Shirkada IKEA | Qisada Guusha Aaasaasaheeda | ingvar kamprad |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

ความคิดเห็น • 357

  • @najuuaraale
    @najuuaraale 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah wiilkan wax badan ayaa ka faa iiday waad mahad santahay waan jeclaan laha si gaar ah inaan kuula hadlo saad wax badan iga caawisid

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov 6 ปีที่แล้ว +18

    Waa sheeko wax ku qaadasho leh
    Ilaahay Cimriga iyo Caafimaadka Hakuu Dheere Macalin

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi1071 6 ปีที่แล้ว +3

    OMar waad bd uu mahad santahy
    Zxp ALLE HA KA JASAI SIIYO
    AMIIN

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 6 ปีที่แล้ว +72

    Wlhi omar muuqalada dhiira galinta ah aad soo galiso walipa markaad ka hadleyso dadka guuleysta aniga ayaa ismooda marku muuqalku dhamadana riyadaan ka kacaa
    Insha allah waan guuleysan doona

    • @odayguure1381
      @odayguure1381 6 ปีที่แล้ว +1

      Leyla Wadani masha Allah wll riyadaada run waad u badali karta balse Qorshe sameyso kuna dadaal

    • @mai1643
      @mai1643 6 ปีที่แล้ว +2

      Allah Ku rumeeyo walashey adna marnba ha qusan 👏👏👏👏👏👏☝☝

    • @leylawadani4761
      @leylawadani4761 6 ปีที่แล้ว +2

      Oday Guure
      Mhadsanid huuno
      Waad igu ogathy in malin saan cml taariikhdeyda looga shekeyo insha allah

    • @leylawadani4761
      @leylawadani4761 6 ปีที่แล้ว +1

      яø`mäй змքíяз
      Masha allah wllo waad idhiirgalisy waana sameyna insha allah

    • @mantatechnology5162
      @mantatechnology5162 6 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alla horu usoco

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 6 ปีที่แล้ว +45

    Mahadsanid wll omar inshar aadbaan ugu raaxeestaa barnaamijyadan dheerigalinta ah waxaan dareemaa kalsooni in aan lasoo baxo waxaan muhibada u leeyahy wlaal allaha haku xafido Omar insha Allah

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 6 ปีที่แล้ว +23

    #Dyslexia is a condition in the brain that makes it hard for a person to read, write, and spell.
    Dyslexia waxaa xaalad maskaxda ku sameyso inay qofku ku adkaado wax aqrinta,qorida iyo hingaadinta 😍😍
    Baaritaan badan baan sameeyey wax badana waan fahmay walipo dartaa mahdsanid omar😍😍

    • @fardousnasah143
      @fardousnasah143 ปีที่แล้ว

      dyscalculia lamid ah dadka xisabdka ku adag

  • @bashiirsuuley5943
    @bashiirsuuley5943 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mundane.

  • @boosmedia308
    @boosmedia308 6 ปีที่แล้ว +102

    Qofkii 51 ee dawada
    Tagero kuu hayaa Zhp Omar
    Alle dartii kuu jeclahy

  • @realsportstv1197
    @realsportstv1197 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxb

  • @user-sv7wk9vj6h
    @user-sv7wk9vj6h 6 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله اخي الي الامام دائما استمر 👍

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 6 ปีที่แล้ว +5

    Sxb omar inshar thanks marka hore waad ku mahadsan tahay kadibne waxaan kaa codsanaa inaa soo badiso video's ka dhiira galinta ah

    • @khaliifcllaahi4146
      @khaliifcllaahi4146 6 ปีที่แล้ว

      Omar Ishwan sxb onecoin onelife hal mar soo qaado ayadana sida loo as aasay

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama6139 6 ปีที่แล้ว +13

    OGaansho waxbadanbaan ka faaiday alle hadaaye cilmiga iyo caqligaba alle hakuu barakeyo macalin

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 6 ปีที่แล้ว +3

    Wuu dhintay.
    Nin fakar badan uuahaa.
    Ingvar Kamprad 💎💎💎💎💎

  • @radwanabduqadirragtajr8607
    @radwanabduqadirragtajr8607 6 ปีที่แล้ว +5

    Mash allah wll omar aad iyo aad ayaad umahadsan tahay ilahay hamigaga ku rumayo

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zhp cumar ogaansho aadban kuu tageera waayo waxaad nagu dhiiri galisa nolosha

