7 TIPS TO HELP WITH ANXIETY | WALWAL IYO XANUUNKA DHIMIRKA | Naz Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #somalihoyo #somalinutritionist #motherhood #weightloss #bossmom
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - www.kitchenstu...
    - Stool chairs: go.magik.ly/ml...
    - Couch: go.magik.ly/ml...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    ♡ FB page: Own_ur_health
    ♡ Snapchat: nastehoas
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

ความคิดเห็น • 141

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว +11

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA WIDE!!!
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/NAZ20
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    BREATHING EXERCISE: th-cam.com/video/kgTL5G1ibIo/w-d-xo.html

    • @anisopilanbari170
      @anisopilanbari170 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll Naz wali wan ka warsugaya thanks

    • @marriedandmotherlife
      @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว

      Macha Allah @naz hunno Very good tips. Insha Allah, I will take a self record tips. For me, I reduce my stress of having a shower 🚿, doing a deep breath, watching & listening 🎧 holy Quran on TH-cam which has nature or walking. Sometimes, I watch comedy series or riwaayado Somali ah that you can laugh hhhh after a few minutes, you won't feel anything Macha Allah walaalahay tijaabiya

    • @asmadallab4218
      @asmadallab4218 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo ila kula hadala rabaa xage kala so xariiira

    • @asmadallab4218
      @asmadallab4218 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo ila so hadal plz

    • @omusom3816
      @omusom3816 2 ปีที่แล้ว

      Wallo dawada depression ka wax sameyna maledahay se malaga bogsada

  • @fadkabari8554
    @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +33

    Walalahey recite this dua when you are going through an episode of anxiety or depression: alahu ma ini acadubika minal xasni wal hami wal cajsi wal kasli wal jubni wal bukhli wa dalacata dayni wa qalabatul rijaal la ilaaha ilaa anta. ❤❤ ilaahay ha inagu anfaco dhamaanteen

    • @bilqiis9099
      @bilqiis9099 2 ปีที่แล้ว +1

      MaashaAllah this is a very powerful dua, it works each time for me and my family x

    • @amal-yf4cu
      @amal-yf4cu 2 ปีที่แล้ว

      thank

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว +22

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo Biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @sagalahmed367
    @sagalahmed367 2 ปีที่แล้ว +17

    Thanks habo mcn nasteexa waa gabar yahoo qalbi fiican habo hada ka hor ayaan kula soo xiriiray anigoo walaahi aad u xanuunsan oo health anxiety tacbaan la ah walwal cabsi waad ii soo dhawaysay markaad xaaladaa ku jirtana qofka ku dhagaysta ama ku fahma ma ilaawaysid waan wada hadaway habo allaha ku dhowro adiga iyo reerkaagaba!!!!

  • @aliah_ahayd8268
    @aliah_ahayd8268 2 ปีที่แล้ว +17

    Great video 🤍✨ I also live with anxiety. And not everybody understands mental health. Sometimes I don’t even understand it. But its real but 1 can get better with help and great tips in sha Allah.

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +6

      I suffer from it too walaashey. A lot dikr helps and not missing salah taking probiotic for mental health support is very helpful, learning your triggers and self calming techniques. I wish you well bi,idnilaah ❤

    • @aliah_ahayd8268
      @aliah_ahayd8268 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadkabari8554 Thank you walalo, I will try them♥️

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ajar iyo xasanad haka siiyo wllo barnaamijyadada waxbaanka baranaa adun iyo aakhiraba waad helaysaa khayr kaad soo gudbinayso xataa haday hal qof caawiso waa ku faaiido aakhiro iyo aduunba

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 2 ปีที่แล้ว +2

    Dunidani korkeega inta lajoogo ayaaba iska itixana runtii allah iyo sunadii nabi mohamed inaa latalo sarto allahna la rali galiyo saladana lagu dadaalo waa muhiim sister an brother pray salah ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqnoor8620
    @deeqnoor8620 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah walaashay Alle haku barakeeyo Topics aan Somali ahaan laga hadlin oo stigma noqday ayaad si kalsooni iyo inaad walaalahaaga soomaaliyeed inaad waxbartid wacyigoodana kor uqaado ayaan si naf hurle u wadaa Jazakkallah walal

