Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 3aad | Xilligaan doonaan imaanayaa | Astaan 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: / @astaanmedia
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid หลายเดือนก่อน +327

    Suubane nabi muxamed scw ❤❤❤
    Umadiisii baan nahanay ❤❤❤❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @nafidias273
      @nafidias273 หลายเดือนก่อน +3

      Scw

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw ❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @farmamediagroup5860
    @farmamediagroup5860 หลายเดือนก่อน +422

    mumin baalow😂😂😂wana waly ii bixi iyo igli 😂😂😂😂 like

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

    • @mop8084
      @mop8084 หลายเดือนก่อน +4

      Baalow waa waalanyahay iibixi hadana iigu celi kuye😂😂😂😂😊

    • @Abdullahidaacad2
      @Abdullahidaacad2 หลายเดือนก่อน +3

      Walaahi qosol la dhimi gaaray 😂😂😂😂

    • @nadaaayaan5486
      @nadaaayaan5486 หลายเดือนก่อน +1

      Itas tiktok ka suge 😂😂😂​@@Abdullahidaacad2

    • @lilmaali9087
      @lilmaali9087 หลายเดือนก่อน +3

      Kkkk il lagu shaqeesanayaa fiirinayay kulahaa

  • @Hanaanwacan
    @Hanaanwacan หลายเดือนก่อน +125

    Hadad Curad tahay ood ilmaha la soo korisay xanun hooyadaa ay ku la soo martay wlaiba aad danyar aheydeen aad buu ku tabanayaa😢illahyow inta ku jirtaaa Faraj kheyr qaba u fur. 🤲!

    • @you...252
      @you...252 หลายเดือนก่อน +5

      Wlshey hadalkada xanuun ban kadaremay😢 lkn mar warba Allah ayaa jogo😊

    • @FarahCabduqadir-cb6wm
      @FarahCabduqadir-cb6wm หลายเดือนก่อน +3

      Haa wlhi beenta ma aha😢

    • @IsmahaanNuuni
      @IsmahaanNuuni หลายเดือนก่อน +5

      Corad baan ahay wiliba hooyadey korsate aabe la garab istaagin hadana utaagan carurti hoyaded iney goriso karabna siiso hoyaded qadaamo ayaan u noqde hoyadey Io carurta ika yar alle ha ila garab kalo Hana ika saaro qadaamada Io inti ila mid ahba noloshaan mid ka wanaagsan baan rajeynaa qadaama nimo wan dhebsade lkn danta baa iku galifeyso😢

    • @sucaadabdirisakh7189
      @sucaadabdirisakh7189 หลายเดือนก่อน

      Amin

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 29 วันที่ผ่านมา

      @@IsmahaanNuuni ilaahey Caafimaad iyo nolol qurux badan adiga iyo family gaaga ha idin siiyo farxad ku noolada qaali

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel หลายเดือนก่อน +220

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 7k waxyar iga dhiman🍃🍃🍂ONE LOVE TEAM ASTAAN TV

    • @ARCAfrica-el7by
      @ARCAfrica-el7by หลายเดือนก่อน

      Ku siiyaye soo ducee

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf หลายเดือนก่อน

      chanel kaaga faaido maleh sxp😂😂😂

    • @sihammohamed2579
      @sihammohamed2579 หลายเดือนก่อน

      ❤😂🎉 Astana tic

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 หลายเดือนก่อน +239

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 หลายเดือนก่อน +27

    War Ilaahey ka baqa, rasuulka like haku radsaninaha so qora faallo fcn si like lagugu saro 😂

  • @user-vj4zb2vv1w
    @user-vj4zb2vv1w หลายเดือนก่อน +120

    Intaa sadaxdan ciwan ka dawata film ada...astan TV...universal TV....xogmal media....Favs waye wlh 😂