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 6 ปีที่แล้ว +5

    12kun baa dawatay kawran inta qof iga hor daawatay waa kistii aan shalay dhumay ileen cida ku aqoon kuma tabto waa iska daawanysiin lee in ani la iiso sameeya u qaba barnaamijyadan anigiina wan habaabay shalay ugu dnbayn hadan daawanayaa

    • @Dalxiis202
      @Dalxiis202 5 ปีที่แล้ว

      Ilove samiya

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @abbasofficial8902
    @abbasofficial8902 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh sxb #Taariiqda ayaa ku xusidoonta waayoo waxaa tahay qof wanaaga lajecel dadka!🧠

  • @eethyngmalabow6928
    @eethyngmalabow6928 6 ปีที่แล้ว +6

    Macalinka Macalimiintood Omar inshaar Mahadsanid Walal

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas 6 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا 🙌🙌
    "WLL WAAD KU MAHADSAN TAHAY DOORASHADA BARNAAMIJKAAN"

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 6 ปีที่แล้ว +27

    Maasha aalh #Bahda ogaansho
    Ilaah dartiis baan kuu jeclahay
    Ifka raaxo ku noolaaw
    Aakhirana jano😍😍😍

  • @ayupabdirisack1241
    @ayupabdirisack1241 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah walal omar inshar mahadsanid mar walba 🇸🇴

  • @firstnotsecond4572
    @firstnotsecond4572 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha ku barakeyo wll Omar inshar 👍

  • @zuhaybqumaneh2346
    @zuhaybqumaneh2346 5 ปีที่แล้ว

    waad mahadsan tihiin dhamaan Bahda ogaansho waan ka helay dhiirigalintiin
    Azxp Aad u qaaliya ayaad tihiin
    waan inigu fanaa Bahada Ogaansho

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Wall

  • @msshajji6868
    @msshajji6868 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll barnaamijyada waxa ugu horeeya ku jeclahay waa mawduucyada oo aad si toos ah u abaartid faahfaahin dheer dadka hor dhaca ka dhigta ma jecli wlhi

  • @MogadishuOnline
    @MogadishuOnline 6 ปีที่แล้ว +6

    Waad ku mahadsan tahy dhiiro galintaada bro

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 6 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid bro Ramadaan Kareem

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 6 ปีที่แล้ว +6

    My favorite channel ilaa aan soo boqdo vedioskisa maba joogo hore usoco #OGAANSHO

  • @radwanabduqadirragtajr8607
    @radwanabduqadirragtajr8607 6 ปีที่แล้ว +5

    Hormarka dhalinyarad somali omar ilahay aqoontata ku si bryo

  • @ifta9136
    @ifta9136 6 ปีที่แล้ว +2

    Zhukran omer

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb Dukaanka wax badan waan ka Adeegtay . Waa sida aad u shegtay xaladiisa runtii

  • @barbaariye7420
    @barbaariye7420 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah waa cashar muhiim ah waan daneeyaa casharadaada mahadsanid walaal cumar

  • @mohasprosudi8217
    @mohasprosudi8217 6 ปีที่แล้ว

    Thanks wlle dadbadan bay sameyan barnamijyadada Marna haka cajisin jasakalah

  • @somaliaoffline1568
    @somaliaoffline1568 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah Cajiib

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid captain

  • @evniqueen7581
    @evniqueen7581 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll ogaansho aad ban ku tagerra👍👍

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 6 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ustad

  • @asadadam7412
    @asadadam7412 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Omar , magaran karo u jeedkaga ama fikir kaagu waxa uu yahay ama halka aad u socoto
    lkn Omar waxa aad wado waa wax runtii aad looga shidaal qaato ama dhiiri galin ah
    Omar shaqo wacan ayaad wadaa Alle hkula garab galo
    waxan rajaynaya in uu qoraal kaygan ku soo gaadhay.

