HEES | Dhimbilo Qudhac | Madiino Salaad Iyo Bashiir Ibraahim | Original + lyrics
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Ereyada iyo Laxanka : Maxamed Nuur Shareeco
Hambalyadii Mr. Hami-Zare
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Allaaa yacizak sxb qaali dalabkaygii waad oofisay
Alla wax Walba waxaa kasii daran Laxamiistaha heestan sameeyey Waa maskax gaamurtey Ku dhowaad Afar Sano ayaan heestan raadinayey xitaa ma Aqoon fananiinta qaadey Balse Galabtan Anigoo Radio dhegesanaaya ayay kasoo Gashey Radio Risaala Full Respect
Jacayl kuhayey maad ku qabooji lahayd 4 taa sano wll?
codsigii mahad bashiir nuur
Codsi mudanayaal iyo. Mudane waxaan rabaa in aad noo so galisaan heestii indha caashaq ee maryan mursal ciise mhdsnid or mahdsanidiin
Mahadsanid sxb qaali abaalkaaga ma gudi karo
Waa midhihii Abwaan Hadraawi
Sureer Ahmed iyo Badhiir Ibraahim. Hees macna wayn, miro miisaan leh iyo laxan cajiib ah.🙏✋
Midhihii iyo Miidii Abwaanka Wayn Allaah Ayaa Wayne Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi Rabi Cimriga Caafimaadka ha ku barakeyo.
Hadraawi maleh heestan kulaabo sxb
2023 qof aan aniga aheeyn oo daawanaya ma jiraaa like ii reeb hadaa iga dambeeyso
2003 dii ayaa maqalkeeda igu horaysay iiguna danbaysay magaceeda garan waayay caawa tiktok ku arkay 2020 18 08 like dhac
Aniga xita 2014 ayaa igu danbysye maanta ayaa tiktook kaso raacey magaceeda iyo
anigu 2003 baan dhasha 2024 baa iigu horayso
Dhibka jacaylka iyo jawaabaha dadka qaar bay ka hadlee wlhi!!🥲🥲
Waah waah ninyahow heskaan sanado badan ayan radinayay wlh waxan hada Rabay inan heeska erayadisa kuso qoro si aad igu radiso ma rumeysan karo dhabtii abaalbad igu ledahay libaax 💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤❤
Hesta arji heskan iyo inbadano an aad ubadi gobijiray adan ka helay nooolow lipax
heeskan meel aan ka raadin malaha, dalabkeedana meela badan baan geeyay mshalh hada waan ku raaxaysanaaya. mahadsanid maadays
15/10/2024 sacada 6:53PM Talaado sii baxeyso🥹🥹inta iga danbeysa waan salamaya🙌
heestan waxan xasusutay ina adeer kay khadr axmed nuur 20 23 xasus aad qaali uah 11 / 10 / 20 / 23 sacadu 8:58 waxa ila jooga sxb kay muxsin axmed sheekh waxan fadhina xafad hargeysa kamida jigjiga yar
Waa xasuus qaaliya ah
Inta tiktok kasoo heshay like 👍
Hayla dhaafina🤞🥱🤣🤣
Mahadsanid mudane sare runtii aad iyo aad ayaad
Runtii hesaha iska dhageyso loma dhageysto hestu waaaaaa iney dhagta waxku rebtaa hestaani qaali ayey igu tahay thanks bro
100k hambalyo maadeys ❤
Heeestaan intaa raadiyay waan taalay 2007 ayaa igu dambeeysay kun iyo kow jeer mahdsanidiin maadeys
Waa mahad san Tihiin Heestaan Ina helo aya i suura galisen😰❤
Mashaa alaah bro waa mahadsantahy waana ku aminsanahy sxb
Alla yaacizak xusuustu waa xagayga hawdka faafaneed anoo magalada ka tagay oo lo‘o mid la raacay agamsalay libaax nagu galay 2013kii bay ahayd 😭
Woow woow alla maxaan heestan raadshay more than 15 years ayaan meel walba ka raadshay #Maadays 🥇🏅🏅🏅🏅🎖️🎖️ 27/07/2020.
