WAA QISO XANUUN BADAN OO GABO GABADEEDA XITAA CIIL KU DHAMAATEY.😢😢 WAAKA XUMAHAY IN QOF SIDAAS AH FALASTIIN KA DHASHO.😢 WAXAAN KA SHALEYNAYAA IN AAN DHAGEYSTAY HADAL SIDAAN U XANUUN BADAN 😢😢😢 QOF MUSLIM AH WALIBA FALASTIIN AH MIYAA SIDAAN U DHAQMAAYO SUBXAANALLAAH..?
Khaa'inul wadan waa in cad cad loo jar jaraa ee jaajuusey dadkiisa iyo dalkiisa ee ku iibsadey ehelkiisa xoogaa lacag ah oo xaaraan ah cafis looma fidiyo khaa'inul wadan teeda kale wadanka aad u jaajuusto adigoo ka soo sir keenaya dadkaakii iyo dalkaagii weligood kuma cafinayaan oo waxaad agtooda ka tahay qof aan la aamini karin marka eey kaa helaan inta eey kaa rabaan oo sir ah ayaka ayaa ku dilaya aakhirka qiimo kama lihid agtooda
Munaafiqiinta waxay ugu cadaab badanyihiin gaalada waa sidaan.walalkaa muslim iska dhigaa salaada safka hore quraan aqris see lagu ogaana bal Alle uunba og qalbiga q0fkasta
Subxaanallah falastiin waxa musiiba ku ah dad daalimiin ah oo dulli ah.sharaftoda diintoda iyo dadnimadooda ku badalanaya shilimo .waxa muqaawamada lugaha haya daalimiintan dhagarta badan oo cadowga Kaga xun.ilaahey dhagarta basaasinta iyo munafiqiinta haka qabto oo hafashiliyo .wllhay waan ooyaa mar waan murugoda dhibta reerfalastiin iyaguna iyago ilaahey ka dhaliyay dad sharaf leh oo jihaad dhab ah ku jira ayay dullinimo dooranayan ilaahow xaqa nagu dil oo nagu sug.ilaahow reer falstiin ugargaar yuhuudna burburi baabii oo aamiin.
Alla falastiiniyiintu 😢 mar hore bay xoroobi la haayeene waxa hor taagn kuwo kale oo isla iyga ah
Hada lkn walaso afjaray
😊00😊😊
😊0000😊0😊😊0😊😊😊
Qisoyinka sirdoonka bish hal mar bas soo daysaye so badi wllo adoo raaliya
Alaa wlhi nooc gumeysiga kan ugu xune ku jiraan illahey haka dul qaado😢
Soo badi sheekooyinka sirdoonka
Ilaahey habadbaadiyo muqaawanada Falastiiniyiinta yahuudana dhargatooda Allah hakaqato.
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Allah ha u gargaaro muslimiinta Falastiiniyiinta gaar ahaan reer Gaza 🤲❤🥺😢
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Amiiima amiiiin amiiiin
اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲
Suxanalah day ilahada waxa kashaqaynayan iyo akhira seeg ma guul baygarayanba
Falastiin waa dhulsharafleh maxaayalay nabiyo badanbaa somaray❤
Inta salaada casir tukatay waa nii salaamay❤
Wanku salaamay lpx ❤😊
ALLAH HA UU GARGARO FALASTINI YINTA .SUBXANALLAH OO BASASINTA KA QABO 😢😢
Allow falastiin guul iyo gobonimo
Wallhi shaqada aan ugu jeclahay waa sirdoon Lkn markaa arinkaan arkay sirdoon dhan waa nacay😢
Allahu Akbar
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
ku mahadsanid
Reer palastiin❤guul iyo gobonimo inshaala❤
Guuleeso Mar Waliba Wllkey Muxamad 🥳 😊
Waxad Noo Taagantahay Kaalin Kasta Iyo Darajo Kasta ee Qof uu Gaaro😎💕❤️💕❤️💕❤️
Sirdoonkii israil waxaa fashiliyay muqaawimada katiaabul qasaam
Taasina waxay banaanka.keentay wixi laga aaminsana oo fashilmay iyo taag darada sirdoonkooga
Lkn inta reer falastin ee duruufta lagaga faaideysanayo allah xaqa ha tuso❤❤❤❤ aaamin
Guuushuna waa xamaaas❤❤❤❤
Maracade show ❤
Mahadsanid ustaad
Illahey kuma samayelo
WAA QISO XANUUN BADAN OO GABO GABADEEDA XITAA CIIL KU DHAMAATEY.😢😢 WAAKA XUMAHAY IN QOF SIDAAS AH FALASTIIN KA DHASHO.😢
WAXAAN KA SHALEYNAYAA IN AAN DHAGEYSTAY HADAL SIDAAN U XANUUN BADAN 😢😢😢
QOF MUSLIM AH WALIBA FALASTIIN AH MIYAA SIDAAN U DHAQMAAYO SUBXAANALLAAH..?
