**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan & fananiin kale | Jigjiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2015
  • www.caweyskadalmar.com/
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar
    / dalmar_d

ความคิดเห็น • 812

  • @karaaamophotography9293
    @karaaamophotography9293 2 ปีที่แล้ว +42

    Ilaahay hakuu naxariisto soraan ismaacil sugule
    Aamin Aamin

  • @najaxjamal7937
    @najaxjamal7937 2 ปีที่แล้ว +159

    Sooraan geeridiisa kadib yaa dawanaaya 😭😭😢😢

  • @allehakubarakeereyo6405
    @allehakubarakeereyo6405 3 ปีที่แล้ว +174

    Geerida Sooran ka Dib inta Daawanaysa ha uduceeyso plz😭

  • @kingabdirixmaan5907
    @kingabdirixmaan5907 3 ปีที่แล้ว +26

    Sooran dhimashadisa kadip like ha ila dhafiin

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 ปีที่แล้ว +16

    Sooraan😰
    رب إجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران يا رب العالمين 😭😭💔🤲🤲🤲

  • @asmakayae7917
    @asmakayae7917 3 ปีที่แล้ว +26

    Alle haw naxariisto sooraan😭😭

  • @cabdiraxmaancabdulaahiciga8690
    @cabdiraxmaancabdulaahiciga8690 2 ปีที่แล้ว +20

    Allow kuunaxariiso abwaan sugule soraan 😭😭🤲

  • @anabnour1364
    @anabnour1364 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahoow sooraan naxariistii jano ka waraabi qabriga u waasici caawa waa habeenkii 1aad ee uu hoyday gurigiisii runtaaa

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 6 ปีที่แล้ว +31

    Nabada allaha u siyaadiyo dds.somaliland puntland inta kalene ilaahey nabad haka dhigo

    • @ahmedyare6444
      @ahmedyare6444 4 ปีที่แล้ว +3

      Ammiin sxb gacaliye wadanka allaha nabad ka dhigo

    • @nuuraali4386
      @nuuraali4386 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedyare6444 swryt

  • @barreahmed9636
    @barreahmed9636 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle Haw Naxariisto Sooran Ismaciil Sugule Alle Qabriga Hakugu Janeeyo

  • @hantiofficial6943
    @hantiofficial6943 2 ปีที่แล้ว +8

    Eebbe sidaad nooga qoslin jirtey hakaaga qosliyo sooraanoow quluubtayada waadku ku jiri doontaa intaanu noolnahaye.

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 ปีที่แล้ว +8

    Ilahey janato fardowsa ha ka waraabiyo sooraan 😭😭😭😭😭😭

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 หลายเดือนก่อน

      ​@@caweyskadalmaris currently not allowed to say about this 😭😭😭😭🤲

  • @kamaallee1101
    @kamaallee1101 9 ปีที่แล้ว +18

    Caadi ma ahan riwaayadaan waxaana leeyahay good work dadkii ka soo shaqeyayow iyo kuwii soo galiyeyba. Waxaana leeyahay bulshawenyta soomaaliyeed fiiriya sida oo is dhexgalka iyo fun ku uu qeemo u leeyahay.

    • @saciidmaxamuud363
      @saciidmaxamuud363 4 ปีที่แล้ว +1

      Oo wagab lehe hadoo San u qoslaayey beerkaa i xanuunay war badanaa reer nooradka

  • @zakiali9305
    @zakiali9305 3 ปีที่แล้ว +14

    Allaw kuuu naxariiiiso soraaan
    Ismacil sugule.
    Runtiii
    25/may / sacduna.3:39 arbaca ayuu xaqii ku imi. Magala burco
    Allaw marti la jecelay kayeel😭🤲😭😂😭😭😭😭

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahey ha unaxaristo adeer sooran waxan rajeyn inaan janada kuwada kulano incha allah legend never die qalbiyadeena ayaa ku nooshhy🤲😭

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @user-dm7tn9uc6v
      @user-dm7tn9uc6v 10 หลายเดือนก่อน

      اللهم امين يا رب العالمين ❤️🤲❤️

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 3 ปีที่แล้ว +33

    Walee ruwaayadan wa waxkle, inta 2021 januarry dhawaneyso ismuujiya 👍☝️✌️

  • @anishasheikhyusuf3277
    @anishasheikhyusuf3277 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sooraan wan kuu xiisnay 😢Allow kuu naxariiso 🤲😢 aamiin udhaha

