Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 4aad | Shillin in labixiyo ma fududa | Astaan 2024.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 769

  • @Abeera..Cade..
    @Abeera..Cade.. หลายเดือนก่อน +1376

    Inta xayaysiinta iska gudbisa like -hayga ilaabina 😂😂🫵

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 หลายเดือนก่อน +5

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-qp7gb1ep7p
      @user-qp7gb1ep7p หลายเดือนก่อน +6

      Spskarbna kudar😂

    • @user-db2kd7dd9j
      @user-db2kd7dd9j หลายเดือนก่อน +3

      Hada may😂😭😭👍🏽

    • @MahamedNajax
      @MahamedNajax หลายเดือนก่อน +1

      Maxay

    • @nuuriyoaxmedshekh2091
      @nuuriyoaxmedshekh2091 หลายเดือนก่อน +3

      Walahi xayisiin caadiya umaleeyay

  • @Nuradin--
    @Nuradin-- หลายเดือนก่อน +122

    Aaway dadkeeni jeclaa xabiibkeeni mahamed scw scw😭😭

  • @user-pg3lj5cj7s
    @user-pg3lj5cj7s หลายเดือนก่อน +111

    Horta walalah musliminta ku salino nabigeena muhamed scw
    Marka xiga daqiidaha so badiya 40 ila 30 ka dhiga

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 28 วันที่ผ่านมา +5

    Ma xalqadba xalqada kadanbeyso waxba kasii macantahay keep going jirayasha musasalka dhaxal dhamanteen 😢🎉😊❤

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 หลายเดือนก่อน +419

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

    • @user-cl2dc3yw7s
      @user-cl2dc3yw7s หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @user-rz1eu9od5r
      @user-rz1eu9od5r หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💕💕💕💕💕💕💕💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp หลายเดือนก่อน +1

      Siyad barre baa soo mare

    • @footballloverschannel3716
      @footballloverschannel3716 หลายเดือนก่อน +1

      @@mmm-ww8jp wax waalan

  • @Alzadacademy
    @Alzadacademy หลายเดือนก่อน +134

    30 daqiiqo kasoo badiya, inta igu raacsan like inoo saaraa si aan ugu guuleesano

  • @user-ns5gx8oq6b
    @user-ns5gx8oq6b หลายเดือนก่อน +40

    Pls. Waa nii baryaa ha ila dhaafin like hadaa somali tahay😢❤

  • @JOEJABRA7
    @JOEJABRA7 หลายเดือนก่อน +24

    waxaan soo jeedin lahaa Macalinimada in kor loo qaado. awal ayey liidatay bulshadana liidayeen , hadii lagu sii daro in filimada lagu muujiyo in macalinka baahi yahay waxan filaa in la wayn doono macalinimo iyo qof bartaba. muuqaal qurxiya o mansab iyo aragtiyo fiican ka soo gudbiya waa udub dhaxaadka bulshadee.

  • @TIKTOK.vedios123
    @TIKTOK.vedios123 หลายเดือนก่อน +133

    Inta xayeysika is dhafiso one like 😂🎉

  • @banbaascitychannel8653
    @banbaascitychannel8653 หลายเดือนก่อน +158

    Qalbigaa wax laga arkaa
    Inta igu raacsan like iyo love❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 หลายเดือนก่อน +51

    Flimka isagoo khamis iyo isniin soo galayey ayaa 25 daqiiqo ka dhigteen inta horena xayeysiin lee qaadatah marka saan wax ka badala abagu filmka dalka lagu jilo waan jecelnahy waan ku heysanaa lkn waqtigaa yar ee saddex bari noso gasha 1:Axada 2:talada iyo khamiista oga dhiga waadna mahadsantihiin 👏👏

    • @bintuubax2992
      @bintuubax2992 หลายเดือนก่อน

      Wa run wlhy idea fcn waaye❤

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 หลายเดือนก่อน

      Waa runta

  • @Abdullahi340
    @Abdullahi340 หลายเดือนก่อน +134

    Waan idiin Salaamy Inta qoralkeyga Aragta . Horta musalsalka Waa Oky lkn hal cilad ayaa jirta ciladaasna wx kle ma aha Ee waa in musalsalka Aad looso daahiyo marka Adigana ciladas hadaad ka cabanayso Like Saar si loo Arko

