ADAN GALAYDH | BIYO DAHAB | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Aadan Galaydh,Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Artist: Aadan Galaydh
    Song: Biyo Dahab
    Lyrics: Cali Haybe
    Melody: Cabaas Hirad
    Music: C/raxiin Carab
    Cameraman: Shiine Eid & Liibaan Daahir
    Editing by: Nuuradiin Dugsiiye
    Produced: Afro Waqal Furinle Production
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman,

ความคิดเห็น • 301

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 4 ปีที่แล้ว +52

    Yaa Hooyo mcn u xiisay farta taaga

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 4 ปีที่แล้ว +29

    WAQAL STUDIO HORUMAR WACAN WLL
    MY FAVORITE CHANNAL KEEP GOING
    HEES EREYO TOLMOONLEH IYO COD TOLMOON

    • @saidhoygajacaylka6588
      @saidhoygajacaylka6588 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan Sxb qaali subscribe ii saar chalkaaga mobilkasta oo aan sito subscribe waan kaaga saaraa videoyadaadana waan daawadaa inaad icaawiso ayaan markaaga kaa sugayaa sxb qaali

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +6

    Heesta miliiyan ha la gadhsiiyo hees macan weeyane waqal studio heeso macan ka filo Hambliyo waqal studio gore u soco 🙋‍♀️🔥👌

  • @almas8915
    @almas8915 4 ปีที่แล้ว +9

    Casimadi sland dusha marka ka arako faraxad baa kala bata❤❤❤❤❤ keep going waqal wll

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 4 ปีที่แล้ว +3

    Esh calaa hees al fanaan aadan galaydh keep going 💯💯👑👑❤❤🇭🇺🇭🇺

  • @ahmedcannel5002
    @ahmedcannel5002 4 ปีที่แล้ว +42

    Allah hadu cafimad ku siyey Liketa ha ila Damion👏👏👏👏👏👈

  • @dheemaluula6814
    @dheemaluula6814 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllke iladhashy allow iideyso aadan galaydh❣❣💯💞💝legend is legend
    Farxad waarta igunoolow ina hooyo

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +14

    fananiinta hargaysa🇮🇹 ninka ugu degen Galaydh🥰

  • @ayaanabdi625
    @ayaanabdi625 4 ปีที่แล้ว +4

    Fanankan hees uu qaday ban aad u jeclhy oo la dhaho nimcoy abidkaa🥰😘❣🙏 tana waaa hit songs wlhi ❣🥰🙏

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestu wayjirtaa hadii ayba tahay amaan gabadh
    Love you gabdhahayaga markaad jacayl nagu abuurtaan sidan Ayaan idiin amanaa

  • @queensoumeya2250
    @queensoumeya2250 4 ปีที่แล้ว +20

    Omg heesta inaba caadi ma ahan intii ugu racsan like ku mujiya ❤✌💥🥀🥰

  • @subeerawildirir223
    @subeerawildirir223 4 ปีที่แล้ว +2

    Best of bests aadan galaydh iyo bahda waqal Mesia Pro sidoo kale c/rixiin Azmed carab iyo Abwaankaba aadbaan u salamayaa keep going Guys

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan inan macantahay intee igu racasan likt dhac ku siiya 😍😚

  • @tahaaddam2441
    @tahaaddam2441 4 ปีที่แล้ว +9

    Intii alla iyo qur,aankisa jecl Like dhac igu siiya

  • @nasteexomohamud5239
    @nasteexomohamud5239 4 ปีที่แล้ว +3

    Jamcdyadina ma gaadhy adan galaydh❤🥰

  • @sagalxasan8853
    @sagalxasan8853 4 ปีที่แล้ว +5

    6 baan noqday mana garaaayo labadoodaba laakiinse waqal studio jeclahyba❣❣❣💝

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Isro abayo mcn Subscribe isaar th-cam.com/video/CrAfbrYnMjw/w-d-xo.html

    • @suldaanasharaftuqali
      @suldaanasharaftuqali 3 ปีที่แล้ว

      Waa adan galaydh

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi jilada heestaan kuhaystaa ani keep going wllken galaydh team waqal💋🙏🙏

  • @shukriibrahimismail1488
    @shukriibrahimismail1488 4 ปีที่แล้ว +6

    Markaan jamacdii Hargeisa arkay waan naxy walhi meeyay ardaydii covid 19 kla erayay✌️😂👌