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 หลายเดือนก่อน +246

    Xaasidnimada iskadaa nabiga ku sali callayhi salaati wasalaam🥺❤️🫶🏻

    • @sabransalaad9356
      @sabransalaad9356 หลายเดือนก่อน +1

      Xaasinimo noocee dabaaley waxaa kuhadleyso xisaabi ha iska hadline

    • @hodannisha8053
      @hodannisha8053 หลายเดือนก่อน

      @@sabransalaad9356 Naa ada dabal ah wasq yahay

    • @asmoaxmed9860
      @asmoaxmed9860 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @Macalindugsi23
      @Macalindugsi23 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @FarhiaKabayare
      @FarhiaKabayare หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 หลายเดือนก่อน +36

    Astaan bilad baa uqalantaan waw 😮🎉 gabadha shaqaalada iyo gabadha indhaha la, waa kuwa ukhatarsan dhanka jilista 👏👏

  • @raaqiyaahmed4814
    @raaqiyaahmed4814 หลายเดือนก่อน +212

    Waa idinka yaabay!
    Luuqada somaliga maa horumarisaan, intaa luuqad qalaad ( ingriiska) aa horumarin laheydeen.

    • @haniupdy
      @haniupdy หลายเดือนก่อน +2

      Waa runtaa wllhi😢😊

    • @Gooni2
      @Gooni2 หลายเดือนก่อน +5

      Waxan jeclaan laha commentigaga inee dad badan like saaran sidee u arkaan bahdaan

    • @husenadde9041
      @husenadde9041 หลายเดือนก่อน +17

      sidee loo horo marinaa cml
      Aduunka dadka ugu soo wax saarka badan tayo ahaan waa jaban iyo china weyyan meel ay luuqadooda ku qoron tahay maad aragtay shacabkooda %35 waxay ku hadlaan Englishka hindina waa sidoo kale english ayaa u ah luuqada 2aad ay ku hadlaan
      luuqad waxba sooma kor dhiso Nidaam iyo nabadgalkyo kala dambayn Aqoon iyo wax soo saar dhaqaale intaa ayaa horomar soo kora dhiso

    • @Gooni2
      @Gooni2 หลายเดือนก่อน

      @@husenadde9041wee soo kordhiso waliba baal weyn bee ka ciyarta hormarinta afka hooyo oo dhalinta soomaliyeed losoo jeediyo oona hodan looga dhigo afkooda kadib laga gado aduunka oona qiimo sareeso looyelo afkeena hooyo.
      Isweedii manta erayo farabadan oo afsomali baa jira oona wada aqoon afcarabi io ingiris io swahili ba afka naloogu milmay kadib ba lamoodaya afka somali inuusan laheen eray dhanba waxa turjuma

    • @hamdihasan4743
      @hamdihasan4743 หลายเดือนก่อน

      ​@@husenadde9041sax waaye wll hadalkaaga

  • @qadanabdirhman7882
    @qadanabdirhman7882 หลายเดือนก่อน +51

    Allah is one ❤
    Ku sali xabibken Mohamed.
    Scw❤😊

  • @alimahamed6251
    @alimahamed6251 25 วันที่ผ่านมา +9

    Thanks Astana iyo alifaha iyo jilayaasha dhan fadlan isku daya xalqadkasta mesha ay kudhamato kabilaaba hadii kle waxa inta fiirsato umalaynayaan in xalqad dhaaftay ❤sababto ah meshay dhamato mahine meelkale kabilabanaysaa xalqadaha. Thanks

  • @sumayamaxamed3344
    @sumayamaxamed3344 หลายเดือนก่อน +23

    Wow yilayaasha siday wax u jilayaan waa MashaAlleh astaan tv sidaa u jecelahy mar uun wax inaa ka jilaa rajaynaaa😢

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad4870 หลายเดือนก่อน +216

    Ani waxan layabe dadka saliga nabiga صل الله عليه وسلم ku qarabanaya.. Allah kabaqa maxaa keny saliga nabiga melan ku haboneyn..😢

