ITOOBIYA 500-SANO WAXAY KU RIYOONAYSAY BAA U RUMOOBAY | JFS?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @luulxaji7636
    @luulxaji7636 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Xasan shiikh waa nin xanuunsan ee umadda Allaha ka qabto

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xasan hadii aan Somali laga qaban waxa la odhandoona beriba wadan Somalia jirijiray waa shakhsiga wixii Madax Somali soomaray kii ugu xuma

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xasan allow ummada somaliyed ka qabo dhul boobkii bad iibin buu ku darsaday ummada somaliyed ha isku tashato xasan lacag aruursi uu yimid wax hogaamin ma yaqaano allha ka hor warejiyo ummadena boqorka si saxan u dhigay hadalkaba koobay cadeyay waxa meesha ka dhacay

  • @mohamedadil887
    @mohamedadil887 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Hawiye miyaa somaliya kaligii masuul ah.daarood iyo Isaaq waxay had iyo goor u cararaan dawlado shisheeye sida eitopia.
    Marka sacaadan waxay kadanbeeya qolawalba meesheda ha,ilaalsato hana ku kala tagaan.
    Marka

  • @0markassim21
    @0markassim21 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Itoobiya waxaas maqorto kkkkk 2bil kadib waxey dhaheysaa dhul ayaan rabaa

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Yuu wadanka soogelin halagu mudaharaado

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    That's absalutly right

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Feri Goood Booqor buurmadaw xaqiiq ayad ka hadashy

  • @abdulilaahchenal6262
    @abdulilaahchenal6262 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Uma rumoiweyso intay noolyihiin rag anigoo kale ah

    • @FalisAli-yh8jn
      @FalisAli-yh8jn 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Idin aaway dhalinyaro odoyaal baa idinku ciyaaraye😢

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Iska daa itopiya inay raali galin siso aygaba raalin galin bexiyay waliba inay itopiya si joogto waliba doorka kula dagalnaty alshbab ralin galin siyay 😂😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xasan dalkii waa wareejiyey waa inuu iscasilaa

  • @AxmedcabdiWaasuge
    @AxmedcabdiWaasuge 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    wallahi waa wax laga xumado itobiya bada somaliya xasan shiq wagatay lkn arinkan somaliye ayey utalaa bada xasan shiq male somaliya leh dhibina makaryo😢 😢😢😢

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gurgurte hadana badi ayuu iibsadey xagee buu inoo wadaa Ilaahayoow naga soogaadh😢😢

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    war turkiga waa munaafaq wayn firi waxuu ku sameenayo siiriya,
    ordogan waxuu badena u wada isreeil

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adaa ka munafiqansan oo Somali ah

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Suuriya waxa badbaadiyay ilaahay Kase kow waa turki

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mohamed88466 camuu hade kula yaabi maayo waxad keliya dhageestaa wararka warbaahinta aan xor ta ahayn mana raadiso xaqiiqoyinka ku huus duugan wararkaas.. marka la baashaal malahaga aan waxba ka jirin 😂😂

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mohamed88466 aan sir ku siiyee siiriya waxaa burburoiyeey ,
      Qatar+Turkey+israiil+US, intaasba iyagoo kaashanaya alqaacida iyo daacish ... soo baar hadaad beentay u moodeeso awoowe😅

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Adiga aduunba lama socotid news yada sifican u aqri, Turkey aya badbaadiyay jiritanka suriya midakale xasan sheikh heshiiska macid kuqasabtay aya jirta asagoo raali ka ah ayuu saxiixay.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ninkan aan dhergayn dalka halaga qabto dalkii xaqul qalin buu siistay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hibaq123
    @hibaq123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    SORRY SOMALIA

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    See Wax U Jiraan Allow Na Ceymi Soomaaliya Mawaafaqada Karto Itopia Waa In Ay Ka Hadashaa Tanaasulka Badeena 😭🇸🇴🙏

  • @NuurRashid-o8q
    @NuurRashid-o8q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan shekh wamusibo ilahay usodiray somaliya

  • @abdiMMjama
    @abdiMMjama 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ilaahaw hawiye ka badbaadi somaalia, waar yaa xasan mooryaan ka qabta dawladnimada