    • @afatahmohamednoor1513
      @afatahmohamednoor1513 หลายเดือนก่อน

      Really

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 หลายเดือนก่อน

      Waan kaqaday abyoh muslsalku wuu uqalma ilaso daahiyo waayo dhib badan baa lag somary🙏marka dulqaad muji

  • @nuuneiraad3575
    @nuuneiraad3575 หลายเดือนก่อน +30

    Qofta indhaha la' codkeeda flimanta ku daawan jiray😊 masha allah sidan usawirtay eyba u qrux badan tahay❤

    • @MoisesCaicedo-cg5mv
      @MoisesCaicedo-cg5mv หลายเดือนก่อน +1

      Haa wa turjuman

    • @KhadijoMuuse
      @KhadijoMuuse หลายเดือนก่อน +5

      Ani Flim ki haboon kubartay o idil ku jili jirtay

  • @habibam-tf9rm
    @habibam-tf9rm หลายเดือนก่อน +31

    Ma aaminsantahay in illaahay nicmooyin badan ku siiyay alxamdulilaah soo qor .

    • @Abde03528
      @Abde03528 หลายเดือนก่อน +1

      Alx

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 หลายเดือนก่อน +1

      Haa alxamdulilah 🤲❤️

    • @user-eq6dl6mp2j
      @user-eq6dl6mp2j หลายเดือนก่อน

      Alxm

    • @user-tr7kx4lt2h
      @user-tr7kx4lt2h 19 วันที่ผ่านมา

      ALXMDULILAH❤❤❤❤❤❤🎉❤❤

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 หลายเดือนก่อน +130

    Ma jirto gacan ka naxaris badan mida saliga nabiga ku qorto 🥺❤️🥰

    • @user-pe8wm6no2z
      @user-pe8wm6no2z หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @FoosRooble
      @FoosRooble หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @M.c.mCadced
      @M.c.mCadced หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas หลายเดือนก่อน

      SCW SCW SCW❤❤❤

    • @user-yt4zi9gb6i
      @user-yt4zi9gb6i หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @user-cs5wm5ik1g
    @user-cs5wm5ik1g หลายเดือนก่อน +46

    bal yaabkan eega marka maktabada la joogo qoraalka maxa somali looga dhigi waayay ileen dad ajaniib ah waxa kuma akhrisanyaane maktabade inta la yaabtay like saara

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi waa waxa aan la yabay waliba musino dhibkeda leh ah

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน +130

    Jah anaga xamara naqana gobol waligeyna matagin saas waaye😂😂😂viva ciyaal xamar ❤❤❤❤

    • @moa341
      @moa341 หลายเดือนก่อน +2

      ciyaal xamar💋❤

    • @sabirinali5122
      @sabirinali5122 หลายเดือนก่อน +2

      Ciyaal xamar ❤

    • @user-td4wi4zp5q
      @user-td4wi4zp5q หลายเดือนก่อน +2

      Meshasaa wax ka firineysaa miyaa wale shaxda waa fahanteen reer xmr😂😂

    • @anisaahmed7105
      @anisaahmed7105 หลายเดือนก่อน

      Horta xamar gobolkee katirsantahay?🙈

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน

      @@anisaahmed7105 banaadir muqdisho xamar intaasa ladhahaa waa caasimad gobol maaha gobolada somalia hadi meel lagu daro banaadir baa ladhahaa meelna kuma tirsana

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 หลายเดือนก่อน +65

    Inta jiifka ku dawaneyso ismuujiya😂

  • @user-hd3fx4rg2p
    @user-hd3fx4rg2p หลายเดือนก่อน +7

    Hadaad ilahay Jeceshahay like saar❤❤😢😢❤❤😢

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 หลายเดือนก่อน +14

    Waxaan amaan u soo jedinaa dadka cameerada dabadeeda ka howlgala sida quruxda badan aad u soo duubtaan musalsalaatka guuleysta