    • @user-xy9sm4bl4f
      @user-xy9sm4bl4f หลายเดือนก่อน +3

      War tadkan ani intan layawe ayan amakag udintey

    • @queenbushra1553
      @queenbushra1553 หลายเดือนก่อน +2

      Intee comments ka sii aqrisanaayaan hasii ajarsadaan ceeb miyaa

    • @user-dp2ok5mw9i
      @user-dp2ok5mw9i หลายเดือนก่อน +2

      Qaraabasho ma ahan saliga nabiga in dadka la xasuusiyo waa loo baahan yahay ma lacag baad siinaysaa qofka ku sali nabiga ku dhahay scw malaha like ta qofka loo saari baa wax wayn kula noqotay qofka ku xasuusiya saliga nabiga wax wayn buu kuu taray maalin aan maanta ahayn baad ogaan faa'iidada saliga nabiga scw😢

    • @idilehidriss-oc4pe
      @idilehidriss-oc4pe หลายเดือนก่อน +1

      Hays dhibinba like ha usaarin lkn afkaaga ugu sali scw dheh bas allah ku og that is Easy

    • @FaadumoYusuf-vp8jj
      @FaadumoYusuf-vp8jj หลายเดือนก่อน +1

      Adi culays muu kuugu hayaa mxaa adi ajar lee samaysanaa intii lakaa rabay inaad umahad celiso ma ahan ind sidaan uhadashid

  • @Abeera..Cade..
    @Abeera..Cade.. หลายเดือนก่อน +336

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤

    • @abdrahmenibrahimahmed9646
      @abdrahmenibrahimahmed9646 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw ❤

    • @sahrnoriye5560
      @sahrnoriye5560 หลายเดือนก่อน +2

      Noaoonoqo wlala

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 หลายเดือนก่อน +3

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة والسلام 🤍♥️♥️♥️

    • @aaminomaxamed3344
      @aaminomaxamed3344 หลายเดือนก่อน +2

      Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤❤❤

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash หลายเดือนก่อน +67

    Inta jecel in filimku Markiiba hore ka bilawdo ila neceb Xayaysiinta😂 wan idin salaamay ❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 หลายเดือนก่อน +45

    Masha Allah Astaan filmaantooda, xayeysiinta filmka ee Intro, jilitaanka, camerada, codka waxkasta 100%, habeenada noo soo deysaan soo badiya fadlan

  • @DuraanAli
    @DuraanAli หลายเดือนก่อน +55

    Wow, jilaayaasha oo dhan waa VERY TALENTED, bismillah, I love it!

    • @zaadaamzaadaam
      @zaadaamzaadaam หลายเดือนก่อน +1

      masha Allah dheh not bismilah

    • @IftiinJanno
      @IftiinJanno หลายเดือนก่อน

      ​@@zaadaamzaadaam bismillaah mafahamsan tahay macnaheeda

  • @apdiaziizdayib9805
    @apdiaziizdayib9805 หลายเดือนก่อน +44

    Wixii landers ❤️🤍💚 oo filinkan ila daawada waan salmayah eidkenia waa soo dhow yahyyyy hpyyy 18 may❤

    • @MuhiimMuhiim-pq8yv
      @MuhiimMuhiim-pq8yv หลายเดือนก่อน +1

      Waka qaadnay inder ciideena coming soon 🎉❤

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 หลายเดือนก่อน +1

      Wakaa Qaadanay shoodne❤

    • @degan8661
      @degan8661 หลายเดือนก่อน

      Waa kaa qaaday

    • @hamdixsan
      @hamdixsan หลายเดือนก่อน +3

      Qudaarta waa idin salaamay

    • @user-rv3er7rx1s
      @user-rv3er7rx1s หลายเดือนก่อน +1

      @@hamdixsanimtixaan😂

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d หลายเดือนก่อน +39

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @nickname-rb7hq
    @nickname-rb7hq หลายเดือนก่อน +31

    Nin xalaal ah oo hooyo fican dhashay Gabar qalbigeeda madhawacayo ilaahow Gabar farxadeda mooye murugteda sabab yaanan unoqon🥺