  • @shaahidabdull4071
    @shaahidabdull4071 3 ปีที่แล้ว +2

    Who is in here after this sensational channel reached 1M

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaankn horey uma arkin lkn heestisan Duubista Quruxda Hargaysa Dabacsananta Erayada Waa mid Dhamaystiran amazing💯
    Salaama from West somalia🙋

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestii usoo waday oo ethiopia ahyd *Ademar* noo soo daaya zxpyl🙏👌💯
    inta sugeysa like isar

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 ปีที่แล้ว +2

    Zxp jamacada maad soo gashiin dhexdeda waan idin soo dhwayn lhayne 😅😅😅

  • @abdihakimali5957
    @abdihakimali5957 4 ปีที่แล้ว +41

    Jaaamacad hargaysa intii coved 19 ma Waxay noqotay Mell Lagu Duubo Heesaha War Jamacada Sharfteeda Haku Ciyaarina Waa Goob Wax Barasheee

  • @zuum12
    @zuum12 4 ปีที่แล้ว +10

    ninkaan waan jeclahay uu cod macan yahay

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 4 ปีที่แล้ว +1

    Galaydhka hobolada gayga hore u soco bro well done 👏👏

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 ปีที่แล้ว +4

    Galaydhka Fanka😍

  • @mohamedaminofficial9212
    @mohamedaminofficial9212 4 ปีที่แล้ว +3

    Jaceyl hada heysto like Ani cml love you shukri sharaf Nolasheydaa

  • @guuleedyareofficial8559
    @guuleedyareofficial8559 4 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii ugu horeyey ee dawadaan ahay

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 4 ปีที่แล้ว +2

    Crixiin ahmed carab
    Waalayapey brotherkey 🙏🙏🙏

  • @MaqribLabiste
    @MaqribLabiste 4 ปีที่แล้ว +86

    Ck family anigaa idinka wakiila like dhac igu siiya

  • @carabxiish9967
    @carabxiish9967 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeeya😃

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadad doonayso La kulanka Rabi gudo wajibka ku saaran Rabow noo danbi dhaf❤🙏

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 ปีที่แล้ว +3

    yaaa salaam aadan Galaydh 🥰🥰

  • @suhSuhayb
    @suhSuhayb 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadan Galaydh iyo xamda dhaman mash aallh Nolada zxp💋👑💥🍂💍🌴🎧

    • @c.shaafi7702
      @c.shaafi7702 4 ปีที่แล้ว

      Sxb ma reer laascaanod Ba fanaankani

  • @alimohamud6792
    @alimohamud6792 4 ปีที่แล้ว +1

    Galaydhka umada eesh calaa hees woooow

  • @naasirmohamed8547
    @naasirmohamed8547 4 ปีที่แล้ว +3

    Maanta Anigaa ugu soo Horeeyay❤

  • @najka27official9
    @najka27official9 4 ปีที่แล้ว +4

    Maem waqal like dhac kusii😍😍❤

  • @axlamali7077
    @axlamali7077 4 ปีที่แล้ว +4

    Wooow hess iyo badh weye
    🥀🌹🥀🌹

  • @yaxyeogaansho2795
    @yaxyeogaansho2795 4 ปีที่แล้ว +38

    Hees macaan intii igu raacsaN like me

    • @saidhoygajacaylka6588
      @saidhoygajacaylka6588 4 ปีที่แล้ว

      Sxb qaali channel kayga soo booqo subscribe ii saar adoo raali ah mahadsanid waanan kaaga mahad celinayaa markasta Sxb qaali

  • @abdullahimohamudahmed898
    @abdullahimohamudahmed898 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu ma ihi sixirlow lkn waxan hubaa adigoo aamusan In aad comment gayga akhrinayso hadan saxay like isaar🔥❤👏

  • @abdisalaanadan6608
    @abdisalaanadan6608 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaw sxb erayadan way iqanciyeen

  • @5minutesear
    @5minutesear 4 ปีที่แล้ว +2

    Cali haybe “abwaan heer sare”.