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 หลายเดือนก่อน +155

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 หลายเดือนก่อน +64

    Kii Ugu Sharafta badan Aduunka Wuxu Aha Suubanahena Nabi Mohammed SCW SCW❤🕋

    • @maryanabdi5382
      @maryanabdi5382 หลายเดือนก่อน

      Been maha walahi qqlbiga wax laga arka😢

    • @Ahmed-th3wk
      @Ahmed-th3wk หลายเดือนก่อน

      Scw😊😊

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel หลายเดือนก่อน +20

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed หลายเดือนก่อน +68

    Hadad episode 1 ila episode 4 hal episode ku dhaafin like ha ila dhaafin❤👍🏽

  • @zakiyoabdulahi644
    @zakiyoabdulahi644 หลายเดือนก่อน +39

    Dadka camoolaha dhn wa dad wanagsan❤❤❤

    • @MawaYoniz
      @MawaYoniz หลายเดือนก่อน

      Camoole waaxay wll 😳😳

    • @salmaadan9910
      @salmaadan9910 หลายเดือนก่อน

      ​@@MawaYonizin dhoola yaasha ee kawadaa😅

  • @Faizafican
    @Faizafican หลายเดือนก่อน +73

    Filo
    Ilmadii qarsoneyd
    Dhaxal

    • @IkranMaxamed-mb4qq
      @IkranMaxamed-mb4qq หลายเดือนก่อน +1

      Waan la socdaa intaasba qaali.

    • @user-rv3jy5hs2x
      @user-rv3jy5hs2x หลายเดือนก่อน +6

      Afaraan lasocdaa filo ilmadii qarsoon dhaxal calaf iyo caashaq

    • @Idildhamays
      @Idildhamays หลายเดือนก่อน +2

      Isku team baynu nahay

    • @user-ub2cx1qt9y
      @user-ub2cx1qt9y หลายเดือนก่อน +1

      Anna filo dhaxal ilmadii qarsoonayd calaf iyo caashaq❤

    • @yasinmahamed2086
      @yasinmahamed2086 หลายเดือนก่อน

      Calaf iyo cashaq

  • @Maryamahashi1234
    @Maryamahashi1234 หลายเดือนก่อน +284

    Like ii Sara ❤😂

  • @muhacaday8806
    @muhacaday8806 หลายเดือนก่อน +75

    Kani filim uu dhaafay wlhi intaa daawataa habeen kastaa like sara

    • @IdilMaxmad-sp9zb
      @IdilMaxmad-sp9zb หลายเดือนก่อน +3

      Habenkaste lamasodhigo😅😂

    • @salatdakane535
      @salatdakane535 หลายเดือนก่อน

      Hawenkista kulaha ma filmka isbuci halmar lasogiliyo 😂😂😊

  • @teamriyadofficial864
    @teamriyadofficial864 หลายเดือนก่อน +87

    Inta musalsalkaan kuheysato Like 😊

  • @Radio-al-iimaan
    @Radio-al-iimaan หลายเดือนก่อน +11

    HOOY Gallad Aabihii oo macallinka ah ayaa ugu fiican filimka m.a waaye yaa igu raacsan fartaag

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +8

    Wa filim cajiib ah ok ka hadlaayo xaalada dhabta ah ee Somalia ka jirto
    Mahadsanid bahda astaan tv❤❤❤❤

  • @AbuuAsma-zq2zs
    @AbuuAsma-zq2zs หลายเดือนก่อน +22

    Gabadha indhoolada waanka helay jiliin keeda

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 หลายเดือนก่อน +17

    Rer muqdisho sidayda u hadlaan wan jeclahay from laascanod

    • @ilhaanf663
      @ilhaanf663 หลายเดือนก่อน +2

      Anigana reer waqooyi filmadooda sidaan ufiirsanaayey waaba kahelay lahjada Somaliland iyo Somali waqooyi

    • @najmanuraciid1045
      @najmanuraciid1045 หลายเดือนก่อน +2

      @@ilhaanf663 sow maha qali qfksta lahjada kle u ka helaa qariibka la ah

  • @ZamsamAbdiladiif
    @ZamsamAbdiladiif หลายเดือนก่อน +7

    Dunidaa Mason marin ruux ka qeyr banana nib muhama ma scw❤😢😢😢❤❤

  • @MahamedNajax
    @MahamedNajax หลายเดือนก่อน +50

    Kusali nabigeena muxamed scw

  • @NouradinahmedOsman-kd8or
    @NouradinahmedOsman-kd8or หลายเดือนก่อน +14

    Films wuxu ka hadlaya sadex level ee qoskasga somalida

  • @AbdirahmanAhmed-yy1dd
    @AbdirahmanAhmed-yy1dd หลายเดือนก่อน +7

    Flimku dareenkiisuu wataa inta kan iYo ilmada Qarsoon isla dawata wnsalamaya🥰

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +25

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin sacidin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl หลายเดือนก่อน +58

