Sida Muuqaal Qurux badan loogu duubo looguna hagaajiyo Telefankaaga 2022 | PART 1

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 47

  • @XulashadaWararka
    @XulashadaWararka ปีที่แล้ว +7

    Walal Abdurahman aad ayaad ugu mahadsantahay shaqada muhiimka ah ee aad noo heysid, hab gudbin qurux badan, aqoon iyo waxaa kaa muuqda in waxa aad kahadleyso aad aqoon badan u leedahay, fadlan soo badi muuqaalada sababtoo ah dad badan ayey u tahay fursad ay wax ku baran karaan.

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 หลายเดือนก่อน

    Wow Maasha allah walal Abdiraxmaan wad mahadsanthy

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว

    Wow machallah video wuu i anfacayaaaa run ahaanti thanks you wakhtigaga qliga ah

  • @Mahadshuuke
    @Mahadshuuke ปีที่แล้ว +1

    Ivawiya yaasomali. 🇸🇴

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 8 หลายเดือนก่อน

    Absolutely legend, thank so much bro

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 2 หลายเดือนก่อน

    Waad mahad santahey sidad nagu faa ideysay

  • @cazkahero9990
    @cazkahero9990 2 ปีที่แล้ว +1

    Never giveup saaxiib
    Guuleyzo

  • @NachiepIlKacaze
    @NachiepIlKacaze 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro. Wax pdn ayan ka fa iday manta ❤

  • @ayanyusuf2003
    @ayanyusuf2003 2 ปีที่แล้ว

    Waaa fidyowgagi ugu horeye een dawado from somaliland wlhi wll masha allah wan ku wata anoo dhamysyn ayan comment kusoo qoray

  • @suhuurdhawrsan7971
    @suhuurdhawrsan7971 5 หลายเดือนก่อน

    Wall mahadsanid meesha igu so dhawe

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  5 หลายเดือนก่อน

      Welcome!! wll waad ku mahadsantahay inaad nagu soo biirto 😊

  • @khadaraadan-id4vr
    @khadaraadan-id4vr ปีที่แล้ว +1

    Zxbow iPhone 13 bro max hystaa marka qabkan wax udubnilhy lishheeg bro please.TH-cam ne wan leyhye?

  • @Deeqo-71
    @Deeqo-71 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother 🙏👏

  • @yayadaud965
    @yayadaud965 ปีที่แล้ว

    wll muqaaladada aad ayaan uga helay m.h wxn rajeenayaa inaan kaafaa.ideysto insha.allah✋

  • @queengobaad4144
    @queengobaad4144 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan rajeynya ina wax badan ka faidi dono inshalah

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว +1

      ad ayan ugu faraxsanahay inaan wax ka faaiideysato channelkan, wellcome

  • @MARWAN_KUBE
    @MARWAN_KUBE 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 ปีที่แล้ว

    Walaalo mhdsnd

  • @AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre
    @AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre 14 วันที่ผ่านมา

    Wll thnks waxa badan baa kaa faiday runti ophone 15 pro ku soo dub muqaal 🎉

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  11 วันที่ผ่านมา

      Ku soo dhowow casharo badan ayaan ka sameynayaa insha allah

  • @cabdalahuseen3730
    @cabdalahuseen3730 2 ปีที่แล้ว

    guuleeso bro

  • @Caaliyofilms
    @Caaliyofilms ปีที่แล้ว

    Tnx wllky

  • @msshagyio4690
    @msshagyio4690 ปีที่แล้ว

    Thank ❤

  • @FarahGashaan
    @FarahGashaan 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😂😂😂😂

  • @ducaqabe
    @ducaqabe ปีที่แล้ว

    Kusoo raacay zxb

  • @apdiyare7548
    @apdiyare7548 2 ปีที่แล้ว

    zhp xageed ku nooshay

  • @HoobaanStudio
    @HoobaanStudio 8 หลายเดือนก่อน

  • @Ayrinibraahim3796
    @Ayrinibraahim3796 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxad iga cawisa sida vidoe hees lo saaro mrked dubista dhamayso plz

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  ปีที่แล้ว

      Ok wllo waan soo sameyn doonaa cashar ka hadlayo

  • @kingcadnan
    @kingcadnan 2 ปีที่แล้ว

    Bro Apk lagu edit kareyo ee sheeg 🙏🙏

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Bro casharka qeyb labaad Ayan ku sharaxay ka daawo wll

  • @FOOTBALLSPORTSLIVETV
    @FOOTBALLSPORTSLIVETV ปีที่แล้ว

    Asc

  • @osmanmahamed2350
    @osmanmahamed2350 2 ปีที่แล้ว

    Away part 2 sida edit uku sameen laheet video part 1 aan la soconay mase waad fahmi wayday

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Osman bro wa ku jiraa part 2 3 beri ka hor an so galiyay ka faa iideysi wacan

    • @bilemowliid8289
      @bilemowliid8289 2 ปีที่แล้ว

      @@AbdurahmanYarow sxpow aad baad umahad sanathy sxp wxaan jeclahay inaad iga cawiso application aan iskugu geeyo muqlada

    • @bilemowliid8289
      @bilemowliid8289 2 ปีที่แล้ว

      @@AbdurahmanYarow ado isticmalay mobile iPhone ah

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      @@bilemowliid8289 daawo part 2 oh ah side loo hagaajiyo muuqaalo kala dowan

  • @bilemowliid8289
    @bilemowliid8289 2 ปีที่แล้ว

    Sxpow ma iishegii karta application laykugu geyo muqlada jarjaran ado isticmalayaa moblkaga iPhone ka ah

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Daawo videoga aan soo galiyay (Baro sida loo hagaajiyo muuqalo kala duwan Part 2)

  • @naimafiniin2376
    @naimafiniin2376 2 ปีที่แล้ว

    Waxa noso gelisa sida sawir logu qado iphone 13 pro max loguna hagajiyo

  • @cabdiwaaxidBashiir-gf6el
    @cabdiwaaxidBashiir-gf6el ปีที่แล้ว

    wll waa cdsi waxaan rabaa WhatsApp kaaga arin ayaan kaa lee yahay

  • @maxmedrambow4831
    @maxmedrambow4831 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid bro

  • @khadaraadan-id4vr
    @khadaraadan-id4vr ปีที่แล้ว

    Noso dub ado editing and isku geenty video ga