LATALIYIHII HORE EE MW XSM OO SI WAYN OGA HORTIMID HISHIISKA TURKIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 328

  • @lderow2192
    @lderow2192 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Wallahi aniga waa layaabahanahay madaxda soomaliya

  • @Hagimumin
    @Hagimumin 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    SOMALIYEEY BARTA DAWLADA TURKI IN AY DAN & HELO IDINKA LAHEYN, ANAGANA AAN U HEYSANO WALAAL WAA AQON YARADA CADUFEYSAN OO AYNU LENAHEY, CADOW & CADOW KALKAAL WAA ETHIOPIA & TURKI

    • @AamiinAyaale
      @AamiinAyaale 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Badda
      Casma
      S0liyaale
      Mi
      Sln? 7:44

    • @MohamedAbdirahman-w4x
      @MohamedAbdirahman-w4x 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Turkey Maxa Ku eedeeya dhamaan dhibka Waxa Wado Waa Xassan Sheikh Maxkamad lasaaraa Ciidamadii dalkana Dagaal Dhex dhigay Xassan Guurgurte❤

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Bada soomaaliya iib ma ahan Xasan shiiqna mabixikaro

    • @maxaadan9345
      @maxaadan9345 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waa ijaar maahoo
      adi lee ijaari kartid guri kasta
      luuq kasta
      boos kasta
      ....ar yaab badanaa

    • @addis869
      @addis869 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlaashay ❤
      Lkn qbiil ayaa ina dulaystey
      Sideen aan uguulaysankarna?

  • @ahmedabdi782
    @ahmedabdi782 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    AscAbdi hafid adiga iyo Gabadha caqlibadanaa oo garasho dheeraa Allah xafido Gabadha.

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Turkigu dankaama laha itobiyuugacanta ugelinayaa wadanka waxaanu ilaashanayaa danihiisa ugaarka ah

  • @TrikAdan
    @TrikAdan วันที่ผ่านมา +15

    Maashaa Allah tabaaraka sharafeey muwaadin xalaala

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Somali Ha iska dayso fikirka caadifadaysan ee jacaylka Erdogan iyo Turkiga

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Turkey look what they did in Syria? They handed Syria to Israel!

    • @mohamedbootaan2591
      @mohamedbootaan2591 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Turkey eed malahan waxa laysku haysto anagaa leh hadaanaan anagu bixina Turkey ma bixin karo waxaa duli ah oon waxba garan karin oo bah dilan waa kuwa soomaalida ah oo madaxda sheeganaya

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Gabadhan xasan wuxuu garan waayey ayey garatey...iyada ayaa ugu haboon fikirka wanaagsan.

  • @MoktarAbdi-gy4en
    @MoktarAbdi-gy4en วันที่ผ่านมา +8

    wuu qaldamay xasan shekh anaga dhulka somaliyed kuma gorgotami mayno itobiya wan iskaridayna

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    “Asalaamu Calaykum “
    Aad baan ugu mahadcelinayaa walaashay markale waayo waxaad moodaa in ay lasoobaxday waxa ku jira quluubta dadka Somaliyeed maanta.!
    Turkigu masiirka somaliya nooma yeerinkaro!!!
    (She’s very very smart and intelligent, thank you so much sister you are hero for the Country)

  • @teatime6853
    @teatime6853 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Somaliya Xassan sheikh malaha turkey malaha Etopia ma qaadankarto somaliya somali baaleh 💯🇸🇴💪

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Gabadhan waa wadanad maashaa allah xasan waa nin 34sano soomaali joogay siyaasi ma ahan geesini ma ahan

  • @Caliya7
    @Caliya7 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wadanka ma xasan sheikh oo keliya ayaa kamasuula aaway baarlamakii iyo waxgaradkii somaliyeed, mase dhicikartaa in warkiisu shaqeeyo oo sidaas xaalku noqdo.

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Turkiga halasaaro halagu mydaharaado

    • @User-s8x2d
      @User-s8x2d 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa runta

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@User-s8x2dWhy blame Turkey? They care about their interest, it's Hassan Sheikh your president signing things ! He is solely responsible for this. Turkey look how they sold Syria to Israel!

  • @KilwaMaxamed
    @KilwaMaxamed 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xasan waa nin aan ku naqaan inuu dadka iyo dalka soomaaliyeed ka shaqaysto aniga aragtidayda iyo aqqoontayda waxaa ii muuqda inuu lacag ka qaadan doono itoobiya dabadeedna badda uu u sixiixi doono laakiin ummadda soomaaliyeed baa laga rabaa inay dantooda gartaan oo dhulkooda ilaashadaan.

