السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الحمد. بارك الله فيك يا ابراهيم. وجزاك الله خيرا كثيرآ. Allah ha kaa abaal mariyo dadaalka ugu jirto dufaaca Dalkeenna iyo Dadkeena. Iyo baraarujintooda waanu kuu ognahay. Il iyo cawriba la'aw. Allah Garankaaga ha galo.
Asc mujahid mr Ibrahim cadiid waxa soo galay wadan kii waxay soo galay yamyam iyo qadaad waany iyo cadowga gudah oo iska shanay ilaahey ha inoo xafido Somaliland waat huwan tii la soo balamay wadani ilaahey our president muuse biixi Abdi may Allah bless him and his family and long life and health we love you and you always in our hearts congratulations evening you did our country ❤
Waa ceynkaa,. Mujahid kugu maaley. Waxa ay eeg tahey in ay rumeysan yihiin in ay hagbad qaateen oo doorkoodii yihiin oo Qaranka oo dhanba aney masuuliyadi ka saarneyn ee la arkee. Guuuuul iyo Gobanimo Jamuurida Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❣️❤️❤️🩹
ALLAA YACIZAK MUJAAHID IBRAHIM CAYDIID WAA DHAMAYSAY HADAL HAREETAHAANAN KA JOGAYNAA WIXII DANTA QARANKA KA HOR IMANAYANA CIDNA UGA HAYBAYSAN MAYNEE GACAN BIRAAN KU QABANAYNAA SOMALILAND GUUUUUL
Madaxweynaha cusub Haloogu dhaarto in ay dhamaatay sheekadii Xisbiga,loona baahan yahay in uu iska ilaaliyo kuwa ka horkeenaya bulshada oo isku Deyaya in ay ka lumiyaan Jahada Madaxweynenimo,Hana Iska jiro kuwo badan baa hareera Taagan oo aan Daacad ahayn,Ummaddu Hada Indhaha ayey kugu haysaa😂
Madaxweyne cabdiraxmaan maanta ayuu la wareegay xilkii waana sheegay in aanu u dhaaran koox xisbi,reer,ee uu qaranka somaliland u dhaartay ,wax badan oo is barbar yaaca iyo dad meelo kale laga hago oo ku gaban jiray magaca xisbiga wadani ,waa kala sifayn doonaa oo rag badan waa laga fadhiisin dalka
Ethiopia baddeenay rabtaa oo weliba galbeedkay rabtaa waxay la mid tahay in cadowgaagu ku yidhaahdo caruurtaada mid i sii oo weliba hebel ama hebla i sii waana ayaan daro
Ibrahim caydiid maxaad adiga laftoodu Berbera Dekeda qaranka Bari iyo Galbeed ugu kala qeybisay. Mida kale ma ogtahay in Kaarin Ceeldaraad Xiis iyo Maaydh
Ibrahim Caydiid we appreciate your loyalty to our country brother.
Masha alaah
Illahay swt cimriga iyo cafimadkaba haw barakeyo madaxweynaha xilka ka degey muse biixi cabdi gesi gesi dhallay
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الحمد.
بارك الله فيك يا ابراهيم.
وجزاك الله خيرا كثيرآ.
Allah ha kaa abaal mariyo dadaalka ugu jirto dufaaca Dalkeenna iyo Dadkeena.
Iyo baraarujintooda waanu kuu ognahay.
Il iyo cawriba la'aw.
Allah Garankaaga ha galo.
Waayahay gudoomiye waanu kuguraacnay❤🎉❤🎉❤🎉❤
Ibraahim caydiid geesi indha dheer toosh ku ifi wejixunta
Guul samaland nooloow ibarahim caydiid
Libaaxa somalilanf
Noolow eedo ❤❤❤🎉🎉🎉
Ibraahin çayďiidoow wadankii waynu aragnaa ye allowsahal
🎉🎉🎉Noolow Muj.Ibrahim talada halkeedi baad dhigtay🎉
❤❤❤ILAAHAYOW Somaliland Dhawr Guul iyi Ictieaaf dhakhsa ahna Noogu deeq اللهم امين ❤❤❤❤❤❤
It is sad day for Somaliland 😢
JABUTI WAA CADOWGA SOMALILAND NUMBER ONE MAA RAABNO😮😮😮😮
Waa sax ,ibrahim.
