Seydka Gacan Ku Dhiigle Miyuu Ahaa ? Iyo Sheekooyin Daraawiish Maahmaahda Ina Qablax Ismaciil Mire

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2021

ความคิดเห็น • 58

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 2 ปีที่แล้ว +2

    Ammaan Duulihii Daraawiish ee Ismaaciil Mire Alloow idiin wada naxariiso Aamiin. Wadaniyiin dhab ah oo wax walba u huray naftooda iyo duunyo oo idil si aanu xor u ahaano. Ahlu janatul firdowsa Alloow ka yeel. Aabe yaasha xornimada DlSoomaaliyeed isu xilqaamay. Halyeeyadii gayiga yaga. Ku dayo Insha Allaah.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +8

    Idaajaa oo da, yar... Maashaa Allah. Ismaciil Mire wiil yar oo 11 sano jir ahaa... oo xaafidul Qur, aan ah oo uu awoowe u yahy bn arkey... 2015kii.

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah

    • @user-ke5sv2jq9r
      @user-ke5sv2jq9r หลายเดือนก่อน

      🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢​@@Qarnijoog

  • @abdisaqhusen7610
    @abdisaqhusen7610 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad & aad ugu mahadsan tahay soo gudbinta taariikh loo baahan yahay mar walba Axmed faarax Ali idaaja i love you daraawiish💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @farhiyakabayare1501
    @farhiyakabayare1501 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa Beelo Barnaajkan

  • @abuumohamed8294
    @abuumohamed8294 3 ปีที่แล้ว +7

    Qarni joog waaad mahadsanathy eee shekoyinkaaan ino soobadi fadaln

  • @abdisalamhussein2915
    @abdisalamhussein2915 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @fasaali8577
    @fasaali8577 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 ปีที่แล้ว +4

    ALE HAW NARIISTEE WUXUU AHAA HALYAY MUJAAHID DAGAALAMAY MUDO DHEER SOOMAALIDA KARE WAXAY ISKA HAYEEN DAD AN WAXBA KA AQON GOBONIMADOONKA QUSUSIIDI IYO DARAWIISHTI HALGAYN TAY

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 ปีที่แล้ว +4

    😭URURKII DARAWIISH EE LA ODHAN JIRAY SHIIKH YALE AYABA KAMAD AHAA CIDINKII JAHADI JIRAY

  • @fiidcade1247
    @fiidcade1247 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa Fiidsi Fiican

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa geesi gumaysi diiday
    Qaabkii uu halgankiisa uwaday
    Waxbaa kaqaldanaa
    Tusaale ahaan gabayda qabaailka soonaaliteed uuku caayayo
    Waa siyaasad xumo

  • @farhiyakabayare1501
    @farhiyakabayare1501 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +9

    allah yaraxma sayidka gumeesi latirir ayuu ahaaye waxuu cagta mariyanah alle uma qabto

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 3 ปีที่แล้ว +5

    Ad Baad U Mahadsantahay Qarni Joog

  • @user-ww9xl1xd2k
    @user-ww9xl1xd2k 11 หลายเดือนก่อน +1

    Eebow nin goba baan ahoo guni rifaysaaye
    Illahow kuu naxariiso

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxariisto sayidka danbiyadii uugalayna alle uma qabto
    Somaliyey tariikhdiina ilaashada ooo somalinimo ku eeega qadiyada qabiilnimada iyo murayada hoose eelagu eegayo halaga daaayo

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 2 ปีที่แล้ว

      Tani waa taariikh qabiil ee maaha taariikh Somali oodhan

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 2 ปีที่แล้ว

      @@craxmaandaakir1785 hadaad ku eegto indho qabiil way noqon lkn hdaad tu somaliyeed ku eegtana wa nin somaliyeed
      Hdaad kuwo islaam ku eegtana waa taariikh islaam
      Marba dhankaad ka eegtuun waaye zhb

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 2 ปีที่แล้ว

      @@khalidoday8943 Geella dadka uu dhici jiray sayidku waa taariikh somaliyeed iyo tu islam markuu madaxa qabiilku kaagalo waa sidan

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 2 ปีที่แล้ว

      @@craxmaandaakir1785 hhh wr ciduu yahayba ma aqaan lkn xita hdu geel dhaco waa wx halganka lgu galayay
      Mida kale qofaan qalad lahayni majiro
      Isaga iyo intii lanoolaydba tagtay oo xisaabtooda allaa haya inagana wnaag uun inaan urajayna laynagu leeyhy
      Awowyadiin inay garan waayeen ayuu gartay oo gaalkii dhulka gumaysanayay hduuba ladagaalay

  • @hoodahabby6032
    @hoodahabby6032 3 ปีที่แล้ว +16

    Soomaalida Hadii Ay Gaala Lajir Noqdaan Waa In Lagu Jihaadaa

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 ปีที่แล้ว

      Waa Ina godanihii qarnigii hore. ilaahay labadoodaba jannadiisa haka waraabiyo.

