Abdurahman Yarow
Abdurahman Yarow
  • 19
  • 98 284
Sida iPhone-ka loogu Duubo Muuqaal B-ROLL oo Qurxoon iyo Sida loo Edit gareeyo Step by Step ✂︎
Muuqaalkaan Waxaan kugula wadaagayaa step by step sidaan u duubey una hagaajiyay muqaal B-ROLL aad u qurux badan anigoo behind the scene kuu tusaayo talaabooyinka aan qaadey
Sida iPhone ka settings kiisa u hagaajiyay iyo saan videoga u duubey.
waxaad kaloo muqaalkaan ku baraneysaa sida loogu daro muuqaalka music iyo sound effects iyo waliba sida aan u color grade gareeyey.
มุมมอง: 356

วีดีโอ

Isticmaal 6 daan Farsamo si aad ugu sameyso Muuqaal Qurxoon Telefon kaaga
มุมมอง 350หลายเดือนก่อน
iPhone 15 Pro Max Farsamooyinka aad adeegsaneyso marka aad rabto inaad sameyso Muuqaal ama Sawir aad u quruxbadan. Si aad u sameyso muuqaal qurxoon waxaa muhiim ah inaad raacdo talooyinka muuqaalkaan aan kugula wadaagaayo haddii aad dooneyso inaad telefan muuqaal ku duubto. QALABKA: FREEWELL Sherpa Filter FREEWELL Sherpa handle grip FREEWELL Sherpa iPhone case SSD Samsung 500 GB Joby GorillaPod...
Sida ugu fiican camera Settings ka u sameynneyso markaad muuqaal ama Sawirro ku qaadeyso telefoonka
มุมมอง 9K8 หลายเดือนก่อน
Muuqaal ama Sawir marka add ku qaadeyso telefanka waxa aad u baahantahay inaad camera settings ka iska saxdo, muuqaalkan waxaan ku sharaxeynaa camera settings ka ee iPhone 15 pro max Sawiro qruxoon ama muuqaal qurxoon waxaa saldhig u ah inda features ka camerada soo active greys.
Daawo Muuqaalkaan Ka hor inta aadan soo iibsan iPhone 15 Pro /Pro Max iPhone 15 Pro Max Review
มุมมอง 3959 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkan waxaan talo waafi ah idiin ka siinaayaa inaad iibsato iyo inkale ka dib muddo 5 maalin ah oo aan isticamaayey waxan daaha ka rogayaa dhaam waxayaabaha uu ku fiicanyahay iyo waxyaabaha uu ku xunyayahy. Haddi Aad ku fikiroysid iPhone kee iibsadaa jwaaabtana halkaan ayaan ka bogan doontaa. #iphonevideo #somalitiktok #iphone15promax #iphone15
Sida telefanka loogu hagaajiyo muuqalada cunto karinta ah - adeegso free CapCut app
มุมมอง 7029 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxan kugu soo gudbinayaa sida loogu hagaajiyo muuqaalada cunto karinta inagoo adeegsaneyno teleefanka iPhone 14 pro Max iyo application ka la dhaho CapCut oo is kale TikTok. waxaan side kale ku baran doona sida loo jarjar, maqalka loga tiro, sida music loo saaro, sida calarka ama midabka loo hagajiyo iyo wayaabo kale #somalitiktok
Sida iPhone ka loogu duubo Youtube video qurux badan - Step by Step
มุมมอง 3Kปีที่แล้ว
Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa sida aah mobile kaaga ugu duubi laheyd video qurux badan, qalabka loo baahanyahay iyo camera settingska iPhone ka. iPhone videography #smartphone videography. Sida microphone loogu xiriiriyo iPhoneka: th-cam.com/video/7M8KB63_3D8/w-d-xo.html
Sida Microfone loogu xiriiriyo smartphone ka * iPhone * iyo nuucyada xiriiriya wire -da TRS vs TRRS
มุมมอง 708ปีที่แล้ว
Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa marka aad dooneyso inaad muuqaal ku duubto telefankaaga sida aad ugu xiriirin laheyd microphone iyo waxyaabaha muhiimka ah inaad ogaato sida TRS ama TRRS #iphonevideograpy Coda fasiix ah waa 50% conentigaaga oo dhan ka yahay #contentcreator #muqdisho #somalitiktok
BARO Sida Muuqaalka loogu soo doorto Music iyo sida loo haajiyo!
มุมมอง 4.5Kปีที่แล้ว
You tube video music Muuqaalkan waxaa idin kuugu sharaxayaa Sida aad u soo xulan laheyd Musik iyo sida aad ugu hagaajin laheyd Beats ka musiga si uu muuqaalka iyo musiga isku yeeshaan waxaana adegsadey You tube Audio Library. @muuqaal qurxoon waxaa soo jiidasho leh musiga aad ku dartey sida Darteed @baro @sida loo hagaajiyo musiga. FREE MUSIC NO COPY RIGHT - Royalty Free Music - TH-cam Audio Li...
Sawiro qurxoon ku qaad kuna hagaaji telefoonkaaga - 6 TALO oo Muhiim ah - ** IPHONE PHOTOGRAPHY **
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
JOOOOOJI Sida telefankaaga sawirada ugn qaado waa qalad!!! 6 dawn talo ee fudud waxey sawir qaadidaada ka dhigeysaa sawiro professional ah #iPhone #photography
Sida codadka loo hagaajiyo markaad YouTube video duubeysid - BETTER AUDIO -
มุมมอง 2.6K2 ปีที่แล้ว
Telefankaaga maraad ku duubeysid video waxaad u bahantahayu inaad codka videoga iska saxdo si muu qaalkaaga u soo jiito loona daawado. waxaan kula wadaagi doonaa qaababka ugu fiican ee aad ku sixi karto codkaaga markaad videoga iska duubeysid. #Better audio in your video #iphone 13 pro max #video and audio
My new Camera for Youtube | Sony A7C with new Sony FE24mm F2.8 G| Unboxing
มุมมอง 4852 ปีที่แล้ว
My Brand new Camera Sony A7C with FE24mm F2.8 Best value for TH-cam videos #sonya7c #FE24mm F2.8 G #unboxing
Baro sida loo hagaajiyo Muuqaalo kala duwan bilow ilaa dhamaad 2022 | Part 2
มุมมอง 8K2 ปีที่แล้ว
Muuqaalkaan waxaan ku baran doonaa sida loo hagaajiyo sida inaad color grading , text, transition, effects iyo sida loo saaro music Inagoo adeegsan doono application ka la dhaho (Inshot )
Sida Muuqaal Qurux badan loogu duubo looguna hagaajiyo Telefankaaga 2022 | PART 1
มุมมอง 37K2 ปีที่แล้ว
Sida Aad u duubi lahey waliba Aad u hagaajin laheed Muuqaal qurux badan adiga oo adeegsanaayo oo kaliya Taleefankaaga #iPhone #Videography
Sida loo habeeyo Sawirada aad soo galineyso social media ha
มุมมอง 8383 ปีที่แล้ว
Waa muhiim inaad sawirkaaga quality ga aad ka dhigto mid idhaha soo jiita ka hor inta aadan ku share garey instagram ka ama facebook ga casharkan waxad ku baraneysaa export settings ka sawirada aa rabto inaad ku she kageyso social mediyaha
SIDA LOOGU DUUBO VIDEO QURXOON TELEFANKAAGA ** IPHONE VIDEOGRAPHY **
มุมมอง 25K3 ปีที่แล้ว
SIDA LOOGU DUUBO VIDEO QURXOON TELEFANKAAGA IPHONE VIDEOGRAPHY
Mustaqbalka iyo channelkaan iyo sababta aan youtubeka uga maqanahay
มุมมอง 3613 ปีที่แล้ว
Mustaqbalka iyo channelkaan iyo sababta aan youtubeka uga maqanahay
Seddex Google Applications oo kaa qarsooon u baahantahy inaad tijaabiso
มุมมอง 7214 ปีที่แล้ว
Seddex Google Applications oo kaa qarsooon u baahantahy inaad tijaabiso
Qaabka ugu fugud uguna degdegsiimo badan aad shaqo kasta ku heli karto
มุมมอง 9684 ปีที่แล้ว
Qaabka ugu fugud uguna degdegsiimo badan aad shaqo kasta ku heli karto