Qaain waaye qofka dadkiida jajusaayo subxanallah wle maskiintaas miyu uquray inu cadow ugacan galiyo waxad bi isay aqiradaada waxba kuyaalo
MAHAD SANID MARACADDE
Mahadsanid marcade team
First comment 😂😂
Maracade wll tebintaadu waa beeelo. Siiba waxan aad u jeclahay tebinta sirdoonada
Waa barnamij an ad u dhageysto noso badi ado mahadsan wll
Waan ku raaxeysta sheekooyinkan sirdoonka wallaahi
Barnamijyada nocan ah so badi blz
Nocaas oo miiran aya kabuuxo ilahy haka qabto😢😢😢
Hada wala dhameyay alx sxb
Ninmanku inata cadawga kadilo ineey iska dilaan ayaaba kabadan waxaasna waxaa ugu wacan gaajada alow ugargaar mislimiinta dhamaantood
Uff qiyaano badanaa 😢😡😡
Walalo noocas oo miiran waa dhamaden
Walal nooso baadii sheekoyiinka siirdonka please 🙏 Bishaan ramadanka cml
Maxamad cis kiiniya ma anaale xayasii xamar ayaan laayaha kiiniya gumaysi bay igu haysaa kuguma taageersani soomaalida dhisanaysa ayaa ayaa ah mid aan tikiray ee hadaan maqlo kiiniya ma ihi sxbkaa
Sxb wa sax
Asc maracade waxaa waa yahan aad waday (maxaa I noo dan ah) laakiin xayaysiinta ada iyo maxaa inoo dan ad isma qabato waayo Nairobi ayaa nooraree maxaa wadan quruxsanaa mahadsanid
Basaasintahadhaceen
Maracade Shaw markaan maqlo waxaa maskaxdayda kusoo dhaca taxanihii Amina almufti taasoo igu kaliftay inaan Chanel Kan balwadayda koobad noqdo unaxaraaroodo asxaabtayda qaar kamid ahina ay mar marka qaar iigu yeedhaan maracade
Subxaanalaah 😢
Maxow ku faraxa waxow cabay dhiga walalahis😢 Subxanalĺah mar hora ayaay xorobi lahayen😢
❤❤❤❤
Wan u xiisay baraamijyada nocan ah
Khaa'inul wadan waa in cad cad loo jar jaraa ee jaajuusey dadkiisa iyo dalkiisa ee ku iibsadey ehelkiisa xoogaa lacag ah oo xaaraan ah cafis looma fidiyo khaa'inul wadan teeda kale wadanka aad u jaajuusto adigoo ka soo sir keenaya dadkaakii iyo dalkaagii weligood kuma cafinayaan oo waxaad agtooda ka tahay qof aan la aamini karin marka eey kaa helaan inta eey kaa rabaan oo sir ah ayaka ayaa ku dilaya aakhirka qiimo kama lihid agtooda
Ku scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wax aan sirdoonka ahay show laguma kala adkaado.
Allow damiirka hanaga qaadin
Asc
Somalia dhaqan noocaas kajirto
😭😭😭
Diid shariga galada
قال الله تعالى إنهم يكيدون كيدا واكيد كيدا
In la daldalo ayuu mudanyahay
Falastiin haday dawlad madax banaan ahaan lahyd awooda barriga dhexe ee islamka
Imanka ma 2007 noga sheekynysa dhawan modynee😂😂😂 you need views
KA DIBNA IYAGA MARKI LAGU LAAYO NINKANI MA WUXUU ISRA,IL KA SUGAYA INEY DAAYAAN ,
WALOW AANANU MALEYNEYNIN KA ANIGA AHAAN .
SABABTO AH KHAA,IMUL WADANIMADISA MARKAY KU ADEEGTAAN .JAWAABTIISU WAXAY NOQONEYSA ,BACDAMAA AAD LAAYSEY KUWI KULA DHASHAY EE KUGU DIINA AHAA ISKU MEELNA KA SOO JEEDEEN.ANNAAGA SIDEEN KUGU AAMINEYNA ,
SU,AADHAAS OO NOQON DOONTA SU,AASHI NOLOSHISA UGU DANBEYSEY,
WAABA HADUU KA HOR DHIMANIN.OO AYSAN DILIN XM.
🇸🇴💙💚
IBRAHIM NABULZI KASOO HADAL OO XFDA NABULZI LOOGU MAGAC DARAY
Garac aan xalaal kudhalan buu .ahaa
Munaafiqiinta waxay ugu cadaab badanyihiin gaalada waa sidaan.walalkaa muslim iska dhigaa salaada safka hore quraan aqris see lagu ogaana bal Alle uunba og qalbiga q0fkasta
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Basasinta xamas na nalawadag
Ax wa qiso aad u fican in la ogado cadawga
Saqajaanka xun 😡😡
Yaa kuu shegay adiga
Kuwan xamaas iyagu ma cawaanbaa miyaysan ogayn haydaha bisha UN WHO iyo dhamaan inay yihiin sirdoonka heer galbeedka ooy wataan qalab sida oo kiyaalo wax duuba
Inla gubo aya ka jclahay in la daldalo yahuudka
❤