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤️☺️❤️

    • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
      @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw 🕋☺️❤️❤️❤️

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-il6mp4nk5x
      @user-il6mp4nk5x หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @ayeshatiq6851
      @ayeshatiq6851 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ หลายเดือนก่อน +12

    Doorka duniyo waa mid cajaa'ibtiisa wata what a performance 👏

  • @mrarille6192
    @mrarille6192 หลายเดือนก่อน +19

    Makatabada wax lagu aqrisanayo qaanunka udagasan ingiriis ayuu ku oqran yhy😢😢😢
    Fadlan afsoomali
    Afsomaali

    • @ilhaanf663
      @ilhaanf663 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run, Somali aaway

    • @nimconadar1039
      @nimconadar1039 หลายเดือนก่อน

      Jamacadaha baa english ku baxa soo mahan taasaa kenysa in lagu qoro

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 23 วันที่ผ่านมา

      ​​@@ilhaanf663ma jaamacadba misa waa wacyi galinta shacabka soomaaliyeed, waa in af soomaliga lagu qora

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl หลายเดือนก่อน +49

    Filmakan see Ila tahay Aniga comment hordhac ayaan Ka dhiibanayaah iyo sidey ila egtahay qisada.
    Duniya oo ah gabadha indhoolaha jileysa waxaa jeclaan doona Galad balsa Isla Galad waxaa Ka heli doonta gabadha LAADARKA DHALEY LKN ARINKA WAXAA QASI DOONA AABAHA GALAD OO AANN MARNABA ARKI KARIN ODEYGA LAADARKA AH TAAS OO KEENI DOONTA IN GALAD SHAQADA LAGA SOO CEYRIYO. ISLA GABADHA LAADARKA DHALEY AYAA WEXEY OGAAN DOONTAA IN GALAD UU JECEL YAHAY DUNIYO, WEXEYNA ISKU DAYI DOONTAA IN AY ADEEGSATO LACAGTEEDA SI AY USOO JIIDATO GALAD OO XEENDAABKEEDA USOO GELISO. BALSA GALAD AYAA NOQON DOONO DHARIGII 2DHINAC KA GUBTEY. Ugu dambeyna mashaakil ayuu dhaxda Ka geli doonaa taas oo ugu dambeyn dhaxal siin doonta in la jirdilo. laadarka ayaa adeegsan doona dhalan yaro mooryaan ah iyo qorshooyin kale si GALAD loogu dhameeyo. DUNIYO iyo qoyskeedana dhib ayey Kala kulmi doonan Isla rerka dhaley Galad taas ooyna la rabin Gabar araga ka naafa ah, waana Sida badan somalidu sameeyaan. Waan arki doonaa sidey wax u socdaan iyo halka ay sal dhigato qisad Filmkan.
    FG Aniga ma aqaan qisada iyo qaabka loo qoreyba, Kaliya waan humaagey ama waaan suureystey Kaliya. Mahadsanidiin.

    • @IdilMaxmad-sp9zb
      @IdilMaxmad-sp9zb หลายเดือนก่อน +1

      Masha alaah wayo arag❤❤

    • @mizznagha8861
      @mizznagha8861 หลายเดือนก่อน +3

      Sheekadan duniyo inyar bay kaga jirta sida ani aaminsanhy galad iyo familkisa iyo ladarka bay ku socota waxa galad abihi laga sameyay bu ku sabsanyhy

    • @linaabdillahi586
      @linaabdillahi586 หลายเดือนก่อน +9

      Hada waxyar kugu darsado waxe ilatahy in Galad uu hantida laadirka dhaxal ku yeelan doono maadaama uu Abtigiiyahy Galad hooyadis iyo laadarka in ee isla leeyihiin hantida sidaas filmka dhaxal loogu bixiye

    • @ilhaanf663
      @ilhaanf663 หลายเดือนก่อน

      Waa macquul

    • @SafiyoXasan-yt4xw
      @SafiyoXasan-yt4xw หลายเดือนก่อน

      ​@@linaabdillahi586 waa heysaa isku feker baa nhy

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 หลายเดือนก่อน +46

    Team Dhaxal Hadaad tahy like saar ❤👍😂

  • @user-ym7xv6pr4p
    @user-ym7xv6pr4p หลายเดือนก่อน +9

    Alla dhibadanaa marka aabahaa macalinyahay iskool hadaad joogto ciqaabta iyo guri ciqaabaa😢