  • @saida2003
    @saida2003 2 ปีที่แล้ว +11

    Xabiiti Asc quran Akhri surat yasin
    Surat baqara iyo saliga nabigeena Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @Munayo12
    @Munayo12 2 ปีที่แล้ว +6

    Mawduuc aan u baahna thank u so much sis🥺❤️

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 2 ปีที่แล้ว +5

    Iam really proud of you because i have these situation because Iam preparing my exam my professional is clinical pharmacy so thank you for help sister waxaan sameya waxaan istaga murayada markasan islahadlaa that is what i fill relieve

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 8 หลายเดือนก่อน

      Ani xtaa saas wan sameeya waxan islahaa waa kaliga😢

  • @rahamabuh2679
    @rahamabuh2679 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank u for sharing everything and your experience, you are good person and may Allah bless u ❤️❤️✨

  • @samirogalayr395
    @samirogalayr395 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abyo very helpful topic l love it 😍

  • @nimcoyacqub926
    @nimcoyacqub926 2 ปีที่แล้ว +2

    wcs hno alxmdulilah la fiicnyhy mahdsanid hno wlhi ani ayay sidaa i hystaa wana ku dhaqmi karaa insha alh mahdsanid nasteexo

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 2 ปีที่แล้ว

      Walaal astaqfaarta badi aduunka waa imtixaan sabar allaha kusiiyo iyo caafimaad

  • @Zaynab_Hassan
    @Zaynab_Hassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much walalo😍❤️ I noted all and gonna do inshallah😌

  • @ayaanmohamed6818
    @ayaanmohamed6818 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllshy hore usoc waxd tahy qof isku kalson wanu ku garab jogna💪😇🥰😍

  • @ismaaaciil
    @ismaaaciil 2 ปีที่แล้ว

    Maaluntii kowaad ee aan si xidhiidh ah aan u dhegaysanayo barnaamijyada xiisaha leh ee gabadhan Soomaaliyeed ee Muslimada ahi ay soo jeedinayso.
    Runtii aad baan uga helayaa.Jazaka Allah.

  • @yaskay7393
    @yaskay7393 2 ปีที่แล้ว +2

    Great advice 👏🏼👏🏼👏🏼 walahi waa noo faidaysay thank you Abaayo❤️🥰 ❤️

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah jzkl khayr sidaad noogu faaidaynaydid ee daacadnimada leh

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah great Tips my Dear. Love it

  • @hanahussein852
    @hanahussein852 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah alle haku barakeyo mahadsanid wll

  • @hamodaabdi5075
    @hamodaabdi5075 2 ปีที่แล้ว +5

    Ooh 🥲 thank you Nasteho Wan so qaatay me too also wakhtiga adag ☺️alxm

  • @nasrahassan675
    @nasrahassan675 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot inu ilahay ikaso diray ayad mooda ❤️❤️❤️❤️😘😘😘

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 2 ปีที่แล้ว

    Sister masha allah aad iyo aad baat u mahadsanitahaya waxa badan baa laga faidayo

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abayo ilhy haku barkeeyo thanks thanks kun jeeer abayo wlhi

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaal dhibaatadaan waxaa lagu gudbi karaan in alle la isugu xiro qur,aanka la badsado saliga nabiga iyo istiqfaarta in la badiyo tasbiixda la labadiyo in salaada lagu dadaalo sheydaanka wuxu ku dhahaya is dil aduunka ayaa ciriiri ku dereentey wll alle ayaa kuu jecel iska samir is adkey waad ka gudbi doontaa maalmaahan ciriiriga kugu ah maalmahaahaaga wacnaa way kugu socdaan samir abayo iyo abowe🥰❤🥰

    • @Samsamahmed-o4s
      @Samsamahmed-o4s 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wllo Ana talo ubahan ilaso xirir😢 Wan rafadsanhy

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 8 หลายเดือนก่อน

      @@Samsamahmed-o4s Abayo hagee kaaga soo xiriiraa ne

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 8 หลายเดือนก่อน

      @@Samsamahmed-o4s intee kaala soo xiriira isheeg

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 7 หลายเดือนก่อน

      @@Samsamahmed-o4s xagee kaala soo xiriira baayo

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 7 หลายเดือนก่อน

      @@Samsamahmed-o4s abayo xagee kaala soo xiriiraa ne

  • @maryannoor6730
    @maryannoor6730 2 ปีที่แล้ว +1

    We need more like you mashallah my sister i’m proud of you nz 👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว

    Good job keep going. Waala soconayaa Horaa loo soconayaa.