    • @Shamsuuni987
      @Shamsuuni987 หลายเดือนก่อน +1

      Ragow dumarka ilaaliya 😭

    • @NajmaFarhaan
      @NajmaFarhaan หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay Ha fahansiiyo kuwa xunxune magaca Idinla shegta arintaa walal😢😢

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 หลายเดือนก่อน

      Nickname😢 Ameeen walal wanagsan aya tahay oo gabadhaha wanaga lajecel Allaha ku xifdio

    • @MaxamedCabdibarre-vn9hf
      @MaxamedCabdibarre-vn9hf หลายเดือนก่อน +1

      Amiin❤😢

    • @user-bz2ev9et6p
      @user-bz2ev9et6p 27 วันที่ผ่านมา

      Ummm💕💋

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 หลายเดือนก่อน +104

    Allah is one ❤

  • @user-dc7ml8qx1k
    @user-dc7ml8qx1k หลายเดือนก่อน +18

    Wakahelay siduu ubilaabday iyo sida qurxoon aad udhameseen 3 thank you for everything ❤👍👍

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 หลายเดือนก่อน +72

    😂😂waan qoslay wlhi intuu lacagtii tiriyey kulahaa iigu celi maba la isdhibaayo kawrn 🥰ninkas wuu kabaxsadey

    • @BintiyeE1234
      @BintiyeE1234 หลายเดือนก่อน +4

      Waxan hubinaye in lacagteyda lagushaqeysto😢😂😂

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 หลายเดือนก่อน +1

      @@BintiyeE1234 waan kuceshtay dhowr mar xitaa 😂xaraabo weeye

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r หลายเดือนก่อน +1

      ​@iyodiriye9282 isku mid ayan nahey wlhy kkkkk

    • @idilali8144
      @idilali8144 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

  • @farxiyoshaale
    @farxiyoshaale หลายเดือนก่อน +193

    Kusali_rusul_kena_muxamed_scw

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 หลายเดือนก่อน +70

    Kkkkk waa funny midka intuu lacagta labaxay uu tiriyeey ayuu hadana dhahay ku celi 😂😂😂😂

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 หลายเดือนก่อน +117

    WALAL KU SALI RASUULKA MOHAMED (SCW)❤❤

    • @AxmedJamac-xe9bm
      @AxmedJamac-xe9bm หลายเดือนก่อน

      Ku sali xabiibkeeba nebi Maxamed CSW

    • @user-ip7jr6pz9v
      @user-ip7jr6pz9v หลายเดือนก่อน

      Nabiga Maxamed Salallahu Caleyhi Wasalab ❤

    • @user-oh6ku3uj7x
      @user-oh6ku3uj7x หลายเดือนก่อน

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤️ ♥️

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 หลายเดือนก่อน +62

    Waxaan la dhacay hooyada markay gabadheeda kula talinayso inay mustaqbal sameysato ee shaqo uun aysan daba cararine ileen waqtibaa ku socdee ilahow Hooyo aragtideeda dheer iyo naxariisteeda ka abaal mari ❤Hooyo

    • @nusramoha8899
      @nusramoha8899 หลายเดือนก่อน +3

      Faarax naag shaqeysa dhibta

    • @AishaQurux-yu1pb
      @AishaQurux-yu1pb หลายเดือนก่อน +3

      Markan arkay qoralkaga wxan firiyay magacaga 😂

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh หลายเดือนก่อน

      Wlhi aniga xta😂😂maba arki karan naag horumar samaynayso​@@AishaQurux-yu1pb

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 หลายเดือนก่อน +18

    Walee hadaan gabdho nahey guurkii horor lee naloga dhigey ileen malintii dhan lee nalaku qulaabineh cabsi cabsi ahaa 😂😂😂Allah siiyo qofkiisa wacan oo wanaagsan 🤲🤲Musalsalka waa shidanyahy

  • @abwaancamaari
    @abwaancamaari หลายเดือนก่อน +31

    Filimkaan asaga dhanba waan fahmahy ugu danbeyn Gallad iyo gabadha bosska ah ayaa isku yaaci doona si ay labada oday u hishiiyaan yaala ila fahmay kkkk Subs