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ordugaan tan giriiga muxuu u siin waayay horta tan kale bad ganacsi jabuuti ayaa tiri waan ku siinayaa maxay ugu qanci waysay war halagu laabto heshiiska aan somali wax tar u lahayn laguma faaiidi doono

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    nabar aad filaysay naxdin maleh xasan tuug somali waxan waykafilaysay iyo ordoganba lkn ordagan xaqul qalamkaa wuu ku khasaaray insha allah waxay kudanbeyndiontaa xasano sandareeradaa qaata iyo ordagaan faramaran kalanoqda soomaliya wali turki somali mabaran wuu barandoona بإذن الله

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itobia waa inaga adkatey oo bad deenii si fudud ayaa loogu Saxeexay.
    Soomaali wey huridaa.

  • @naasirbiixi9260
    @naasirbiixi9260 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkan xasan caqli xumaa intuu itobia heshiis laso galo ayu raba inay dhulkayga ka hirgalayso hadaad iga dheertahay iga dulbood munaafaqa 😂

  • @fatumaomar7963
    @fatumaomar7963 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Disgusting to sell Somali sea!!

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa ciilweyn

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bankaroor
    @Bankaroor 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkiisi waa cadyahay Boqorku✅

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    War nnka xanuunsan wadanka halaga qabto aawey dadkii soomaliyed

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      34 yrs qabiil Lee ku jirteen waa kaas wadanki horey u dhaqaaqey Well done Hassan

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@IHatemumafiqDEDKU mawaasheen xageeh ukala jeedaan somaliya ALLE DULIBUU GACANTA UGASHEY DHACABKIINA WAA DULOOBEY

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Xasan muuse biixi waxba isma dhaamaan

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Khaatumo naasdheer

    • @AyanleAbdulqadir
      @AyanleAbdulqadir 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa laba nin oo ummada somaliyed baal mugdi u furay cadowka somaliya u dabray

  • @Somfox1
    @Somfox1 22 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh lama aamini karo!

  • @CaashoCanabXaaji
    @CaashoCanabXaaji 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Buurmadoow waxa halkaa na dhigey waa Odey dhaqameed Caada qaataa sidada oo kale.

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan haduu manta ogolaado in itoobiya wadankeena joogto iyo in dakad loo saxiixo an umadeenu raali kahayn waa in asaga xabsiga la keeno😢😢😢😢😢😢

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxaan oran lahaa waa Heshiish Taariikh Madow oo aad u fool xun waana Jab Taariikheed Soo gaaray Soomaaliya, waana taariikh Madow oo aan horey u soo marin in History of Somalia.
    Xasan Sheikh wuxuu doorbidey inuu ka helo Nafis siyaasadeed iyo Cimri dheereysi siyaasadeed sidii uu ku sii joogi lahaa Villa Somalia.
    Laakiin waxaan rajeynayaa waxa ka soo baxay Ankara waa dhammaadkii Xasan Sheikh in Villa Somalia.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weriye Abdihafid Soomaali waa laga guuley ee shicibkeena runta u sheeg .Itobia intey inaga heysatey in kaley ku darsaneysaa.
    Dadka wacsi geliya.

  • @mahamoudbouni7098
    @mahamoudbouni7098 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya Xassan Sheekh uu dumiyay ee Soomaalilaandi ha ku baaqdo Caasimada Soomaali Hargeeysa tahay shirna loogu qabto Hargeeysa. Fursad horay Gelle uu ka boobay iyaa muuqata ee ha lagu hogaamiyo Soomaalida

  • @Nageeye-b9n
    @Nageeye-b9n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh waa calooshii
    Ushaqeeyste tiisa kaliya fiirsanayo
    Ee ma aha madaxweeyne soomaaliyeed ee allow Naga qabo

  • @AhmeoSulub12
    @AhmeoSulub12 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walalayaal qofkan xanuunsan aan iska qabano fadlan!
    Alla ceeb waynaaa

  • @Zamzam-zw2ed
    @Zamzam-zw2ed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Kama fiicna cabdiradhiid cali Sharmake
    Soomaliyeey kaca ok ninkaas ha la xukumo Adan madoobana ha laqabto

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turikika lacaga baa la siiyo oo emiraadka baa siiyo waaayo wuxuu ku xumeenayo jabuuti

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bad oo free ahaa iyo somaaligebeed alowsal amuuraha. Digsigii lakarinaayey ayaa bislaadey, runtii waan kaxumahay.