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah thank sis mental
    Health in aad ka hadasho
    Waad ku mahad santahay.💯

  • @suadelmi9876
    @suadelmi9876 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Nas for all this

  • @hibaabukar3010
    @hibaabukar3010 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey waxaa ka baryaa ino qalbiga ii qaboojiyo waxaa ku farxo alahayow ii sii wax walba aan maray ilaahey dabi dhaaf alah iiga dhigo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo postpartum depression waa hormonal changes waaye 4 bil umusha normal ayuu ku soo noqon systemkaaga after the baby. Early pregnancy wuu dhacaa ilaa 4 bil

  • @hodanibraahim2423
    @hodanibraahim2423 2 ปีที่แล้ว

    Thank you for sharing idea

  • @mounaa1490
    @mounaa1490 2 ปีที่แล้ว +3

    vraiment fan de vous mashallah nateho

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaah
    Alle hakubarakeeyo wllo

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sis nice information

  • @hibosaed5716
    @hibosaed5716 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallahu khyr walal programs ka wada shekaysiga so no baddi thnks, arrimaha mental health, guurka, ......

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit abaayo ❤️❤️full Respect

  • @ayanxasan9161
    @ayanxasan9161 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kher abayo wax badana ka faa iiday

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze 2 ปีที่แล้ว +1

    Qali walahay waxaan diyareenayaa my master now so yeah walahay waan haysaa anxiety

  • @kaltuumamohamed1578
    @kaltuumamohamed1578 2 ปีที่แล้ว

    Thnaks sister for yuor shared experience
    Noo soo badi

  • @raxmaxayir2550
    @raxmaxayir2550 ปีที่แล้ว +1

    Nastexo you made me laugh, dear sis the part of self therapy means to talk by your self

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah Nice tips Keep going sister

  • @ayaanadanwarsame5190
    @ayaanadanwarsame5190 2 ปีที่แล้ว +2

    Naz ahmed wll wajigu nabro badan buu I yeeshaa sidada maxan cuna

    • @hakh5277
      @hakh5277 2 ปีที่แล้ว

      Sonkorta iska yaree wll ketogenic diet isku day
      Gluten iyo dairy iska yaree also, walasheen nasteexo saas aan ka bartay

  • @macaneymacan7397
    @macaneymacan7397 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdullah I had too but I used say to self sabar

  • @nasteexokhalif9365
    @nasteexokhalif9365 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo xalaadas ayaan hada ku sugunahaay walibo anigo umul aah maskaxda dhaan culees ayaa iga saraan .in aan ooyo unbaan raaba niyaad jaab said aah. dulqad ma lihi iso duceeya walaalaheeyga Somaliyeed🇸🇴

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 ปีที่แล้ว

    Sax abayo shukran ❤❤❤❤❤

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan3292 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid byo

  • @qadroali1890
    @qadroali1890 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh illahay qayr Haku siiyo abayo aniguu igu dhacay wlhi alx hada Wan ka roonahay lakn Mar Mar Ayan Darremaa inkastoo sidii hore ahayn xitaa dawo Wan u qaaday Sanad Baan qadanayay marka an iska dhaafayna sidaydii Baan noqday balse illahay Ayan baryay quraana Wan aqristay alx

  • @aishahaji3638
    @aishahaji3638 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashs allah nastexo abyo wasd mhdsnthy marka koowaad wlhi abyo just aan dawanayo video gaaga ayaan kujiraa xldaas wan iska ooynaya bilaaa reason coleyska iheysta dartiisa wuxuu marayaa heer xitaa qofkii danteyda wado xitaa aan u arko inuu wax idhibaya uu igusameynrabo sida inaan rabin ookale inaan hore u socdo aan daremayo inaan waxba ahen ama aan waxba qabsankarin ilaaa uu igadago culeyska iheysto aanan garaneyn waxa uuyahay wlhi maqano waxa aan sameyo sam times waxan darema inaan ahay qof ay dadku dhibsanayaan kasii daranka waxan jeclaanayaa inaan dhoho qofkaas wax miyaaa dareme wll yacni wixiiba ceeb ilamalaha ama layaaab yacni easy ayee iitahay inan weydiiyo qofka 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @nasraabdulkadir6101
      @nasraabdulkadir6101 2 ปีที่แล้ว