  • @browngirl7037
    @browngirl7037 3 ปีที่แล้ว +18

    hhhhh Ex kaygi hore ayey isku cod yihin kan inanta lo wado isna reer jigjigu aha inta iga danbeysaba wn salamayaa from hrgeisa 2020

  • @sulaimandaahir2867
    @sulaimandaahir2867 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha u naxariisto Sooraan

  • @jamaalpro4332
    @jamaalpro4332 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilhay ha unaxariisto sooran from burco 😢😢😓😓😓😓😓😥😓😥😓😭😭😰😰ilhy janadi ha geeyo

  • @AHMEDSAID-ux3re
    @AHMEDSAID-ux3re 3 ปีที่แล้ว +10

    Plz hadaa vido gan iga dambeeysid uducee wll keen sooraan in u alle unaxariisto 😢

  • @dahirMahamud-lo8mo
    @dahirMahamud-lo8mo 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ha u naxariisto sooraan yaa rabi🤲

  • @asmacismaan2767
    @asmacismaan2767 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku naxariisto sooraan Amiin Amiin

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 ปีที่แล้ว +2

    Abtigay sooraan alloow kuu naxariiso.

  • @filzandheeman6010
    @filzandheeman6010 5 ปีที่แล้ว +35

    Macaan Layne Nin Macaan baanu Ku haynaaye kaalay Aabe Isaga Raaac 😂😂😂😂😂😂Qosolki Adunka Sooran 😂😂😂

    • @aqoonkororsi5353
      @aqoonkororsi5353 4 ปีที่แล้ว

      Alla run badanaa. Nin wax kamacaan oo ay raadinayso waa maxay?

    • @najiibyaska9389
      @najiibyaska9389 3 ปีที่แล้ว +2

      Rabi ha unaxaristo soran😥😥😭😭

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain5763 3 ปีที่แล้ว +11

    Geeridii soooran kadib yaa daawanaayo 😭😭😭😓😓

  • @cabdinuurkhadar7424
    @cabdinuurkhadar7424 ปีที่แล้ว +3

    geerida sooraan kadiba daawanaya allaya raxma😢😢😢😢😢

  • @zakariamaxamuud6615
    @zakariamaxamuud6615 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilaah qadartii waa hore ayaan daawaday maantana waan ku ceshtay ilahw unaxriizo sooraan wllhi waan ilmaynaya 😪😥😥😢

  • @ururkasamafalkamarwo6238
    @ururkasamafalkamarwo6238 2 ปีที่แล้ว +6

    ILaahow u Naxariizo sooraan😭🤲

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @apdinacheib7775
      @apdinacheib7775 2 ปีที่แล้ว

      Amiin 🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @zakariyemahamed6400
    @zakariyemahamed6400 3 ปีที่แล้ว +6

    2015 baan ka dawan jiray moobil niicle ah hhhhhhhhh masha Allah

  • @salmahassan5457
    @salmahassan5457 3 ปีที่แล้ว +11

    Ruuxii iladawanayA 2021 lekisaara

  • @cabdirahmanmohamed6577
    @cabdirahmanmohamed6577 7 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu haunaxaristo abwanka
    Ameeen Ameeen

  • @abdirahmanjoodhaa6974
    @abdirahmanjoodhaa6974 2 ปีที่แล้ว +6

    Somali best comadian ❤
    Ale unaxariiso 😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @Ubaxcabdirxmaan
    @Ubaxcabdirxmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Ruwaayada kaliyee ka caajisaynin ilaahay haa unaxariisto inti dhimatayna🥺🫶🏻❤️‍🩹 still 2024

  • @ahmeddeeqmuhammad6941
    @ahmeddeeqmuhammad6941 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashaaa alah kufan degangeyiiga jijigaaa alaha amansadoo dadkeyigaa iguuuqaliga ahaaaaa😚

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 9 ปีที่แล้ว +35

    I want see more of this, is good to see somali get together and have good time, waa wax lagu farxo Somali isku imaado oo iska baashaalayso hope i see more of this, Thank u guys.

  • @hurfemavio5806
    @hurfemavio5806 ปีที่แล้ว +2

    Allh u nxaristo soorsan waa bil ramadaane😢 anagana nooga daba naxariisto

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah haunaxaristo Sooran , 2014 kii dawan jirii anigo 13 sano jira, cawana asago geriyodi ayan kuceshtii . Ya Allah Uraxmo Sooran rabiyow raxiimow.