    • @ifrahali7527
      @ifrahali7527 หลายเดือนก่อน +3

      Galad iyo duniya isjeclan dono ano ahan

    • @fatumahussein8832
      @fatumahussein8832 หลายเดือนก่อน

      Iskufikirat😂​@@ifrahali7527

    • @hamdimohamud5869
      @hamdimohamud5869 หลายเดือนก่อน +1

      Galad iyo gabadha indha la’aanta jileeso iila egtahay actor iyo atirasha ayagee iila muuqdan😊

    • @xuseenismaaciil4472
      @xuseenismaaciil4472 หลายเดือนก่อน

      gallad iyo duniya

    • @salmacabdulqaadir8438
      @salmacabdulqaadir8438 หลายเดือนก่อน

      Ani😂

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 หลายเดือนก่อน +27

    Astaan waa musalsalka ugu horeysay aka dawanayo 😂❤sabab kle uma dawanayo waxa udawana dadka aqana wilka yar caseeyaha ah ❤

    • @nimcoxashi5061
      @nimcoxashi5061 หลายเดือนก่อน +2

      Anigaba sido kale sabirin tarteda oo wada musalsalka filo oo aad u macan

    • @sumayamaya8568
      @sumayamaya8568 หลายเดือนก่อน +2

      ani wiilka yar ee tiktok Mustafa bey kusoo galo darted ayaan udaa wadaa🤣❤❤😂🤣

    • @moa341
      @moa341 หลายเดือนก่อน

      Talented wyy yarkaas

    • @nadaaayaan5486
      @nadaaayaan5486 หลายเดือนก่อน

      @@sumayamaya8568 sax wakuhesta

  • @user-he7ks7dw9u
    @user-he7ks7dw9u หลายเดือนก่อน +70

    Mumin baaloow igu celi lacagta kulaha😂😂

  • @user-vj2mm3ez2v
    @user-vj2mm3ez2v หลายเดือนก่อน +50

    ❤❤❤❤❤ wan kahelay muqaaladind dhaxal hit waaye

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 หลายเดือนก่อน +124

    HAni Waxay jeclaan Doontaa Galad Diiriye Meel dheer ayaan waxka arkey Hhhhh yaa igu Raacsan Like 👍🏿 👌

    • @habsahabsa6341
      @habsahabsa6341 หลายเดือนก่อน +2

      Ani wn uu malaaynaya inay jclndonto

    • @user-kx9kf3tb7w
      @user-kx9kf3tb7w หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😅😅😅

    • @ABDIRASHIDAHMED-ss6oe
      @ABDIRASHIDAHMED-ss6oe หลายเดือนก่อน

      Lkn quftan Sabrinta filo filimkeda kujirti miya

    • @user-uf9cr7ug2z
      @user-uf9cr7ug2z หลายเดือนก่อน

      Haa hno​@@ABDIRASHIDAHMED-ss6oe

    • @Sihaamqurux-bt3vm
      @Sihaamqurux-bt3vm หลายเดือนก่อน

      Haaa qaaali😅​@@ABDIRASHIDAHMED-ss6oe

  • @barliincolow3319
    @barliincolow3319 หลายเดือนก่อน +29

    Filmka cadi nogu soo fasaxa astan plz sona badiyaa maxa wyey 5 malin dhan aad maqan yihiin❤😊

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +60

    Salaam Alaykuma first one thanks Astaan tv first one waarbal liketa igu dhooba 😂 maanigaa usoo horeeyay😅

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j หลายเดือนก่อน +99

    KU SALI NABI MOHAMMED SWC ❤❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @nafidias273
      @nafidias273 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @sumiita__03
    @sumiita__03 หลายเดือนก่อน +21