Noolaawo waligaa❤❤❤❤
Guul.ibraahin
Guul Ibrahim dadkuna waa diyaar haddi cadaw laynagu soo dhaweeyo
Noolow❤❤❤
Shacabku waa inay Airport maalinta ay u diyaargaroobaan oy ogalaan waayan inay soomliand soo galaan.
Waa haanti qaraan mujahid ibraahim caydiid haalka kawadban ku leenahay oo daalka ilaali anago shacabki ahina waan kulasocona mujahid
Thats 100% true the MOU is binded on both sides
Wadani kuma dhaco oo walaahiya wixii Ka yimaada waxaan Ka masuul noqonaya Ciro waanu Ka digeynaa wallee danbaska dhuxul baa Ka hooseeysa
Allow inoo sahal wadankeenii ciro aragti dheer malaha male
Ibrahim caadiid noloow adeero geesi qaraan tahaay ❤️❤️❤️❤️❤️🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼❤️
Nin ku siray ha faallaynin,sababana ha waydiinin,ha u seeta dheeraynin,siriq iyo ku qabo bayd,hana falin siduu yeelay.
Soomaaliand guul insha allaah kuwaa sad sheegtay ee xafladaha gaarka ah sheegayaa Ciro iyo dalka midna nasteex uma aha madaxweynuhu haduu maskaxda ka shaqeysiiyo wuxuu fahmi doonaa talada ibraahi caydiid oo dalka iyo Cirro a nasteex u ah waayo anigoo aan siyaasi ahayn baa arkayaa cidda nasteex u ah iyo kuwa qalibay
MADAXWEYNE CABDRAXMAN WAXA UU CALOSHA KU HEEYSTE BUU SHEEGYE CERIGABO XALADADU WAA LAA OOGYE HAA DEFACO INA KHALEF NOO IAANMAYO
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc mujahid mr Ibrahim cadiid waxa soo galay wadan kii waxay soo galay yamyam iyo qadaad waany iyo cadowga gudah oo iska shanay ilaahey ha inoo xafido Somaliland waat huwan tii la soo balamay wadani ilaahey our president muuse biixi Abdi may Allah bless him and his family and long life and health we love you and you always in our hearts congratulations evening you did our country ❤
Waallaynayaa..farax.macalin..iyodhiijabuuti..iyo..xamar.Noo.Noo.maimakaraan
Faqash oo dhami MOUgay u ololaynaysaa jabuuti hargaysa iyo xamarna way isku diraysaa
❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul Ibrahim caydiid noolow
Ibrahim Caydiid, alle haku xafido.
Mujaahid dhab ah
Kuwan iyado cidiba ku kicin iyaga isku dumin doona
Soomaali nacayb muuse bixi ayaa eeday ee iska dhaaf ninyahaw snm inay dhimatey ma ogid miyaa? Imisa maxbuus ayaa laascaanod kaaga xidhan 500 nin ayaa kaa xidhan maxasd isdhaantaan xasen iyo muse waa laga adkaaday waa snm iyo usc
Waa maxaan cunaa .kan weji xun oodhan alla haynaga qabto kuwaas maxaan cunaa maxaan cabaa
Maanshalla geesi mujaahid ibraahim caydiid noolaw
Waa ceynkaa,. Mujahid kugu maaley. Waxa ay eeg tahey in ay rumeysan yihiin in ay hagbad qaateen oo doorkoodii yihiin oo Qaranka oo dhanba aney masuuliyadi ka saarneyn ee la arkee.