  • @nejibhassan4881
    @nejibhassan4881 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaa dawanayaa 2021

  • @hamdushmo
    @hamdushmo 3 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi hakuu naxaristo Soraan runtii udub dhexaad umadda Somaliyed ka baxay ayuu ahaa

  • @user-ju5yl7ih6o
    @user-ju5yl7ih6o 2 หลายเดือนก่อน +1

    I'm watching 👀 2024❤😮

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 ปีที่แล้ว +1

    Allow Adaa wayno Waa xide sooran Ismacil U naxariiso runtii Qof Aan ilaawi kari la.ahy weye Soran 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭naxariis waarta allow ku sii

  • @nadrafarah5399
    @nadrafarah5399 3 ปีที่แล้ว +14

    Qabriga inuu alla unuuro aynu uducayno wllkeen sooraan oo maanta inga hoozeeya😰

  • @istahilhussein1570
    @istahilhussein1570 6 ปีที่แล้ว +26

    Adeerkay mcne axmed budul cwaa beerkaa ixnny qosoldaraadeed kulhaaxiinkaakaaduulaa garbadii geeliqaalagumoodii kkkkkkk😂😂 adeer ky qaali axmed budul inolow abbo❤️

  • @khadiiraabdi3228
    @khadiiraabdi3228 3 ปีที่แล้ว +14

    2020 9 30 daawanaya kama daalo

  • @maxamedsicid5864
    @maxamedsicid5864 2 ปีที่แล้ว +3

    Manto bishu tahy 2022 1 1 ayan dawanaya sacaduna tahy 3:13 galabnimo halkan waxan uga duceynaya soran Ismail sugule ale how naxaristo isaga iyo wixii is lama
    Aminata soo racsha wixii comments akhriya
    Sooraan hantidi umada somaliyed
    Geeray xishoodly😪

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @cabdalecismaan2273
      @cabdalecismaan2273 2 ปีที่แล้ว

      manto bishu tahy 2022 4april 26 ayaan
      saacaduna tahy 3::16 galabnimo halkan wxan uga ducaynayaa soran ismail sugule ala haw naxariisto isaga iyo wixii islaama
      aynu uwada ducayno wllyaal waa malin ramadane

  • @hussenbishar5726
    @hussenbishar5726 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow unaxaristo soran

  • @xuseenxasan6026
    @xuseenxasan6026 3 ปีที่แล้ว +12

    mansha allah noolaad dhamaantiin somali maxamed ilahay ha idin daayo amiin aamiin long life all my freinds

  • @ifraahmohamed4381
    @ifraahmohamed4381 3 ปีที่แล้ว +21

    2021 hadaad daawade thy like dhac dhac😃😃

  • @kaafiyare3323
    @kaafiyare3323 3 ปีที่แล้ว +27

    2021 hada dawwaneso like ha ilaa dhafin

  • @aaminasahraxuseen5422
    @aaminasahraxuseen5422 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @ASMAHABI.
    @ASMAHABI. 2 หลายเดือนก่อน +1

    sooran Alleh naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii islaam ahba

  • @abdifatahyusuftahir3598
    @abdifatahyusuftahir3598 3 ปีที่แล้ว +10

    Habeen kaas Habeen Iga Qosol Badnaa NoloshaY Ima so Marin😅😅😅

  • @djibdja154
    @djibdja154 ปีที่แล้ว +2

    Who watching 2023 ☝ Djibouti

    • @eidahmed5168
      @eidahmed5168 7 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa 2023❤❤

  • @mawliidjr3449
    @mawliidjr3449 2 ปีที่แล้ว +1

    Pest song 2014❤👊 ban daawaday izago unolyahay jilaagi canka ahaa cawa ay iga soo horbaxdayna kuma jiro alle ha naxriisto

  • @mohamudmohamedmohamed271
    @mohamudmohamedmohamed271 2 ปีที่แล้ว +4

    thanks muuqalka bahay form jigjiga cawayska dalmar

  • @ahmetfaisel1700
    @ahmetfaisel1700 4 ปีที่แล้ว +52

    2020 dawaday aniga ☝️☝️☝️☝️☝️😅😅😅😅

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz หลายเดือนก่อน

    Cajiiib 2024 ayaa daawanaya ilaahayow ku naxariiso sooraan

  • @usaamashire661
    @usaamashire661 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto sooran

  • @daaudupdykariim7631
    @daaudupdykariim7631 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan soraan ala ya raxma😢 inta firsanayso like ii saar 😢