    Ww wan ka helay musalsalkan anigu ka daawanaayo dalka uk 🇬🇧 ❤💐💓

    • @AbdikarimKayse
      @AbdikarimKayse หลายเดือนก่อน +1

      Soo dhawaw wllo

    • @khaackhaac989
      @khaackhaac989 หลายเดือนก่อน +3

      uk inta kunool igu salaan😂

    • @sumiita__03
      @sumiita__03 หลายเดือนก่อน

      @@khaackhaac989 anaa kugu salaamayo xtaa galki iga hor yimaada wan kugu salaama😂😂👋🏻

    • @sumiita__03
      @sumiita__03 หลายเดือนก่อน +1

      @@AbdikarimKayse dhawahy

    • @AbdikarimKayse
      @AbdikarimKayse หลายเดือนก่อน

      @@sumiita__03 Uk Ayaan Alaab Kaaga Dirsan Lahaaye Xagee Lagaala Soo Xidhiidhayaa😂

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac7 หลายเดือนก่อน +4

    dunida maso Marin ruux ka sharf badan kana
    run badan nabi muxamad scw scw🤲❤️❤️🙏🫶

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน +10

    Allah is one❤☝ku sali xabiibken Mohamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaAbdulaahi
    @AsmaAbdulaahi หลายเดือนก่อน +25

    صلوا على الحبيب عليه الصلاة والسلام

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd หลายเดือนก่อน +33

    Astaan hersare ana daawade sare😂✅

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 หลายเดือนก่อน +9

    🤲🥺🥰Alx dheh hadad cafimd ku daawaneyso👍

  • @nafisohussen857
    @nafisohussen857 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah filimka aad baan uga helay waa filim dareenkiisa wato xalada la joogo ka turjumayo . ❤

  • @faajofaajo
    @faajofaajo หลายเดือนก่อน +15

    Arimaheena Legend Naa Fiiri 📹 Muuqaalkaan

  • @Cadanishow
    @Cadanishow หลายเดือนก่อน +18

    Abe ducaleh qulubteena ayuu gatay ❤

  • @XAYAATMOHAMED
    @XAYAATMOHAMED 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi waa film lagataxadrey dhan kastopa m.a astan ❤

  • @user-ff8fv2wg3x
    @user-ff8fv2wg3x หลายเดือนก่อน +19

    Filin xiize leh alle ha barageyo abwanka samayay iyo inta kale aqliga baa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +23

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @mumtaazqaali2631
      @mumtaazqaali2631 หลายเดือนก่อน

      Waku sary wll

    • @Idildhamays
      @Idildhamays หลายเดือนก่อน +1

      Wan kusaaray wll ana isaar

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +2

      @@Idildhamays wan ku sar wll mcn thank you ❤️

    • @Idildhamays
      @Idildhamays หลายเดือนก่อน +1

      @@fiidowmrk mahadsanid wl

  • @Moohaannor10
    @Moohaannor10 หลายเดือนก่อน +21

    Filimka waxaa ii amacysay Hani ..saaapiriin I like she acting

  • @user-wg9uy4hu8o
    @user-wg9uy4hu8o หลายเดือนก่อน +3

    Astaan ani maxa i qadan weyseen jilaa io direct wa noqonayo karaa wlhi talfenka Marko uso dhacayo iney dhahdo e ehed one second ama iga rali noqo markas kadib e qabato best director ever it's me😂

  • @user-ce4pw7kj2q
    @user-ce4pw7kj2q หลายเดือนก่อน +17

    Filimku cawa aad ayuu umacaana❤❤

  • @abdinasirhusen3804
    @abdinasirhusen3804 หลายเดือนก่อน +20

    Anaa uso horeyey😂❤

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha alah

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi หลายเดือนก่อน +24

    Nabiga Ku Sali wll scw ❤

  • @user-rz1eu9od5r
    @user-rz1eu9od5r หลายเดือนก่อน +24

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FunnyDuck-1
    @FunnyDuck-1 หลายเดือนก่อน +20

    1 like team dhaxal, i love you all❤

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 หลายเดือนก่อน +20

    Filimka sooyara dheereeya asxaabey please 🙏

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 20 วันที่ผ่านมา +1

    Jilitaan Dhammeystiran Luuqado Badan ha lagu tarjumo ❤❤❤

  • @FahadSaciid-is9wn
    @FahadSaciid-is9wn 23 วันที่ผ่านมา +2

    Waaaaw 🎉😊

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden หลายเดือนก่อน +23

    Yaa sideyda flimka kala socda Abudwak, Galgaduud, Somalia.❤

    • @mahamedabdi9097
      @mahamedabdi9097 หลายเดือนก่อน +1

      From jigjiga Galgaduud Taniyo yaraantaydii ayaan maqli jiray Waan Rajaynayaa inaan Buuqan doono mar inshaa allah!