      @Aisha Haji isku midbaanahay waxyaalas oo dhan wan isku arkay

    • @nasraabdulkadir6101
      @nasraabdulkadir6101 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +1

      Hada maka fiicnaateen walaalayaal 🙏🙏 talo ayaan idin siin lahaa 🙏

    • @Samsamahmed-o4s
      @Samsamahmed-o4s 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamzaaliaxmed9917 wllo Ana talo ubahn nafteda nacay😢

  • @shankaronmahamed7326
    @shankaronmahamed7326 2 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo xage kala so xarira ad an ugu bahanahay in an kula hadlo😪

  • @nabihaabdillahiatteyeh2334
    @nabihaabdillahiatteyeh2334 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah hun ta bon cœur ❤ j aime beaucoup te vidéo

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 2 ปีที่แล้ว

    macha-allah walal nasteho sava alhmdillh tt vnt bien e tu es m'encourage qu'allah protege toi e tn familly

  • @adnuushabdulahi4380
    @adnuushabdulahi4380 2 ปีที่แล้ว

    Alxm dheh abyo wax Walbo allh ku qadro

  • @yasminsiyad2630
    @yasminsiyad2630 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa alaah abyo

  • @aminaadam9073
    @aminaadam9073 2 ปีที่แล้ว

    Asalaamu caykum wall alle haku sharfo qaali aniga waxa idajiya oo markiba wan gama suratul baqraa tijabiya idina

  • @Hanna-fl7le
    @Hanna-fl7le 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abaayo, aniga problem ka aan qabo wuxuu yahay markaan stress dareemo waxaan ku kacaa cleaning guriga oo dhan ayaan nadiifiyaa halkaan ka nasan lahaa marka ma aqaan ciladaas waxee tahay😆

    • @hibahassan781
      @hibahassan781 2 ปีที่แล้ว +4

      Waaba problen fiican guriga safican I hagaaji 🤣😍

    • @umumascud2759
      @umumascud2759 2 ปีที่แล้ว +4

      Me 2 wlhi markan wax dareemo guriga ku kacaa quran shittaa sameecadna cirka geeyaa😂😂

  • @anabhirsi2319
    @anabhirsi2319 2 ปีที่แล้ว +1

    We love you Please talk again

  • @deimond9187
    @deimond9187 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco sis

  • @fatumaahmedmohamed458
    @fatumaahmedmohamed458 2 ปีที่แล้ว

    Thank u xabibti

  • @asmaacadceed1611
    @asmaacadceed1611 2 ปีที่แล้ว

    Thank you hno

  • @umalkhayrabdi5550
    @umalkhayrabdi5550 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo ilaaahay ayaan kugu dhaarshee ila sohadal xanuunka ayaan dareemayaa

  • @xasan127
    @xasan127 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH MAHADSANID

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว +1

    I can sleep easily but I work at night so what can i do.

  • @crahmandahir6628
    @crahmandahir6628 11 หลายเดือนก่อน

    Noocyada shaaha ah ee aad noo sheegaaysaa somaliland ma laga helaa? Malatonium ma laga helaa sidoo kale hargeisa ama muqdisho

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallo salade Dawn ahe iyo wuraanka kushido guriga markaste albaqra

  • @fatmasaid5259
    @fatmasaid5259 2 ปีที่แล้ว

    Asc wl qali naz waxan ahay gabr muddaba xanuunsan horta hadaan ku sheego xanuunkga madaxa xanuun saaaid ah leeehsy , dawakhaad, timaha idaaata, cidiyaha i jeex jeexmay , lower back waa ixajuuna ,lack of vitamin d ,deppration , memmory loss, confuse , hurdo la aan ,cunto xumo , waxaan dareeema marwalba daal faeo badan xubnaha ixanujnayaba waliba dhabarka ixanuuna saaaid waxaa intaa ii dheer marka soco dhaho wan neef tuura marka bisha kowaad hada jaga dhamatay igu dhacay shuban calool xanuun een dhakhtar ayaan aaday turky ayaana jooga marka waxa uu dhahay :- bilaa dhiig tahay vitamin d waa level hoose yacni jirkga waxba kuma jiraanba marka daawoyin iso qoray waxna kuma dareemin 3 weeks waan cunaa wax faaaido ah ma arkayo Mrkaa wlo deppration badan dareema murugo badan caro camal nolosha nacay walahi xataa wan ooya vitamins ugu fican waxaas igaag bixayo isheeg plz naz plz