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Awalba Xasan inuu nin jilicsan yahay way u muuqatay inta wax garadka ah

  • @MaryanOmar-i7q
    @MaryanOmar-i7q 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Madaxweynaha Dhagahiisa iyo Afkiisa isma Maqlaan. Waa intaas Wax Cusub Ma jiraan. Turkiga danahiisaa uun baa u muhiim ah.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +10

    SOMALIA 1960 kii AYU CAALAMKA U AQOONSADAY IN AY TAHAY QARAN XOR AH, OO XUDDUUDYADEDA CALAMADEYSAN YIHIIN, AAN LAGU XAD GUDBI KARIN, WA MAXAY, WAXAY TURKI SHEEGEYSO, AY LEEDAHAY ITOOBIYA IDIN AQOONSATAY.

    • @abdik9002
      @abdik9002 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa wax lagu qoslo!

    • @theps4pro49
      @theps4pro49 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Taasi Somaliland ayay ahayd ee may ahayn Somalia aan kuu saxee

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walee waayaab wadanka ma hal qof baa leh itobiya. Waa wadanka soomaaliya wadanka hortagaan in la helo nabad Madoobe. iyo xasan wey isla shaqeysanayaan itobiya allah ha naga qabto.

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    HESHIISKAANI WAA KIND OF BRIAN WASHINGTON WAANA BAADIL SHACABKA SOOMAALIYEED NA MA AQBALAAN. NUMBER ONE, M XASAN SHIIKH WUXUU GALAY HOREYNA UGU JIRAY KHIYAANO QARAN, WAANA IN LA SOO XIRAA MARKA UU XUKUNKA KA DEGO. NUMBER 2 M WEENAHA TURKIGA WAXA UU MUGDI GELIYEY REJADII EEY SHACABKA SOO MAALIEED KA QABTAY.

    • @InnocentOrcas-lp8tg
      @InnocentOrcas-lp8tg 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Madaxweynaha turkey somali miyu xukuma what kind of Rajo ay somalida ka qabi kartaa aan doqonima ka ahayn wa dulaal ka shaqayste somalia misna la ganacsanaye Israel ayago sanad xasuuq kuwado

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxa ku dhacay Somaalia waa waxlaga xumaado waana inlaburburiyaa heshiis kusheegga Turkiga kadhacay

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Soomaali alley leeyihiin ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soimaaliyeed allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin soomaaliyey guushiina waa midnimadiina iyo wada jirkiina allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro allah hanaga qabto aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @bezani
    @bezani 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hodan is a very smart girl and I’m glad to see she got off the reckless/directionless train of HSM which she supported previously becoz of Qabil, HSM doesn’t have the capacity, capability or the intelligence to govern Somalia in these hard times, the sooner he evacuates #VillaSomalia the better for all of us and for all the future generations to come!
    #HSMFailedSomalia
    #GodSave🇸🇴

  • @HodanMaxamed-n2y
    @HodanMaxamed-n2y 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abii axmed wuu guuleysty wuxuu helay bad hadyad loo siiye runtii turkiga wuu nakhiyamay😢😢😢😢

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    itobiya. Waxa xushmad uma hays umada soomaaliyeed.

  • @laylaali2477
    @laylaali2477 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah waa Aqoon yahan Fariid ah oo wadaniyad iyo dhiig fresh ah haysata Wllo Allaah haku xifdiyo Adiga oo kalena hanoo badiyo Aamiiin

  • @FaThaNurdiin
    @FaThaNurdiin 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    God is great

  • @Waris668
    @Waris668 วันที่ผ่านมา +3

    Turkiga muudiido mawadankuu laleeyhy

  • @aadanfarax4504
    @aadanfarax4504 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Viva thé republic ofSomaliland❤

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay Hassan shekh xaqa ummada alah ka soo saro inshallh

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 วันที่ผ่านมา +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Walaashay lataliyihii hore ee MW way mahadsantahay waayo waa Muwaadin Xalaawi ah oo garanaysa siyaasada khaldan.

  • @NurGacan
    @NurGacan 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abi axamed ka hor iyo kadib wuxuuu barlmaanka itoobiya ka yidhi midnamsa somaliya waan ictiramayaa somaliyeey siyaasda dadaki yaqaany way sii yarnayaan

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masbalaah hodan waa kala dhg❤❤❤❤i dhigtag

  • @aabas6193
    @aabas6193 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The most Infamous agreement with Ethiopia so far.

