Sheeko Gaaban oo Qosol badan igarre iyo Cabdishugri daawo lawadaag asxaab taada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +7

    Astaqfurulaah war cabdishuri yaa dadka ka celiya keen ana ku Rosander tuubada kan kan marbataa suu asagu hadalka u nacay iyo suu u jilay baa cajiiba. Alla riwaayad uu jilay oo feeruhu i xanuunin qosol awgiis ma dhicin

  • @hanadibnuwarfa9576
    @hanadibnuwarfa9576 4 ปีที่แล้ว +2

    Riwaayadaha heer miyiga waad ku soo baxdaan la isma caasiyee 😊😊😊

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว +2

    My too favorite actor’s ama jilayaal Nairobi waan imaanayaa egare iyo c/shugri I want see you guys Insha’Allaah ☝️Love ❤️from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 ❤️❤️😁😄😂😂🤣

    • @sadambashir4063
      @sadambashir4063 3 ปีที่แล้ว

      Deqa Luula imo insha allah wan kuso dhawaynaynaa gacmo furan kuso dhawaw abaayo

    • @foosshiekhassen8460
      @foosshiekhassen8460 3 ปีที่แล้ว

      @@sadambashir4063 few

    • @bestchannel8784
      @bestchannel8784 2 ปีที่แล้ว

      How about america

  • @nuurwadani3828
    @nuurwadani3828 4 ปีที่แล้ว +16

    Naaga iga celi hhhhhhhh waligaa saan cml makugu dhacdy like iisaara 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkk Abdishukri wad iga qoslisay wlhi jiidhkaygii wadku haku ilawo adiga iyo Igare riwayadihinu caadi maha wakhti ayaan Ku bixiya me From burco

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 ปีที่แล้ว +6

    Maanshaallah egare nin rageed ega dheh

  • @liibaanoday
    @liibaanoday 4 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhhh Cabdu shugri dhaqankeenii baad meel kaga qofka reer miyaga ah sidaa uma pratakol xuma waana dad xishood badan marka baadiyuhu waa Asalkeniii ee ciyaarta ha laga daayo Naag la qabayo kuma habsamaan rer miyigu ye

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah cabdi waanka helia riwyadhaga

  • @fardawsahaji4232
    @fardawsahaji4232 4 ปีที่แล้ว

    Waa reer caduun cabdishugri waana reer kaalmoole muxu ka yaqan magalo

  • @khaliva
    @khaliva 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk ilaa hadda wa qoslayaa Go forward cabdi-shukri iyo igare

    • @axmednuur2215
      @axmednuur2215 4 ปีที่แล้ว +1

      kķkk cabdi shukri wax nool baad dalbatay

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 4 ปีที่แล้ว

    Reer miyigu ma ahan dad dhaqan xun waana meesha aad ku dhalateen kuna korteen ...ee ha u gafina reer miyiga

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 4 ปีที่แล้ว +5

    C/shugri iga celi kulaha Kano kale ikeen kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhh cabe iyo mango isku soo dar hhhhhh Asagana kulaha waan haya

  • @maryanbariyow2966
    @maryanbariyow2966 3 ปีที่แล้ว

    Saa uqoslayay baba madaxi I xanuunay ilaahay ma I ga qaado cshugri

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, waaaatan gabadha khatraaaaayfaraxsan xamarwadajirfamily.

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 4 ปีที่แล้ว +4

    Dulqaad badana ninka xaaskeyga nin saas ku dhahayo maanba sii weydiin laha wuxu ku hadlayo walahi anigoo gabadh ah oo arkaayo in ay tahay ruwaayad baan xanaq meeshi ugu dambeysey garay.

  • @muxiyocabdi665
    @muxiyocabdi665 3 ปีที่แล้ว

    Meshan hodan ayan uga jeeda hayaay riwayada way sii macanatay

  • @muxiyocabdi665
    @muxiyocabdi665 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk cabdishukri funny waye riwaayadaha wuxu ku noqday laciib sidaas ku wada

  • @nimconimco1716
    @nimconimco1716 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi shugri Waa ku watas

  • @abokorabdihakimali5260
    @abokorabdihakimali5260 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahay amarkii labadan nin waa kuqoslaa waaa laysku marey runtii

  • @xogxasaasi2859
    @xogxasaasi2859 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadaan waan dhamasty qosolkaa iga dhamaaday

  • @jabriilsuldan3910
    @jabriilsuldan3910 2 ปีที่แล้ว

    Ruwaayada wad jisheen si la yaqaan lkn wiilka mudalibka ah inad ixtiraamtee ahayd

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 3 ปีที่แล้ว

    Hory usocda walhi wan idin tageraa

  • @somaliman6196
    @somaliman6196 4 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo badiya

  • @mohamedatteye2260
    @mohamedatteye2260 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh wlhi waan qoslay abtiyo go forward saleebaan and abdishukri

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 ปีที่แล้ว

    whil runta wn idan tagaaar asxptaa qasaal tv
    cawad waa ramadan kareen 2020.04..23