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyaa u rumeeyey riyada Itopiya Dameerka Xassan iyoMuusse Biixi iyo Axmad Madoobe.iya u jilciyey Itopiya.somaalay toos

  • @DREAM-15794
    @DREAM-15794 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowlada somalia ma waxa ya ka shaqeysa burburka cidanka iyo dalka?

  • @cabdinuurraage4619
    @cabdinuurraage4619 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey Niman baahan yeyna masiirkiina go aamin

  • @SacdiyoAhmed-j4j
    @SacdiyoAhmed-j4j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isra'iil Turkey iyo Ethiopia weey wada socdaan

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaas taariihkhi ha dhihin waa Soomaaliya meesha lagu gowracey

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 17 นาทีที่ผ่านมา

    Boqor Boqor dhalay Noolow

  • @muuminmuumin2038
    @muuminmuumin2038 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta odaygerna dhaqanka uu yahay buur madoow oo kale madaxdana ay yihiin xasan, axmadmadowe ,dani.laftagreen.guudlaawe.qoorqoor.farmajo.shariif.khere Shakur inta dhiman ku darso ALLAA NOO MAQAN RABI NOO MACIIN

  • @MohamedFarah-u7u
    @MohamedFarah-u7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warka fahan kadi sheeg wax run ah

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bada la siiyay halkay ku taalaa

  • @gjama9511
    @gjama9511 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa urumeeyey Riyadii Ethoipia ? Axmed Madoobe iyo Dani, iyo Mareexaan ?.xasana waa khasbanyahay wixii hada ka danbeeya in uu S/land googo , oo Garoowe Qarkiisa xuduudka mara u aqoonsado dawlad Gooni ah Ethoipian khasabto (Harti)

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duli waye xaaan shiikh waxow u biyo shubtay nooryaantii cabdiraxman Shakur oo kale

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buurmadobe wuxu doneya in u
    Xaqulqelinka hasan sheekh'
    Inu mexkasiiyo

  • @HassanAhmed-og3yc
    @HassanAhmed-og3yc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shaydaan madaw

  • @hashiali689
    @hashiali689 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlee kani waa mid inkaari ku dhacday somalina inuu wada xaraashto ayuu rabaa siduu muqdisho uxaraashtay kani somali waa laguso habaaray wadaninimo ka dheer waa cadaysahaa ayey kaga dhegantahay magafehii somalia ayuu noqday waxuu dan ama wadanimo malaha haba yartee hassan waa hassan uun kaan naqanay illahay umada haka qabto

  • @nasiraden4628
    @nasiraden4628 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii ethopia ey diidey 19% of babarbara…. U maleymaayo in ey yeshay canshuurbixiya…..shekadu waa “ col kugel oo tuugo kuu ciidamisay “

  • @abdullahisahal3939
    @abdullahisahal3939 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somaalinamada laguma qaraaban karo ee qabyaalada daciifnimada iska daaya

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Soomaaliyeey hadi bada soomaaliya eey etoobiya eey wax kala soo dageeso iyado dowlada soomaaliya looga dabeeyo oo etoobiya eeyna xad gudub sameeyneen spo loma bahna cashuur naga soo gasha waxeey etoobiya la soo deege waa hadi sharciiga eey u hogasato etoobiya,,,,,teeda kale hadi wararka ah in xassan shiq xaqal qaliin u qatay una daneeyneen soomaaliya xasan shiq waxa u hartay salad iyo bar sharciiga la sheega intii xogaay ah waa sii jitama oo wax hada hir gala majirto markaasne shacaabka soomaaliyeed iyo dowlada timaada baa diidi doonta insha allaah etoobiya waxeey isku dayday ineey qasab ku qadato bada soomaaliya wana u suurta gali wesay hadane etoobiya iyada faraha foodooda ku tagan dagalada ka socda darteed xassan shiqne cid ka yeele hagardaamo ma jirto shacabka soomaaliyeed waa soo jeedan xassan shiq hadu idku dayane waxaan soomaali u cuntaamin asaga vila soomaaliya laga saara,,,,,waxi jiraba banaanku imaan doona insha allaah