  • @munocllhi7627
    @munocllhi7627 2 ปีที่แล้ว +3

    2015 ayan mobel walshey iga weyn ka dawaday anoo 12 jira radis badan ka Dib cawaan dib u helay 7 sano mahad sanid caweyska dalmar wax badan an wayay ayan ka helay channel kan

  • @xamdiabdi4588
    @xamdiabdi4588 ปีที่แล้ว +1

    Geerdii sooran kadib baan dawanayaa illhy ha kuu naxaristo 😂😂😂😂

  • @qaasunmacalincabdule8537
    @qaasunmacalincabdule8537 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah sooraan allahayow kuu naxariiso wllhi ruwaayada in badan wey iga qoslisay

  • @abdihussein9138
    @abdihussein9138 8 ปีที่แล้ว +16

    inama caadi ma'ahan

    • @ahmedfadgalbedi1444
      @ahmedfadgalbedi1444 3 ปีที่แล้ว

      Whfah

    • @ahmedfadgalbedi1444
      @ahmedfadgalbedi1444 3 ปีที่แล้ว

      G🦙😤😲🤑🤑😤🤑🤑🤑🙃😪😝😜😛😕😕😕😕🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇱👌

  • @hondiizosman9729
    @hondiizosman9729 ปีที่แล้ว +1

    Geerida soooran Kadib Ayan daawanaya allow Ku naxariiso abwaane qalbiyadeena kma bxi doontid 😭😭🙏

  • @fadxixasan5895
    @fadxixasan5895 2 ปีที่แล้ว +2

    AHUN Sooraan ismeil sugule geeridiisii dabadeed inta daawanaysaay iila duceeya 😪😔😪
    23/September/2021 maalin KHAMIIS AH DAAWANAYAA ALX🤲
    Hore ayaan u daawaday 2015 lkn imikana ku ceshtay lagama xiizo dhacayo

  • @hussein-alifarah3678
    @hussein-alifarah3678 3 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan oo dhinday kavacdi yaa daawanaayo?👎👎👎2021

  • @arahmanmoh4727
    @arahmanmoh4727 2 ปีที่แล้ว +3

    AhU Sooran dabadii inTa daawanaysaaY iiila duceeYa 22/9/2021 wednez-daY 😓😓😭😭😭😭😭

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว +8

    Ruwaayad cajiib ah oo aan nuuceedoo kale dib dambe loo jilidoonin waxaan daawaday 6 ilaa 7 sano kahor anigoo yar
    Caawa oo taariikhduna ku beegantahay 29 /maarso/2021 ayaan daawanayaa markale ruwaayadaan cajiibka ah. commentigaan waxaan sooqorayaa
    10:02-PM oo habeenimo.

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 4 ปีที่แล้ว +13

    Dhantoyinka riwayada ku jira
    Ee nuur carale tolow iyago goni ah
    Mala helaa waanka helay iyo dhaantada sooraan qaadayo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Dhaantada Nuur Caraale waa tan th-cam.com/video/PPlu-MUYcgM/w-d-xo.html
      Dhaantada Sooran waa tan th-cam.com/video/h3WoHMYNlO0/w-d-xo.html

    • @cadallacadekacade6141
      @cadallacadekacade6141 3 ปีที่แล้ว

      Haa

  • @mujahiddohe1985
    @mujahiddohe1985 3 ปีที่แล้ว +3

    War wan Kaso DahAy izh 🤪 pAl likE SarA
    👇💋

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 ปีที่แล้ว +8

    Qosol igum harin 😂😂 alh soraan umdeen mahan

  • @yjama4073
    @yjama4073 5 ปีที่แล้ว +11

    Waxaan ku qoslay sodogay miyaa tahay sooraan ku lahaa mayee ayeyaan kuu ahay kkkkkk

    • @saciidmaxamuud363
      @saciidmaxamuud363 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk mayeeeee abootadaa aan ahay kulahaa sooraan

  • @shaficinoor7612
    @shaficinoor7612 2 ปีที่แล้ว +2

    Allha u naxaresto abwn sooran🥺😥🤲

  • @cabdiqaniisco1824
    @cabdiqaniisco1824 11 วันที่ผ่านมา

    Who Watching 2024 ❤😢

  • @sooyaalkataariikhda9706
    @sooyaalkataariikhda9706 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan Waraabe adhi ku samaynin buu inugu sameeyay mr jawaan