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Turkiga dantiisa Ayow Kaarkay in ow maamulo mustaqpilka dakadaan layaway dalaalka x sh dantiisa iyo kursiga ayow kupadalana padda Somalia

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Negotiation between Eth ànd som has benefitted ETHIOPIA

  • @Mahmud-n8h
    @Mahmud-n8h วันที่ผ่านมา +1

    Adigaa U Ololeeyay C/xaafidow Neefkaa Wlkiisna Utanaasuli Waayey Ethopiana Utanaasulay Ethiopia Oo Cadowgeena Kowaad Ah

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    التاريخ تشهاد الرجول القوى الحر الزعيم محمد زياد باري المخليس للوطن

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Hodan si qiimabadan bay u sharaxday dhibka soomaaliya ka jira.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa riyo xasan is kama laha badda itoobiya iyo turik kama yelli doono taako arki meyso itoobiya

  • @welihusseinabi8781
    @welihusseinabi8781 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baarlamanku dhulka habadbaadiyeen
    Umaduna qoorqabad yayna qaadan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +1

    Turkiga wuxuu ku biiray cadawga somaliyeed, Turkiga dantiisa ayuuna wataa ,itopia waa cadawga kowaad ee somaliya dooni mayno dhulkeena inay itopia ka hawl gasho

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq วันที่ผ่านมา

      Keligaa ayaa cadow isugu filan 50 sano iyo qabiil, welcome Ethiopia

  • @AbdulkareemSuleiman
    @AbdulkareemSuleiman 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhaas baa ka caqli iyo garasho badan nimanka madax isku sheega soomali u taliya. Illahayow gabadhaas cimrigeeda u barakee

  • @hassanhnlwarsame3192
    @hassanhnlwarsame3192 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaĺi waa guulsetay waa diidan kuwa dìidan nabada wada noòlasha dariska

  • @khalifahamzi
    @khalifahamzi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadda waxaan jiraa 16 waan xoreynaynaa Dhulka uu xasan bixiyey inshaa allh

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aniga ma.aaminsani in itoobiya ay qabsanayso bad soomaaliyeed insha alaah

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiyoow ninka xasan ah iska dila

  • @MuxsinGeedi
    @MuxsinGeedi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo daaroodba hanaga baxaan anagaa wadanka u tashaneeyno.

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin walaakii dhufeeys ugu jiraa geesi noqon Waa… qeeybi bad iyo biro kaqaado Allah nabadbaadl.

  • @farduus_
    @farduus_ วันที่ผ่านมา +1

    Turkiga hda unban fahmay danaha uu wato badena bec mahan

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaam Soomaaliyeey. Inta aan ku jirno Siyaasiyiin aan Kala danbayn lahayn iyo Madaxwayne go'aan kaligii gaari kara. Soomaaliya meelxun away u socotaa.

  • @maxaadan9345
    @maxaadan9345 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ummaddan baan la yaabaa. dambi ma laha haddii ay fashilmaan. mar kasta waa cid kale.
    Turkiga
    Masar
    Somaliland
    AU. mar kasta waa cid kale

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guud guud waa waax fiican daagal waax maatareso

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland ayaa dhulkeeda kula heshiisay etoobiya... xasan sheikh has nothing to do...

    • @Waris668
      @Waris668 วันที่ผ่านมา

      Soomaaliya iyo somaland midna magadi karto

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Asagoo maqan impbichment ama xilka halaga xayuubiyo. Waa khaainulwaddan

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamar dowlad uma aqoonsana reer somaliland waa koox yuuga imikana itoobiya ayaa qabsatay❤❤❤oohaysata markaa maxaad ka sheekaynaysaan gabadheen khajillaada mataqaaniin

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuduuda Somalia 🇸🇴 masugna lamana garanayo halka ayhu egtahay. Lakin ta Somaliland ayaa Sugan lana garanaya.

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliya waxay ku guileysatey lacag hal milyen ah $ 1000.000

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhaan caqligeeda Allaha u barakeeyo. Waa geesiyad xilligaan loo baahnaa.