ความคิดเห็น

  • @someditins
    @someditins 3 วันที่ผ่านมา

    Waad mahad santahey sidad nagu faa ideysay

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 5 วันที่ผ่านมา

    Camer soo jeed side shucaac laga sara wll

  • @abdirahmanadan5059
    @abdirahmanadan5059 12 วันที่ผ่านมา

    Brother abdirahman fadlan instagramkaa kaala soo xiriiray ila hadal brother

  • @abdirahmanadan5059
    @abdirahmanadan5059 13 วันที่ผ่านมา

    Brother abdirahmaan ma iga clawing kartaa qaabka editingkA

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 16 วันที่ผ่านมา

    Sharaaxadada wax an lo dhigaba jirin shrfanid sxb.

  • @carabdebruyne5809
    @carabdebruyne5809 26 วันที่ผ่านมา

    Maskaxda hdan ku xaririn wayo mxa dhacayo Iso jwb plz wll

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 25 วันที่ผ่านมา

      Sxb wad ku mahadsantahay su aasha, iPhone 15 Pro Max waxaad ku duubi kartaa ilaa 60FPS oo LOG ah lkn nasiib darro hadaad rabto inaad adegsato waxaa qasab ah maskaxdaas inaad ku xariiriso waa kaliya hadaad rabto 60FPS oo LOG ah. lkx wax yaabahas oo dhan waxaa jira video oo dheystiran oo aan uga hadlaayo daawo labada muuqaal ee ka horeeya muuqaalkan.