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkigu danihiisa ayuu wataa shidaalkii somaliya inuu iska gurto ayuu rabaa hassan ayuu dhiil lagalay isuwadagee khiyaano qaran oo weyn ayaa dhacday nin tuugi dee waa tuuguun xaaraan xaaraani dhashay

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cabdixafiid maxaad ugu tilmaamaysaa taariqi adigaaba danbi ku jiree

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa Tuug

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wastaariikh xun taariikh waaba tahaye

  • @baraarujiyeofficial2925
    @baraarujiyeofficial2925 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fikirka engineer abtidoon maku qanci waysay.

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa odey caaytamaayo, Heshiiskan nuxurkiisa waa Ethiopia badda Somalia waay isticmaali karta ayadoo u hoos fariisanaaysa dowlada Somalia.

  • @mahamoudbouni7098
    @mahamoudbouni7098 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaams Calaykum

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan waa mucaarad waa garanay

  • @abdelhakimhirse9373
    @abdelhakimhirse9373 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkani waa nin aan waxba ka xishoon maxaad ka waratsan waakii shalay garaadkii dhulbahante caayayey ee lahaa waa garac haddana markii xassan sheekh iyo wefdigii federaalka ee uu hogaaminayey ay guul kasoo hooyeen heshiiskii shalay Ankara kadhacay ee lagu laalay heshiiskii xaaraanta ahaa ee abbey iyo somaliland ay wada galen. Marka waxaan leeyahay iska caytama

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiy iyo Yahuudu waxay ku talo jiraan inay Xoog amba Xeelad ku qaataan Saylac. Isma ogna odbihii bay aslaysaa. Boqor Buur Madaw ma arkayaa waxa ii muuqda?????

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligedba abgaal iyo wixii lamidah wadanka waa lagalaaha waayo marekan habargidira ladagashay C/yusuf iyo itobiyaanki iswata habargidir qaara ladagaashy lalayaabimayo( waayeel abgal iyo weel loaad ninkii waraabsda leh)bakhtiga cadho kaqaday warkaga😡😡😡😡😡

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia haka modaharado Türkei

  • @AyaanMoh-j7y
    @AyaanMoh-j7y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    turkey waa tuug kale wll maaha khaayinka

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War wax mou laah yidha ma jiro kiiskasina was.xidhmay danta ninkani waxay ahayd mou itoobiya waxa la yidhi sida badaha loo kiraysto ha kireeyo wax mou la yidhaa ma jiro buur madaw ninkii laha xabasho ayaan nahay xagay u socdaan

  • @abdik9002
    @abdik9002 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qosol ayuu ka keenay hadaad iwaydiiso!

  • @UmalkhayrJamac-e1l
    @UmalkhayrJamac-e1l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia 500 oo sano bad la aan maaha ee 30 sano ayay bilaa bad tahay

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heshiiska qodobadiisa hadaan arkay maxaa qaldan oo madaxweynaha loo caynayaa markii horaba wuu sheegay insifo sharciya umarto ganacsiga bada hana waa intii warxuma tashiil miyaad maanta kafadhidaa cabdixafiidoow haysku furin baalmadow

  • @hashiali689
    @hashiali689 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan umada halaga qabto somali waa baabiyey dhinac kasta kan oo kale somali hore uma so marin cajaib sheikhow

  • @AyaanMoh-j7y
    @AyaanMoh-j7y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hoogaye run miyaa taasi 😢

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaas hishiin waydo waa lagaa faaidaysanayaa 34 sano dunida waxaas kama socdaan

  • @SacdiyoAhmed-j4j
    @SacdiyoAhmed-j4j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaniiskii Futo madow muxuu ka.hadlayaa

  • @caanoos
    @caanoos 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Xasan, muuse iyo cirro cidna kama yeeleyno