  • @hamida8217
    @hamida8217 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haleeska celiyo hadii la dhaho maamulo goboleedyada, qabiilada soo qeeylinayo waala yaqaan, ee haleeska celiyo

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe & denni
    Aa kuqasbay madaxweyne xassan

  • @AbdullahiHussein-z2z
    @AbdullahiHussein-z2z 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aslm aleikum’
    Ma sha allh cabdixafid’ aad ayaan ugu raacsanaa ama hadaladii hodan la taliyihii hore ee xasan shiikh, waa lumay xoriyadeenii, qiimaheenii soomalinimo, this is wakeup call for all somalis , let’s unite please…
    Wa bi allhi towfiiq
    Aj Hussein
    Senior Agricultural consultant

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi waa wax laga naxo,

  • @bashiirmohamed6783
    @bashiirmohamed6783 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad bay u mahadsantahay Walaashay hodan inay ugu dambayn garwaaqsatay halista uu wadanku wajaho iyo meesha uu wadanka u wado khaainul wadan xasan culusow iyo kooxdiisa damul jadiid

  • @LibanGondo
    @LibanGondo 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka waa inla difaaca Thank you baayo

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ha is casilo.waa ayaandaro,horey kenya ayaa si dhib yar bad ku heshey aysan xaq u laheyn.itoobiya bad bey hashey..2006 dad itoobiya ku xasuuqdey muqdisho hadana la leeyahay itoobiya waxay u hurtey naf umadda somaliya..waa nasiibdaro in maanta sharaftii soomaaliya.wixii dhacay xasan dusha ha saarto...

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomali waa in ay dagaal ka xigto heshiiska Itoobiya ma yeelano in badda la siiyo

  • @muqtarmohamed1179
    @muqtarmohamed1179 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan qof cafimaad qabta ma warysto dadka xanuusan ayow u gacan Haatiyaa soomali alah guuleeyo rurikiyana waa u mahad noqaynaaa

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arrinta Somalia iyo Ethiopia yahay mid fashiil ah oo aan mid aysan u cuntamayn shacabka Somaliyeed

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ustaad Cabdixafiid M. Jamac. Mahadsanid.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiiye waa wax dhaqan u leeh waaye in aay bada gaatan sheikh shariif ikenya gateey mantana etobiya lagu wareejiye badena

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AAD baan uga xumahay warmurtiyeedka kasoo baxay turki EE lagu seheegay. To win win itoobay kaliya ayaan U arkaa IN AY kuguulaysatay RaBitaank ay kalahayd Somalia iyo marin badeedkiiba lkn maxaan anagu Ku guullasanay ??? ma in Aan Ethiopia fargalinta Ay Ku hayso arimaha gudaha DALKA UGU badalno Naf hurida Ay somalia u joogaan Ciidamada Ethiopia???.😭😭😭

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey wow benta

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    :) Somalia wey guuleysatay!
    1. Egypt waa cadow.
    2. Eriteria waa cadow.
    3. EAC xubinnimo waa la caydhiyey.
    4. Ciidan Somalia leedahay iska ilow.
    5. Djibouti wey walaceysaa.

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyey kaca oo Cadawga iska Celiya hadi Kale ha nala Gumeesto

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WALAASHAAN WAA WADANIYAD EE ILAAHAYOOW NOO BADI GABADHAAN OO KALE .

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😅😅😅😅😅😅Mogadishu 2024😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul ethiopia 🇪🇹 guuuuuuuul 🇪🇹 ♥️

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runti cabdi xafiid wax maku sheeyga badena gacan kuma jirto madaxdena iyo tutkiiga waay isla ogyahiin waa nasiib daro

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheikh Siyaasad Ma Yaqaanee Soomaliyeey Wadanka Halaga Badbaadiyo Xasan Sheikh Instead 1 Stone 2 Stones Ayeey Ethiopia Ku Dishay Somalia 🇸🇴 Qofka Marka Uusan Siyaasad Aqoon Waa Taas Asaga Uusan Ku Qasbin In Ethiopia Ka Noqoto AMOU.gii Somaliland Ayuu ba U Sixiixay Bad Hor Leh Waa Nagu Dhacday !! In Uu Ku Adkeysto Ayeey Ahayd Dekad Ayaan Ku Siinayaaye Bad Kuma Siinaayo??? Tan Kale In Uu Wada Tashi Galo Ayeey Ahayd !! Tan Labaadna Siyaasadii Gudaha Xasan Sheikh Kaligiis Ayaa Isku Soo Ekeeyey Heer Waxa Uu Gaaray In Uu Yiraahdo Qofna Loo Joojin maayo !! Maxeey Dhashay In Ciidsnkii Somalia 🇸🇴 In Ay Maanta Kenya 🇰🇪 Iska Dhiibaan?? Oo La Iska Hor Keeno Military Soomaliyeed!! Xasan Sheikh Somalia 🇸🇴 Ayuu Burburiyey With in 2 Half Years!