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 27 วันที่ผ่านมา

    Masha allah sxb camera man caadiyaatahay si quruxbadan aa u duubtay adigoo adeegsanaayo mobil

  • @abdiqanimaxamedaxmed3149
    @abdiqanimaxamedaxmed3149 29 วันที่ผ่านมา

    SUAAL muqaalka quruxda badan ee iphone ku duubo, sideen sxb laptomka to premiere u gayn karaa sagoo taydiisu is badelin ?

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 29 วันที่ผ่านมา

      Sxb wad ku mahadsantay Su aasha aad i soo weydiisay, Telefanka aad ku duubeyso muuqaalka waa nuucee?

    • @abdiqanimaxamedaxmed3149
      @abdiqanimaxamedaxmed3149 29 วันที่ผ่านมา

      @@AbdurahmanYarow Sxb waa 12pro, iiga faa idee qaabka u wanaagsan

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 25 วันที่ผ่านมา

      Ok Cashar kooban ayaan ka soo sameynayaa dhowaan I.A 👍

  • @Mr.juule1
    @Mr.juule1 หลายเดือนก่อน

    Woow ❤❤❤❤

  • @Saimojama12
    @Saimojama12 หลายเดือนก่อน

    Qalabkan malagu isticmaali karaa IPhone 12promax walal

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Waad ku madasantahay su aashaada wll, qalabkan waxaa la dhahaa Freewell Sherpa kit lkn wan ka xumahay ma la helaayo mid iPhone 12 ah lkn waxaa la heli karaa uu ka bilowdaa iPhone 13 iyo wixii ka dambeeyey Lkn waxaan kuu soo raadinayaa kuwo loo isticmaali karo 12 ka waxaana igala soo xiriiri kartaa instagram ka si aan link ga aad ka iibsan laheyd kugu soo diro

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 หลายเดือนก่อน

    Woow nice beautiful bro iPhone 13 pro max soo samay waa haddii ay mid macquul tahay mahadsanid pro❤❤❤❤

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Bro mahadsanid, waan ka soo sameynayaa inshalla waan ka soo sameynayaa mar dhow.

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 หลายเดือนก่อน

      @@AbdurahmanYarow walalkay aad io aad baad u mahadsan tahay tixgalintaada 💯💯 Runtii TH-cam-rada waa wayn waxba kuma dhamaan saxib waxaa tahay cajiib kalita alle swt dalasaaro oo dadaal waad gaari doontaa insha Allah 💞💞💞💞💯💯 Guul wacan saxib dhaqaaaq oo marnaba ha joogsan saaxib🙏🙏🙏✍👌💥💥💥🦁🦁🦁

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. หลายเดือนก่อน

    Legend abdirahman

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Waan ku salamay Abdalla. horay usoco Bro 💪

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @jamayasinmohamed142
    @jamayasinmohamed142 หลายเดือนก่อน

    qalabka xagee laga helayaana sxb

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Bro Meesha aad joogto ayey ku xirantahay lkn Amazon ayaad kaheleysaa

  • @SahilAbii
    @SahilAbii หลายเดือนก่อน

    Sxp so samey cod io music isla socdo plz

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Okey bro waan soo saarayaa goordhow

  • @abdallamaow2440
    @abdallamaow2440 หลายเดือนก่อน

    Mudane iPhone X max sudee loogu dubaa muqaal qurux badan jwab dag dag kaa rabaa

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 25 วันที่ผ่านมา

      X-max waa telfon camero fican leh in kastoo taleefoono bdn ka dambeeyeen. lkn waxaa u baahantahay inaad adeegsato leyr fiican iyo hadad rabto inaad muuqaal oo hadale ah duubtona waxad ku xariirineysaa MICROPHONE sidaad Isuzu xariirineyso waxaan ka soo sameeyey muuqaalo dhameystiran (Sida iPhone ka loogu duubo TH-cam video quruxbadan)

  • @AbdallaMaxamed-wo2xx
    @AbdallaMaxamed-wo2xx หลายเดือนก่อน

    12 pro max kaso hdal plz

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow หลายเดือนก่อน

      Sxb muqaal aan ku shrxaayo ayaa ku jira kaa ka daawo sida iPhone 12pro max wax loogu duubo

  • @Islaam252
    @Islaam252 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxma (TULAAHI) wabarakaatu

  • @CosobAadan
    @CosobAadan 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks walaalo ❤