    • @KunkaMudan-jm9el
      @KunkaMudan-jm9el หลายเดือนก่อน

      Waawareeyyyyyy😂😂❤️

    • @FarhiyoAbdull
      @FarhiyoAbdull หลายเดือนก่อน

      Me

    • @FarhiyoAbdull
      @FarhiyoAbdull หลายเดือนก่อน

      Me

    • @hamdixsan
      @hamdixsan หลายเดือนก่อน

      DHUUSAMAREEB

  • @yj_lak
    @yj_lak หลายเดือนก่อน +19

    Wax kale🎬

  • @mahamudabdirahman6984
    @mahamudabdirahman6984 หลายเดือนก่อน +10

    Muhiimadu maaha in filmku cusub yhy lkn 2024 ayaa lamarayaa film season yeelan karana oo musasal ah daqiiqadaha waa 50 ilaa 40 minute inta udhaxaysa ee isbqdal cusub la imaada

  • @nadar6092
    @nadar6092 หลายเดือนก่อน +24

    Muumin baalow se cml heee😂😂😂😅

    • @caashoxasan2961
      @caashoxasan2961 หลายเดือนก่อน

      Aniga xita wayabanahay😂😂😂

    • @TayipDaahir
      @TayipDaahir หลายเดือนก่อน

      Lacagta inay igu jirto ayn oganayi 😂😅😅

  • @khalidchampion4585
    @khalidchampion4585 หลายเดือนก่อน +8

    6:11 igu celi, dhib mey leedahay 😂😂
    Waakaa hubsanaayey macalin 😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +7

    Runtii wa filim xiisa badan oo cajiib ah
    Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo heysaan ❤❤❤

  • @Poqoradakaftanley
    @Poqoradakaftanley 14 วันที่ผ่านมา +1

    Jah wan ka hely wllhi filinkn❤

  • @Ariijiina
    @Ariijiina หลายเดือนก่อน +6

    Series kaan week gii meeqa mar ayuu soo galaa please

  • @jba9115
    @jba9115 หลายเดือนก่อน +18

    Mumin baalow Waa lakala shakiyay udaaran😂😂😂

    • @haniaxmed1242
      @haniaxmed1242 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

    • @najaxali5780
      @najaxali5780 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @Idildhamays
    @Idildhamays หลายเดือนก่อน +7

    Duniya tageersanahay ❤

  • @user-sy6wn2jo9o
    @user-sy6wn2jo9o 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine lla created prophet Muhammad ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw

  • @strikerbaariga65
    @strikerbaariga65 หลายเดือนก่อน +1

    Can't wait. I wish episode 4 would be more interesting

  • @user-vv1pb7vv4s
    @user-vv1pb7vv4s หลายเดือนก่อน +14

    Gallad diiriye iyo Marwo Hani waa labada uu ku shidnaan doono film-ka 😂 saas moohoo

  • @Abdikafipodcast
    @Abdikafipodcast หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allaah Ad Ban Usoo Fahmayna Qaab dhismeedyada Filimaanta Waliba TaYada Daahsoon MuuQalkan Oo Kale Uu Leeyhay

  • @calibadal
    @calibadal หลายเดือนก่อน +36

    Muumin baalow so funny 😂😂

  • @abdimalikismail9862
    @abdimalikismail9862 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaan hubinaayay inay lacagtaydii taalo iyo in lagu shaqaysanaayay 😂 waan kahelay runtii😅