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bahalay looma yaqaano E Magaca Somaliland waa magac ka da'weyn magaca Soomalia Ama Italia Soomalia wax la yidhaah do waqooyi na maba jiro waxaa jiraa Ee waxaa jira Oo keliya 1960 kii Labadii Dal Ee isku biiray kuwaa Oo Sameeyey Jamhuuriyaddii burburtay Ee hore loo Oran jirey Jamhuuriyaddii Dimuquraadiga Soomaliyeed labadaa Dal Oo kala ahaa British Somaliland Protetorate iyo Italia Soomalia

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garguurte dalka wuu iib saday jubaland ayuu cadaw nooga dhigay hoostana wuxuu sxb nooga dhigay badna siiyay ethopia 🤷‍♂️😫

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaladka Soomalida ayaa iska leh oo diiday in ey isku duubnadaan oo dhistaan Dalkooda oo u dhaqaaqay Qabiil iyo nacasnimo 34 ka dib afka leerinaayo. In la qabsado oo la adoonsado aan Kala jecleen.
    Waana kuwa Madaxda ah iyo ka soo horjeedo oo isku raba keliyah kursi.

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mabaarlamaan.baajira.soomahorjoogo.Aadan.madoobe

  • @Abdimohamed.Omar-k8i
    @Abdimohamed.Omar-k8i 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc somali weyn wad salaamantihiin dowlada kaliya somaliya mas.uul kama ahan waxaa dalka wax weyn kuleh shacabka somaliyeed wadanka aan u tashano wad salaamantiin

  • @abdinasirnunimohamed3990
    @abdinasirnunimohamed3990 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax La aqbali karo ma ahan runtii umadda Soomaaliyeed

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka xasan sheekhmale somaalibaale halaga horyimaada waxan heshiis kusheega ah

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Gabadha

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka hore Aby in Bad la siinasyo Farmaajo aya ballan qaadey marki uu keeney Aby iyo Afawarki

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intan qabyaalad iskuheysano itoopiyo wey faa'iidey mafileynin inu madaxweynaha sidas sameyn doono isago og in cadowgeena 1aad itoopiyo tahey 😢.

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hassan Sheikh is a traitor! He just wanted to sign Muse MOU himself only! Ethiopia will still get sea access which is totally different to ports . Somalia should make no deals with Ethiopia which occupies it.

  • @mohamedbootaan2591
    @mohamedbootaan2591 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia awalba waxay buuqa u abuurtay intaan ay heshay inay hesho Badda inuu heshiis ganacsi ku yimaado kadibna uu ciidan keensado sidaasna uu ku qabsado qofka soomaaliga oo aaminsan ethiopia inay dekad rabto waa qof hurda waxa ay rabaan waa Bad ay yeeshaan

  • @SaidMohamed-ev7so
    @SaidMohamed-ev7so 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwwb aad waxaan aad ugu hambalyaynaya wariye cabdulxaafi sidoo kale allah swt caqliga, cimriga, caafimaadka iyo cibaadada udhawro gabadhaa allah swt waafajiyey inay si xikmadaysan u qeexday naguna baraarujisey waxa ummadda soomaaliyeed lagudboon parlamaanka soomaaliyana waxay ku khasbanyihiin inay joojiyaan Madaxweynaha soomaaliya, iyaguna joojiyaan inay dano shakhsi iyo xoogaa dhaqaale ah ku beddeshaan diintooda, dadkooda iyo dalkoodaba allah swt waxaan ka beryayaa inuu dalka, dadk iyo diintaba inooga badbaadiyo cadowga gudaha iyo kan dibaddabs allahuma amiin

  • @maxamedcawil3457
    @maxamedcawil3457 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc dhab ahaantii waxay ka wax garadsantahay, rag waaweyn oo siyaasiyiin sheeganaya.

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC ABDIXAFIID GABADHAN WEY SAXASANTAHAY IYO WAXEY KAHADASHEY WAA RUNTEEDA

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan filayaa xasan aragnee in baarlamaanka soomaaliyeed haday caqli leeyihiin inay siwada jira u diidaan hamiga xun ee Ethiopia

  • @RElmi-hi6wz
    @RElmi-hi6wz 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ax ax. Muu idhaahdo arimaha dibadda meel ha iska sii taalo ila intaan gudaha xalinaayo. Wa jawaab fudud uu dalkaste fahmaayo😢!

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .walaahi.waa.masiibo..alle.hanaga.spp.gaaro

  • @XaliimoAadan-x1l
    @XaliimoAadan-x1l 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha sharfo gabadha

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan DOQON!!