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 6 ปีที่แล้ว +1

    ilahay
    haku sharfo
    waxaad bulshada usoo bandhigtaa Xogo aysan ogayn

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 6 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsnid wllky Rabi ha ku garab gallo

  • @abdixunduble77xunduble17
    @abdixunduble77xunduble17 5 ปีที่แล้ว

    Manshaalahaaa cumar ilaahay haku barkeeyo

  • @tayasiirmohamed2630
    @tayasiirmohamed2630 6 ปีที่แล้ว

    dhiiri galintadu guusheena sxb mahadsanid mahadsanid mahadsanid 👏👏

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 ปีที่แล้ว +2

    Ciid wanaagsan akhii Omar

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah akhii hore u soco wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @zainabmuhumed3477
    @zainabmuhumed3477 6 ปีที่แล้ว +5

    bariii weeyaaan wajigiisa wlh

  • @mallohazazi4017
    @mallohazazi4017 5 ปีที่แล้ว +1

    30/12/2018.
    Oo ah jimcihii ugu danbeyy 2018 .
    Inzha Allah welcome baan leenahay inta hadafka iYo hiigsiga leh.

  • @xaange
    @xaange 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo allaha ku garab galo

  • @alimuhudin9980
    @alimuhudin9980 6 ปีที่แล้ว +10

    Ikea waa shirkad weyn xaqiiqdii waxan ka shaqo bilabay sanadkii laso dhafay 22/7/2017
    Wadanka aan ku nolahay gobol walba xarun ayey ku leyihiin
    Inkastoo Swedhan laga leyahay

    • @anisbile7573
      @anisbile7573 6 ปีที่แล้ว +1

      Wadanke ku noshahay qeebta New york kashaqeeyaa

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahy garaadka iyo garashadda wacan omar ishar

  • @mjey4555
    @mjey4555 6 ปีที่แล้ว +1

    sxp Ogaaansho fadlan isheeg nashiidada ku bilabanayso barnamidka ramadan

  • @omarmohaaa6167
    @omarmohaaa6167 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb Omar ilaah Ku xifdiyo

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalahu khayr zhp

  • @apdigaas6887
    @apdigaas6887 4 หลายเดือนก่อน

    Nabiiga Ku saliiya Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 6 ปีที่แล้ว

    Allah khayr haku siiyo
    dhaman muslimiintana haw gargaaro

  • @crisaaqdaahirmaxamuud591
    @crisaaqdaahirmaxamuud591 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll omer inshar

  • @muhiyorkofficial6182
    @muhiyorkofficial6182 6 ปีที่แล้ว +1

    Jumca and ramadan
    Muparak
    Malapzn
    Barakaysan
    All muslim
    Kusali rasuulka
    Scw
    Scw
    Scw

  • @life_2017
    @life_2017 6 ปีที่แล้ว +4

    Mahadzanid Broder Omer❤

  • @haweeyajama7156
    @haweeyajama7156 6 ปีที่แล้ว

    mashallah wll cumar inshar dadalka ad bulshada somaliyad ad u heysid ajar iyo xasanad allaha ka siyo aamiin yaarabi

  • @abdirahmanosman5269
    @abdirahmanosman5269 6 ปีที่แล้ว

    Thanks omar inshar hadaad walaalkay muslimka ah thy like saar

  • @mahamudsaleban5733
    @mahamudsaleban5733 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal omer

  • @mrosman5310
    @mrosman5310 6 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi hakuu fududeeyo hawsha aad noo heysid

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko9435 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid sxb guulaayso motivation speak

  • @IFTIINSHEnews
    @IFTIINSHEnews 6 ปีที่แล้ว

    masha alalh rag badan oo guulo gaadhey ayaa ku xusi doona omar inshar sxb guuleyso

  • @cumarahmed4223
    @cumarahmed4223 6 ปีที่แล้ว +1

    Ogansho waa channel aan wax badan ka faaiday aadna u xiiseyo lasocoshadiisa
    #thnks O inshar

  • @moekis11
    @moekis11 6 ปีที่แล้ว +2

    Tack så mycket macalim 👍🙏✅

  • @zihamiizhmoha2602
    @zihamiizhmoha2602 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid omar wax bdn kaa bartay

  • @hassanawil4283
    @hassanawil4283 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro Omar

  • @mjsaadaq421
    @mjsaadaq421 6 ปีที่แล้ว +4

    MahadsanId walal horay usoco

  • @bashka2000idow
    @bashka2000idow 6 ปีที่แล้ว

    ogaansho waad ku mahadsantahay saxiib sida aad marwalbo udhiira geliso dhalinta soomaaliyeed.