  • @user-zo1pi6ns7p
    @user-zo1pi6ns7p หลายเดือนก่อน +9

    Yaaa ka actor ah wnba warere😮

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc หลายเดือนก่อน +3

    I can't wait part 4❤

  • @mohyedinfarahhosh2346
    @mohyedinfarahhosh2346 หลายเดือนก่อน +6

    Heer waxaa lamarayaa lagu dhahaayo hadaad saliga nb mxmed scw soo qori waydo waxbaa ku gaadhaayo arintaasi waa danbi wayn iyo saliga nb mxned scw oo lagu qadhaababaayo

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar หลายเดือนก่อน +8

    Waaaw wlhi filim uu dhaafay Kani ❤

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b หลายเดือนก่อน +5

    كلمتان سبحان الله وبحمده ❤ سبحان الله العظيم 🩵

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 หลายเดือนก่อน +6

    Hoyada matalaysa qaybta ninka daroogada cuna saalax lagu magacaabo aad ayan uga hellay erayada ay ku hadashay mnshallh awaad ayaa naga dhaxayso ayay tiri samir ayaana lo baahanyahay😢😢😢

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 หลายเดือนก่อน +2

    Amazing walahai Astaan tv heer sare maraxad kale iyo film kale❤

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 หลายเดือนก่อน +5

    Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @yahyexp2231
    @yahyexp2231 หลายเดือนก่อน +10

    Mumin baloow lacagtiisa in la cunay umaleynaayay😂

  • @BureeqoMaxamad
    @BureeqoMaxamad หลายเดือนก่อน +3

    Filimka markii xasuus lagu sodaro macaan moho asxabta ❤

  • @XamseMaxamed-km4ty
    @XamseMaxamed-km4ty 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa soo badiya

  • @craxmanaxmed8477
    @craxmanaxmed8477 หลายเดือนก่อน +3

    Best series ❤❤

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 หลายเดือนก่อน +4

    Qebta waxan ka helay duniyo iyo family geda 👪 Wil sidas oo kala no jogo Mr wlbo hablaha wu layaa 😢

  • @asiyasahal9335
    @asiyasahal9335 หลายเดือนก่อน +4

    😢ala duqdu qurux badanaa m.a

  • @daahirmohamedali229
    @daahirmohamedali229 หลายเดือนก่อน +1

    Allah is One

  • @user-wt9uq6ko6x
    @user-wt9uq6ko6x หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤️

  • @farahjordan7744
    @farahjordan7744 หลายเดือนก่อน +14

    Uf horta gumeesi badnidiina qoladina astaan waxa ma noso desaaan 8:00 waaba ladhafay

    • @momsprincess6974
      @momsprincess6974 หลายเดือนก่อน +2

      8:00 wuxuu ka soo galaa TV-ga markuu xaga ka soo dhamaado kadib ee TH-cam soo geliyaan

  • @SaciidoBashiir305-pf6rw
    @SaciidoBashiir305-pf6rw หลายเดือนก่อน +5

    I can't wait 😂😊

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi หลายเดือนก่อน +2

    الله آكبر ❤❤❤❤

  • @rahmahabiib7180
    @rahmahabiib7180 หลายเดือนก่อน +2

    The real musical of somalia

  • @miiraaMohamed-nr5fn
    @miiraaMohamed-nr5fn หลายเดือนก่อน +7

    I. Can't wait 😂

  • @aduunkanmaanta8929
    @aduunkanmaanta8929 9 วันที่ผ่านมา

    Allaahu massali wassalim wabaarik calayh

  • @user-qs5sc3yp4g
    @user-qs5sc3yp4g หลายเดือนก่อน +2

    Soomaalidu marka kaliya ee sidii Binu Adan camal u macaamilaan waa marka wax jilayaan cajiib. Qofta indhoolaha Ku jilaysa waa jilaa khatara super star ⭐

  • @ismacilmacalin4981
    @ismacilmacalin4981 หลายเดือนก่อน +10

    Abwaan tiima jilac, zo dawooo😂😂😊