  • @nimomohamed9215
    @nimomohamed9215 หลายเดือนก่อน +9

    Now this is how you record a show Yes my Somali people finally recording Good movies and shows am very proud.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 หลายเดือนก่อน +10

    Maanal inta ay isku team yihiin lkn waxaan ku qoslaa markaan arko iguma kalsoonid😂😂😂😂😂

  • @shiinexasan5505
    @shiinexasan5505 หลายเดือนก่อน +10

    Meel walbo see tahay loola aala,
    Adee kuu taala, anaga horteena dad maku bahdili kartid!!!!
    Ciyaal xamar hadaa nahay bahdilka waan ka dhiidhinaa,
    Cajiib xariifkaas caseeyaha u hiiliyay waa ka baxsatay

  • @HIndaIsmael
    @HIndaIsmael หลายเดือนก่อน +26

    maaxaad nagaga adkaynaysaan waxa soo daayadee waqtigii waa lagaadhaye

  • @user-qb1ev6zs8m
    @user-qb1ev6zs8m หลายเดือนก่อน +8

    Flimkaan maloo dama reer xamar ma aragno unuka unuka lee waaye kudara thank you

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 หลายเดือนก่อน +6

    Duniya (Maryan) is a good actress..👏👏👏👏 she’s playing her character well .

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt หลายเดือนก่อน +3

    Waxan jeclani lahay ina kamid noqtho reerAstan actors kamidnoqotho kuwa mathalayan xld reer kenya garaahan reer garissa iyo daman waqoy bari mahasanid ♥️

  • @hadiyahassan2563
    @hadiyahassan2563 หลายเดือนก่อน +5

    Wad nagu silcinaysaane waxa 30minute nooga dhiga ama noga badiya team astan waa idin jecelnahee

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 หลายเดือนก่อน +1

    30 daqiiqo - 5 minutes oo xayaysiis ah!!! 45 minutes and sacad kaso dhiga Ama malinkasta soo galiya. The director should be recognized for these films.. 👏👏👏👏👏👏

  • @ciirocabdikariinsahal
    @ciirocabdikariinsahal หลายเดือนก่อน +14

    Ree kaxda love iisaara

  • @Wanaag6263
    @Wanaag6263 หลายเดือนก่อน +32

    Ma awooda saliga nabiga CSW shaqayso adoo kusalinaya CSW CSW

  • @cabdiwali4504
    @cabdiwali4504 หลายเดือนก่อน +34

    inta lasocota musasalada dhaxal, ilmadii qarsooneed iyo dan iyo calaf like.

    • @kuu617
      @kuu617 หลายเดือนก่อน +2

      Dan io calaf wa kee

    • @Faizafican
      @Faizafican หลายเดือนก่อน +2

      Dan iyo calaf xagee

    • @cabdiwali4504
      @cabdiwali4504 หลายเดือนก่อน

      waa kan cayda iyo amiira qurux dhigaan​@@Faizafican

    • @ilhaanf663
      @ilhaanf663 หลายเดือนก่อน +3

      Filo
      Ilmadii qarsonayd
      Dhaxal

    • @user-qi3us8ix4g
      @user-qi3us8ix4g หลายเดือนก่อน +1

      Fillo calaf iyo cashaqa dhahal
      Fillo is the best 😢

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 หลายเดือนก่อน +10

    Yarka sadiiq iyo hani waala isku balamiye ma isku yaaci rabaan😂

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden หลายเดือนก่อน +4

    Abudwak, Galgaduud, Somalia❤

  • @subeeromarjibriil6425
    @subeeromarjibriil6425 หลายเดือนก่อน +3

    Inta bilaa shaqo ah 😂😂😂😂like isaara

  • @AmiraandAhmedenow
    @AmiraandAhmedenow หลายเดือนก่อน +7

    Rer buulo xubey asal aa ka buuxa musalsalkaan mashlh

  • @user-cc4ns1zs4f
    @user-cc4ns1zs4f หลายเดือนก่อน +12

    inta xayesiska neceb like isar😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel หลายเดือนก่อน +6

    Astaan best musalsaalka dhaxal actions interests people's i can't wait prt 5 coming soon insha allah 💯💯😍⚽️❤