We have more respect
Madeys bro hanaga jiifan
Mudug boy
Balwyo lyrics ayaa hurdo kumaqan adaa lagugu reystay maalmahaan
Waaaaw sxb thanks inbadan i love this song
2011 ba igu danbaysay meel kasta wn ka radiyay garowe bn cawa ku helay hees qiiro leh
Mahadsanid maadeeys
Miraha iyo laxanka general shareeco aun
wow heestan walalkee dhagesan jiray waqtiga yaraa hade markaan helay aadbn udhagestay full respect
Waa hees qiimo leh, murti iyo erayo macaana xambaarsan, codad dahabiyana is waydaarsanayaan.
Heestaan imbdn raadinay baryahaan waan way thnk you madays
2020 aya igu hereyso an maqlo heestan
Wey shidan tahay
Heestan waxan samayey lakin magacyoda ana aqni but all in all its one of my favourite song
masha allah eesh qiyaasak waxaaas ba hees la dhahaa
Masha Allah madays nolall wacan ku rajaynaa legend tahay
Hal meel ka saxo meesha ah ma dhaqaqin kaligeey haatuuf ima dhanteyn intaan dhafey deydkiii Weeye kape
Aad ayaad mahadsantahay
Maadeys tube
Waxbadan ayaan raadinayay
Fanaanadaan sidaan u cod macaan maxaan heeso badan looga hayn
Riwaayadan sureer way ku jirtay laakiin codkan iyada maaha gabadhan riwaayaday ku wada jireen Madiina salaad baa la dhahaa
I'm still watching 2024❤
Sureer axmed waaye fannanada
hadal iyo dhamaanti iga baaji dhaawaca naftuna yaanay kuu dhiman cadi mahan heesta iyo muqalka saran
Hadalkan wuu idhiira galiyay waxuu ixasuusiyay xiliyo hore iyo nalalashii barisamaadka heeso an dhagaysan jiray dadki waawayna xiligaa iyo aniga OO ciyaal ah wan ku raxaysanayaa waxayna ilatahay inaan joogo 20 sano kahor iyo halkii anku dhagaystay waxaana garbahayga isasootubay dadkii waagaa iladhagaysanaayay oo aanan meelna kaga sheegi karin meel ay kaganoolyihiin dunidan waxana galay jawi farxadeed iyo xasuus sokoobtay xasuuso hore
Erayada waxaa sameeyay baan filayaa Maxamed Nuur Shareeco. Heestani waxay ku jirtay riwaayaddiisii “wad jacayl iyo war la’aanta hablaha”. Mise Cabdiqaadir Cali Cigaal baa heestan ku daray riwaayadda tolow?