  • @umulkheir5847
    @umulkheir5847 4 ปีที่แล้ว +16

    Intii ila argta amacadii hargeisa tahay
    Like 👍

  • @khaalidahmed-wc3qv
    @khaalidahmed-wc3qv 4 ปีที่แล้ว +1

    WaqaL horey usocda

  • @sudkaboylyrics9195
    @sudkaboylyrics9195 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep goin proh waqal i liked

  • @najmaxasan9052
    @najmaxasan9052 4 ปีที่แล้ว +26

    Inta ila aragtay in jaamacada hargeysa qayblagu duubay like dhac ku siiya

  • @adeegwanaagofficial2178
    @adeegwanaagofficial2178 4 ปีที่แล้ว +6

    heestaan intii aragtay inee gadmeen like dhac igu siiya😂😂😂😂😂😂

  • @mukhtaarfilfil8092
    @mukhtaarfilfil8092 4 ปีที่แล้ว +4

    Eesh calaa hees aadan gleydh

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 ปีที่แล้ว +10

    Styl iyo qurux waa ku dhamaaday wiilkaan ❤💋😭

    • @saidhoygajacaylka6588
      @saidhoygajacaylka6588 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo qaali channel kayga soo booqo subscribe ii saar waanan kaaga mahad celinayaa mahadsanid markasta huuno quruxeey

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Faraxsan abayo mcn Subscribe isaar th-cam.com/video/CrAfbrYnMjw/w-d-xo.html

  • @pubg-tarzan8606
    @pubg-tarzan8606 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxan ahay qofkii ugu horeyay ee dawada Marka like iisar

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw musigu waa cajiib wllaahi
    Cabdiriin carabmiyaa

  • @yaskaofficial4759
    @yaskaofficial4759 4 ปีที่แล้ว +4

    Best song 💓💓😍😍

  • @abdallamohamed9785
    @abdallamohamed9785 4 ปีที่แล้ว +2

    zxpkey adaan niin adag

  • @samiiraaxmed5795
    @samiiraaxmed5795 4 ปีที่แล้ว +1

    gabadhu dheeraa ma dhulbahantaa♥️😘🤣

  • @teamjamavlogs2905
    @teamjamavlogs2905 4 ปีที่แล้ว

    Inta igu raacsan hadii hestan uu Tumi laha music cadced way qarxi lahyd like dhac Ku si

  • @ifrahabdullahi880
    @ifrahabdullahi880 4 ปีที่แล้ว +4

    Talent ba ledahay adan galeydh ee watspp furo❤❤🦋

  • @shuuriyeyare4532
    @shuuriyeyare4532 4 ปีที่แล้ว +3

    Team waqal studio zallama ❤

  • @abdimoalim6733
    @abdimoalim6733 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wan wta waa legend #AadanGalaydh

  • @FahmiAbdilahiAli
    @FahmiAbdilahiAli 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh ustaad Adan ducaale gallaydh horay usoco wallkay ☾︎♫︎☽︎✔︎

  • @MohamedHassan-ke1gt
    @MohamedHassan-ke1gt 4 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyey like wa xakiina 🦋🦋🦋

  • @MohamedRamadan-ff6wo
    @MohamedRamadan-ff6wo 4 ปีที่แล้ว +1

    Ar inta ila sugaysa reaction ka ck like dhac iku siiya tem ck 👍

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta heestan ka heshay like taa hayla dhagin hno

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +3

    AADAN GALAYDH💕🥰⚘

  • @gabalfilms973
    @gabalfilms973 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaa ugu horeya waqal teem

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 ปีที่แล้ว +1

    Am first waqal horay usoco like ta ha ila garab marin hadad aqrineyso comments ka

  • @ismacilmahamed8735
    @ismacilmahamed8735 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooow aadan alfanan antageero

  • @khalidesman
    @khalidesman 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqalka uu dhaqaaqay keep going

  • @ayaanlekhan1052
    @ayaanlekhan1052 4 ปีที่แล้ว +3

    Like iisar hadaad alleh kacabsanayyysoh wll

  • @hamdafaarax9409
    @hamdafaarax9409 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw axsan faaan aadan galaydg

  • @nasteexmuusetube4804
    @nasteexmuusetube4804 4 ปีที่แล้ว +1

    Mucjisadii fankaa is heshay Cali haybe apdiraxiim ahmed carab Aadan galaydh

  • @abdi622
    @abdi622 4 ปีที่แล้ว +3

    BuuRtii CaLaamaDa 😍

    • @abdirahmaanhassan5464
      @abdirahmaanhassan5464 4 ปีที่แล้ว

      Waar maaha 😂😂😂

    • @hthheeg3775
      @hthheeg3775 4 ปีที่แล้ว

      War mha nio wa xfdydih IsHa pøRaMa iyo jmcdydih🥰👏😂😂

  • @sisterdidichannel1548
    @sisterdidichannel1548 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallah wllkey adan galayd 😍😍😍