  • @xalwocadeey6501
    @xalwocadeey6501 3 ปีที่แล้ว

    Ala beerka qosol ikuma harin

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan kuqoslay camba iyo manga iskusodar igare

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 4 ปีที่แล้ว +3

    Magaalo saxiib maleh hhhh waa hadal weyn

  • @hony1435
    @hony1435 4 ปีที่แล้ว +8

    Canbe iyo mango xaga loo kala wada😂😂😂😂😂😂😂👌

    • @kaarsheofcl8415
      @kaarsheofcl8415 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 mindha kenya lags helaa

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 4 ปีที่แล้ว +2

    Channel-keyga soo booqda Somaliyey. Waxaad ka heleysa muuqaali gaaggaaban oo WhatsApp Status saarran karto

  • @ficilburkuuddhiidhi2129
    @ficilburkuuddhiidhi2129 4 ปีที่แล้ว +6

    C/shugriyow zxb qof ad isu egtihin weliga maheshay cop ban kuhaya

  • @abdul5689
    @abdul5689 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk cabdi shugriga fowdo badanaa😄 indha adeygi reer muduga buu dadka ula tagayaa

  • @heplahepla9224
    @heplahepla9224 4 ปีที่แล้ว

    C/Shakur dadka halagah qabto

  • @abdimalekhasan6785
    @abdimalekhasan6785 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad bad umahdsantiin masha aalah

  • @itsmehi8571
    @itsmehi8571 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh mango 🥭 iyo canbo something Waye hhh wadku kade

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 4 ปีที่แล้ว

    Cabdishukri sxb wlh qosal miiraan ba tahay😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 หลายเดือนก่อน

    19:37 Xawilaada Amal . ka-dir baan dhihi lahaa.

  • @nasralaki2751
    @nasralaki2751 4 ปีที่แล้ว

    Wa doqon cabdi shukrigu xaasid fananka bk muxu ka galay

  • @Widhwidh2004
    @Widhwidh2004 4 ปีที่แล้ว

    Allabeeeka wlhy qosol kiidenbiga ahaa ayaan qoslay labadaanin markaan dawado beeekaa icasada wlhy jilaanimada waa hibo eebe bixiyo igare iyo c. Shigri wlhy waa laba qof oo lagend ah caadimaha Allah haydin daayo abti igare iyo will cabdi shugri horay usocda 😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk warya maxa shegeysa

  • @wadanisomaaliyed7745
    @wadanisomaaliyed7745 4 ปีที่แล้ว

    Rag adag wan idin tageera saxibayal

  • @abdirahmanmascud7794
    @abdirahmanmascud7794 4 ปีที่แล้ว +1

    Bismilah aar gajaa igukacdayba

  • @istarguraycaduur5570
    @istarguraycaduur5570 4 ปีที่แล้ว +2

    C/shugri aadbad noga qosli

  • @cabdinuurmacalincismaan1823
    @cabdinuurmacalincismaan1823 4 ปีที่แล้ว +2

    Wara gaajaa nagu disheen ina idinku dhajino miyinana kabaqayn kkk

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 หลายเดือนก่อน

    10:43 😂.
    XAMAR buu Mar aaday

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 3 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @abdulrasakharuse82
    @abdulrasakharuse82 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaan waa ku qoslaa walaahi waa nin rageed

  • @ahmedmacalin3361
    @ahmedmacalin3361 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsani

  • @za8102
    @za8102 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlhi atoru kubanan yahay. jilinka cadi kumahan aqayarkan

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb every second Waxaa dadkii waalay xageeysiin limite u yeel I know you get paid for that laakiin ku xisaabtan daawadayaasha

  • @hafsajujuofficial3306
    @hafsajujuofficial3306 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk cambe iyo mango wale wad igu gaday halka 😂😂😂

  • @riyaaqcali9301
    @riyaaqcali9301 4 ปีที่แล้ว +5

    19:10 19:30😂😂

  • @TurkishaAhmed711
    @TurkishaAhmed711 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk ala beerka abdi Shuukri dhib badana

  • @watchdoguk7472
    @watchdoguk7472 3 ปีที่แล้ว

    Niyoow dhaqanka soomalidan la LAYAABEY qof isagoo wax cunaayo haduu midkale u yimaado inuu faraha la galo ma waajib baa?🤔

  • @abwaantabiye
    @abwaantabiye 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 4 ปีที่แล้ว +3

    cabdishukri waa jilaa rasmi ah wlhi aad ban u taageraa ragan

  • @farhanahmed5783
    @farhanahmed5783 4 ปีที่แล้ว +1

    😂qosol iguma yaaro wlhi

  • @abdulkadir532
    @abdulkadir532 4 ปีที่แล้ว +2

    Abeeso ayaan ku qoslay🤣

  • @abdullahiyuusuf9663
    @abdullahiyuusuf9663 4 ปีที่แล้ว

    Salut c/shukri

  • @mascamo3772
    @mascamo3772 4 ปีที่แล้ว +1

    Kanmarabtid miyaa niyow ciyaalsuuqsanidaa keenbalkudhahee
    Baastada mindida lagu goosanayo waa dhaqan igu cusub

