Baro sida loo hagaajiyo Muuqaalo kala duwan bilow ilaa dhamaad 2022 | Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2022
  • Muuqaalkaan waxaan ku baran doonaa sida loo hagaajiyo sida inaad color grading , text, transition, effects iyo sida loo saaro music
    Inagoo adeegsan doono application ka la dhaho (Inshot )
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 28

  • @anisamedia6625
    @anisamedia6625 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah

  • @user-jy5xf2gf1c
    @user-jy5xf2gf1c 6 หลายเดือนก่อน

    Wakhtiga ad so dhigtay video ga iyo Wakhtiga an dawanyo hal sano ayaa u dhaxay sa pro sasoy thy wax pdn ayan ka fa iday malin un wan ku apal gudi dona fa idada an ka helay darted pro 👍

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  6 หลายเดือนก่อน

      Waad ku mahadsantahay comment iga waana ku faraxsanahay inaad wax ka daaiideysato bro
      Welcome

  • @axmedmaxamuud5242
    @axmedmaxamuud5242 2 ปีที่แล้ว +1

    ugaas soo badi

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wax kale tahay zxip illaahay haku barakeeyo ❤

  • @naimafiniin2376
    @naimafiniin2376 2 ปีที่แล้ว

    Waxa noso gelisa sida sawir logu qado iphone 13 pro max loguna hagajiyo

  • @user-sf4qv5hf2h
    @user-sf4qv5hf2h 8 หลายเดือนก่อน

    Wr yaahe Appku ma iiba maze baa freee😂😂😊😊

    • @Xaviervlogs1
      @Xaviervlogs1 5 หลายเดือนก่อน

      noting is free waa lacag baby

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅

  • @Fartunmo
    @Fartunmo ปีที่แล้ว

    Asc application ka halmar miyaad gadaneysaa mise bil walbo ayaad bixineysaa bill

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  ปีที่แล้ว +1

      Haa wll halmar waad gadan karta ama sanad ayaad gadan kartaa lkn waxaan kugu la talinayaa marka hore sanad gado markuu ku anfaco halmar wada gado

  • @ayanyusuf2003
    @ayanyusuf2003 2 ปีที่แล้ว +1

    Fidyowgagi labad een dawado abdirahmanow I bar plz wan ka hela video dubida I bar abdirahman plz

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว +1

      Ayan wan ku faraxsanahy inaad ka faideysato casharada channelka more info yarowtech@gmail.com

    • @ayanyusuf2003
      @ayanyusuf2003 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AbdurahmanYarow ibar plz Wll wan raba abdirahmn xagan kala soo xidhidha

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Instagram ka ama emailka ama whatsupp ka

  • @ethirisapthigodane8795
    @ethirisapthigodane8795 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Computerkeyga appkee Ku isticmala

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Computerkee heysataa ?
      Mac aman Windows?

  • @A_A-Mohamed
    @A_A-Mohamed ปีที่แล้ว

    still i'm watching 2023✊🏾

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  ปีที่แล้ว

      Bro Waa soo wadaa video cusub si taxane ah insha allah

  • @drilyasmuse790
    @drilyasmuse790 2 ปีที่แล้ว +1

    Pro app-kan si free ah malagu heli kara

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  2 ปีที่แล้ว

      Haa waa isticmaali kartaa free version lkn animation iyo transition ka wuu xadidanyahay

  • @KhadarNuux-oq5zg
    @KhadarNuux-oq5zg 4 หลายเดือนก่อน

    Apka magaciis

  • @filsanxasan7656
    @filsanxasan7656 2 ปีที่แล้ว +1

    Appka magaciis

  • @Ayrinibraahim3796
    @Ayrinibraahim3796 ปีที่แล้ว

    Wllo hees sida u saara

    • @XakinowMoha
      @XakinowMoha 4 หลายเดือนก่อน

      inshot