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf หลายเดือนก่อน

    Allah ha barakeyo wn jeclhy gabdhaha xijabta duniyooy qayrka dhaaf sharfi korkaaga ha ahato❤❤❤❤❤❤

  • @im7somali
    @im7somali หลายเดือนก่อน +3

    Lookan " dukaangaaga waa ka wareegsaneyna" 😂😂 dhibataada balwada

  • @user-mj4zg7rt5e
    @user-mj4zg7rt5e หลายเดือนก่อน +4

    Sheekada muumin Barlow maad habeen walpo qeyb uga soo dartaan wlh waa fani caadi ah

  • @mohamedalimoge696
    @mohamedalimoge696 หลายเดือนก่อน +4

    Ma ila aragteen qaabka cuntada inuusan ahayn qaab somaliyeed

  • @cabdirisaaqcabdullaahi9248
    @cabdirisaaqcabdullaahi9248 หลายเดือนก่อน +1

    Aad buu u wanaagsan yahay waa markii koowaad aan daawado Hadalka ugu dambeeyo xalqaddan 4aad oo ah MAR DAMBE ADOO KHAANADDEYDA BAARAAYO HADDAAN KU ARKO labadeenna mid baa maqan😮. Hadal barbaariye ma aha waa in lagu beddelo hadal dhiirrigelin ah maadaama uu yiri Mar dambe ma dhaceyso. Mahadsanid

  • @calibaashi2729
    @calibaashi2729 หลายเดือนก่อน +7

    gabdhaha kuligood marki laga reebo mida indhaha la inta kale acting waa kabir iyo isla weyni film ka waxaa haboon qof walba inuu character leeyahay . xitta wiilasha kuligood wey aamusan yihiin. please wax ka badala
    ☹😵😵😵😢😢😢😢😥😥😥😥😥😥😥

  • @sahalabdi5554
    @sahalabdi5554 หลายเดือนก่อน

    thanks astaan nolasheyda ayan dib u daawaday

  • @user-sc9jn5sc3s
    @user-sc9jn5sc3s 23 วันที่ผ่านมา

    Ku sali nabiga maxamed scw❤😢

  • @user-vu8xq9ou9j
    @user-vu8xq9ou9j หลายเดือนก่อน +4

    Hadaanba mar walbo oon caseeye ubaahdo aan kabaha iska bixinaayo, waxaa yeraan doono inta mar aan kabo cadeysan doono 😂😂😊😊

  • @maxamedbaddalmuqadim9480
    @maxamedbaddalmuqadim9480 หลายเดือนก่อน +2

    Runti gawadha in dholaha ah jiliinkeeda waa absolutely 💯

  • @Queen_Ssdf256
    @Queen_Ssdf256 หลายเดือนก่อน +19

    8:00 maahe 9:00 ka dheh

  • @abdikarinosmanhassan3085
    @abdikarinosmanhassan3085 หลายเดือนก่อน +3

    Fillmkaan high level wayay runti I liked ❤

  • @cabdullahicabdi8083
    @cabdullahicabdi8083 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaa hada waan wataa astaan jira waligiin❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 หลายเดือนก่อน +8

    Yaa ila sugayey🎉❤

  • @RahmaDaud-zo6cy
    @RahmaDaud-zo6cy หลายเดือนก่อน +13

    Astaan hadaa tihiin sharaftii macalinku lahaa dhulkaa lagasheen.
    Actors macallinimada matalaya waa rag waaweyn, taas dhib ba ma lahaateene ee waxaa kasii daran duruufta kamuuqata waa kanxee. plss Macalinku doorkiisa qurxiya.

    • @cabdicasiis7824
      @cabdicasiis7824 หลายเดือนก่อน +3

      rahmaay aabahaa maa macalin eh

    • @mdnfarhan
      @mdnfarhan หลายเดือนก่อน +3

      Hal ama labo maclin oo ladan hadii adiga garanayso lkn runta waxaa weeye in macalinka somaliga ah duruuf adag wax ku baro dadka dhaqaalaha uu helana uuna uqalmin dadaalka uu bixiyo

    • @user-fy8en6hk4n
      @user-fy8en6hk4n หลายเดือนก่อน

      Macalin horumar gaadhay waliga ma aragtay abayo wa nolol iska hosaysa

    • @RahmaDaud-zo6cy
      @RahmaDaud-zo6cy หลายเดือนก่อน

      @@user-fy8en6hk4n haa waan arkay

    • @RahmaDaud-zo6cy
      @RahmaDaud-zo6cy หลายเดือนก่อน

      may wllhi waan ka calool xumaaday
      inkastoo aan macallinka heerkuu mudnaa iyo mushaar uqalma aan lasiin, hadana heerka hadda wax ku matalayaan majoogan run haddii laga hadlo.