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 ปีที่แล้ว +1

    Tanks you

  • @hossenhossen9103
    @hossenhossen9103 6 ปีที่แล้ว +4

    M.a ogaansho

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 6 ปีที่แล้ว

    masha alaha wll mcn alle haka abaal mariyoo

  • @ahmedcadaani2520
    @ahmedcadaani2520 6 ปีที่แล้ว

    Long life my DEAR . I support you

  • @aliyare5837
    @aliyare5837 6 ปีที่แล้ว +1

    sxb Aadd ayaad umahad santhay mar walba waan arkaa shirkadaan lakiin ma aqanin waxay tahay 😍😍😍

  • @FagadMedia1
    @FagadMedia1 6 ปีที่แล้ว +7

    Waxan nasiib uyeshay in aan noqdo qofki 6,042 aad, mahadsanid mudane alle cadaabta haka koriyo waalidiinti kugu so dadaalay sxb.

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha allah Walaal Waa Cajib ❤️💚💛🧡💜💟💙💔

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal omar

  • @abdifatahjaqomedia4290
    @abdifatahjaqomedia4290 6 ปีที่แล้ว +4

    Amazing.

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 6 ปีที่แล้ว +4

    Omar inshar mahadsanid walal 💋❤😘🙏🙏😌😌

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo 5 ปีที่แล้ว

    Macalinka nolosha ogaansho THnks walal qli😍

  • @user-lj3yi7yh9v
    @user-lj3yi7yh9v 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wll

  • @leaderahmed9551
    @leaderahmed9551 6 ปีที่แล้ว

    best channel channel of somalia

  • @maxamedyare562
    @maxamedyare562 5 ปีที่แล้ว

    شکرا اخي کريم

  • @frommetoyou3665
    @frommetoyou3665 6 ปีที่แล้ว +2

    M A howl wacan

  • @wararkacalamka3004
    @wararkacalamka3004 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Alla

  • @abdikarim-mohamed
    @abdikarim-mohamed 6 ปีที่แล้ว

    waan xiiseeyaa barnaamijyadaan noo soo badi sxb mahasanid

  • @maajedomer8943
    @maajedomer8943 6 ปีที่แล้ว

    Msha allaah wll cumar

  • @abubakarmaxamedabubakarmax4016
    @abubakarmaxamedabubakarmax4016 6 ปีที่แล้ว

    macha allah Walla allaha ku barakeyo

  • @asliaxmed4313
    @asliaxmed4313 6 ปีที่แล้ว

    Wacalykuma salaan jazaakalaahu khyr

  • @najaxinajiinow5390
    @najaxinajiinow5390 6 ปีที่แล้ว +1

    wa kuma mahdanthy wllah ogaansh❤

  • @mantatechnology5162
    @mantatechnology5162 6 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay mcln

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 4 ปีที่แล้ว +1

    Awesome great story thanks for sharing ❤️👍❤️👍

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baad umahadsantahyyy wallaal qaaliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @idmanshariif3157
    @idmanshariif3157 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa mhdsanthy dhira gelin ayan hela mark dawado videoyada ad so gelido mhdsanid

  • @cabdibarre2268
    @cabdibarre2268 6 ปีที่แล้ว

    asc omar waan ku salamey walalkey ilaahey hakaa abaal mariyo walal

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed9868 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Waa run

  • @sacidocadey4051
    @sacidocadey4051 4 ปีที่แล้ว

    Aniga wxaa leeyahy hami kaa soo ah inaa ka furo warshad sokor somalia, inshaa Allah

  • @saryanofficial1853
    @saryanofficial1853 6 ปีที่แล้ว

    MANSHALAHA cajiib dheh

  • @khadarqallodayur1309
    @khadarqallodayur1309 6 ปีที่แล้ว +1

    mahad sanid wllo ilaahy ha no kaa daayo omer inshaar ilaahy ha Ku xafido wllo