  • @mohamedqalpih8848
    @mohamedqalpih8848 ปีที่แล้ว +1

    Tarikh darawish ka sheekayn may side waxd ka shekaynaysa mid qabil beenti iyo boro bogaandadi afweyne ku yidhi faafi ugu sheeke wixi darooda iyo wixi maangaaba

  • @user-sd3pv8hn8m
    @user-sd3pv8hn8m ปีที่แล้ว +1

    #Qarni #Joog mahadsanid
    aad ban ku go mahad ceileenaya dadlka aad wadiid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว +1

    Waa ninkii afkal kuhadla aba wadankisa jooga hamadobado ha cadaado dalkaga hadi dab kadhigto galada lokalo kiwadankisa joga kisa aaminin dadka meel utarxisho taqanin utarxila sacudi yuusokirestay cid diyarad leh oo ganacsato ah diyaradana asal inuu isaga uiibshay macquul xududyada yaaniguhesto cidi aadontan kagudbiya cidi aadontan kaxirta diyarad baa kaqadeyso wixii xududka soogaro babur kagudbi karo xududka majiro ilaa magaladisa intey kuegtahay madhaafayo kii kenya xudud kenya isnterabta soomali sokor diyaradan kii soomali madhafayo soomali xuduudkeda keya marabta sookor diyarad kenya macamil udhaxeyo labada dal ayi wadan oo xudud laleh soomali magaca qaxoti inunigaharo wanimuhim tarafikada uguhoreyso cirka iyo dhulka noqoneysin

  • @osmanhashi2141
    @osmanhashi2141 3 ปีที่แล้ว +2

    alaha xariistee berigii miinle laga dhacay askartiisii dad kii xeebta deganaa wax walba oy arkeen wey qaateen niman kiina waa laayeen naagahana wey uur dooxayeen oo reer kii ayeydey wixii rag ahaa warmo ayaa lagulaayey waxa aan maqlay dad goob jooga haa oomarkaas ayaydey kujirtey oo 8 jira ayey naagaha waa weyna laynayeen aya goo kudha waaqaya miinley cuntaye madaxa u balaari yeydey wey dhimatay waxa aynoo sheegtay in ay tuulooyinkii uga tagee duqowshe naa gaa caruur ay kujirto ayagoo geeli seyidka laga dhacay kuraad jooga oo bari lala aadey waa miinle sumadda u ahed oo lola jeedo magaca seyidka marka hadaad naweydiisey ina cabdule xasan dad iyo duunyo wax mareebin waa laga yaa in ay caadifo ku gasho laakiin seyid ku runtiisu waa taa wax yaale kalena waan ka ogaadey mase aha waqtigeedii

    • @Moha-mf2sv
      @Moha-mf2sv 3 ปีที่แล้ว +2

      osman hashi taariikhda haka been sheegine ka daa sayidku umulo ma dooxine ragna ma layn geela miinkale wxu u dhacay ciidanki jahaadka ku jiray baa calfaday geel lana british talyaani portogues iyo xabashiba wa dhacday

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad buu gacan dhiigle u ahaa

    • @badriabdirashiid-uy3ve
      @badriabdirashiid-uy3ve 10 วันที่ผ่านมา

      Gumeysi kalkaalka xiligaa noolaa ee bad lamid tahy

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 วันที่ผ่านมา

    Sayidka maanta inuu noolaan soomaali wuxuu uga digayay calool xumaduu maalintaa ka dagaalamayay Soomali wali taagan yahay kuna jirtaa

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว +1

    Marwalba dhankiisaan nahay Idoor mooyee

  • @ifraaxcawil2776
    @ifraaxcawil2776 3 ปีที่แล้ว +1

    War mxa kashekeen darawiish wAa qabiilka dhulpahnte naacda nagadaa tariikhdoodana way qirtaan 🤣🤣🤣

    • @xapiip4167
      @xapiip4167 2 ปีที่แล้ว

      Ninka asaasay ee abaha u ahaa ma dhulbahantu ahaa??