  • @aarkatogdheer1438
    @aarkatogdheer1438 4 ปีที่แล้ว

    Waqal top hore ugaadha oo yaan lamoogaan

  • @halabuurhadalsame4738
    @halabuurhadalsame4738 4 ปีที่แล้ว

    Best fnn best fnn best fnn adan duale adan galaydh
    Wlhi sxb waan hubaa inaad kow ka thy horyaalka fanka somaliyed
    Eesh calaa cod
    Esh calaa eryo
    Eesh cala laxam
    Eesh calaa music
    Eesh calaa daractor
    Wlshy xamda qurux
    Sln gacaltyo
    By yaaaa deeeeee

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 4 ปีที่แล้ว

    The one and only one waqal studio

  • @dmohamed
    @dmohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa daawanaya 2021☝️

  • @اسماءسعد-ط8م
    @اسماءسعد-ط8م 4 ปีที่แล้ว

    inta ila Aragty inay jamacada Hargaysa ag jogan 👍 dhac kusii

  • @farxiyamaxamed1378
    @farxiyamaxamed1378 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw wllky

  • @nani900t7
    @nani900t7 4 ปีที่แล้ว

    waqal studio😍

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 ปีที่แล้ว

    The one and only waqal🙏🙏🙏🙏👍👍👍

  • @XirsiCali-w4x
    @XirsiCali-w4x ปีที่แล้ว

    Good pey Garaadka umada ❤❤❤❤

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว

    malinka aad milion gaadhid all fananiinta hargaysa ama somaliland hakasoo qayb galaan 🇮🇹🥰

  • @munahmed24
    @munahmed24 4 ปีที่แล้ว

    Meesha heesta lagu duubay wa jamacadah Hargeisa , wllhi albabka mxn Soo marey marka sii baxeynoh Wana albaabka gawadhiduh ka baxdo . My University.

  • @yasminhajimohamed5984
    @yasminhajimohamed5984 4 ปีที่แล้ว +1

    Ishcala cod🥰

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 4 ปีที่แล้ว

    Fanaankan horta naag laaan maheesi karo miyaa keep going zxp

  • @rahmarouhi3023
    @rahmarouhi3023 4 ปีที่แล้ว

    Keep Going waqal studio👑 pin isaar Bruderr🙏🥰

  • @musaypahirstt7719
    @musaypahirstt7719 4 ปีที่แล้ว +2

    Heez iyo badh like ku qapTaH❤

  • @abdirashidrashka2914
    @abdirashidrashka2914 4 ปีที่แล้ว

    Wow 😱 Biyo Dahab wax kale

  • @xasanyuusuf5970
    @xasanyuusuf5970 4 ปีที่แล้ว +2

    Wee wee
    Heesti heesaha

  • @dayaxofficial2805
    @dayaxofficial2805 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta hestan ka hesha like saar

  • @Shamsudin01
    @Shamsudin01 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio hadda wax yaroo wada baruura uun bay noqdeen gabdhihii soomaaliyeed, ma anigaa mise waa sidii kaLe😂

  • @madalechanal823
    @madalechanal823 4 ปีที่แล้ว

    las go waqal studio

  • @afyareofficial2382
    @afyareofficial2382 4 ปีที่แล้ว

    Ader Aadan Galaydh Hore Usoco Guuleyso

  • @nasrindaimond7930
    @nasrindaimond7930 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecliya wiil quruxon cakuye nin folxun

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 ปีที่แล้ว +1

      istaqfurullaaH😂😂 ilahay Abuurtisa U Amangali😂😂

  • @bangointegrationtv4579
    @bangointegrationtv4579 4 ปีที่แล้ว

    oday isku cod eka inti saa ila qabta like isii

  • @ayaanlekhan1052
    @ayaanlekhan1052 4 ปีที่แล้ว +3

    First comt

  • @ubahdahirabdullahi7431
    @ubahdahirabdullahi7431 4 ปีที่แล้ว

    Dartaaa ayaan u daawada gacalo kaabay

  • @aarkatogdheer1438
    @aarkatogdheer1438 4 ปีที่แล้ว

    Wow axyaa sowt illahay sxb haku dhowto

  • @kolkoliyeofficail4899
    @kolkoliyeofficail4899 4 ปีที่แล้ว +3

    first comment

    • @abdifatahtube5720
      @abdifatahtube5720 4 ปีที่แล้ว +1

      Wᴀʟʟ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇʀ ɪɢᴜ ᴄᴀᴀᴡɪ ᴘʟs

    • @haikalak6410
      @haikalak6410 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe ii saar wllo ❤️🙏

  • @abdihamidabdulkadir463
    @abdihamidabdulkadir463 4 ปีที่แล้ว

    Anshax ban sugeynaa 👌👌♥️