Guuuuul iyo Gobanimo Jamuurida Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❣️❤️❤️🩹
Guul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sakaakallaahu khayr libaax lixaax dhalay
Guul somaliland
ALLAA YACIZAK MUJAAHID IBRAHIM CAYDIID
WAA DHAMAYSAY HADAL HAREETAHAANAN KA JOGAYNAA WIXII DANTA QARANKA KA HOR IMANAYANA CIDNA UGA HAYBAYSAN MAYNEE GACAN BIRAAN KU QABANAYNAA
SOMALILAND GUUUUUL
Sidii roon rabbow talada toosan nagu hagaaji somaliland allow dhowr wixii dhib la rabana dhabarka ka jebi insha allah guul somaliland
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo No more faqash
Madaxweynaha cusub Haloogu dhaarto in ay dhamaatay sheekadii Xisbiga,loona baahan yahay in uu iska ilaaliyo kuwa ka horkeenaya bulshada oo isku Deyaya in ay ka lumiyaan Jahada Madaxweynenimo,Hana Iska jiro kuwo badan baa hareera Taagan oo aan Daacad ahayn,Ummaddu Hada Indhaha ayey kugu haysaa😂
Ilahay ictisaam ha burburiyo oo meel baas oo anay ka soo noqon geel,wax Ilahay ka baqanaya dadkooda iyo dalkooda baabibaya ,ilahayow dadka iyo dalka barakee oo barwaqee .
RAASKIYAMBONI HADII AY QABSANLAHAAYEE N MA AY YEELEEN HESHIISKAA ANKARA OO ETHIOPIA AYAA GUULAYSATAY
Noolaada Ibraahim iyo Siciid
Hogaamiye dhqameed siyaasad dowladeed ma wadi karaan ee aqoon kale oo ka xeeldheer ha isticmaalo .adaxwaynaha cusubi
Dhibaatuun bay u soo kordhinaysaa dawlada cusub xaflad labaad mana filayo inay dhacayso ee dawlada cusub aan la shaqayno mahadsanidiin
Madaxweynaha jabuuti weligaa ma kuu yimi waa u inaga qashaafayaa Somalia wuu tagay kuma rabo waa cadowga koowaad
Madaxweyne cabdiraxmaan maanta ayuu la wareegay xilkii waana sheegay in aanu u dhaaran koox xisbi,reer,ee uu qaranka somaliland u dhaartay ,wax badan oo is barbar yaaca iyo dad meelo kale laga hago oo ku gaban jiray magaca xisbiga wadani ,waa kala sifayn doonaa oo rag badan waa laga fadhiisin dalka
Masar iyo jabuuti xaflad ha loo
Qabto deero deero hirdiyi mayso
WAXA LA YAAB LEH,
WAXA KAN NACASKA AH EE TURKISH KA HAYSTA,
FARAHA U GELIYAY ARIMAHA SOMALLAND?
ILLAHAY BAA JEBINAAYA
BI IDNIHII:
WAABA LA OGAAN.
Waxba maad hanbayn mujaahid noolow in badan.
Cirro ma yaqaan sida loo hadlo iyo maaha siyaasi ruuntii waa nasib daro in uu madaxweyn uu noqdo
Sax, culimada iyo odayaasha dhaqanku qayb weyn ayay ka yihiih dagaalka bariga Somaliland. Waa caqli xumo weyn inuu Ciro kuwaas dawo ka raadiyaa.
Waxba Ka dhaca masuliyadeda MW cusub ayaa qaadi doona Wanda halka ay qudhmyso.
Wadaada ka xishood mufaaqyohow, sunada dadka ay kasoo urayso eryanaya, kabax diidta markaas soo cay culimadayada lkn waanagu meelkadhac indr culimada caydooda nalasoo hor fadhiisato.