  • @Maalika-thv.1997
    @Maalika-thv.1997 หลายเดือนก่อน +2

    Arooskada igaa qarsatay 😂Sidaa aroos ubcalamantaya 😂😂Qac Qac weynaaaa😂waay naxaaday 😂Like ii saara 💜👈

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4zt หลายเดือนก่อน +2

    صلي على رسول الله ❤

  • @EmmaAbdulahihashi
    @EmmaAbdulahihashi หลายเดือนก่อน +1

    Meshan reer k- drama majogaan xalada kawarama musalsalka qatar weeye ani waa iga gadanyahay😂❤

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 หลายเดือนก่อน +5

    Maktabadeena hellow just family 😂❤

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 หลายเดือนก่อน +6

    Astaan TV Gumeysiga ingaa Daaya Yaa qeey

  • @jamiilacabdi1161
    @jamiilacabdi1161 หลายเดือนก่อน +9

    Somalina ballan Darro unacay flimka wakhtigaa kuso qorten kusoo daaya pls

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 หลายเดือนก่อน +1

    Top Somali Serie Film 🎥 wallahi Hut 🎩 🆙 Astaan Film

  • @Mohamoud-------252-------YusuF
    @Mohamoud-------252-------YusuF หลายเดือนก่อน +1

    #Safiyo aqoonteda wa heer sare, waan rajaynaya in shaqo kasaraysa mida hada ay #Bangiga ka hesho 👏

  • @abdihakimmunye8770
    @abdihakimmunye8770 หลายเดือนก่อน +1

    Good move like iyo waxeelamiid eeh waa igu balaan thank s all makes this move

  • @mohamedadenabdi8100
    @mohamedadenabdi8100 หลายเดือนก่อน +7

    Astaan filimadiina Inaba caadi ma ahan lkn halka cilad oo ad ledihiin waxa weyan filimkoo meel fiican maraayo Ayad naga joojisaan

  • @user-fo6qx7iy8k
    @user-fo6qx7iy8k หลายเดือนก่อน +5

    Wof guriga galadayo waxa iga muuq da buugi AANADA NAGEEYE WAA BUUG AAN AAD UJECLAHAY RUNTI 😊🎉😂

  • @naajijovic6534
    @naajijovic6534 หลายเดือนก่อน

    Filimka waxa aad u jelosaan aya ah wax ka daxtagan wadaneyna Somali mana ahan inta u isticmahan luqad qalad waa ina isticmashan luqada somaliga ah sifo u fahma qofka somaliga ah Mahadsanid

  • @leylocali8269
    @leylocali8269 หลายเดือนก่อน +8

    Only inta xayeysinta iska gudbisa 😂

  • @SacidAbdirahman-zk5fn
    @SacidAbdirahman-zk5fn หลายเดือนก่อน +3

    Kusali xppkena NNKH SCW❤😊

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 หลายเดือนก่อน +1

    Astaan waa astaan bulsho❤❤❤❤

  • @nouhahmed5982
    @nouhahmed5982 หลายเดือนก่อน +6

    Episode 4 bashaa naga soo saxa

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliya xabiibkena scw ❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน +6

    caawa waa jumce kusali nabiga Mohamed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @MahamedbisharKunoww
    @MahamedbisharKunoww หลายเดือนก่อน +6

    So interesting wlhi

  • @MaryanXusen-ip9rw
    @MaryanXusen-ip9rw หลายเดือนก่อน +2

    Like ii Sara❤😂

  • @maryanmuhammed480
    @maryanmuhammed480 หลายเดือนก่อน

    Horey usocoda🎉 astaan❤

  • @fardusali5470
    @fardusali5470 8 วันที่ผ่านมา +1

    Inta dwnyza 30/5 iyo kadiba like izara😂

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 หลายเดือนก่อน

    Xusuusti Xamar Cade, boosif aa ii soo haayo Xamar thanks to this show