اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Ustaad. Maxabista la sidayay. Miyay ku jiraan. Marwaan Al barquuti. Iyo Maxamed albatquuti. Ha hilmaamin gesidas mesha ay ku danbeyen. Fadlan nala wadaag. 👍
جزاك الله خيرا الجزاء wafdiga iyo waanada hordhaca aad uga dhigtid barnaamijyada ALLAH ha kaa abaal mariyo, anaga na kuwii maqlay ee ku dhaqmo eebbe ha naga dhigo
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء اللهم آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Balan male yuhuuduye Rabaa noo bayaamiyey Masiibo Alle ha ku rido yuhuuda io xulufadeeda yaa rabi markhaati baad ka tahay dulmiga loogaysanayo falastiin Allow dhibaatada ka dulqaad😢
Masha Allah. Mahadasanid marwalba erayo waano ah oo wanaagsan ayaad noo sheegtaa.. waxaa kale kugu ammaanayaa ina tahay nin Soomaalinimadu dhab ka tahay.. thanks
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
❤scw❤scw❤scw❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw
😊😊😊😊😊😊.😊😊😊😊😊m😊mm.😊
Masha allah maraccadde show allah haagu xiiftiyo aad baad ugu mahadsan tahay siida wanagsan ee aad ino xasusinaysid khayrka
Jazzaa kallaahu khayran jazzaa wllky Maracadde Alle dartiis ayaa kuu jeclahay wlahi sometimes anoo hilmaansan suurarul Kahfi ayaad I xasuusisaa ❤❤❤❤ Allaah haku barakeeyo
Amiin❤amiin❤amiin
أو كلما عاهدوا عهدا نبذه فريق منهم بل أكثرهم لا يؤمنون | الآية 100 من سورة البقرة.
@maxamedcalicusmaan8141 maaha wll waa baqra hlkaas iska hubi musxafkana kulaabo mhdzanid walal.
Qadiyada loo yaqano (الامر بالمعروف والنهي عن المنكر ) waad gudatay oo waxd dadkii kula talisay inay salada tukadan oo aanay warka dhagaysan iyadoy saladu taagantay .
سيجازيك الله عن هذا القول الجميل الذي أمرتنا ....
Alle iyagaa habarakiciyo jaab iyo halaag alle hakuriido amiin
Mareykan iyo israail masiibo.allah ku rido barakac iyo balaayo allah dabadhigo Aamiin yaa rabbi
Maasha Allah ilaahow ku barakee
Maracadse m.a nin dadka waaniya ❤
Asc, ustaad maracade show
Allaah hakubarakeeyo wax fiican ayaad naxasuusisay mise aad noo sheektay
Asxaabta baraha bulshada hadey sidaada wada noqon lahaayeen dalkeena iyo dadkeenuba way hagaagi lahaayeen
Alloow natoosi oo jidka toosan nagu aadi.
ءامين ءامين ءامين يا رب العالمين
Ustaad. Maxabista la sidayay. Miyay ku jiraan. Marwaan Al barquuti. Iyo Maxamed albatquuti. Ha hilmaamin gesidas mesha ay ku danbeyen. Fadlan nala wadaag. 👍
الله يكثر امثالك..جزاك الله خيرا.
Asc walal khayr Allah haku siiyo wan ku farxay cawa xasusinta aad Allah naxasusisay ومن ذكرني في ملاء ذكرته في ملاء خير منه❤
Maxamed ciise hore u soco ustad
Ajar iyo xasanaad Alle subxaana watacalaa hakaa siiyo bararujinta aad noo sameysay insha Allaah inagana kuwii qaata Allaha naga yeelo
Wakusalamey sxb maxamed ciise ❤❤❤❤
Masha Allah wll maracade allaha Ku barakeeyo markasta samaha ayaad na xasuusisaa waana Ku mahadsan tahay taas shukran
Mashaa aallaah maracade show shukran nasiixada wanaagsan ee aad Nala wadaagtay❤❤
سورة بس بعدالصبح سورة الدحان بعدالظهر سورة الرحمن بعدالعصر سورة الواقعة بعدالمغرب سورة الملك بعدالعشاء
😢😢😢😢😢😢 ereyada iimaanka kor uqaadayo waan ubaahanahay dhamanten thanks❤
Maracade waad mahadsantahay waan ubaahanahay inaa marwalba is xasuusino kheyrka
Qorshaha & qoraalka alle ayaa ka horeeya kan munaafaq Trump ku riyoonayo IA na u hirgali maayo
Masha Allah maracade show
Waad mahadsantahay sida wanaagsan eed wanaga noo xasuusinayso gulayso wll marwalba
Allah ajar ha kaa siiyo waanada Allah ka cabsiga Jazakalahu Kheyr.
Asc, maasha’alaah,maasha’alaah,maasha’alaah, alle kuu xafido caqligaga wanaagsan,cadawgana alle ha kaa qabto. Aamin yaa rabbi. Jizaaka laah
ILLAAHOW GUUL GUUL FALASTIIN IYO XISBULLAAHI IYO INTA CAAWISO YAA RABBI
جزاك الله خيرا الجزاء
wafdiga iyo waanada hordhaca aad uga dhigtid barnaamijyada ALLAH ha kaa abaal mariyo, anaga na kuwii maqlay ee ku dhaqmo eebbe ha naga dhigo
Adoo joga xamar maa awodiid inaad so cimreysato kubixitanka xajka ayaa qimihisa kasareyaa wadamada dariskena ama dhaman wadamada kale somaliya ayaa ugu qalisaan ilahayoow nosahal tagida xajkaa❤❤❤
Jazzaka Allah khayr dembigaaga Allah ha dhaafo maracade waxa tahay qalbi dejiye mashallah tabark waan kuu duceyey.