Waa sax waxaaa le miraha iyo laxanka abwan shareeco naagta qadeysana ma aha sureer ee waa madiino salaad
Saxiib xiliga heestaan la'qaaday shareeco maba la'aqoon
Aun bashiir ibraahim❤
Wwwww maadeys mxaa ku dhahaa marka hadalada dhahesiyo dhawaqa iledahay aaaa wlh wku mirqamowaa maadeys tube wlhi waa qaan gaar pilada qaraamiga iga hoo adaa mudanee masuul sre
mahadsanid mudane
Maadeys msuul wxn kaa codsanaya hees uu qaado samatar wxa laqaado qof dumar ah mgca mxa suusto lkn heesta inyar ayaa kaxasuustaa watan waxa samada kaajira dayaxa sara maray sidaas kuma heleesidee igadaa sa.sabashada samatar aya dhahaayo
Mudane iyo hees kle muse ismciil qalinle wxa laqadeyso gapar mgceyda ilaaway saado mii sahra axmed sahro sangaap mii wlhi ma ogi lkn erayo yar oo wicid ah iyo he watan naa hooy dhudiyeey dhaadanow hee intaas uun paan xasuustaaa iiraadi qolka fatash galaptane wxn kasugeenaa dalapka dhageestayaasha forzo aya ku leeyahay mudane
Inta 2022 dhagaysanayysa ani illaaa 2014 baan dhgysn jiray hestn ❤
Ilahow kunaxariso bashir ibrahin cabdi fanan wa kihore
Ax yaaa hees❤
xusuus 2012kii iigu dambaysay waxaan moodi jiray in magool qaaday caawaanse helah
Madaays good full respect
Heestan garowe ilaa Toronto ayey ii daarnayd
I'm still watching 2021
Sanad ka dip dhegeysaanya isla anigii 😭
Intaan dhaafay beeshii ?meesha aad kadhahday wa aa waaye intaan dhaafay dheeshii
5th Jan, 2022 anoo raadinayo magaca cusub ee Business aan abuuri rabno ayaan ku nastay markaan wareeray😋
Kee waye abwanka hada joga ee curin kara ereyadaan cml axsan heeees wlhi
Waad mahadsan tahay MAADEYS
wwww yaasalaam hees iyo badh ika dheh
Sxp cimrigaaga Allah raajiyo
Bal eeg Ano yar aan Dib u arkay
oo wata ul yar iyo caag 3 ltr ah lo Quminaya
Mr hami zare kumee
Kkkkk mudane Dhiblaawe seddexle yar oo biyo kugu jiraan miyaa mase tolow caano ayaa kugu jira? Mana illaawin taarikhda heestu kugu leheed.
Mr hami and ibrahim heestu xusuus ayey idinku reebtay sedaxle biyo ah iyo ul yaroo dhebay ah
@@Laalayslyrics War dhiblaawe muxuu yiri 😭😂😂😂
Britishku Haday noogu faanaan Shakespeare Anaguna Waxaan ugu faani HADRAAWI Xafidu hu laah
Jennaral Abwaan shareeco
Maadays aadbaan idiin salaamayaa waxaan idinka codsanàyaa heestii WADANIGA AHAHAYD EE GUULAYSANAY HAWRAASAN GUDOONSANAY hadii ay galgalatiyo hadii ay gigilataba ha guuxdo
cajiib..
qofaan qaaraami dhagysan ma dhamays tirna garaadkiisu..
Halka aad ku dhimatiyo
Caashaqu kuso dhigo
Kaa deer aniguyee
Alla ninku xaasid sanayaa😂😂🙈
lkn waa cajiib wlh heesta horay uma aqoon tiktok baan ka so arkay mahdsnid wllka so dhigay
#Caawa 24_June_2022 😭😂😂😂😂😂
Mahdsandiin heestaan marwalba waan ku celceshadaa markaa bartiinna soo booqdo
madeys ilahow kudhoor mahadsanid ader
Xaliimo muuse milano iney tahay ayaan u maleynayaa gabdhani iyo odageedii
YAA salaam 25/11/2022 jawi dagan
Heestan Radin badan ayan galiyay
sxb maadays rageeda baad tahay taagere weyn baan kuu ahay. salaaaaan
2007 dhagastay heestan
13. 6 2023 aya igu hereyso heestan✅ 👍
Maaha sureer waa madiina salaad gabadhu
Waa Sureer Axmed Faarax.