Lakaalay caydaymaha ama afqadhmuunka kala aamus dadka
Adiga rajiimkaad la shaqaynaysay uu dhacay ee dawladda xisbiga wadani waxba uma yeedhin kartid arina ma hayside wax iskula hadh
Isaaqa waxa dhegaysankara qof doqon ah ama doqon iska dhigaya.
Dadkaasi waaa la doqmeeyay 34 sano oo khuraafaad lagu soo koriyay.
Doqoniimo ayaa hadhaysay.
Ethopiya waxay doonayso maxaa naga khuseeya?
Xeebta lughaya waaa Samaroon land.Cag soo dhigimayso Ethopiya.
100 jeer saxeex.
Ethopiya xadka ms soo dhaafi karto..
Guuleys mujahid Ibrahim caydiid cadawgaa hajabo illay ha ku xafiido geesi gaaran ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Benaaleh n°1
Walii Agonti Muse bixi ka hadhay way samri layihin
Waxay ilobeen inay Dawlad cusubi dhalatay
😂😂
Namiimiye faqash ah.kà bax S.land.
Waa agoontaad aabbayashood basaastay. Yusra hartiyey. Basaas ibnu basaas. Huwanta guduhu ha dhacdo. Magac xumo Ilaahay idinku dil.
Runtu waa,taas aad sheegtay
Waxa uu rabaa hurdaaye inuu ka dhigo xalane meeshii habalaha lagu qali jiray waalagugu soo taliyey inuu sameeyo xalane sidii dadaka loogu qali lahaa shisheeye inoo xukumi lahaa waar dadayohow baraaruga waxaa uu samaynayaa xalane dadaka lagu qalo oo beerka igo kelyaha lagu iibsado waayo qofka wuu nool yahY laakiin toli tusaale malaha ma laha kursi baa umuuqday
Ibraahin duuf dheer duufle was urasadi kudhashay anigu waxan ahay nin cidale ah car soonoqo walahi in lagu wasi
Ibraahinow anogoo shacaba kugu raacsanahay aragtidaa aad qabto waana sax wana udiyaargaraysanahay difaaca qarankeena
Caalamku hadday soo galaan wax ay qasaan oo ay xumeeyaan mooye wax ay kuu hagaajinayaan ma jirto..
Kuwa xoolahaw jabuuti itoobiya figeeya malahae halaidayobay ledahay wana ta tujara ugubalan qaaday himale
Noolow walaal waxad ogaataa hashiisgii itoobiya aan wax kukala iibsanay maanta xasan sheekhbaa saxeexaya aqoonsigiina waa kudaayay
Hadii lasoodhaweeyo cid ku cadowa s leyn waa ladagaalamayaa shacabkii kuwalba dooranayey ayaa dalkan eeganaya walaahi hadey dhacdo taasi waalagukalaguuraya waabala
Wartoobad.keen.inta.aanaddhiman.callaamadihii.munnaafaq.ayaa.kaamuuqde
Haday taasi dhacdo waa in la shiido. Galaal ceeb iyo cadho meel walba loo mariyo. He must be made sorry to even think of writing such atrocities
Waxaa xukuma huwanta ayaa la tslisa tan labaad waa wof liita tolo waxa uu kagatanyaa inuu cadowga inagu soo hogaamiyo waxaa l taliya gudcur gude iyo hamaanisi wayen sakhraan cukuse
Xirsi..iyoxaashi..reeŕ.hargaysa..wayìskudirayaan...burco.hatagaan...halayska
Ilsaliyo
Kaaga macaws Wayne bas
Waa ku sugaynay Ibraahim 🥳🥳🤗🤗
No more maxaan cunaa hadaa kadabkaagu goay wabaaaaaaa muse teg baastadii waa dhamaatay
INDHO ADAGA FARAXA AFWEYNE MAA NIINKI LAAH NIIN ISAAQA NAA XUUKUM MAAYAN NO WAY G21 NOIMANMYO
s/land arìmaheedu 3qayboo d 3 oo musdanbeed ka 1 qayb siyaasiÿiin àh 2 qayb m/w aynayaal ah 3 odayaal ah waxay noqanyaan aayattulayaasha arimaha adag iyo anigoo àh midhmidhka kahadhay muj oon ogolan ŵx qalada s/laand muj ismaaciil muuse oo ahaa ardaydii hargaysa dhagaxa kalahoryimìfàqash waxaa salaamayaa m muuse ɓiixi m/daahir riyaale iyò inbadan ookale ooaayatulayaasha hadii xaaladu xumaàtòloo nòqonayo hanɓalyo madaax wayne ciro iyo muuse biixiba maan shà àlaàh
wuuu qaldamayyyy beesha caalamka maxaaa gudaheena keenaya waa doqonimo ma dal darisaaaa is haysaaannnnnnnnnnnn
🤧🤧🤧🤧
25,8,23 adigan taas aya ledahay 😂
s/iland waxay lahad ayatulayaal waxaa kamid ahaaxaaji càbdiķariin imika hargaysa maantana waxaa joogà kuwii horo qaar lamidah
Uma Abdullah
Eedo Ibrahim shame on you ,ninka cagaha u dhig.