    • @hibahassan781
      @hibahassan781 2 ปีที่แล้ว

      Abayo alah kucafiyo waxa laga yaabaa iron inu kugu yaryahay farmashiga tag iron sharobo ama Kanin so qaado daalka wax kafiicnan waadna iska cuni kartaa wax dhib kuu keni ma aha

    • @fatmasaid5259
      @fatmasaid5259 2 ปีที่แล้ว

      @@hibahassan781 thanks happti

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 2 ปีที่แล้ว

    This too shall pass

  • @deimond9187
    @deimond9187 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wl thank u

  • @salaama3911
    @salaama3911 2 ปีที่แล้ว

    Sister I have problems with my husband but my husband mrired another woman but when he come back in where I live he told me IAM sorry but lawyas I fleeing so bad I in my body please can you give me adi because lawyas I want divorce please can you tall me advice

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 ปีที่แล้ว +1

    Walsall salade ilaahey qofka tukatid wuukatagaye

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 ปีที่แล้ว

    Fariid 😍😍😍

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 2 ปีที่แล้ว

    Marka an stress daremo waxan kuwasha baahi wax waliba an cuno kuma dhargayo. Wax un ayan jamanaa ina helo an jeclhy. Sido Kale number 6 . Self care masameyo waxan bilabo in an dhameyo ayan jeclhy

  • @filsanjama2852
    @filsanjama2852 2 ปีที่แล้ว

    Walal anga wax i caawiya hurdada iyo GM ka

  • @zeinabahmed1734
    @zeinabahmed1734 2 ปีที่แล้ว

    wll colagenta ka soo hdal adoo mahadsan

  • @yartainadaahir797
    @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว

    Haa nasteexo waa run coffee gu wuu yareeyaa hurdada anigu wan joojiyay hada

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 ปีที่แล้ว

      Ani coffee is kama dayn karo

    • @yartainadaahir797
      @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว

      Wll Way adag tahay waxa aad la qabsato inaad deg deg ku joojiso lkn isku day hadii uu caafimaadkaga wax yeelayo

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @hakimabeautyabdi9433
    @hakimabeautyabdi9433 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Naz je croisé une vidéo lorsque vous êtes partis visité le boutique à Edmonton il avait 2 autres thé ☕ antidépresseurs écrit moi le mot huno si sa vous dérange pas shugran,

  • @yussufmohammed2039
    @yussufmohammed2039 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadan qurbaha ayey kukirtay runta ayey kunoshahay Somàlida Ben Ayan kunolnahay

  • @imansalah7412
    @imansalah7412 2 ปีที่แล้ว

    Iron aan beerka ahy abayo itilmaam thank you

    • @hiigsinololedofficial5635
      @hiigsinololedofficial5635 2 ปีที่แล้ว

      Waxad ku badalan karta khudrada cagaaran sida spinach ka, brocoli, digirta, hilibka laftirkiisu wuu kordhiya levelka ironta cereals, nuts ama cashew lawska loo yaqaano, orange ta.

  • @hamsecasoowe2609
    @hamsecasoowe2609 2 ปีที่แล้ว

    Nasraay xagaankala sohadla waankuu baahanahay

  • @Hanna-fl7le
    @Hanna-fl7le 2 ปีที่แล้ว

    Markaas baan dareemaa nafis

  • @fatumaabdi1256
    @fatumaabdi1256 2 ปีที่แล้ว

    Xage laga hela shaha qurux badan

    • @fatumaabdi1256
      @fatumaabdi1256 2 ปีที่แล้ว

      Edmonton

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 ปีที่แล้ว

      Walmart, bulkbarn, Loblaws etc wllo

    • @Rockstar-s2o
      @Rockstar-s2o 2 ปีที่แล้ว

      @@NazAxmed abayo ma kula so xariri kara thank you 🙏

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 ปีที่แล้ว

    Vaginal yeast infection wllo maxaan iskag daweey natural

    • @fouziajibril3294
      @fouziajibril3294 2 ปีที่แล้ว

      Jawaab ancaar cabdi
      Walaal waan lahaan jirey lkn
      Waxaan ka ladnaaday markaan
      Iska daayey gogarada waxana
      Ii sheegay dhakhtar waan ka
      Fiicnaaday waxaaf xirataa
      Surwaal khafiif ah bal tijaabi