insha allaahu burburkii mareeykan iyo yahuud ayaa la joogaa illaahow burbur iyo masiibo kurid yahuud mareeykan aamiin illaahow guuleey islaamka siba reer falasyiin xuuti xisbulaah aamiin
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Yahuuda Allah jibiyo
Horta waa mashaa allaah lkn sxb maxamed ciise waxaan kuu heystay wariye kaliya in aad tahay lkn waxaa isoo baxday in aad
daacina tahay waxaan ilaahey kaaga baryeyaa ajir iyo xasanaat aan lasoo koobi karin kaa siiyo insha allaahu ilaahow aamiin❤
Masha Allah جزاك الله خيرا
Maracade qeyr faro badan Allaha ku siiyo.
Wad barnaamijyada wacyi galintaa ee aad watid.
Insha Allah qeyr
MaashaAllaah mahadsanid waanadaada ayaan aad u jeclahay ee Allaha ku xafido aduun iyo aaqiraba""❤
ليلة الإسراء والمعراج مرحبا يا محمد عيسي
Waan ku salaamay daawade
شكرا على نصيحتك جزاك الله خير الجزاء
Mashaa allh
Saaxiib video kasta wacdi yar noogu sodar❤❤❤ من فضلك
Maalmaha daboolay xoog badan uga helay barnaamijyadeeda sababtoo ah dhiirigelin wacan miyaa xadkaas soomaaliya❤❤❤
Waadku mahadsantahay xasuusinta xuska alaah
صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
Masha Allah jzk walaal ❤
insha allah masha allah ilaah haku barakeeyo mar walbo saas u wacdi insha allah
Masha allah wllkay dar ilaahay ayan kuu jeclahay
Jazzaa Kallaahu khayr❤ wlky Maxamad
Asc marcada waan kudhararnay❤
Jisakumullahu qeyr maxamed ciise marwalbo qayrka ayad naxasusisa ❤
Amin amin insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤ thanks for the updates
Allah swt duulka haalajaro yuuhuda insha allah
Mansha allaah saxiibkay maracade ❤❤❤wanaaga aad na fartay alle hakaa ajar siiyo sxb🫡🫡
Barnaamijyda sirdoonka nosoo Badi zxp
Masha Allah Mohamed ilaahey hakuxifdiyo ❤❤❤❤❤
Qofki Rumeysta balan ay lagaary isra iil
Wa qof aanan aqrinin
❤Qur,anika kariimka❤ ah
Mashallah Mashallah Mashallah
Waa kumahadsantihiin Alle-lacabsiga & Wacdiga inaad dhexgalisaan Barnamijyada.
Nebigeenii Muxammed Scw scw scw scw scw scw
Juzaa kalaahu khayran brother maracade.
Jazakallah khair
❤wcs❤xamas + xutiyin ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤
Ismudrij.naxariis.uma.hayo
Ee niyadiisa ayuu hadley❤❤❤❤❤guul.falastion❤❤❤❤❤
Masiibo allh hakurido Israel iyo maraykan
Jisaakumulaahu khayr maracade shaw
Baaraka LAAHU fiik wll mahadsanid
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء اللهم آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Jazakallah khair waalahi waa runtada
Mar cabdishaw waxaa ku yiri walaalkeyga qaaliga hambalyo hambalyo iyo kuu soo dirayaa allahi wararku dhiirigelin mudanfaad
Qori.waxey.ku.weyday
Been.iyo.siyaasad
Looguma.heli
Karo❤❤❤❤❤
Waa nada kuwii qato allh Naga dhigo amin
Next week insha allah maracade documentry dagaalkii sokeeye ee liibiya insha allah noo soo dhig walaal chenelkeena kale😊
Mahad sanid wll marcade show جزاك الله خيرا dar ilahay ba ku jecelahay
M.a my Allah bless you brother thank you so much
Guul hamas
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Balan male yuhuuduye Rabaa noo bayaamiyey
Masiibo Alle ha ku rido yuhuuda io xulufadeeda yaa rabi markhaati baad ka tahay dulmiga loogaysanayo falastiin Allow dhibaatada ka dulqaad😢
Jazaklaah khayr walaal
Wad mahadsantahy wall ❤❤🎉🎉🎉
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Jazaka laahu khayr
Jazaakalaahu khayran
Asc my best presenter 😂😂
شكراً🎉marcade
Masha.alaah gulayso mara cade
Jasakalaaj wallo maxamed
M.allah, caqiidaadu waa taam❤❤❤❤❤
In shaa allaah
Jazaka Allah
Waad mahad san tahay sxb maracade show I.a
Allow awoodada tuus yuhuda yaa qafuruurahin yaashadiidul iqaab
Mahadsanid sh maracade
Warkii maanta waxaa iskhilaafsanaa warkaaga iyo warka hpn oo aan wada dhagaysto gaar ahaan taram mahub ayuu israaiil kansalay mise hub ayuu ufasaxaxay hore looga xanibay
Hubka uu kansalay wa boor iskuqariin siyaadh kale bu Donald trump Donaya
Jazaakallaahu kheir
جزاك الله خيرا
Cidhiidhi alle ha geliyo Isreal iyo wixii tageeraba masiibo aan la aragna alle hala kulmiyo🤲reer Qaza palastine alle haw gargaaro oo u hiliiyo 🙏
qeer insha alaah wacdigaaga jazaakalaah
Maasha allaah ❤
Masha Allah