  • @NimcaCawale-dq2cu
    @NimcaCawale-dq2cu 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan Daawanayaa 3/8/2023 😢 labo Sano Ka Dib Geerida Sooran illhy Ha u Naxariisto 😢

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 ปีที่แล้ว +25

    2020 YADA WANAYO Like ta Hunayal❤🔝

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍👍👍

  • @mohameddahir8514
    @mohameddahir8514 9 ปีที่แล้ว +8

    I surely love this

    • @salamanmaxamed3403
      @salamanmaxamed3403 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @muktarcmalik2754
      @muktarcmalik2754 3 ปีที่แล้ว

      rawaayad qosolbadan

  • @sh.mustafechannel
    @sh.mustafechannel 3 ปีที่แล้ว +1

    InTa DaWanaYsaa Like SaaRa

  • @badalbudul7878
    @badalbudul7878 หลายเดือนก่อน

    Illaahi naxaristo ❤❤abwan raan

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 6 หลายเดือนก่อน

    Who watching in 2024 ??illahow u naxariiso intii dhimatay uu soraan ugu horeyo

  • @cabdinaafac12esse62
    @cabdinaafac12esse62 8 ปีที่แล้ว +7

    cadi mahan soran landhere igadheh

  • @xafsaibraahim2664
    @xafsaibraahim2664 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hoow naxariisto soran alle qbri hoow wasiciyo

  • @ibrahimhussein3345
    @ibrahimhussein3345 2 ปีที่แล้ว

    Very much to today aadbad umahadsantahay this is good thanks

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      You are most welcome, adiga muddan

  • @muhammedabdullahi2935
    @muhammedabdullahi2935 3 ปีที่แล้ว +6

    2014tii ban daawaday Ruwayadan Hadane wa 2021 March 5

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +2

    33:49 Macaan lahayne Nin macaan baanu ku haynaa AABE kaalay isaga Raac😂😂
    37:52 Anaga haku xadgudbin xuquuqda inantayada iyo ninka aanu siinay e ay Ooridiisa Noqondoonto Caruurtay Dhali Doonto Yaanay ku Qabsan Reeraha Miyiga o dhani ye😂😂😂😂
    1:03:20 jarmalkaa wuxuu ku maahmaahaa Marka wax laguu Dhiibbo bad wax Garataa😂😂
    1:22:08 Geelii Abaartii baa Laacday
    Adhigiina Markuu geelu waraaqayay banu maraq uga dhignay lacagtina Xaabo banu so siinay kulaha😂😂😂

  • @Mahrez7596
    @Mahrez7596 19 วันที่ผ่านมา

    Allahayooow kuu naxariiso😢
    Bari hore oon daawaday anoo qoslayan ka tagay caawana anoo ilmaynayaah
    Runtii nin lamidi somaali ma soo mari doono Sooraan ismaaciil suguLe😢

  • @cabdiqaniibrahim5453
    @cabdiqaniibrahim5453 ปีที่แล้ว +1

    Sorraan a
    ALLAH hakuu naxariisto 2014 kii maxaad umada qalbigooda qabsatey haddana waa 2022 wakhtigu wuu socdaa

  • @ahmedjamac2415
    @ahmedjamac2415 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto sooraan🤲

  • @ruweydoomaar8001
    @ruweydoomaar8001 3 ปีที่แล้ว +5

    Allha kunaxariisto
    😭

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 ปีที่แล้ว +15

    Ninkaagaba Iska Baro Waa Jaamacade kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Sooraan Ismaaciil Sugule Some Thing Else indeed

  • @abdiraxman9095
    @abdiraxman9095 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow unaxarissa soran 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @yahyaabdi7664
    @yahyaabdi7664 3 ปีที่แล้ว +1

    Soraan illaah qabriga ha uwasiciyo

  • @joketime5995
    @joketime5995 ปีที่แล้ว +1

    1:27:07

  • @fardawzhazzan3157
    @fardawzhazzan3157 3 ปีที่แล้ว +26

    2015 Ayan dawaday hdna 2021/jan/19 keda ayan ku cesheday🥰✌️

  • @hogaamiyahawadanka5373
    @hogaamiyahawadanka5373 4 ปีที่แล้ว +15

    ANi waXaan daawadY 2016 hadana waan ku ceshtaY oo athy sanadu tahAy 2020

  • @mustafemaxamed8936
    @mustafemaxamed8936 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh

  • @mustafaabdi3516
    @mustafaabdi3516 9 ปีที่แล้ว +22

    Fantastic way 100%