Ethiopia baddeenay rabtaa oo weliba galbeedkay rabtaa waxay la mid tahay in cadowgaagu ku yidhaahdo caruurtaada mid i sii oo weliba hebel ama hebla i sii waana ayaan daro
Ibrahim duufle imikana ma.mucaaradba mise waa caasha qushiii
Nacas nacas dhalay. Nin weyn baad naanaystii caruurta ku leeway. Duuf iyo huuraba adaa leh. Yusra harti basaas huwan
Asc sutigashaan ibrahin cayididi qabo cadawga gudaha
Ibrahim caydiid maxaad adiga laftoodu Berbera Dekeda qaranka Bari iyo Galbeed ugu kala qeybisay. Mida kale ma ogtahay in Kaarin Ceeldaraad Xiis iyo Maaydh
Tuug dhuuni qaato ah xageed gali doontaa
xaflad idinkaba wa qabstan maxad ugu diidaysa waya iana adan jamac gaalal isagoo 16 jir oo london jooga ayuu jeel u galay qdiyada somaliland kun jeerna kaaga wanagsna adiga dadka isku dira weliba hj ciil u qaba anau garan waynay meesha kala timi waryaaa ingaal sidu qadiyada ugu doodo ma dhegaystay hore wamaya hada mqshayna wa iska dhego tiraysa
Gudomiye yaaba isla sugaya mudadaas imikeyba leyihiin cadawgii dalka lodiidey ayaanu so dhawey neynaa markaa maxaa leysku sugi bal hadii imikaba hawshii ay bilabaan sawkuma bilowno ileyn sugid maleh
Ciiro afa kiisa gaabay waarqad qoofo u qooro buu siita goor iyo alaail
Ibrahim.waxaad.kawaramaysaa.waainaad.dagaaludiyaargaloday.eewaxakuumaqarsoona.eewarkaagacadayso.saaxiib.adiga.iyomuuse.dagaalbaadiclaamiseen.eewaawaxaadkaheshaan.waxbahaiskadhigin.nasteexogowadaabilaabee
Masar maxay ka xanaaqday hadaan heshiis dhicin?
Ibraahimow muuse wuu dhacay huuhaadiina way dhammaatay
Waar ninyahaw ma aakhiro ayaad ka soo hadlaysa waa lagu waayee
sidan ma ugu hadli karaa Somaliland wa maya th-cam.com/video/ACa7cp1tXdI/w-d-xo.html&ab_channel=HornDiplomat
Labada.tuug...halagareebo..ciro..xirsi.iyoxaashi
Dadkii idinkoo rajo dhigay idin gacan qabtay Maa sidaa ula hadli
Bilaayo aloos ayaad tahay, jooji kala qaybinta bulshada iyo hanjabaadda dowladda cusub!!
Beenaale