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Azania is a land and people it was placed Eastern part of Africa it has a boarder with Mozambique Zambia Burubi Rwanda Uganda Sudan the capital city is Harar

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Well done Hassan Wadankaan qabiil malaha ee Well done, King of Somalia Hassan sheikh

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlee xasan garguutheh Iyo teamkisu sfcn ayaa loo bahdilay Mou Ethiopia dhexamay Somaliland turkey ayaaba sharciyey wayo turkey siyasada Ethiopia iyo maalgashigeeda ayu rabaa somalia meel baabadayna ah khyradkeda isa guranaysaa turkeygu

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beeenaale maxaa lagu heshiiyay balannkan eega beenalaha

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War umada beenta ka dhaaf

  • @NasirDarimi
    @NasirDarimi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heshiis taariikhi ah maxad ugajeedaa go,aaga labahaben aduhuwo habeena anu aan hu,wado miyaataariikhiya

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa wax laga xumaado ah in wilasha soomaaliyeed leesku dilo oo fidno laga abuuro ineey cidmada soomaaliyeed is dilaan waa nasiib daro na heesta

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood aad jebiso buu badda u gadanayaa badda iyo lacag aad heshid dalba shaqo kuma laha war axadkan waddanka halaga qabto

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayo kugu dhacdey war dalki way udhamaatay
    Nacalad korkiisa ha ahaato odeyga moryaanta
    War kuwa taageerayaa mxy kutageerayan marku hooyadood iibiyey😢

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaad libta usiinaysaa abii.

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    imika dilaali nimo ayuu u ooyaya odaygani dhul jacayl ka dheer
    wlle tuugbaa na heshay wllhi

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland ama beesha Gadabuursi ma ogola Xassan tuug muxuu sameyndoonaa! Midda kale ninka maanta qabsaday xilka Cirro waa khabiir agtiisana Xassan qori kama jabsan karro! Hadduu isku dayo Somaliland Somaali oo dhan ayaa la safanaysa oo dagaalka isagaa laga bilaabayaa!

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhh duqsi ururyo haan bujun waa
    Hawiyo iyo isaaq is gaanshaan buursigoodi
    Way ku ceeboobeen
    Dalki soomaliyedna baa bi iye

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyey intaad isku maqneydeen ayaa dhulkeenii la iibsaday ee aan joojino kala qoqobka daarood hawiye iyo dir haloo midoobo dagaal ka dhan ah qaranimadeyna camiiladaan la adeegsanayo aan iska qabano

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadan meshaas mayaalo ee umadaha kale hagurtaan.

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalka aan iska deyno soomaaliyey dalki waa gateen mirihii ka soo baxay shirqoolka gaalada hadalki sheikh maxamed rashaad xaqiiq noqoy maanta

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dekadaha afarta ah sow farmaajo mabixin oo Abu saaxiib jiis ma aheyn, walaalayaal qabyaalad maba dhaafeysaane xoog aa yareeya .

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xishooda. Taariikh madow baad gashaan

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duli a tahay umada wax garatada Lee qaldi kartaa kuwa wax aqriya waxna qoro ma qaldi kartid ethiopia neh cid bad masiin Marin ganacsi dowlada xiligee rabto ka bixi karto wayi sida dakad in laga kireeyo mida kale ma saan ayaa quf Muslim ku tahay Ina dalkaaga dumisid taas xaqiiq waxee kuu horsedee cimri dag dag

  • @farduus_
    @farduus_ 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Filimkan malinti muse iyo xasan iyo ismacil ey wada hadlayen ayan ka shakiyay 3 doda aa bada ibiyay midka midida uu saray midna wuu ku qalay badena ad ayan uga xumahay in ey somai sidan u lidato

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOOMALI NANAC MOYEE WAX KALE MA HAYSO ETOPIASE DANTEDAY TAQAAN

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoraalkaaga wuu qaldanyahay hadalkaaga iyo ismaleh waxad afka kashegaaya

    • @muhsinbazarce
      @muhsinbazarce 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mahadociise25 baddii sowmaqaadana 500 sanno waxey kutaamayeen