    • @marriedandmotherlife
      @marriedandmotherlife 2 ปีที่แล้ว

      Walaalo be careful a lot. It comes from when you stay underwear to many hours. When you are at home , don't wear a tight underwear. Let the area have some air fresh 2- when you use bathroom , please don't clean with your hands ✋ because the vagina has natural liquid that protects against bacteria. Our hands are not mostly cleaned. If you have toilet paper then use it and dry the area. If not, please clean your hands before and after having a bathroom. It is important walaalahay and I am sure It will help you. Even doctors will tell you that. Insha Allah kheir and follow the steps. Thanks

  • @calinurabdi833
    @calinurabdi833 2 ปีที่แล้ว

    Nas abayo

  • @najaxmaxamuud5281
    @najaxmaxamuud5281 2 ปีที่แล้ว

    Ma aqaani sii aan uu qeexo balse waxa jirta ariin ila yarantaydi ii haysata cabsi iyo murugo waxan ka cabsanayo ma aqaani waa wax aan laso koray ila yarantaydi iyo hada oo aan jiro 21 sano saan caadi uu ahaay murug darema iliin aan uu jedo indhahayga kuso istagaysa cidhiidh badan darema dadkana waan dhibsada inan meel cidla fadhisto iska ilmeeyo iga qabata

  • @leyloali6767
    @leyloali6767 2 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @kamaalmahamoud6798
    @kamaalmahamoud6798 2 ปีที่แล้ว

    gluten waa maxay hno

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wa igu dhacay anxiety wan sexan kari wayay wadnaha garacisa oo sareyay naxdin saraysa oo joogto ah sanifaad dadka wan yabana so ani with out medication ayuu iiga tagay alx insha allah qof waliboo waxasi kudhaco wa xanuun badan yahay adunkana wad nacaysa ee allah ka dul qaado 🤲

    • @faizahassan6319
      @faizahassan6319 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wll anàa sidasa hada

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว

      Amiin ya karim

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +4

      Aniga waan ka caafimaadey alx..runtii ciriiri saaid ayaa dereemeysaa welwel walbahaar hurdo la ,aan wadno garaac cabsi aduunka ayaa naceysaa alle ha caafiyo inta walaal xanuunsan lknse qur,aanka iyo saliga nabiga iyo istiqfaarta iyo salaada ayaa ah daawada ugu muhiimsan ❤❤🤲

    • @nastaissack764
      @nastaissack764 ปีที่แล้ว +1

      Abayo intekalaso xiirira

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      @@hamzaaliaxmed9917 hi broh

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 2 ปีที่แล้ว

    ❣❣❣💯

  • @sareidoelmi774
    @sareidoelmi774 2 ปีที่แล้ว

    Wsc

    • @ayaanjibriil8974
      @ayaanjibriil8974 2 ปีที่แล้ว

      Asc mahadsanid wllo waxaan rabaa inaan ku waydiiyo shaahaasi wax dhib ah maleeyahay chamomile tea

  • @donnyskinner3423
    @donnyskinner3423 2 ปีที่แล้ว

    Keep on rockin'. You may be interested in P R O M O S M!

  • @anabhirsi2319
    @anabhirsi2319 2 ปีที่แล้ว

    ✅✅✅👏👏👏💐💐💐💐

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo aad baa iiga qoslisay it so funny 😁😁😁mar ilaahay yaan u dacwoonaa maxaan sameeyey?😁😁😁😁habo aniga waxaan rabaa in aan su,aalku waydiiyo iskubuuqaas ma lihi lkn potasium iyo D3 way igu
    Yar yihiin as l bliev mana qaadan karo vit D waxa igu dhacaya hadaan qaato (shuban) potasium ,ferro gaasbaa igu kacaya beerka ma ku bedelan karaa.🙏🙏🙏🙏🙏💓💗💗💓💓👏👏👏👏💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅✅

  • @ayaansaid3401
    @ayaansaid3401 2 ปีที่แล้ว

    Thank you naz