Heeskaan dhimbala qurac waxaa curinteeda laha maxamed nur shareeca iyo laxankaba waxana ku luuqenaya bashiir ibrahin cabdi iyo madiino salaad .ee iska hubi sxb
Sxb, waxan filayaa inu leeyahay Abwaan Hadraawi
@@shaakirabdi8575 shareeco baaleh sxb labada abwaan isuma ereyada eka aad bey u kala duwan yihiin xaga ereyada iyo laxanka
@@mahaddirirgeesood9556 mahadsanid sxb
War heestaan raadisteeda waanku rafaad mutay
Gabdhi hora danjere Ahayeey😂😂
Waxaaan mudo raadinayaa hees aan aqoon cida qaaday balse aan ka xasuusto erayada waliba in ayaa banadiri tahay jeclahay
Xamar weyne dhamaan
Balasweyne dhamaan gobalkasta iyo magalo kasta wuu tirinayaa wuxuuna ku dhamanyanaa dhamaan dhamaaan dhaamaan
Sureer she's Legend wlhi
Qofba magalomadax hadu kuqanacsaneeyn dumiya jabuti goboladin dhista magalo madax doowladeed shaqeysta hadi shaqo abur tihin xamar danyar miskin iskaleh wana magalo shantaraal dowlad dhexe utagan hebel watabl hadi maqasho baladikisa keenee inubarto inte kabaxa meel ale inta magabaxa dabalo badan kuherarsamaan
Esh calaa 💙💚❤👏
Walaal waxaa igucawisaa inaad lyrics igaaga soo sameyso Hees ay wada qadaan Salax Qasim iyo Khadra Dahir Heesta Magaceeda waa Iguciirtay Taladuyee mahadsanid walaal🙏🙏🙏
Cashaqaaga Owgii cirkaa soodumaye celi dhulku cararye sooqapo cml miyaad ileedahay
S U’ A A L O
Yaa qaaday heesta ?
Yaa curiyay ?
Laxanka Yaa leh?
Gorma la qaday?
Waxaa isooraadisaa hees aan umamalaynayo inuu qaaday gaawarow erayadeedana waxaa ka mid ahaa
Xaliimooy kalgacalkii hadaad xaaqday oo biday ku xiltiray jacaylkii
Tnx bro
Mhdsnd mdys lkn wxn filayaa inay "dhinbilo Qurac"tiri mrka saxibadii DH mya kusaameeyay KKK DH &r labaduba wa sax e midba sidi fanaku udhahy halooqoro asxabey.
aad baad u mahadsantahay sxb sida ugu fiican ayaa ah in marba fanaanku qaabka uu u qaado loo qoro hadda tan waan ku jirnaa so maaha 😁😁😁 wixii dambe waan ka taxadaraynaa
who is still watching ❤ in 2027
😂😂😂 sug bal nio 🤣
Yadhuxusha dubta yawax kudhuqa
sureer alleh
ugaas heesaha bashiir xaddi raadi
Thanks pro lkn heestan xaliima muuse milaano ma ahayn miyaa gabadha erayada waxaa iska leh abwaan shube oo ay ka wada tirsanaayeen bashiir & milano kooxda xooga sxp bal dib u baar ba hadii aan qaldanayn
jakaakoos media sxb gabadhu waa sureer axmed markaad soo qortay commentiga ayaan marlabaad ku noqday waa sureer axmed
@@maadeys Thanks 👍👍👍
ereyada aniguba shube inuu lahaa ayaan maqlay waan hubsanaayay sxb
@@maadeys Shaqada aad heyso waan ku faraxsanahay sxp horay usoco❤❤❤
@@maadeys
hore usoo dhankad
jirta dhaxnane matal
2024 😂😂😂
Hestaan waxa sameyay maxamed ibrahim warsame hadraawi 20022
Ax ax
Walidka bidaqo maheysto kafilki bayiri guriga sodohda kafogey melkale geey iyo nin bidaqo leh nagtis qolkale kajifto ee waasodaryelay maba aqano daris la ahay hadi gurigi logusogalay ee laguhor kaxeeyo aba qarkod lalush darjinka usokaxeyo kadib bidaqo kaqarsado laguso kaxeyo sijin tarxil maxa labaray carurtas macalin iyo walidki muxuka aamini cid xun cid fican
Heestan waxa filaya shube laha
Shube malahan wlal ee waxaa iska Waaya aragga Soomaalida Maxamed Ibraahim Warsame (HADRAAWI) XAFIDU HU LAAH
Cod
P47