  • @CosobAadan
    @CosobAadan 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal wlhi wax badan baan kaa fa ideystay mahadsanid inta badan soomalida waxa faa idada u leh taageero badan ma siiyaan mar labaad shukran walaalo

  • @suhuurdhawrsan7971
    @suhuurdhawrsan7971 2 หลายเดือนก่อน

    Wall mahadsanid meesha igu so dhawe

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 2 หลายเดือนก่อน

      Welcome!! wll waad ku mahadsantahay inaad nagu soo biirto 😊

  • @muzxin
    @muzxin 3 หลายเดือนก่อน

    Iphone 15. maxpro an hetsa sida logi duubo nio soo sheeg

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 3 หลายเดือนก่อน

    Abak magaaci lagu edit garnyo

  • @FarahGashaan
    @FarahGashaan 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂😂😂😂

  • @KhadarNuux-oq5zg
    @KhadarNuux-oq5zg 4 หลายเดือนก่อน

    Apka magaciis

  • @fahmaabdimajidmohamud4465
    @fahmaabdimajidmohamud4465 4 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnid walalo

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 5 หลายเดือนก่อน

    Sumsung S24 Ultra soo samew

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 5 หลายเดือนก่อน

    Wow Maasha allah walal Abdiraxmaan wad mahadsanthy

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka 5 หลายเดือนก่อน

    Heestaydaa bilaa Copyright ah iyada isticmaal

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. 5 หลายเดือนก่อน

    Absolutely legend, thank so much bro

  • @ahmedroondow
    @ahmedroondow 5 หลายเดือนก่อน

    Alaw yaa iga caawiyA

  • @Madar4412
    @Madar4412 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp xogo ayaan kaa rabaa waxan rabaa inaan TH-cam bilaabe halkeen kala soo xidhiidha

  • @Madar4412
    @Madar4412 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp inaad xog badan isiiso ayaan rabaaye halkeen kala soo xidhiidha TH-cam ayaan rabaa inaan bilaabe

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 25 วันที่ผ่านมา

      sxb instagramka igala soo xiriir (Abdurahman Yarow)

  • @user-eo8jn2ci8d
    @user-eo8jn2ci8d 5 หลายเดือนก่อน

  • @user-jy5xf2gf1c
    @user-jy5xf2gf1c 6 หลายเดือนก่อน

    Wakhtiga ad so dhigtay video ga iyo Wakhtiga an dawanyo hal sano ayaa u dhaxay sa pro sasoy thy wax pdn ayan ka fa iday malin un wan ku apal gudi dona fa idada an ka helay darted pro 👍

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow 6 หลายเดือนก่อน

      Waad ku mahadsantahay comment iga waana ku faraxsanahay inaad wax ka daaiideysato bro Welcome

  • @user-jy5xf2gf1c
    @user-jy5xf2gf1c 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro. Wax pdn ayan ka fa iday manta ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 หลายเดือนก่อน

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ 😢❤

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @kingabraham-nk1vn
    @kingabraham-nk1vn 6 หลายเดือนก่อน

    Soosamee sxp

  • @naimaabdullahi7984
    @naimaabdullahi7984 6 หลายเดือนก่อน

    Mashllh

  • @cabdiraxmanifiso
    @cabdiraxmanifiso 7 หลายเดือนก่อน

    Video music loo zar0

  • @user-px2jh1pt2l
    @user-px2jh1pt2l 7 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaan kaa cod sanaa iphone 12 pro ayaan hestaa waxaan rabaa in aan sawiro kuqaa do sitinka mobelka ayaan rabaa in aan kasaxo sidoo kale waxaan rabaa vdo in aan kuduu bo qebta vido ga shucaac ayaa kujiro sitinka sidee logu saxaa vdo ga macalin waxaa raje naa in aad cashir kaas ii soboob siisid nin dhalin yaraa ayaan ahay macalin abaal kaas waan kuuhaa yaa 📷✌️

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks alot❤❤❤

  • @Yuusuf24
    @Yuusuf24 7 หลายเดือนก่อน

    Pro Aad aa umahadsantahay video gaan dartiis wx bdn iigu hagaageen zHp thanks 🎉

  • @MARWAN_KUBE
    @MARWAN_KUBE 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @KING-MOHA
    @KING-MOHA 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad nalka meqa waye qiimihiisa

  • @user-sf4qv5hf2h
    @user-sf4qv5hf2h 8 หลายเดือนก่อน

    Wr yaahe Appku ma iiba maze baa freee😂😂😊😊

    • @Xaviervlogs1
      @Xaviervlogs1 5 หลายเดือนก่อน

      noting is free waa lacag baby

  • @MOHAZ-GEMIN
    @MOHAZ-GEMIN 8 หลายเดือนก่อน

    Thankis