim ah in qofba qofka kale qalbigisa ilaaliyo haday noqon lahayd dhaqan iyo hadal xanaf leh. Guurkuna wa wax aad u qurux badan hada hesho qof nolasha kula wada runti caqabado iyo waxyalo yar yar o laysku qabtona way imanayan lkn arin walba intaysan way naan bay kuwanagsan tahay in laysu tanasulo in ad qofka ad nolasha lawadagtay o ad jecesha hay inad tirahdo igarali noqo inta madaxa ka dhunkato runti inu ka aqbalo maha inu didayo umalayn mayo hadusan qalbi dhagax usan ahayn. Marka abayo gur nafta u bahan dumarka somalidana inta badan nin ragedka magursadan ee nin lamodka bay guursadan. Muqalka ragga wa lagu sirma runti nin raga ah hakudoranina qurux laf joog lkn ku doorta diin akhlaaq degenaan hadhow idigu iska toostoosi ragga kartida leh inta badan dhaldhalaalka kuma madhquulan way iska shaqaystaan.
      Wll ilahay kabari in u kusiyo nin khayrqaba o qalbigaaga qabojiya oo aad kunasato oo aad ku nabsi baxdo. Aamin

  • @maryannoor6730
    @maryannoor6730 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaladhaha gabdhehena jib and kalin saasaldhahaa.

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 ปีที่แล้ว

    Gabadhaa talo ayaan uga baahanayhay xagaan kala xiriiraa

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 2 ปีที่แล้ว

    Naz idil xagen kala xiriirna

  • @cayuushibrahim6237
    @cayuushibrahim6237 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall qaali dee muqalkan marhore badsodubtay wayo cilankii dhalashadada baakuusaran somahan markasnadee taasi waxaynocadasa in usan hader ahayn

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว

      Yes wllo. Mar hore baan ban duubey muqalkan. Lool

  • @nouryuusuf9979
    @nouryuusuf9979 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa waddanki waa doqomo un raggu

  • @ayaanmuse9295
    @ayaanmuse9295 2 ปีที่แล้ว

    She is not update idil!

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 2 ปีที่แล้ว

    Guurma somalida wayadani wax waynbaa kaqaldan runtii noloshuba hadey beeni sogasho faido malaha nolosha dhabtiina waata runta kujirto hadiyo jeer dhalinyaro guurka masuuliyadiisa waa inaa labartaa nolosha aabo nimo ama hooyo nimona wax sahlan maha albabkasi Marka lodhaqaqo hooy lab iyo dhidig isku bahan wala yahaye xaqiiqda dhabta inaa laisku sheega waa muhiim qofka aad mustaqbalka lawadageyso guurka ciyaarta halaga daayo sharaftii iyo samcadii uu lahaa way sidabar go aysaa

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 ปีที่แล้ว

    Wallayaal somalida horta nadaafada bara cadayga koow buumaha cidiyaha kabaha shiirka yaab

  • @queen-ny1qf
    @queen-ny1qf 2 ปีที่แล้ว

    Abyo

  • @queen-ny1qf
    @queen-ny1qf 2 ปีที่แล้ว +1

    Nagaha Somalida dhibka ugu weyn waxay u maleysa in ay wax walbo wajib ku yihiin waxay ledahay ninka a so socdo wa ina cunto fcn kariya wa cunto ay ayada ey cunin xita diinta maqabto in hoosha ay qabato why ay somalida ugu maleyan dumarka in ay liitan ma sharfan ma ma u naxaristan ma ixtiraman adunka waxa lagu nolyahay qofka haduu ixtiram lhyn waxba maha

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 ปีที่แล้ว

    Abayo inanta kula jogto you tube geda inoo sheeg

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  ปีที่แล้ว

      Idil khair wllo

  • @khadraroble9573
    @khadraroble9573 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo scw Walaalo adoon iga xuman hay arkin qof xun macna suasha ankuweydindono suashu waxay tahay calamada geedka ah emesha kug yala wuxu uegyaha calamada booga galada kuyaal iska bedel Walaalo baybalka calamadisa ayad moda adoraliya

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว

      Wllo wa geed… geedka na Illahi baa abuurteh… subxan Allah

  • @balqiiz8323
    @balqiiz8323 ปีที่แล้ว

    Dadka aad cawineysan idinka daran 😅

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 ปีที่แล้ว

    Xaliye kuwan miyuuna arkin

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 2 ปีที่แล้ว

    Alahaa hadan pre married hadan samen lahaa ma guursaden qof kaan ogahay to make worse there was no jecel my reson a lot of lady sameyaan in aad ka baxdid guragadi hoyo thinking you going better life not even knowing what kind person also some of us don’t even have speciation sheekooyinkan guur waa god mugdiya oo gacanta la gashay waa lay gu yiri mida kale aad dhaheysen and yabana waxay ahed been kusoo xaree markii aan waydiyo that waxas waa Ben baa lagu soo xareyay