    • @wow6708
      @wow6708 ปีที่แล้ว

      darwiish tii harti dhan ba ku jiray inkasto dhulbahunte ubadnaa. sayidkii naa waa asaasahii garab ka waayay tolkiis harti ayaa gacan qabtay

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda sayidka waxay ahayd mid aan sidaa ubuurnayn waayo wuxuu ka tagay lama hayo oon gabay ahayn. Mida kale ciidankiisuna hal qabiil buu ahaa markaa meel kaliya ayuu ka dagaal ami jirtay Waa taleex illaa burco inta udhaxaysa.

    • @faahiyeelectronic5503
      @faahiyeelectronic5503 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh ilaaa hiiraan ma hilmatay soo baro taariikhda wll qabyalad ulama jiro lkn wadi somaliyed buu ahaa

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +1

      Hiiraan iyo Mudug ayayba soo gaareen .

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@BEERYAHAN nin aan taariikhba warkahayn ayaa wax iskasoo qoraya ilaa bay iyo bakool sawkii tagay ee yiri afgaal iyo af muslim muduun aan idinku imaado

  • @abdirahmanawilfarahhassang688
    @abdirahmanawilfarahhassang688 3 ปีที่แล้ว +3

    Muslinimo ninkaan kugu dhaqayn muuminimo gaar ah. Bahal buu ahaa.Adiguna qabyaaladaystaa tahay. Markaad leedahay Soomaalidii ingiriisku ku adeegan jiray. Maxaad u odhan wayday gumaaysan jiray. Ileen afrikoo dhan baa lagumaysanayee

    • @Moha-mf2sv
      @Moha-mf2sv 3 ปีที่แล้ว +1

      soomaalia wa ninka xoreeyay sayid maxamed only wxa diiday nimanki u ka dhashay ee ogaden ilaa hadana xabashi baa haysata way ku caasiyeen wuuna habaaray

    • @omarserbiya2007
      @omarserbiya2007 3 ปีที่แล้ว

      HADAL XUN WAXA LAGU YAQAN NAAG CUNE KADA AFKA LAGA JAR AFKKAGA E

    • @huzniyousuf8626
      @huzniyousuf8626 3 ปีที่แล้ว +1

      idoorkii wa kuwaas ilaalinaya gaalka cad

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 2 ปีที่แล้ว

      Waa channel loo furtay cuqdad iyo qabyaalad lama eegayo geeluu dhici jiray ee waxa lagu xisaab tamayaa markii lagu diidey xisaabtiisii khaldaneyd ee uu rabay in uu ku dangaadho si uu daarood kiisa magac ugu yeedho geela isaaq na uu u dhaco war jaahil buu ahaaa walaahi

  • @maxmedsaalaxgadhcase1324
    @maxmedsaalaxgadhcase1324 3 ปีที่แล้ว +5

    Gacan kudhiigluuhaa oo markhaati madoon bay ahayd

    • @maxmedsaalaxgadhcase1324
      @maxmedsaalaxgadhcase1324 3 ปีที่แล้ว +1

      @@raaiblaabaas1333 waxaan u hayaa inuu dad masaakiina lasyey oo birimagaydo ah

    • @Moha-mf2sv
      @Moha-mf2sv 3 ปีที่แล้ว +2

      geeesi buu ahaa sayid maxamed darwiishki maaanta idoorku gaalo bay ahaan la haayeen haduusan britishka idinka celin lahayn

    • @maxamedbarre4309
      @maxamedbarre4309 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maxmedsaalaxgadhcase1324 ilaahaagakabaq sxb qiyaamaha waalaguwaydiinayaa hadalkaa ANIGA WAXAADHINKAA KUBAXAY AWOOWGAY waxanalootirinayaa inay daraawiishtudishay hadana waxaan aaminsanahay inuu awoowgay uukubaxay aasayihii uugumaysigu nalasoogalay

    • @maxmedsaalaxgadhcase1324
      @maxmedsaalaxgadhcase1324 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedbarre4309 waxuu laayey dumar iyo caruur birimageydo ah markaa miyaanu gaca ku dhiigle ahayn

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Sayyidka wuxuu ahaa Halyeey