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 4 ปีที่แล้ว +1

    Cambe iyo Mango isku soo dar...😂😁😀waierku ma fahmin ineey isku midyihiin

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 4 ปีที่แล้ว +1

    Cambo iyo mango isku soo dar kkkk

  • @ebyansheikh3864
    @ebyansheikh3864 4 ปีที่แล้ว

    Abtigay igare dhuunisanaa maba hadlayo cuntada unbuu dal dalayaa ila cun xataa ma jirto hhhh c.shukri wuu ka daranyhee basbaaskii ayuu cabey

  • @inahaji7272
    @inahaji7272 4 ปีที่แล้ว +2

    19:13 kan ma rabtid miyaa

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 4 ปีที่แล้ว +4

    Gaajo xun baa igare haysa ee hakaqasin

  • @faadiaismailali9499
    @faadiaismailali9499 4 ปีที่แล้ว +2

    Abeeasadu waaxay 🤣

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 4 ปีที่แล้ว +1

    Cambo iyo mango iskusodhar 😂😂😂 oh my God I love my reer badhiye ppl

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 ปีที่แล้ว

    In raashinka gacanta kuharaha weelka lagu firdhiyo waa caado qaldan

  • @saidalipapakha7763
    @saidalipapakha7763 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh alla beerka cabdishakur waa imtixaaan kan ma rabtid miyaa kulahaaa 😅😅😅🤣

    • @ahmedabdi1514
      @ahmedabdi1514 4 ปีที่แล้ว

      Asc sxb Facebook malin wacan jumca Mubarak

  • @mamarijalkitchens7619
    @mamarijalkitchens7619 2 ปีที่แล้ว

    Hhh woow

  • @abdihakimsalad8483
    @abdihakimsalad8483 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow igarre uusan na cunin sidu uxanaaqsanyahay bal eega

  • @amranali1356
    @amranali1356 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @cabdalleahmad7499
    @cabdalleahmad7499 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sacdiyasimraney4946
    @sacdiyasimraney4946 3 ปีที่แล้ว

    shugri axmed

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +1

    Waryaada baastiyo midibaa
    Hahahahhahaha Astaaqfurulaah reer gadaal marbaa noqotay kulehee waa eray cusub oon maanta bartay

  • @abdulahiqarre1273
    @abdulahiqarre1273 ปีที่แล้ว

    Sadexda qabow ka qad maxay tahay

  • @mulkimusse3823
    @mulkimusse3823 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh mnshaa allh wlahaha ale hyni xifdiyo

  • @khaliva
    @khaliva 4 ปีที่แล้ว +2

    Tan shaaha gadaysoo bodsan mxay ahyd

    • @xawoali2012
      @xawoali2012 4 ปีที่แล้ว

      ala xarabo badanaa

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 4 ปีที่แล้ว

    hhhh ina maka iyo madiino lagubo kulahaa

  • @sumyaasumayaa9197
    @sumyaasumayaa9197 4 ปีที่แล้ว +1

    War usha xageed kahesha c shugri bukorada ah

  • @xaawomuuseciise8281
    @xaawomuuseciise8281 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @cabdiwelicabdiweli1464
    @cabdiwelicabdiweli1464 3 ปีที่แล้ว

    Hadelkaa Hadaad Igu Badisid Shan BAA Kaa Taagi Col Iyo Cadaabo,

  • @qaalidhaji6288
    @qaalidhaji6288 4 ปีที่แล้ว

    Cambo iyo mango is ku key dar

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkiga re ciyarta joji

  • @saidomohamed101
    @saidomohamed101 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk abdishugri wa xarabo socota indha xamil kulaha

  • @bulaalimohmed7709
    @bulaalimohmed7709 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh

  • @sulekhaahmed3540
    @sulekhaahmed3540 4 ปีที่แล้ว +1

    abdi shukri cadi maaha m.a usha dadka ha kudilin Hhhhh

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk waabo kani waan ku uunsan laa kute c/shukri hhhhhh

  • @cabdalekaafi9746
    @cabdalekaafi9746 4 ปีที่แล้ว

    Cambiyo mango iskusoo dar kulaha waa isla hakkiye miya lays wala

  • @xaawofaarax211
    @xaawofaarax211 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @sakariyemuxumed6834
    @sakariyemuxumed6834 3 ปีที่แล้ว

    Hagagaga kulaha ma basbaasbaa

  • @abdirisaqnur3436
    @abdirisaqnur3436 4 ปีที่แล้ว

    Canbo iyo mongo iskugukay soo dar kkkkkk

  • @xaawomuuseciise8281
    @xaawomuuseciise8281 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk

  • @xawaali1670
    @xawaali1670 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😍😍😍😍👍👍👍👍

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 4 ปีที่แล้ว

    kkk

  • @romanwaz9072
    @romanwaz9072 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @saidabdullahi8356
    @saidabdullahi8356 4 ปีที่แล้ว

    Mango iyo isugu keysoodar kkkk

  • @yasinbeerey5216
    @yasinbeerey5216 3 ปีที่แล้ว

    charlatan the same time and money to pay of the same